Cige Aw Cali | Cabdi Gahayr | Cismaan Indhoole | Xasan Omar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 22

  • @caqil_mattan1238
    @caqil_mattan1238 Před rokem +1

    Awoowgay cige aw cali waa awoowkay ruma alle haw naxariisto

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před rokem +1

      Futo xume haduu awowgaa ruma yahay Bal maxaad u tartay? Rag baa suugaantiisa wakhti iyo maal u huray in la kaydiyo ma hadaad ugu faanaysaa raggaas

    • @kaafiacademy9705
      @kaafiacademy9705 Před 9 měsíci

      Goorma ayuu dhashay abwaan Cige aw cali allaha unaxariisto iyo meesha uu ku dhashay

    • @caqil_mattan1238
      @caqil_mattan1238 Před 8 měsíci

      @@xirsiamaanMaya uma faanayo ragas balse intaan tariikhda awoowgay baadhi lahaa aabahay ama walidkay waxay ka doorbideen inay wax i Baran balse markan waynaaday ayaan ogaaday taasna khalad kuma lihii

    • @caqil_mattan1238
      @caqil_mattan1238 Před 8 měsíci

      @@kaafiacademy9705waa la ii sheegay inuu awoowgay yahay xataa xataa caqil ayuu dhaxlay isagu waxanu ka dhaxlay walalkii oo isna awoowgay. Ahaa waxanu ku noola tuulo la dhaho lan mulaxo oo hawdka ahayd alle haw naxariiste

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před 8 měsíci

      calooshaadaad ka hadashay
      @@caqil_mattan1238

  • @cabdikariimcawl2112
    @cabdikariimcawl2112 Před 2 lety

    Allow kuu naxariiso awoowgey Cismaan aw aaadan cismaan indhole🤲

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 Před rokem

    Cabdigahaar lebaax Allah ha unaxriito qariga Allah ha nuuro

  • @engabdiqanijamac787
    @engabdiqanijamac787 Před 7 měsíci +1

    Xadan tarbi

  • @lixle24
    @lixle24 Před 2 lety +2

    Gabayga uu cige aw cali tiriyey magaciis ?

    • @waayoaraag1234
      @waayoaraag1234 Před rokem

      Jawabtii kala goye ku qor

    • @lixle24
      @lixle24 Před rokem

      @@waayoaraag1234 kaas wan aqaan jawaabtii kala gooye, wxa la dhahaa walaaleeye, lknse kan uu cige aw cali u tiriyay cabfi Gaheyr waa mid kale.

    • @waayoaraag1234
      @waayoaraag1234 Před rokem

      @@lixle24 qadirkan ku dharte qarshi Hadi aan kugu yesho qasab waxan kaga dhigii Kara qaada buraa kaso mad shegaysa sxp

    • @lixle24
      @lixle24 Před rokem

      @@waayoaraag1234 haa malaha sxp hadii aad hayso iisoo sheeg zhp

    • @waayoaraag1234
      @waayoaraag1234 Před rokem +1

      @@lixle24 qaalinsor ku qor sxp

  • @Todob_3
    @Todob_3 Před rokem +1

    Kala gooye kadib maalin danbe h.yoonis isma baal ordin mala kala irdhoobin gabaygasa lagu midoobey

  • @jesshalan6325
    @jesshalan6325 Před 2 lety

    Dhasalaa laqoodii miyaan dhiig matagi gaadhay dhaan koodu wuu soo dhex mari dhabaradii siig kaana ciida galuu u tiriyay cige aw cali

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před rokem

    Ciidagale casri ma noqde hoy

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před rokem

    Been lagu qoslo raguna waydini dhegaysanaya hoy

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 2 lety

    Dhadhan mallaha casriga

  • @apdiaziizapdilahi2128

    Awaw gay yawle alle haw naxaris to