Reading is really important in every aspect of life! I would recommend everyone here to use his/her time wisely! Wlhi Time flies! Am 20 right now and am amazed by how the last 5 years went by! I remember my first day in high school in Milwaukee and now it’s my first year in college lol
Nin aqoonyahan ah oo ree galbeeka ah baa yidhi waligaa buugaag ha gubin lkn ka jooji in ay umadi wax akhrido.☝hadii aad rabto in aad umad baabiisana ha layn oo nucler ha la dhicine ka horjoogso in ay in aay taariikhdooda akhriyaan oo aay bartaan.soomaali maanta ta haysataa waa taas baan umalayn.illah ha inoo naxariistee😥
Reading produce such an amazing amulah , sheikh mustafe Haji ismail is good example for the great readers of islamic scholars. He can able to take any aspect of the world knowledge whether it's the past histories or something related to medicine.
Illahw awood iyo karti aan wax ku qaybo isi😭 niydi waan u haya lkin caajis iga haysta illahw fir fircon ku weeydisty saan u guulysto wllo please illhy i barya inu i fudydiyo akhriska👏😭
Masha allah shikh Allow ku xafid ita fiidiyo gan Dawatay ilhay dartii u sher gareya walalayal dunida wan ka tagay naa wallahi walaalka La wadaag vido gan😭😭😭😭🙏🙏🙏
illahayoow waan kubaryayaaye darajada sh mustaffe idhaafi oo igaadhsii tii ay taagnaayeen imaamu shaafici iyo bukhaari
Ku dadaal kuna hami taas niyad fiican iyo ficil duco wax akhrin baxsi badan quraanka ood xifdisaa waqtigaaga ood ka faaiidaysto bad ku gaarin
Reading is really important in every aspect of life! I would recommend everyone here to use his/her time wisely! Wlhi Time flies! Am 20 right now and am amazed by how the last 5 years went by! I remember my first day in high school in Milwaukee and now it’s my first year in college lol
Exectly
True agree with you I am 27 and done with school an uni Alx time flies
That's true
Thank you for your good advice 🙏 👍
Kalmadaha uu caanka kuyahay sh mustafe waxa kamida, ( Noloshoo dhan waa inay aakhiro kaa libdhin ) 💓💓💓💓💓💓💓💓
Waa runtaa walal. Alle haku sharfo.
Mustafe Abdirahman
masha allah yaarabbi inoo barakee culimadeena
Aamiin brother. Mahadsanid in badan.
Aamiin yaarabii
Mashallah sheikh mustafa Haji Ismail allah hku barakeyo
EEBE WEYNE MAQAAMKII SAALIXIINTA IYO ANBIYADA IYO SHUHADII HAGEEYO SHEIKH MUSTAFE
Allahuma aamiin dhamaanteenba walaal
Amiin
Amiin
Aamiin dhamanteeba
Ameen ya rabbbi
Masha Allah
Sheikhan Illaahay dartii u jecelahay
Alle haku jeclaado adigana walaal. Meelo faro badano khayr yaalo youtubeka ban kugu aragnay. Jazakallah keep it up ❤
All ha kaa jasaa id siiyà
Sheekha.waxlakafaaido
isagana waxaan leeyahay alle ha kuubarakeeyo cilmiga maa sha allaah maashaa allah
جزاك الله خيراً
Mnzha allah sheikh mustafe isoo ducee inaan sidaado kale noqod cilmigu ibiyo dhigo ilaahay danbigaag ha dhaafo adiga iyo sheikh yada kalo dhan ilaahayow janada gee💗💗🥰🥰♥️♥️
15 saac ayaan wax akhriyaa maalinkasta ALLAW haiga kala tuurin
Nin aqoonyahan ah oo ree galbeeka ah baa yidhi waligaa buugaag ha gubin lkn ka jooji in ay umadi wax akhrido.☝hadii aad rabto in aad umad baabiisana ha layn oo nucler ha la dhicine ka horjoogso in ay in aay taariikhdooda akhriyaan oo aay bartaan.soomaali maanta ta haysataa waa taas baan umalayn.illah ha inoo naxariistee😥
Jazakalllahu kheer
Sheikh Mustafa ❤✍😍
Mnsha allah mar walba hadaladaada cilmi ayaan kafaaiidaa xigmadaada alle haku siyaadiyo iyo cilmigaga sheekh
Alle Hakaa Abaal mariyo wanaaga aad Nagu Boorisay ♥️
M.a mhdsin wll 😘👏👍👌
Wllshay ummu subeer adiga mudan wll. Alla yaxfidaki.
Reading produce such an amazing amulah , sheikh mustafe Haji ismail is good example for the great readers of islamic scholars. He can able to take any aspect of the world knowledge whether it's the past histories or something related to medicine.
Jasaklahu kheeyr Sh. Mustafa. Walhi markaan is iraa wax aqri waan hurdoonaa. Alaa kariim👍
Masha Allah Sheekh Mustafe ilahay ha Ku xafido wano channel wad mahadsanid waa channel ad uu wanagsan
Alle haku barakeeyo walaal mahadsanid in badan
Aaaaaaamin ya rabi dhamantenba wlll
masha allah
Wallaahi waarun
Mansha allaah Shiikheenoow Ama Macalinkeenoow Alle hanoo kaa Daayo Cimri Dheer iyo Caafimaad iyo Cibaado suuban ayaan kuu Rajayneynaa Shiikh Aakhirana JANO iyo inaad la Daristo Suubanihii Udgoonaa Aamiin aamiin YAA ALLAAH
m.a My beloved Teacher Shiekh Mustafa my Allah grant him highest rung in Jannah
Masha Allah jazakallah qeyr sheikh Mustafa
Aamiin walaal mhdsnid.
Ali Alonso official
ط
qasaalc
Video gan 8 bilood Kabid kuso noqon anoo ka tagay meshan imika joogo insha Allah
Haye kwrn isbadal masameesay?
MashaAllah Allah ajar iyo xasanaad haka siiyo sheeikha
Allahuma aamiin walaal
Maanshaa allaah jazaalallaahu qeyr sheekh illaahey janadiisa firdows aclaa hakuu casuumo
Masha allh sheekh mustafe xaji ismaaciil alle cilmigaga haku barakeeyo.
Masha allah sheikh allaha ku xafido bulshaba bulshadee ka akhris badantahay way ka hormansan tahay
Mnsha Allah Sheik Mustafe Cimriga Alle haku barakeeyo ❤️❤️
Masha allah shekh mustafe
Walaahi waa runtii shekh mustafe anigana sanad baan akhriyey 10 buug dadna sanadkii bay akhriyaan 100/ ama ka badan
Allahayow Sheekh Mustafa Cimriga iyo cibaadada ubarakeey. Ameen
Ameen ya allah
Masha Allah Sheikh mustafa illah
Haku sharfo🤲
masha allah zh.mustafa allah haku xafido aduun iyo akhiro
Masha allah sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun alle ha janneeyo
Masha alh waa sheekh an wax bdn ka faiido ilaah ha xifdiyo sh mustafe
شكرا يا شيخ مصطفى ❤
Allah haku xafido walal
Allah haku dhooro sheikh Mustafa dambigaaga Allah hadhaafo
Allaha inoo daayo sh mustafe xaaji ismaacil haarun
Allahuma aamiin bro
Amiin Sheikh Mustafe Ilaahay haxifdiyo
Mansha alaah alaah aqoonta haku barakeeyo sh.
In cudur uu Jiro dad baa video gaan sidan uquruxda bdn
Dislike gareey naaaYo away iimaankii
😭😭😭😭😭😭😭😭
Jaamac Hussein wll waxaa laga yaabaa iney iskaka dhax darsanthy like iyo dislike
Ma akhridaa Qur'anka malin kasta??😢
Maya 😭😭😭😭
may
Mya
Haaaa wn akhriyaaa
Mey😭😭😭
M.a shiq baraka allah ilahay hakaa abaal mariyo sidaa wnaga noo soo gaarsiso
Maansha allaah ilaahow noodaa barakee sh mustafe ilaa yacizak
Allahuma aamiin walaal
aamiin aamiin yaa rabi
Rabbi raali hakaa noqdo sheeikhana.
Sheekh mustafe xaaji ismaaciil Haarun❤️Xafidullah
Mahadsanid walaal
Mashallah Allah yahfadka Sh.Mustaphe
Alle ha kaajasaamariyo Sheikh
ALLE Dartiis Ayaan Ujec lahay sh mustafa ❤️
masha Allah waa sheekh aan jecelahay inaan khudbadihiisa dhagaysto
Jazakallah walaal idiris
idiris abdirahman
Jasaka allahu khayran sheekh mustafe
Maanshaalaah sheikh ilaahy hakusharfo aakhiro iyo aduunba
Illahw awood iyo karti aan wax ku qaybo isi😭 niydi waan u haya lkin caajis iga haysta illahw fir fircon ku weeydisty saan u guulysto wllo please illhy i barya inu i fudydiyo akhriska👏😭
Abayooy ana kulamid ah fadlan qofki garanayo cajiska karti la.anta wax lagudaweyo ama talo nagasinkaro nagu caaawi
La saaxiib qof wax akhrin bdan
maasha allaah sh.mustafe alle haku barakeeyo insha allaah
Shekh xifdiga igu adag ee igu soo duceeya 🤲
Alle haku fudaydiyo walaalo
@@waanochannel6502 aamiin aamiin qli
Wd mahadsn thy
Allow haku fududeyo
Alle ha kuu fudeeyo wllo🤲
Allaw culumadeena inoo barakee Aamiin Aamiin
Ma.allh alle janatul fardawsal aclaa haku geeyo
Man sha allah Jasaau kumu Allah
Adna sido kale walaalo isaxaaq. Mhdsnid.
Masha allah shikh Allow ku xafid
ita fiidiyo gan Dawatay ilhay dartii
u sher gareya walalayal dunida wan
ka tagay naa wallahi walaalka La wadaag vido gan😭😭😭😭🙏🙏🙏
Maan sha Allah illaaHay haku barakeeyo shiikh mustafe haaruun
Waxaan inbadan raadinaynay ayaan helay Masha Allah alle haku xifdiyo
Masha allah sheekh mustafa 🕔❤😍
Sheikh Mustaf jzaka Allah
S.kle wllka noo soo gudbiyay ee chanelka leh Jazaka Allah wll
Mahadsanid. Ilaahay haku sharfo walaal nuurshe.
Waa yaab iyo lama Arag .
Sheikha Bal Allaha xalka No so sahlo mesha ku yabaa fadhiyaa
masha allh xafiidullh shiikh mustafe allh ku xafiida
Mnsha lh baarklh shiikh mustfe
Shikh mustafe walhii ilhaay dartii ayaan u jeclahay
Masha Allah
Masha Allah ilahayow diinta noo fududee
Alle haku daayo shiikh mustafe mansha allah
Mansha allah ilahay ha xafido sheekha
Jazakalah masha Alah rabi haku dhowro
Masha alh xafido lah mustafe xaji haaruun
Masha Allah sh Mustafa
jazaka allah kheyr shiiqunaa
iyo chennelka nosoo gudbiyeen👍🏻👍🏻👍🏻
Alle haku sharfo walaalo. Mahadsanid ❤
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد ❤️❤️❤️
Masha allaah sheeq mustafa
Shukran walaal
Mahadsanid shkhena Allah ku barakeyo🤲🤲🤲
Allaahu S c w
Mnsha allah allah haku dhowro 😘
Masha allah sheekh jazakumulahi kheer 🤩
Masha Allah khayr Allah Ku siiyo
Allahuma aamiin walal
Mochallah our diamond ❤😢🥰💉🥀🌹
Mansha Allah
Jasa kalaah rabi macaga ha ahaado rabina cilmiga iyo caqliga hakuu siyaadiyo 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Allahuma aamiin walal
Masha Allah shikhena ilaahay hanoo xifdiyo
M.zhllH allow zheikh mustafeH jarato firdawza gee
Ilaahay Jannada Ha Kugaliyo 💚🤍❤️
m.a dar ilhay kujeclhay walhi Sh
Masha Allah sheikh alle haku karaameeyo
Alle haku sharfo walaal adna
Msha Allah sh.mustafe cimrigaga Rabbi hadhereyo
Aamino
Mshlllh ilaahaw no xafid sheeqeena allha ku barakeeya
Maanshaa Allah Sheekhuna Jzklkheyr
Alle haku sharfo walaalo
Masha Allah ilahay ha noo siyaadiyo ku wa lamida sheekh mustafe
Aamiin walaalo. Mahadsnid in badan.
Mansha allah
Masha allh
M.a shiiq mustafe haaruun waxaa unooshahay inaa dadka iyo is jecleesiiso alaha kaa awaal mariyo
We love our sheekh❤💯
Reading is very important. Reading is also art. It's not necessarily if we will read a lot we will improve faser
Sheekha allaha xafido
Mnshallh jazakallhul khyr
Alle haku barakeeyo walal
Allah ha ku barakeeyo
M.a
❤❤❤
Mncha Allah Sheekh Mustafe