Masaxweyne Xasan "Berbera Dekad Soomaaliyeed ayey ahaaneysaa,Dhul in la qaato waan diidanahay"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • "Xasan Sheekh oo Muqdisho jooga ayaa rabay inuu saxiixo heshiiska Muuse Biixi saxiixay yaan la idin ku qaldin,Berbera Dekad Soomaaliyeed ayey ahaaneysaa,Dhul in la qaato waan diidanahay"

Komentáře • 187

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Před 2 měsíci +6

    Haley iyo geesi qarankii qarniga 21aad ee Soomaaliya.
    RABBI cizo, sharaf, karaamo iyo taaj hogaamineed adigeey Xasan sheekhoow Soomaaliye kuu surtay. ALLOOW noo kaa daa ee na daadihi

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před 2 měsíci +5

    Jabuuti waa dal somaliyeed ee dal somaaliyeed ugu yeedh

  • @user-gm9wg4ge7w
    @user-gm9wg4ge7w Před 2 měsíci +2

    Let the dogs keep parking , keep moving ahead, Mr. President.

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE Před 2 měsíci +10

    Qabuure Faagte Tuug Xasan Culusow

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO Před 2 měsíci +2

    Masha allah xasan sheekh

  • @ILSARACADEMY3676
    @ILSARACADEMY3676 Před 2 měsíci +5

    Soo kii lahaa waan ogolnahay ethopia😂😂😂😂

  • @popular7493
    @popular7493 Před 2 měsíci +3

    somalia waa mid waa ay na ahaan doontaaa
    waasha ama wareera
    somalia waa mid min lowyacade ilaa raas jumbo

  • @AhmedKer-ke9uk
    @AhmedKer-ke9uk Před 2 měsíci +2

    ANA REER WAQOOYI AH SOMALI BAAN AHAAN SOONA

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Před 2 měsíci +5

    Ninkan hada Midnimo ka hadleyaa miyoo waalanyahay?
    Xasbuna Allahu wa nicma Al wakiil.

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 Před 2 měsíci +2

    Xasan ortaye wu xiqay sidu Somaliland u daba cararayey xamare nasiya wu daleye Barbara maha Somali ee wa Jamuriyada barakaysan ee Somaliland riyada iska dhaaf midnimoada aad ku walaten sowki warabuhu cunay halkay jotaa riyada iska daya nafta been bad sasabaysa runta u shega tagtay Somaliland guul iyo gobanimo Somaliland gushu wa inaga ❤❤❤❤

    • @magaclaay496
      @magaclaay496 Před 2 měsíci +1

      Beentii muuse kaa dhadhiciyay ayaa ku waaleeso asagaa diyaaradaha waday hadana waxoo iska dhigaa nin itobiya jecel war wexii laidinka rabay waala gaaray abaarso waqtigii waa dhamaaday😂😂😂

    • @AhmedKer-ke9uk
      @AhmedKer-ke9uk Před 2 měsíci +1

      Oromo lagama hadloyo

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 2 měsíci

      ​@@magaclaay496ader maba diyarade haawado anba musse hargeisa haa dooqeeyo

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 2 měsíci

      ​@@AhmedKer-ke9ukoromo dhulka iyaka iskaley

  • @IdkIdk-tv6lj
    @IdkIdk-tv6lj Před 2 měsíci +1

    Barbara somaliland baaleh idinka na dakadaha somaliyaad leedihiin haysku qaldin shiikhoow hadii Barbara islay dhigay meet wanaahsan waa fadliga ilaahay ee haneeya oo xaasid nimada iska daaya haday somaliland wax.noqodo waa idiin faa iido

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 2 měsíci +1

    Turkey taad ku caawisay hakugu filnaato DOQONOW BEEN BAA SHEEGAYSAA MA ADAA DAGAAL KARI KABO BEEN AH BAA XIDHAN TAHAYE

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 Před 2 měsíci +3

    Waar xaarka xejiso. Kani madaxweyne maaha. Waa dilaal. Kulaha waan ka aamusnay sow tii labada gole codeeyen ee waxoodi wax kama jiraan noqdey.

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw Před 2 měsíci +1

    Afka nool itaal Baranbaro🪳🪳🪳🪳🪳🤮🤮failed state, mind your business Barbara is in Somaliland not in failed state of Somalia, our president is call Mudane Muuse Biixi Cabdi not You 🤮🤮🤮🤮

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 2 měsíci +1

    Haday tahay SOMALILAND baa leh siisay shaqo shuqul midna kuma lihid ma Nihin soomaali

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE Před 2 měsíci +6

    Tuug Habraha Candhadooda Faagto Ayaa Tahay.

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 2 měsíci +1

    Dekada Berbera ku waalashay dhulkaa koonfur ka adkow ma xukuntid

  • @MubYus
    @MubYus Před 2 měsíci

    Xasan sheekh. waa 4 wajiile, waa qof meel gaaban ka hadlaya.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 2 měsíci +1

    Ha ku waalan barbara raggii lahaa baa u tashaday Ttaada raaco miskiin tag naayaa

  • @MubYus
    @MubYus Před 2 měsíci +1

    Turkiga bada iyo dhulka yaa ka gaday ?

  • @NimcoFf
    @NimcoFf Před 2 měsíci +3

    Gurguurtooy badaadu waa liido berbera ragbaa leh sidee wx ufahmaysa

    • @user-qg2ec3jw6o
      @user-qg2ec3jw6o Před 2 měsíci

      Adeer liido iyo barbara 2 duba waa dhul.soomaliyed ee qalad baa wax leydinkugu sheegay qof taako.soomaliyed bixin karta malaha

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 2 měsíci +1

      @@user-qg2ec3jw6o kkkkkkkkkkk unukaa leh miyaad berbera ku qaladay hurdooy

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Před 2 měsíci

      BERBERI WAA MARSO JAMUURIYADA BARAKAYSAN KU TAALA CAR KAALAY HADAAD NIN TAHAY 😂😂😂

    • @AhmedKer-ke9uk
      @AhmedKer-ke9uk Před 2 měsíci

      Oromo lalama hadloyo

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Před 2 měsíci +5

    Waanu Kala tegeenaa. War kale majiro.
    Hadii Nala cuno iyo hadii kaleba inageey inoo taala ee waxba ha oo oyina.

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 Před 2 měsíci

      huunada xaniiyii wax kudifaaci lahed laraba orom xarshin baa u carari

    • @naagnool8113
      @naagnool8113 Před 2 měsíci +2

      Reer waqoyiyow hadalka labo aan ukala qaadno waxbaa iskaga kiin qasan,e adinka lafihina waxba idinku fali meyno itobiyanka ha idin shiishaan hadey doonaan sida luqmadii idinna ooyi meyno waxadba modaan in rer xamarku idinka maarmin ee waxa aan marmaba qaadaneyn in dhul somali ka wada dhaxeyo inad itobiyan siisaan xabad baa no balan ah itobiya iyo idinka wixi so raacaba dad cuqdadi dilotay o hormar itobiya ka dhex arkay baad tihine

    • @naagnool8113
      @naagnool8113 Před 2 měsíci +1

      Qashin ur badan o bilaa dhig ah bal aan ku ooyee itobiya hoosta ka gal o u guur dhul aan leyahayse inaad qandarash kaga qadato haku sexan nacasey

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Před 2 měsíci

      @@naagnool8113 su’aal Ma ku weydiiyaa?

    • @AhmedKer-ke9uk
      @AhmedKer-ke9uk Před 2 měsíci

      Oromo lalama hadloyo dhila kudhashe

  • @majid2968
    @majid2968 Před 2 měsíci +1

    Wa sax madaxwayne laakiin adigu maxaad soomaali uqabatay aan dhib ahayn dhaqankaagu waxaan kadaalacanaynaa inaatahay cadawga soomaaliya
    Madaxda maanta
    Waxbadana siyaad baa idin daamay
    Geesi mawaadin ah sharaf dawladeed tii siyaad baraa noogu danbaysay

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv Před 2 měsíci

      NAGA AAMUS SIYAAD BARE HOOYADAA WASE FAQASHYAHAY FAQASHTU DHASHAY ODAY GAAL AHAA OO BARI HORE BAKHTIYAY UUN HA KA DABA QAYLINE 😂😂

  • @CraxmaanSheikh
    @CraxmaanSheikh Před 2 měsíci +1

    Laba wajiile wax aad samayn kartid ma jirto ee cabaadka yarayso qadad wayn hadhkaa cad riyoonaysa ayaan kuu aqaan faqash beenaale

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO Před 2 měsíci +2

    Hargeisa saan joogaa walaahi ma arko ilaa xalaka ummadeena soomaaliyeed waa midow madaxda Hargeisa waxa ay mar kasta noo sheegaan cadowgiinu waa somalia 🇸🇴 iyo soomaali oo dhan arinkaana waan diidnay oo qalbiga ayaan ka diidnay .... cadowga ummada soomaaliyeed waa Ethiopia 🇪🇹

    • @maxamedsiciid8390
      @maxamedsiciid8390 Před 2 měsíci +1

      Ma tihid Ree Somaliland ee beenta jooji qof xalaal Ku dhashay sidaa umahadlo

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Před 2 měsíci +2

      ​@@maxamedsiciid8390
      hanagu gaban dheh 😂 waanu naqaana cadawgayaga anagu

    • @Jaalesomali
      @Jaalesomali Před 2 měsíci

      Wlhi ano kula mida ayaan taas ogoleyn oo somalia aamin san inay waxdhama jirin

    • @The_Observer0000
      @The_Observer0000 Před 2 měsíci +1

      Walaahi baan Ku dhaarte Somali waa isu cadow. Inta dagaal EE wadanka Ka socota yaa is dagaalaaya.

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 2 měsíci +2

    XASAN WAA WASHAY ITOOBIYO MA MARABO 5MINIT KADIB WAA RABOITOBOYO MUNAAQ DAGAALKA LAASCANOD WASIIRKA FIQI SAW KII LAHAA DAWLADA SO.ALIYA KA DANBAYSAY MIIS ILAAHAY WAA IIDIN JEEDAA MUNAAFAQ
    SOMMALILAND SOMALILAND BAA LEH .

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 Před měsícem

    When you recognize their existence, then they may consider talking to you.

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Před měsícem

    Yur yaahuu

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k Před 2 měsíci

    HASSANAW U YEEDH JABUUTI IYO SOMALI GALBEED ADEER SOMALILAND ADUU MAAD TAQIN WALIGAAA ,,

  • @mrsomali7
    @mrsomali7 Před 2 měsíci

    Oo hada mw waxaad dhahday dakada barbara %69 in ajnabi qaato waan ku aamusnay
    Maxaad kawadaa ❓🤔

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Před 2 měsíci

    Madaxweyne hadal macaan walagu bartay lakin waxqabad lagama haayo ee ficil fiican natus 30 sano baa jira qeyradki wadankana waka gaajeysanahay

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 měsíci +2

    XASAN XAALKA XAMAR BUU ISKA MASHQUULINAYAA

    • @AhmedKer-ke9uk
      @AhmedKer-ke9uk Před 2 měsíci +1

      Oromo looma heesayo Si wacn udhageso

    • @user-wk5kz6zo8g
      @user-wk5kz6zo8g Před 2 měsíci

      Adigana halke nagu mashquline hesti yaa

    • @Halgame334
      @Halgame334 Před 2 měsíci

      @@user-wk5kz6zo8g WILKI XASAN MIYAD TAHAYY

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před 2 měsíci +1

    Dameer.ciyey meedqufte xoolo iska amus wad fashilantaye

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Před 2 měsíci +2

    Day Dreaming

  • @mohamedmustafe5099
    @mohamedmustafe5099 Před 2 měsíci

    Ma eritrea la cuno caaqaw ma jabuuti la cuno 😂😂😂😂😂

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 Před 2 měsíci +1

    Duhurnimo hadaan riyooto waa noocan xataa Riyadh isdhanta wuu qarwayaa

  • @getto10
    @getto10 Před 2 měsíci +4

    Madaxwayne waad saxan tahay .
    Anaga ayaa somaliland ah oo aan ogoleyn in xabashi bada qaadato

    • @user-mh6fl8wl4b
      @user-mh6fl8wl4b Před 2 měsíci +1

      Hadal waad odhan kartaa lkn ma fulin kartid u fikir si xora una fikir dalkaaga wax la qaadi karaa ma jiro lkn aynu isku danaysanaa jira

    • @samirr546
      @samirr546 Před 2 měsíci

      Madaxweyne caasimadii wadanka ayey xabashiyi qabsatay dugaag dabada amxaaro ka wadana xukunkii baa loo dhiibay shicibkii xabashida oo is xanbaarsanina way soo qulquleen oo weliba foolxumo iyo dawersi la yimi inta ay caruurtu u koraysana sugaya
      Dugaagii talada loo dhiibayna waxa la yidhi qabyaalada soofeeya oo wareer ku rida shacab ku sheega dhinicii ugu danbeeyey ee aan ciidan itobiya joogina hada ayaa la sugayaa in ay yimaadaan waana la soo dhoweynayaa waayo iyada oo somaliyi ku eryanayso ayey kuu gacan haadeyeen !!

    • @icecreamgiroontheline
      @icecreamgiroontheline Před 2 měsíci

      Hadad tahay madaxweyene
      Xukuma berbera balkalay
      Oo noga qudbade okalay
      Haday somaliyi leeday
      Dhalanted ayad kunoshay
      Sanad gurada adigu malihid
      Saxiib ee canbuladada iska cun

    • @AhmedKer-ke9uk
      @AhmedKer-ke9uk Před 2 měsíci

      ​@@icecreamgiroonthelineoromo lagama hadloyo

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 2 měsíci +1

    MUSLINIMO NINKAAN KUGU DHAQAYN MUUMINIMO KHAAS AH GAAL MAXASTA KUU DHOWRA OO MAGANSATAA DHAAMA JOOJI BEENTA XASANOW ADEER

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před 2 měsíci

    adiga madaxwayne kamid inta naacab
    waayo guushay ka xuntay iyo horimarkayg
    maxad haday ka dhabtahay uu gooracaday inamadi ka shaqaynay eeriboodhka😮😮😮😮😮😮😮 beenta iska daa waad naxasuuqad walin waad nugwaadan😢😢😢😢😢😢😢

  • @samiirmaxamed5098
    @samiirmaxamed5098 Před 2 měsíci +1

    Soomaalida kale lama.arkee aniha layva arka ana ku wasa deked isaaq weeyi soomaaliban wasa

  • @user-uh3mr4uc2d
    @user-uh3mr4uc2d Před 2 měsíci

    𝐛𝐚𝐥 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐝 𝐱𝐮𝐧𝐭𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲𝐞

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Před 2 měsíci +1

    Beenle beenle dhalay tuug tuug dhalay

  • @user-ce4mk8tb4p
    @user-ce4mk8tb4p Před 2 měsíci

    Wasida madaxweyne, oromo iyo xabashi maa rabnoo

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 Před 2 měsíci

    Ma been iyo waxba kama jiraanbaa waxan ay sheegayaan muuse biixi xukuumadiisa iyo xisbiga kulmiye

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Před 2 měsíci

    Iska qodo xabaalaha xamar baanad hayn ku ye berbera maxaad ku soo gaadhi

  • @sadamhasan-pd5uy
    @sadamhasan-pd5uy Před 2 měsíci

    Ka dhig dee aduu xasanow😂😂

  • @Jamac20
    @Jamac20 Před 2 měsíci +1

    Tuug munafiq ah dalkena iibiyey. Dal burburiye

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 Před 2 měsíci

    shalay diiideee maxaad ka bedeshay markaad daydream kujirto wa iska caynkaaa wr dadkii kudoortey wax uqabo intaad meel walba Somaliland lasoo tagan thy
    Ethopia way iman wlhi adooo sidaaa uqaylinaaayah

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 2 měsíci

    Adeer miyaad huraday Jawari markuu Barnamanka idiin fadhiyay sodinkii qaylinayay talaban ma soomaliland uun miyaa soomali ah sodiga Turkiga siiyay adiguba ilahay kabaqo xaji

  • @sali3492
    @sali3492 Před 2 měsíci

    Gaalraac ma bixin karo dhul soomaaliyeed

  • @Shortfilims3968
    @Shortfilims3968 Před 2 měsíci

    Dee hadalka guul darada ee ad dad kaga juhalada ku qancisaa wax tari mayo dekada Berbera wa run somaliba leh lahana doonta lkn somalidasi waa dadka reer Somaliland ee sarbeebta guuldarada jooji ya yidha 😂

  • @lol-fq4xf
    @lol-fq4xf Před 2 měsíci

    Away dadkii qadan lahay runta wxa ay kaga dhagan tahay wanala xasuqay somali dhan aya la xasuqay

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před 2 měsíci

    NINKANI WUU WAASHAY!!!!!!.MAALIN WALBA HADALO KALA DUWAN KU HADLAYAA!!!!!!!.

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 Před 2 měsíci

    Reer waqoyiyow hadalka labo aan ukala qaadno waxbaa iskaga kiin qasan,e adinka lafihina waxba idinku fali meyno itobiyanka ha idin shiishaan hadey doonaan sida luqmadii idinna ooyi meyno waxadba modaan in rer xamarku idinka maarmin ee waxa aan marmaba qaadaneyn in dhul somali ka wada dhaxeyo inad itobiyan siisaan xabad baa no balan ah itobiya iyo idinka wixi so raacaba dad cuqdadi dilotay o hormar itobiya ka dhex arkay baad tihine

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 Před 2 měsíci

    madaxweyne xabashida diidaysa ea waqooyi udiidanthy zaekuwa dalka adiga a xukuntid gobol walpa jooga laba xabash maajiraan 😂

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 2 měsíci

    Waad nagu walatay xaji dee adeer daawona kamarabnee maba buknee in😊tada ka hadal xabalahana ixtiraam

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 Před 2 měsíci

    Waxaad iska disheen baa ka badan wax dowladii siyaad

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 Před 2 měsíci

    Xasan damrer maxaa sidaa kuu diiday marka hore in aad u hadasho

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 2 měsíci

    Kan madaxweyne mahan waa lagu qaldamay hadalba ka so haray
    Wax ka taliya maleh miyaa

  • @khalifjama3925
    @khalifjama3925 Před 2 měsíci

    Beelow baatahay shalay maxa lahay

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 měsíci

    KHUDBADANI MA WACDIBA MA FAANBAA MACALA CALBAA . MA OOHIN BAA MA KICINBAA. NIN WEYN CALACAL LOOGA FIICAN ISE KOONFURBAA HABI KU AH

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Před 2 měsíci

    Adigaaba qoysanayee yaa kuu xiiraaya, in dhilo markii horaa qaladda laguugu yimi ee cabaadka iska daa Huuro huuro huuro huuro huuro huuro huuro huuro.

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 měsíci

    INLAGU CUNAANU RABA YAA DAYUUS MUNAFAQA

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Před 2 měsíci

    Hassan Sheikh wuxuu qabaa bipolar
    Waa in laga foojignaadaa.

    • @AhmedKer-ke9uk
      @AhmedKer-ke9uk Před 2 měsíci

      Oromo lalama hadloyo ana reer Waqooyi ah Somali

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 Před 2 měsíci

    Waagiberyaba Laascaanod ayaad rasaas ku so guurausa Xassan sheekh beenta iskada

  • @Mohomettnaasir
    @Mohomettnaasir Před 2 měsíci +3

    dekada somali ma leh isaaq ba leh

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 Před 2 měsíci

      Shaley markii canshuurtena lagu dhisayey ayadoo dukafad ah lamadhihin isaaq baa loo dhisi leyma dhihin somaaliya somaali baa leh dhulka ma guuro guura kan qalbiga madow ee qotiga somali ku qaraabta

    • @magaclaay496
      @magaclaay496 Před 2 měsíci

      Isaaq maxoo og yahay orad 31sano ayaa wax raadineesaa. Maheshee gaalo waxee rabee abaarso bes hadana waa laidinka gaaray waqtigii woo dhamaaday so noqda

    • @manineima4398
      @manineima4398 Před 2 měsíci +1

      Somaliland guul iyo gobonimo berbera reer berbera leh

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Před 2 měsíci

      @@magaclaay496 MJ oil 😂😂😂

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před měsícem

    Kkkkk abow canbolo maha dika berbera kkk taaxamar Turkish aya xakuma 15 sano inka badaan ee tiiniina haagajiya adero wasir kaka arimaha dibada somaliland laascanod anaka dagaal kaa riidnay ayu riidaye

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 2 měsíci

    Madaxweynaha Xasan Sheekh Ma Caruur Ayuu U sheekeynayaa 😮 Mise Dad Caamo Ah.
    Umadda Ka Xishoo 😮

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 Před 2 měsíci

    Bal umada Somaliyeed U Sheeg
    Dekeda Muqdisho Cida Xukunta
    Airportka Muqdisho yaa Xukuma

  • @youssoufabdi1738
    @youssoufabdi1738 Před 2 měsíci

    Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww ODAYGAN ALLOW UDA UMADA SO.ALIYED AQLI WSYE

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Před 2 měsíci +2

    😂😂😂😂 KANI INUU DARKA DHIGTO AYUU INYAR U JIRAA WAAR BAL ISAGIIBAA 40 KUN OO CIIDAMO AJANABIYA KU ILAALIYAA MAGAALADIISII XAMAROO KOLKAASUU KA HADLAYAA JAMUURIYADA ISGU TASHATAY EE SOMALILAND 😂😂😂😂

  • @hindaa6327
    @hindaa6327 Před 2 měsíci

    Dhiig hadii loogelayo waa nagadiyaar.. ma dhigii xamar baa kugu filnaanwayey

    • @AhmedKer-ke9uk
      @AhmedKer-ke9uk Před 2 měsíci

      Oromo lalama hadloyo wll ana reer Waqooyi ah Somalina katirsan

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před měsícem

    Maraan 😂😂😂

  • @AbdirashidJamac-uq4ro
    @AbdirashidJamac-uq4ro Před měsícem

    Sowkuwa kuu xidh xidhan

  • @user-mh6fl8wl4b
    @user-mh6fl8wl4b Před 2 měsíci

    Waad diidi kartaa lkn ma fulin kartid diidmadaada marka meaning ma samaynayo

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 2 měsíci

    Riyo riyo riyo runta ka.fog

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 měsíci

    WELIGI YUU SONOQON WAXANU KAWEYNSNU SIISANAY DIGIRTADA ISKA CUNN

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před 2 měsíci +1

    Hoyadaa was berbera somaaliland ayaa leh koonfur malaha somaaliland guuul giuul qaranka somaaliland zheeko caruureed ayuu ku meetaysanayaa kaalay hore kuwii kabaha kaa eryaday ayaa jooga

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Před 2 měsíci

      Wax somaliland la yiraah majirto sool sanaag awdal waa somalia 😂😂😂😂

  • @khalidyuusuf7835
    @khalidyuusuf7835 Před 2 měsíci +1

    Iska hadlow ina gurguurte. Waar Somaliland shalay iyadaa idiin timid maantana anakaa koonfurey idinka tagnay qasabna nagu haysan maysaan, horena waanu u baabiinay dawlad ku sheegtiinii siyaad barre adiguna waxbaba ma haysid mana maamushid dawlad. Isma dhagaysatid ina gurguurtow hadalkaagii shalay ayaad maanta burinaysaa . Waar Waali halaga baadho odaygan.

  • @user-cs7hv8jz1d
    @user-cs7hv8jz1d Před 2 měsíci

    Calashan riiyo Kkkkkkk

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri Před 2 měsíci

    Beenale sudii laayey caruurtayadii kuu shaqeynaysay shalayba
    Waynu kala tageynaa bye bye

  • @AbdirashidJamac-uq4ro
    @AbdirashidJamac-uq4ro Před měsícem

    Beenaale xamar doni meyno

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 Před 2 měsíci +1

    Maxaa kaa galay Dakadaha Somaliland

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 měsíci +1

    XASAN RER KOON FUROOW XAFAAYAD U XIDHA

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 Před 2 měsíci

    Madaxwayne qaran guulayso waqooyi waa iska iman doona

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Před 2 měsíci

    Anagaa idin neceb ee naga hadha.

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 Před 2 měsíci

      Nacebkaga waxba igama tarayo huunada xarshin baan u xaqin ayaga oromada hablaha uguur satey isaaqa xalaasha ee xiqdiga qabin ee kasoo horjeeda midka ilka dheer huunada oromka ku abtirsadaa eryaa ayaa somaliya

    • @AhmedKer-ke9uk
      @AhmedKer-ke9uk Před 2 měsíci

      Oromo lagama hadloyo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 2 měsíci

    Huwanta horta isaaq ayaad taa ku jabsataane ninka aad la hadli waa ciise . Shalay dowlad maad ahaynee adigoo mayd ah ayaan carta waadhka gurmadka degdega gacantayda kugusoo noleeyay iyadoo iska dhaaf citiraafe dunidu kaa qusatay oo xaarku cuno kuu yahay maanta inaad somaliland ugu faanta waa inaanti hoyadeed dhalmada bartay !!!!!!!!!! from saylac city

    • @AhmedKer-ke9uk
      @AhmedKer-ke9uk Před 2 měsíci

      Oromo lalama hadloyo

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Před 2 měsíci

      @@AhmedKer-ke9uk Afkooda kula hadal hadaad oromo doontahay kani waa ninku naftaba kugu soo celiyay shirkii carta !!!!!!!!! from saylac

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Před 2 měsíci

      @@AhmedKer-ke9uk rida orgonaysa geed ay ku xoqato ma waydo !!!!!!!!!! Eyduna bisad ma dhasho abid

  • @fartman123451
    @fartman123451 Před 2 měsíci +1

    Odayga reer tolkii ciilaaj ha geyaaaaan

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před 2 měsíci +1

    Dameer haduu aamusana waa dameer haduu hadlana waa dameer bal wsxan waxa sheeg

  • @spotluxe1885
    @spotluxe1885 Před 2 měsíci

    This guy seems good guy. Inshallah he turns good for the future kids

  • @mohameddeeqxadaari4850
    @mohameddeeqxadaari4850 Před 2 měsíci

    Jilicsan foqol jilicsan

    • @AhmedKer-ke9uk
      @AhmedKer-ke9uk Před 2 měsíci

      Oromo lalama hadloyo ana reer Waqooyi ah Somali

  • @AhmedAadum
    @AhmedAadum Před 2 měsíci

    Dhuusaweyne

  • @Nuurmaanka
    @Nuurmaanka Před 2 měsíci

    Mahadsnd mudane Somali waa mid Mana ogolin in dhulkena laqaato

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 Před 2 měsíci

    ”Masaxweyne” correct these universal. Odayga hassan sh aan uu duceyno inu illahey xaqa wafajiyo

  • @user-et4xe6my1x
    @user-et4xe6my1x Před 2 měsíci

    Hadanu Reer Waqoyi Nahay Anagu wax ma qorno

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 2 měsíci

    Qabiriyadii ka waran xasan maxamuudow