Waa Maxay PONZI scheme?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 13

  • @abdihakimereg
    @abdihakimereg Před 11 měsíci +7

    10 sano ka hor ayaan bilaabay inan ku shaqeeyo network marketing, in kasta oo aan hada diiradayda saaro trading iyo investment oo kaliya.
    Inta aan ka ogahay networking marketing saxda ah waa in focus yahay in company iibinayo alaab ama adeeg waxtar u leh bulshada. Qofka distributor ka ah ama xubinta ka ah wuxuu commission ku leeyahay adeega ama alaabta uu iibiyo
    Sida xaliye sheegay Ponzi scheme hadafkooda kowaad waa in lacag lasameyo oo kaliya ee maha in adeeg iyo alaab toona lagado.
    Hadii aan somali nahay wax kama barano wixii la soo maray, mana rabno inan aqoon fican u yeelano waxa aan ka shaqaynayno.
    Inta anan waxba maalgashi ku samayn waxaa fican inan aqoonteena maalgashi ku samayno oo aan fahan fican ka haysano waxa aan ka shaqaynayno.

  • @sancho_8
    @sancho_8 Před 11 měsíci +2

    Xaliye welcome back macalin❤

  • @kingbadel2023
    @kingbadel2023 Před 11 měsíci +3

    Macalin communication skills course maso wada

  • @Sigma_male0000
    @Sigma_male0000 Před 11 měsíci +1

    Ustaad maxaa baryahan ku helay
    Videos kii noo soo gali

  • @user-go5tw5ix8i
    @user-go5tw5ix8i Před 9 měsíci

    No:1 somai ponzi scheme scammers is "TIENS"

  • @Rashiidhussein
    @Rashiidhussein Před 11 měsíci

    mnsha allh awoowe welcome back

  • @abdostube426
    @abdostube426 Před 11 měsíci

    Awoowe Xaliye come back

  • @sadaamcali9904
    @sadaamcali9904 Před 11 měsíci

    Good

  • @bullaalehaji2226
    @bullaalehaji2226 Před 11 měsíci

    Adigoo ah Cabdi hal gatay, kkkkkk
    Alla maxaan dhalinyaro badan kala taliyay dadku wixii lagala taliyo lagamaba celin karo ilaahay amarki.

  • @alhaadiofficial9532
    @alhaadiofficial9532 Před 11 měsíci +1

    adiga xaliye ina naftada dhahdo rabtaa lkn dadka kale Uma qurtid magacoda o kaliya xita marka dadka wax bareyso haka muqato xushmadda si aan kugu aragno professional inathy.

    • @akdream5313
      @akdream5313 Před 11 měsíci +1

      Hada maxaad ninkas ku heestaaa

    • @DoPeMaN60
      @DoPeMaN60 Před 6 měsíci

      Doqon baah taahay 😂

    • @DoPeMaN60
      @DoPeMaN60 Před 6 měsíci

      doqon baad tahay walhi 😂