Communication Skills Master class.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin iigu soo dir Telegram.
    t.me/XaliyeAli
    Coursera Xirfad ka baro .
    imp.i384100.net/MmBkqJ
    Isticmaal VPN NORD VPN
    nordvpn.sjv.io/R5K4m7
    Si kooban u akhri buugta aad jeceshahay Non fiction Books .
    blinkist-us.pxf.io/oqGnrE
    Apple Podcast: podcasts.apple....
    GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
    SPOTIFY: open.spotify.c....
  • Hudba

Komentáře • 177

  • @abdirisaqmedia9758
    @abdirisaqmedia9758 Před 11 měsíci +26

    22:23 Hadii aadan aqoon sida loo hadlo wxd dulmane unoqoneysaa kuwa yaqaana hadalka macalin caliyey mhdsanid

  • @mohayaasir1812
    @mohayaasir1812 Před 11 měsíci +52

    Andrew tate somalia ❤

  • @Naamir03
    @Naamir03 Před 11 měsíci +32

    Ustaad aadban u tabnay, podcast yadaadi, marwalbo aan chanelka soo booqdona, Kuwii hore ayan iska daawan jirey, Come Back ustaad🦁

  • @user-bu7ln9wp4h
    @user-bu7ln9wp4h Před 11 měsíci +17

    Nabiga ku sali scw scw

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Před 11 měsíci +21

    21:40🗣️Oraahda aanka qoray qofka ugu halista badan xiliga casriga aan joogno waa qofka yaqaana sida loo cabiro maskaxdisa🧠 waxa kujiro
    Dr xaliye ali guuleyso❤️👏👏

  • @ogaalkabulshada6180
    @ogaalkabulshada6180 Před 11 měsíci +12

    Maclin Baryahanan Waad Naga Gaabsatay Motivational-kaaaga 💯 Isbadalna Waana La imid 2023🖐🥰

  • @MrBasey-rq8eo
    @MrBasey-rq8eo Před 11 měsíci +12

    Been ilaahay baa caaye wax Badan baan Kaa Faiiday mahdsanid ustaad

  • @user-ec6yh8ob2f
    @user-ec6yh8ob2f Před 11 měsíci +13

    Like waa uqalanta faaraxo ❤ anigo dumar ah baan ku tageera Kalsonidada darteeda m.a abowe keep going Xaqirad ma ficno

  • @ahmeddaacad1282
    @ahmeddaacad1282 Před 11 měsíci +19

    This is the kind of lessons our youth needs

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 Před 11 měsíci +6

    Ad iyo ad macalin

  • @zihaamzhiike
    @zihaamzhiike Před 11 měsíci +5

    Anigo dumar ah baku tagera macaliN allha ku sharfo❤

  • @user-ho7br2eh7l
    @user-ho7br2eh7l Před 11 měsíci +14

    Mahadsanid Xalliyoow anigoo gabadh ah baan ku taageeraaye.😅❤

    • @Shafie211
      @Shafie211 Před 11 měsíci +1

      Awwe so dhawoow hadda kadib wiil ban ku aqonsanaynaa oky

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial7329 Před 11 měsíci +4

    Luuqa jirkeyga wacashir aan horey maclumad kafahan sanaa adban ugu dadal luuqa jirkeyga qaab istageyga iyo qaabkaa aan uhadlo

  • @muhsinmahamud7497
    @muhsinmahamud7497 Před 10 měsíci +3

    These man taught me what i never learned from neither university nor school

  • @user-dp1dy3dq4v
    @user-dp1dy3dq4v Před 11 měsíci +5

    The best teacher for ever in my life

  • @kingbadel2023
    @kingbadel2023 Před 11 měsíci +4

    mahadsanid macalin dadaal ka aad dhalinyarada in ay wax fa,idaan aad ku bixineysid ilahay janada hakuugu badalo ustaad

  • @abdiladifali6606
    @abdiladifali6606 Před 11 měsíci +5

    Thanks bro you are role model for our gen👏🏽💯

  • @user-dk5ny8uu1h
    @user-dk5ny8uu1h Před 11 měsíci +3

    Ustaad xaliye thanks 😊 🙏 com back. So badi podcast yda .😊🫡

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk Před 11 měsíci +2

    Mowduucani aad buu muhiim uyahay macalin waana halkey udhimatey waxan sugnaa waa casharka xiga fagaare ka hadalka ❤

  • @NuuraMohamed-qq8du
    @NuuraMohamed-qq8du Před 21 dnem

    Legend macalin xaliye wx badan baad naga cawisay❤

  • @ariiftube3631
    @ariiftube3631 Před 11 měsíci +3

    Mowduuc Muhiim Ah Ustaad Mahadsanid

  • @AdamGas-jx3oj
    @AdamGas-jx3oj Před 4 měsíci

    The only Somali motivater who speaks clearly ❤❤❤❤

  • @maxamedmustaf3500
    @maxamedmustaf3500 Před 11 měsíci +13

    Thanks for you dedicated us your Mind and your Knowledge

  • @amedikaka7260
    @amedikaka7260 Před 11 měsíci +5

    Bro xaliya your doing great job.. next topic. How to be networking nd connect

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 Před 11 měsíci +3

    Macalinka oo soo laabtay. THANKS.

  • @inyasta7820
    @inyasta7820 Před 10 měsíci

    Xaliye wad mahad san tahay ani xagayga sidaad wakhtigaaga ugalisay dhalinta somaliyed siday u noqon lahaayeen dad hormarmarsan thanks xaliye

  • @abdullahihassan2164
    @abdullahihassan2164 Před 11 měsíci +3

    mahadsanid macalin

  • @patoFaarax
    @patoFaarax Před 11 měsíci +2

    Mualimuh experiance kaala duwan.
    Aad ledahay hala bakhiilin, inad laboxanilodlayaasha lawadagtid.
    Professore shugran..!!

  • @hassanomar4950
    @hassanomar4950 Před 10 měsíci +1

    All young Somali men needs to listen ur podcasts🫡, wax fcn ayaad uheysaa dhalinta soo kobceysa, we'll must appericate for having you boss

  • @AbdinajiibMohamed-vb1rw
    @AbdinajiibMohamed-vb1rw Před 11 měsíci +2

    Thanks big teacher

  • @user-nm2fs1nk9e
    @user-nm2fs1nk9e Před 11 měsíci +2

    Welcome ustad waan ku xiisnay halkaas kasiiwad.

  • @alphayare
    @alphayare Před 3 měsíci +1

    32:25 AM ABWAAN USTAAD

  • @xasancumar6472
    @xasancumar6472 Před 11 měsíci +1

    Good luck teacher

  • @ZakiAli-bb7xk
    @ZakiAli-bb7xk Před 11 měsíci +2

    The best teacher of world 🌎

  • @jamajama-xq9gi
    @jamajama-xq9gi Před 11 měsíci +2

    Mansha allah waad mahadsan tahy macalin ❤

  • @naafac15
    @naafac15 Před 11 měsíci +1

    Thanks mclin xaliye

  • @cabdirixmaanyuusuf4495
    @cabdirixmaanyuusuf4495 Před 11 měsíci +3

    Only teacher @abdinasir xaliye❤❤

  • @cumayr
    @cumayr Před 11 měsíci +3

    Thanks ustaad muwduuc waaba iga guuxayey intaad ii iftiimisey hada gudaha u galaya

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia6471 Před 11 měsíci +3

    Welcome xaliye and podcast muhiim ah

  • @mohahuzka.-js4ys
    @mohahuzka.-js4ys Před 11 měsíci

    The basta teacher xaliye tageero weyn ku ahyd mawduucaan wa mowduuc muhiin u ah dhalin yare iyo qofkasta oo nololsha hami ka leh

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk Před 11 měsíci +3

    Waa cashar fiican ustaad nolow❤

  • @abwaanmohadaud1152
    @abwaanmohadaud1152 Před 11 měsíci +2

    Ustaas Casharadii ragga maad soo badisid ado mahadsan.

  • @daadir2020
    @daadir2020 Před 11 měsíci +1

    Ustaad waad mahadsan tahay

  • @historyproduction4960
    @historyproduction4960 Před 11 měsíci +3

    Welcome back ustaad

  • @Zaahidsulmi
    @Zaahidsulmi Před 11 měsíci +2

    Thanks macalin.

  • @cosoble
    @cosoble Před 10 měsíci +1

    Thanks brother

  • @abdiadam1096
    @abdiadam1096 Před 11 měsíci +2

    Ustaad xaliye❤

  • @Gio19910
    @Gio19910 Před 11 měsíci +3

    Macalin wllc back.

  • @user-qn7ll1uy6h
    @user-qn7ll1uy6h Před 11 měsíci

    Mahadsani macalin XALIYE ILAHAY CIMRI DHER IYO CAFIMAD HAKUSIIYO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zhazha-7244
    @zhazha-7244 Před 11 měsíci +2

    48 Low of power please 🙏

  • @yuusufmohamed3124
    @yuusufmohamed3124 Před 11 měsíci +2

    Casharada noo soo badi macalin

  • @abwaanmohadaud1152
    @abwaanmohadaud1152 Před 11 měsíci +2

    Guuleyso ustaaad

  • @sadaamandre2149
    @sadaamandre2149 Před 11 měsíci +2

    Our teacher

  • @CasharadaNolasheena
    @CasharadaNolasheena Před 11 měsíci +3

    Mowduuc qiimo leh

  • @ahmeddaacad1282
    @ahmeddaacad1282 Před 11 měsíci +2

    Next topic how to focus your goals and eridicate fake freinds

  • @Damal_media_1
    @Damal_media_1 Před 11 měsíci +1

    Macalin macalin dhalay

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 Před 11 měsíci +2

    Mahadsanid ustaad xaliye

  • @AhmedMohamed-wu8es
    @AhmedMohamed-wu8es Před 11 měsíci +1

    Macalin isbadalka noloshayda , qayb muhiim ah ,baad ka qaadatay ,
    Casharo ,aan lacag ku heleen ,baad free igu siisay.

  • @faacuulmedia1
    @faacuulmedia1 Před 11 měsíci +1

    Honor of kings 🎉

  • @abdishakuurahmed8852
    @abdishakuurahmed8852 Před 3 měsíci

    I like this dear Haliye! 👍

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed2922 Před 11 měsíci +3

    Mahadsanid ustaad wan ku dabaqi doona nolosheyda

  • @xusnimubaarak6161
    @xusnimubaarak6161 Před 11 měsíci +2

    Dr xaliye ✊🏽🙌🏻

  • @ib3h3m
    @ib3h3m Před 11 měsíci +2

    Welcome back #XALIYE 🎉

  • @daadir2020
    @daadir2020 Před 11 měsíci +4

    Thanks you for sharing these beautiful thought and motivations .

  • @AamiinCarab
    @AamiinCarab Před 10 měsíci

    Macalin wax badan iga badashay thank you ❤️♥️

  • @maxamedaliabdi4509
    @maxamedaliabdi4509 Před 11 měsíci +1

    Mashallh xaliye

  • @daadir2020
    @daadir2020 Před 11 měsíci +1

    Casharadaada muhiim ayey u yihiin ragga oo dhan.
    Mahadsanid macalin

  • @Chadmali
    @Chadmali Před 10 měsíci

    intaba aad baan ugu liitaa waxan bilabaya sidaan iskaga dhisi lahaa be a man Mahadsanid ustaad ✊🏿🦍

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin Před 11 měsíci +4

    Xaliya aqoontaada badankeeda ma soo bandhigtid😊

  • @user-kt2ei9so3d
    @user-kt2ei9so3d Před 11 měsíci +2

    Alpha man

  • @yaacquubmowliid
    @yaacquubmowliid Před 11 měsíci +2

    Macalin su.aal maalin dhawad sheekhu sheegayay ayaah ahayd naaguhu way ina waalayaan oo nimankii midba mida ka qurux badan ayuuh eegaya ragiina guurkii dankama laha markaa maxaa sababay macalin

  • @Abdirisak7
    @Abdirisak7 Před 10 měsíci

    Aqbal qaladkaada adigoon aqbalin qaladkaada ma sixi kartid qaladkaaaada" hdalkaa aad bu ii saameeyay meelo badanna wn kusii qori doona🔥❤️

  • @Suldanwarsame
    @Suldanwarsame Před 11 měsíci

    War Xaliya wa fani wana aqon yahan balse hal mida aya ka dhiman. Waana , 1M Subscribe. I.a wad gari donta ust

  • @AbdirahmanHagio-ck2gj
    @AbdirahmanHagio-ck2gj Před 10 měsíci

    This is a best teacher🧔

  • @kamaalmahamuud8238
    @kamaalmahamuud8238 Před 10 měsíci +1

    Soo sheeg mclin xaLiye aad ka baraTeY ANI "Naag Qurux badN MeeL WalPa jooGta 😎

  • @Iman2359
    @Iman2359 Před 11 měsíci

    wa madasan tahay macalin xaliye wa kalaas muhiim ah waxan ku darsan lahaay xulashada ereyada qof walba si lola hadlo u leyahay bulshada ma sino qof yar qof weyn qofka ushaqeyso iyo qofka ku shaqeyo bulshada bananka iyo kuwa malin kasta la macamileyso

  • @awesahmed81
    @awesahmed81 Před 11 měsíci +2

    Mahadsanid ustaadi❤

  • @Shafie211
    @Shafie211 Před 11 měsíci +2

    The more you're an introvert the more you feel in the dumps unless you build up your CSs

  • @faisalabdulle2063
    @faisalabdulle2063 Před 10 měsíci +1

    Somali ppl think xaliye is just random internet troll, let me tell you something the guy is very informed unlike many other Somali CZcamsrs thanks brother xaliye

  • @updyrahman______________6931
    @updyrahman______________6931 Před 10 měsíci +1

    Macalin ilahey aaqiro haka abal mariyo waxyabo bdn oon school nalaga barin baa bilash nagu barta noso badi pordcast yadada

  • @MaxkamadaDaahirCalasow0
    @MaxkamadaDaahirCalasow0 Před 11 měsíci +2

    Mahadsanid sxp

  • @libanfarax3133
    @libanfarax3133 Před 11 měsíci +1

    Thank teacher❤

  • @faafantv2062
    @faafantv2062 Před 5 měsíci

    Xaqiiqatan Waa muhiim xirfada dad la xiriirka❤❤❤

  • @ZakiGaming510
    @ZakiGaming510 Před 11 měsíci +3

    Mclin welcome back ❤️

  • @zakariyexuseen-eb4nc
    @zakariyexuseen-eb4nc Před 11 měsíci +5

    Macalin. Maxan kuugu Abaalgudaaa

  • @maxamedadan3219
    @maxamedadan3219 Před 11 měsíci

    Ustad mhadsanid waa mowduuc waxtar leh

  • @Qaasimshow
    @Qaasimshow Před 9 měsíci

    I’m proud of you my teacher ❤

  • @akdream5313
    @akdream5313 Před 11 měsíci +1

    Mahadsanid Awoowe

  • @Harith-o3h
    @Harith-o3h Před 10 měsíci

    Thanks our role model ❤

  • @CabdullahiXasan-il1dk
    @CabdullahiXasan-il1dk Před 11 měsíci

    Tenks ustaad

  • @dacar1730
    @dacar1730 Před 11 měsíci +1

    Mr xaliye waalagu waayay

  • @Omar_yasin07
    @Omar_yasin07 Před 11 měsíci

    Waad mahadsantahay xirfadan dhalinyaradu baahi weyn ayey u qabtaa❤🎉

  • @Abdirizakabass
    @Abdirizakabass Před 11 měsíci

    Thanks ustaad ❤

  • @user-dc6oo6mw5b
    @user-dc6oo6mw5b Před 10 měsíci +1

    Ka wrn xaliye in aan gacan yarahaaga noqdo😂

  • @NeverloseAbdy..
    @NeverloseAbdy.. Před měsícem

    Prozki 🎉

  • @the_prince_abdulkadir
    @the_prince_abdulkadir Před 11 měsíci +1

    welcome back macalin

  • @top-percent
    @top-percent Před 11 měsíci +4

    Thanks ustaad For your comeback💯

  • @Mohaa930
    @Mohaa930 Před 4 měsíci

    XALIYE is the best teacher dhalin yaro

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 Před 11 měsíci

    Thank you ustaad ❤

  • @footballerpio6672
    @footballerpio6672 Před 11 měsíci

    Adeer muuqaalada soo badi