DHAANTO CUSUB MUXIYADIIN SHAAHID Q:3AAD EE SILSILADII MILGO IYO ISMAAN DHAAF JAWABTI IDIL 2021 VODEO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #anwartotti #anwartottidhaantocusub #dhaantocusub2021
    ERAYADA ABWN AXMED ESHCALAA
    LAXANKA ANWAR TOTTI
    MUSIC MAXAMED YARE
    CODKA MUXIYADIIN SHAAHID
    SILSILADII MILGO IYO ISMAAN DHAAF SI AAD ULA SOCOTO FADLAN CHANEELKA SUBSCRIBE SAAR

Komentáře • 73

  • @anwartottimusic1671
    @anwartottimusic1671  Před 3 lety +20

    Inaan waxba laysu reeban balse xaqiiqda laysu sheego waa lama huraan si aynu hadaynu nahay dhalinta soomaliyeed ee maanta isaga ilaalino waxa yaabaha dhaqankeena iyo jiritaankeena ba baabinaya dhaqankeena ayaa mudan inaynu haysano kuna faano thnks

  • @nuurtoaxmad1925
    @nuurtoaxmad1925 Před 3 lety +10

    Www wilasheyni wan ku racsanahy sida kuwa fican laku mamusay lkin waa gabadha Ayaan jawab ka sugaa insha allah 💜💜💜💙💙💟💚💛❤❤❤🎀 wan ilove

  • @nejmoabdilahi
    @nejmoabdilahi Před 3 lety +12

    Waaw fananiinta DDS one love wlhida 💕💕❤️💯💋👈🏻

  • @abdirizakibrahim6496
    @abdirizakibrahim6496 Před 3 lety +5

    Gabdhaha reer tik tok mahmahdaan wa idin heshay

  • @xusengk1700
    @xusengk1700 Před 3 lety +1

    Wwwwwwwww m. A. Muxyadiin. Shahida. Inagaa dhici. Hawenku wayinajafene. Legend

  • @muminabdihassan836
    @muminabdihassan836 Před 2 lety +2

    Wakusanami anwar

  • @nimcoaxmad3433
    @nimcoaxmad3433 Před rokem +1

    M.a fanaaniita DDs 💥💥💞💋💋💋💋

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 Před rokem +1

    1year kadib ayaan dawanooyaa aadbaan kuusalamayaa alfanaan anwar totti

  • @nejmoabdilahi
    @nejmoabdilahi Před 3 lety +3

    Soo jawaaba hablaheygi away naga celiya raga dee agaah

  • @xareedbileofficial3878
    @xareedbileofficial3878 Před 3 lety +3

    waw M a eesh calaaaa erayo murti leh dheh waaa wax ubaahan in laga hadlo mar walba oo weyn loofaa leeyo

  • @maxamedsuruur4777
    @maxamedsuruur4777 Před 3 lety +2

    Waaw jawaab lasugayay

  • @nimcanyare7960
    @nimcanyare7960 Před 3 lety +3

    Muxyadin shahid fanan somaliyed 👈👈👈💓💞💕💋

  • @AmraanicaliIbraahim
    @AmraanicaliIbraahim Před rokem +1

    Yaasalam yaasalam ❤❤❤❤

  • @nimcanyare7960
    @nimcanyare7960 Před 3 lety +2

    Walee wad ujawan tat wan kutagera anago jogna kismayo

  • @xusengk1700
    @xusengk1700 Před 3 lety

    Wwwwwwwww. M. A. Nin culus dhe. Muxiyadiin. Legend

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir Před 2 lety +5

    anwar waan ku salaamay marka hore wll, waxaa iga yaabiyay laxankan sidaad u samaysay,, waa laxan asal ah oo ku qotoma codadka hidaha iyo dhaqanka iyadoo qofka dhaqanka wax kagaranaya uu dareemayo in laxankani yahay cod matalaya dhaqanka iyo qaab fikir abkasoo gaadhka (imagination) bulshada soomaalida waxaa kaloo isoo jiitay sida lute guitar ka iyo accordion ka codkoodu usoo baxayo. mahadsanid walaale mar labaad halkaa kasii wad.

  • @deeqcabdi128
    @deeqcabdi128 Před rokem

    Aahey abwan waa lagala fahansanyahay from galmudug

  • @ruqiyashugri3261
    @ruqiyashugri3261 Před 2 lety +2

    Warka hadha gabadhaha makala jeclidin sharafta iyo sharaftadarade 😏😎👋👋👋🧠000⁰0000

  • @AmraanicaliIbraahim
    @AmraanicaliIbraahim Před rokem +1

    3/8/2023 ayaan dawanaya😊😊😮

  • @MohamedSahal-pg8js
    @MohamedSahal-pg8js Před rokem +1

    Anwar toti numberka sithe kuxela?

  • @zeidalisangaap6364
    @zeidalisangaap6364 Před 3 lety

    Muxyadiin shahid abwaan soomaliyeed waan ku wataa

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 Před rokem +4

    Congraculation all

  • @khalifnoorabdulahi6944
    @khalifnoorabdulahi6944 Před 3 lety +3

    Meel fiican ayay maraysaa
    Waayo hilfaha hala isuqaado
    Meesha saxana hala raaco
    Dumarow hawshiinu way cuslatay
    Ee hala isdaba qabto
    Dhaqanka ha haligina doonta idinka aya noo wadeee 🖐🏾🖐🏾🖐🏾🖐🏾🙏🏾

  • @carabcarab4940
    @carabcarab4940 Před 3 lety +2

    Frrom mogdisho merax sohi jiray kulhaaa 2021 aa lagu jiraa wan kaxumahy raga somali am sori ameriko rag kunolyahy

  • @cumarsamadoon2569
    @cumarsamadoon2569 Před 2 lety

    Anwarow maa soo laabtid xaladu waa xuntahaye

  • @zaynabzaynab1509
    @zaynabzaynab1509 Před 2 lety +1

    Wllahi mel wanaagsan bey mareysaa hasocto howsha🥰🥰

  • @maahirabdi8411
    @maahirabdi8411 Před 3 lety +1

    Maan,sha alaah

  • @awaledayr4477
    @awaledayr4477 Před 3 lety +7

    Bikhlo war dumarka inaga dhiciya ragyhow ....Kawa is cadeeyaa falaysa minaa 😂😂

  • @user-nu3kv4pi9t
    @user-nu3kv4pi9t Před 9 měsíci

    Wwww

  • @Mr-Abdullahi85
    @Mr-Abdullahi85 Před 3 lety +1

    Abwaanka qaybtan curiyey Waa uu garnnaqsaday runtii Balse waxaan kabaqayaa in meel adag laysla gaadho laysku jilba riiqmo ... Dhaqankii iyo milgihii waxaa meelxun geeyey Waa mawjadaha Social mediaha eee maalin nololeedkii galay (shilimaadka) giraantu hawareegto

  • @cabdiqadirmaxamed7011
    @cabdiqadirmaxamed7011 Před rokem +1

    Asal asal

  • @austinibrahim477
    @austinibrahim477 Před 2 lety

    I like this song

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 3 lety +4

    Legend Muxyadiin Shaahid idil waxba helay🥰😂✌🏼

  • @user-ut9dt1do2c
    @user-ut9dt1do2c Před 6 měsíci

    haa abwan wa inta qiiqa

  • @fartunhassan8343
    @fartunhassan8343 Před 3 lety +2

    Jag gillar sågen

  • @duraanali3774
    @duraanali3774 Před 3 lety +1

    Abwaan gamaanyo

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh Před 3 lety +2

    Anwar sxb waxan rabaa inaan silsilada ku darsado haday macquul tahay

  • @qadraethan5543
    @qadraethan5543 Před 2 lety

    Wow 👏 keeping

  • @xamdijaamacxamdijaamac1307

    Waaw abwaanka iga dheh

  • @safwaanbashiir1652
    @safwaanbashiir1652 Před 3 lety +2

    Wle San uraby muxyadiin inu Tayar meelsaro woof

  • @user-js8fj6ut4h
    @user-js8fj6ut4h Před rokem

    ❤❤

  • @sadiomane2648
    @sadiomane2648 Před 2 lety

    Ints aad maaganthy waa kula fahansanhy

  • @raewinters8723
    @raewinters8723 Před 3 lety +1

    Masha allaah my people ❤️❤️❤️👍❤️❤️💙💚❤️💙💚❤️💙💚❤️💙💚❤️

  • @abdinuuribraahim1755
    @abdinuuribraahim1755 Před 2 lety

    okey

  • @ubahibrahim3491
    @ubahibrahim3491 Před 3 lety +2

    Silsiladaan dumarka walooga garhelay cadii daacad loo hadlo oo rag iska dhacsha aysan jirin

  • @alisalat3428
    @alisalat3428 Před 3 lety

    Best

  • @abdishakur7614
    @abdishakur7614 Před 3 lety +1

    dahir

  • @sooraancabdullahi2700
    @sooraancabdullahi2700 Před 3 lety +1

    ,,

  • @bakarhassan6796
    @bakarhassan6796 Před 3 lety

    inta dhaqanka . Kataktay kapayare

  • @kafiabdi4331
    @kafiabdi4331 Před 3 lety

    Jawaab

  • @xabiiba8136
    @xabiiba8136 Před 2 lety

    🥰🥰♥️♥️♥️👈

  • @xawaadany695
    @xawaadany695 Před 2 lety

    Uuhyy

  • @vyhasningawaqqoug3046
    @vyhasningawaqqoug3046 Před 2 lety

    HT hi if we

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Před 3 lety +1

    Ragi somaliyed iyo dumarki soomaaliyed tan fan miyey u arken
    Dhiiqo ayaad lugaha kula jirtan ragow ee orda jijima soo xirta
    Wadankiinana waa dayac tiri laadahin dumarka usoo hees heesa 🤮🤣✌️