DHUUBO DHEX YAR IYO 5 WIIL YAA NUMBER KASO QORI KARO ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 06. 2024

Komentáře • 51

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před měsícem +10

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @Suldaan.Channel
    @Suldaan.Channel Před měsícem +7

    Afka cali channel jigu waa fiican yahay kaliya asxbta inta wada hadalku socdo kayara aamusa mahasanid

  • @mohammetthassan7526
    @mohammetthassan7526 Před měsícem +1

    3.000 iyo wax la jiro veiws wadna siiseen ee like maxd u ilawdan bal like hala taabto ❤

  • @AbdikafiShnuun
    @AbdikafiShnuun Před měsícem +2

    Kusalii nabiga Scw Scw

  • @elhajjiabdinoor1064
    @elhajjiabdinoor1064 Před měsícem +1

    Markasta waxa fcn microphonka inti logadax baxa lawatha qof oo hadla wa wilka mesha sofadista iyo gabada only at the end of barnamiska microphonka laguwarejiyo wilasha kale aragtitho tha sithi barnamiska yahya usameya cml one love te halwa kariye

  • @elhajjiabdinoor1064
    @elhajjiabdinoor1064 Před měsícem +2

    Afka cali wankusalami sxp barnamiska sfcn ayan udawtaa m a weyaa lkn dipka jiraa raga tartami haya plz qofksta waqti halasiyo wayo hada liskagarab buqaa barnamiska mcn manoqonaya xo wilasha gathal tagan haamusenaa sifa wilka kale asaga iyo gabada waqti iskugahelan hori usoco sxp

  • @kassimmohamed-jq2yh
    @kassimmohamed-jq2yh Před měsícem +2

    Dubo daxyar is not easy

  • @user-lf8qx5wp1i
    @user-lf8qx5wp1i Před měsícem

    Afka cali hore u soco wll

  • @user-mj9tt4jb5p
    @user-mj9tt4jb5p Před měsícem

    Rambiir guulayso boweh❤️

  • @OmarMohameth-uz9xe
    @OmarMohameth-uz9xe Před měsícem

    Afka cali nio waa muuqaal qurux badan marka qofka jaaniz siiya
    Micnaha waxan uga jeeda qofku marka uu hadlayo plz ha laga aamuso si muuqaalku usii qurux badnaado.
    Keep goin ❤🙏

  • @ahmedhassanahmed2163
    @ahmedhassanahmed2163 Před měsícem +1

    Zxp Afka cali waa fcnyhye lkn raga kale ka aamusii Marka gabarta laga qorayo Numberka

  • @MabzuudAhmed
    @MabzuudAhmed Před měsícem

    Nio hadal padanaa qofkan jeerta u eeg iyo kan reer miga ee bosaso ka yimid naga amuzii lo, dipadeedan buur buuran dhaga

  • @Akdugaldowson1
    @Akdugaldowson1 Před měsícem

    Part 2

  • @WilkaXajiga
    @WilkaXajiga Před měsícem

    Barnashkan wuu ficanyahaye balse qofka gadalka kahadlayo wey qaldanyehen

  • @masudibinjabir1786
    @masudibinjabir1786 Před měsícem

    Afka cali meed aan kushego qofkiba geber markuu laa hadlayo halalawasa amuso wiji cariri horta nagaa aamusii qof marku qof shukansanayo waqti Haa laa Siyo Haa laagaa daax haadlin taaas aaa igaa codsi

  • @AbdirizackMuhumed-te8ex
    @AbdirizackMuhumed-te8ex Před měsícem

    Ninkaan wa nin weyn ee meesha kasaara wana doqon (waji ciriiri)

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 Před měsícem

    Shabalaala ninki ugu waqtiga yre lkn meesha buuq iyo iska dabahal kadhigten maanta

  • @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw

    8:32 maajid balaala wey hadli la'dahay kulahaa hhh

  • @user-bx8lv7yw4g
    @user-bx8lv7yw4g Před měsícem

    ZXP AFKA ADKATAHAYYYYY❤

  • @user-de9oh1ii8w
    @user-de9oh1ii8w Před měsícem

    Wllo afk ali baranjmjka forsta iskisya wllo🙏

  • @farxanyusuf1342
    @farxanyusuf1342 Před měsícem

    Waanku wataa zxb afka cali

  • @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw

    7:12.maajid balaala lugta sisiladaa ugu xiran aa hhh

  • @MohamedDeks
    @MohamedDeks Před měsícem

    Afka Cali wn kuwta zxp❤❤

  • @Live__quute1
    @Live__quute1 Před měsícem

    Buuq badana channelka wada sheekesiga lama maqlo weji ciriiri iyo balala amuusi

  • @KafiiKafiijamalkhan
    @KafiiKafiijamalkhan Před měsícem

    Afka ali sxbow qofka markis hadla chanis halasiyoo wlhi runxantii asxabta maqlii maxeysoo qofka coodkisa

  • @aliabdallamoalim2137
    @aliabdallamoalim2137 Před měsícem

    Qofka waxa shukaan sanaya ka Aamusa haka dhax galina

  • @MuunoMuuno-lx4yf
    @MuunoMuuno-lx4yf Před měsícem

    Aboowe waa ku jaclahay

  • @ZakariaZakaria-pj3lo
    @ZakariaZakaria-pj3lo Před měsícem

    Mya

  • @OmarRaamaan
    @OmarRaamaan Před měsícem

    Waxa foosha xun leh aan shukaansiga garanayn ee waji ciriirii la dhaho ninka ka aamus dheh hadalna garan maysideh

  • @CraxmaanClaahi-gr4nt
    @CraxmaanClaahi-gr4nt Před 3 dny

    ❤❤❤

  • @user-kt3id9tu1v
    @user-kt3id9tu1v Před měsícem

    Afka cali qaynunka wu khaldan yahy in la amuso aya qurux badan zxp barnamij ka wad haleysen dhabti dawasha in la iska dayo ayad wadan

  • @CabdulaahiCadow-lx5rk
    @CabdulaahiCadow-lx5rk Před měsícem

    M.a

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste Před měsícem +1

    Waji cariiri wixisa ka dareen waye hal mar xate ma aamusayo be

  • @LiibanMahamuud
    @LiibanMahamuud Před měsícem

    Afka Cali sxb marnaamijkaan wuu qurxoontahay lkn adoo mahadsan
    Qofka jaanis Hala siiyo hadalkiisa maba la maqlaayo dadka kalaa ku qaaylyaa Marka buuqa qofka halaga djaafo

  • @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw

    hub buu sitaa ku lahaa hhhh ma gabadhuu ka nixi rabye 7:12

  • @ABSHIRIBROKADARBA114
    @ABSHIRIBROKADARBA114 Před měsícem +1

    Ana Like kusiYaY😂😂

  • @Cadaaniabdilaahi
    @Cadaaniabdilaahi Před měsícem +1

    iyada been ha u sheeg tid maxumee ilahayna😪😪

  • @AbdirizackMuhumed-te8ex
    @AbdirizackMuhumed-te8ex Před měsícem

    War waji ciriiri waa dooqon ee barnaamijka kaaamusii mxa kaqaldan wuxu

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 Před měsícem

    Ugu dambeyn lacagta laga dhacay 😂😂😂😂

  • @CnaasirbashirHoye
    @CnaasirbashirHoye Před 26 dny +1

    WaLuwasaAFKACALi😂😂😂😂KeyHaFaRTis😅😅

  • @IqraAhmedhersi
    @IqraAhmedhersi Před měsícem

    Aaway sayiga haji naagtadii wala shukansaa😂😂😂😂

  • @WilkaXajiga
    @WilkaXajiga Před měsícem

    Disbelen malahan

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 Před měsícem

    Kuwa kale meeka aaamusaaan😂😂😂

  • @masudibinjabir1786
    @masudibinjabir1786 Před měsícem

    Intu barnamishka socdo kuwina kala halaga amuso shukansiga aan dageysano

  • @husnimbr399
    @husnimbr399 Před měsícem

    Gawarta intee jawawin ragaan gadaal aba u jawa woyaan bee

  • @user-mp8tw2wn5q
    @user-mp8tw2wn5q Před měsícem

    😂😂😂

  • @AdowAbdi-qw9vd
    @AdowAbdi-qw9vd Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faysalfarxan838
    @faysalfarxan838 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂

  • @user-lf8qx5wp1i
    @user-lf8qx5wp1i Před měsícem

    Balala waa xarami shactirole

  • @mohamedabdi8229
    @mohamedabdi8229 Před měsícem

    😂😂😂