Velikost videa: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Zobrazit ovladače přehrávání
Automatické přehrávání
Přehrát
Suaasha afarta xili roobaad waa qalad roobku waxa uu daa laba xili gu iyo dayr jiilaalka roob ma dao Afarta xili ee sanadka ayaa ah gu dayr jilaal iyo xagaa Mahasanidin team afka Cali ❤
Tageer ah kubad ee jabuti ku jooga hambalyo afka cali iyo team idhex
Wa iska dhahay kulahaa
Scw
Walal 👈 Iso booqda 👈🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍😁😁👈🇸🇴
❤❤❤❤❤❤❤
Sualaha inoo soo badi abaaska shatigi beerka aha me
Afka cali 100k❤❤❤❤❤❤
Soo badiya taliye please 😅😅
Waa ku wadanaa Libaax horey u soco kuhax❤
Waa farxan oo idinka soo salamaya bosaso
Galad diriye legand
From waziirta❤
Arbe libaaxa lab ma ahaan miyaa
😂😂😂wlhi wa iska dhahay leer😅😅😅
😂😂😂😂😂😂😂 waa ninkii la xidhay galad aala filimku ku macanaa in lagu xiro
Part 3 ayaa rabnaa
Waji xariiri wax baro laguguma karo Nagta maroodiga waa Qalanjo waa sax
No part three marabno
Walhi waa iska dhahay leee kulahaaaa qosol badanaaa 😂😂😂😂😂
Afka calii sualaha classroom.sobadhii pls
Su,asha canaha wa qald Wayo Suusac Geel aya leh Ciir iyo garoorna Wa isku mid Canaha L,oda aya Noqdan Mayac kadib Marka saas u ogada Xoolo waxba kama taqnaane
Balaaala telent ayuu leyahy runtii ✅
❤
Balaala ardayda wx ka baro 😅😅
Shati beer 😂
Suhasha kumatslo johara waxa ku taas maraheeya
Afka cali sxb bamamijka bufinka pls
❤❤❤
Maroodiga Arbe iyo qalanjo
❤❤❤❤
Su,aaal qaldan weeye midda ugu danbaysa Afar xili Roobad majirto ee Waxaa jira Afar xili ee sannadka mostly Labo roob da,a labana ma da,o
Abaska caanaha waa yaqaaaan waa gadi jiray😂😂😂😂
❤❤❤❤🎉
Afka ali rampiiir mEe
Wasirka zaki
Afka cali barnaamijka no badi kuwa maala yacniga ah naga daa
Ciyaartaan faleembo ayaa kamaqan Faleembo La aantiisa mafiirsan karo AFka cali faleembo soo qabo 😂😂
Afka Ali keysane awii
Waa idin wata sxipyal
Part 3 kuso celi
Balala kulaha waiskadhahay Lee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hhhhhhh
Balala wee qiyameen 6marayen
Faleebo aawaya ayaantaan ma arag
Afka cali sxb su'aalahan igu soo dar, haday macquul tahay
Qeebta caaga nosoo badi marka ay tahy groupyada la iska saarayo
Xiksiisan waaye
Rag culus guuuleysta nimanyhow
😂😂😂😂
15 dhaxal💔💔😭😭
Ninka markay nagta ka dhimato gabadha asiyo ee gabadha dhimatay la dhalatay waxaa la dhahaa xis,kisan
Guys shaqa ficanaa haysaan hawshaa sidaa uwada
Xigsiisin baa la yiraa
Galad xabsiga goorma kasoo baxday
Warshada Sokorta Iga Xaqiijiya So Mareeray ma ahayn Asxabay
Haaaaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1❤❤❤❤❤❤❤❤
Qalanja waa libaxa nagtisa suashas waqalat
Wuu saxan yhy, labaaxa nagtaa gool ba la yiraah
Been weeye isgooska baarubax sadax dagmo weeye
Warshada sonkorta waxay kutaalay Mareerey kuma oolin jowhar
Mayac iyo suusac waa isku mid
Mayac lama cabi Karo waa la iska dhigaa ila suusac
Next Part three Afka Ali
legend sobadi waxaan camal AFK ali
Damiiniin ayaad meeshan isugu kentay.
Suaasha afarta xili roobaad waa qalad roobku waxa uu daa laba xili gu iyo dayr jiilaalka roob ma dao
Afarta xili ee sanadka ayaa ah gu dayr jilaal iyo xagaa
Mahasanidin team afka Cali ❤
Tageer ah kubad ee jabuti ku jooga hambalyo afka cali iyo team idhex
Wa iska dhahay kulahaa
Scw
Walal 👈 Iso booqda 👈🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍😁😁👈🇸🇴
❤❤❤❤❤❤❤
Sualaha inoo soo badi abaaska shatigi beerka aha me
Afka cali 100k❤❤❤❤❤❤
Soo badiya taliye please 😅😅
Waa ku wadanaa Libaax horey u soco kuhax❤
Waa farxan oo idinka soo salamaya bosaso
Galad diriye legand
From waziirta❤
Arbe libaaxa lab ma ahaan miyaa
😂😂😂wlhi wa iska dhahay leer😅😅😅
😂😂😂😂😂😂😂 waa ninkii la xidhay galad aala filimku ku macanaa in lagu xiro
Part 3 ayaa rabnaa
Waji xariiri wax baro laguguma karo Nagta maroodiga waa Qalanjo waa sax
No part three marabno
Walhi waa iska dhahay leee kulahaaaa qosol badanaaa 😂😂😂😂😂
Afka calii sualaha classroom.sobadhii pls
Su,asha canaha wa qald Wayo Suusac Geel aya leh Ciir iyo garoorna Wa isku mid Canaha L,oda aya Noqdan Mayac kadib Marka saas u ogada Xoolo waxba kama taqnaane
Balaaala telent ayuu leyahy runtii ✅
❤
Balaala ardayda wx ka baro 😅😅
Shati beer 😂
Suhasha kumatslo johara waxa ku taas maraheeya
Afka cali sxb bamamijka bufinka pls
❤❤❤
Maroodiga
Arbe iyo qalanjo
❤❤❤❤
Su,aaal qaldan weeye midda ugu danbaysa Afar xili Roobad majirto ee Waxaa jira Afar xili ee sannadka mostly Labo roob da,a labana ma da,o
Abaska caanaha waa yaqaaaan waa gadi jiray😂😂😂😂
❤❤❤❤🎉
Afka ali rampiiir mEe
Wasirka zaki
Afka cali barnaamijka no badi kuwa maala yacniga ah naga daa
Ciyaartaan faleembo ayaa kamaqan
Faleembo La aantiisa mafiirsan karo
AFka cali faleembo soo qabo 😂😂