Sidee imtixaanada Loo Diyaariyaa!?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 05. 2021
  • 4 Talo oo kugu kaalmeyn karto inaad imtixaanada darajo sare keento.
    Mahadsanid

Komentáře • 111

  • @hamdiscorner5286
    @hamdiscorner5286 Před 3 lety +54

    Let me add my own tips
    1. Chapter walbe suaahlihiisa samay, meelo badana sualaha ka raadi. Every chapter has got numerous mcqs on ggle.
    2. Subtopics u aqri chapter Subtopic walbana theme kiisa iyo concept ga kujirta fahan.
    3.ugu yaraan labo asbuuc ka hor imtixanka iskuday inaad chapter walbe maada kaste aad aqrisay, kadib notes kagii dib u aqri.
    4. Sualaha aad chapter ka karaadinayso wa inay answers with explanation yihiin. Kadib sualaha aad qalad answer Koda note ka qoro iyo sharaxaadda laga bixiyey.
    5. Sualaha aad qaladay topics ay ka imaadeen gadaal isha umari.
    6. Last tip....... markaste baro sida wax loo aqriyo. I'm a topper in my class but always seeks for more tips to study better from different sources.
    Good luck

    • @walalkym8432
      @walalkym8432 Před 3 lety

      I need your consultation😊

    • @mohamedm9391
      @mohamedm9391 Před 2 lety

      Wow...you should teach at university level...

    • @mohamedm9391
      @mohamedm9391 Před 2 lety

      UK universities don't teach this...the way they expect to do it by reading and finding out by yourself...that's why they say "I am reading so and so at university.." cajiib you think they will help you on clear tips on how to read as you tipped us. Many thanks though, love your approach

    • @mohamedm9391
      @mohamedm9391 Před 2 lety

      Just my tip to you...creat an online course that you can sell on line in the on line e-learning space..😉

    • @hamdiscorner5286
      @hamdiscorner5286 Před 2 lety

      Omg I didn't know my comment got such a recognition from ustad Abdiwali and others found it attractive. Thank you so much. I appreciate all this

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Před 2 lety +21

    Fikrada guud ka qaado cashaada
    2 : gacantaada ku qor waxa aad xifdiyayso
    3 : cashar kasta waqti u yeel
    4 : wax ka barao ardeyda fasalka ugu sareysaa

  • @abdirahmanmohamed8998
    @abdirahmanmohamed8998 Před 3 lety +10

    Aad baad umahadsan tahay ustaad allah miisaankaaga xasanaadka hakuu saaro wanaaga aad nala wadaageysid

  • @khaalidkheyre2513
    @khaalidkheyre2513 Před 3 lety +5

    Maasha Allah Jazaakallaahu kheyr ustaad wax badan baad noo faa'ideysay

  • @deekbashir1870
    @deekbashir1870 Před 3 lety +9

    Aaad ayaad u mahadsan tahay walaal *Abdiwali* sidaad codsigeena uga soo jawaabtay guul ayaa kuu rajaynayaa *Aaqira iyo aduunba* Anagana ilaahay hanagu garabgalo insha allah. 🙏🙏🙏💯

    • @dominikmagnus5074
      @dominikmagnus5074 Před 3 lety

      You probably dont give a shit but if you're stoned like me atm you can stream pretty much all the latest movies and series on instaflixxer. Have been binge watching with my gf recently :)

    • @kiandevin4855
      @kiandevin4855 Před 3 lety

      @Dominik Magnus Definitely, been watching on instaflixxer for months myself :D

  • @guutoaarlaye2998
    @guutoaarlaye2998 Před 3 lety +4

    Teacher muuqalada soo badi

  • @ahmedmustafe128
    @ahmedmustafe128 Před 2 lety

    Jassakallaah wll cabdiweli khalif alle cilmiga
    Iyo aqoonta hakuu barakeeyo

  • @yuunisuk8171
    @yuunisuk8171 Před 3 lety +6

    after long time you came back. mash a,alaah.

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 3 lety +1

      Imtixaanaan ku jiray ugaas😅

  • @abdinasirmohamed5313
    @abdinasirmohamed5313 Před 3 lety +1

    muuqaal muhiim eh waaye shukran bro

  • @abdirahmankhaliif9992
    @abdirahmankhaliif9992 Před rokem +2

    ma. dhirigaliin fican Ayaan kahaleyay❤i.a guul ayaan rajeenaa bidnilaahi kariim

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 Před 2 lety +3

    'Shukran Ustaad (keep going) Ustaad waxaan kaacod sanay naa sida looqoro Proposal writing ✏️ and types. Waa noo muhim ee nooga, soo hadal.'

  • @kadermohamet1803
    @kadermohamet1803 Před 3 lety +2

    Mahadsanid ustaad

  • @mubaarikcabdiaxmed8684

    Shukran wllky qliya

  • @rahmaabdiessa4275
    @rahmaabdiessa4275 Před 2 lety +1

    Mahadsanid walal aad iyo aad♥️☺️

  • @AasiyaAbdirahman-tq2lt
    @AasiyaAbdirahman-tq2lt Před 6 měsíci

    Waligay ma,arkin qofkaa fahansiin iyo faaidayn badan mahadsanid wall😍

  • @medtito16med11
    @medtito16med11 Před 2 lety

    Asc macalin sanad wacan oo wanaqsan sanadka sanaki sakale allaha annakar siyo iwran macali adiyo uu mahad sandah nosodouec

  • @REPUBLIC.OF.PALESTINE

    Masha allaah mahadsanid

  • @user-gh3kh3vo2b
    @user-gh3kh3vo2b Před 8 měsíci

    Best my teacher❤

  • @MustafeCismaan-nd2nr
    @MustafeCismaan-nd2nr Před 6 měsíci

    Thanks sida wanagsan wlalky ustad mobile samey ma ku yelan karaa waxbarashada iga soo jawan brother

  • @iidcabdi1672
    @iidcabdi1672 Před rokem +1

    Shugran wll lakiin waxaad consop guud naga coures networking la dhaho waa codsi aan kaleeyahay

  • @user-sd4gp7qe5h
    @user-sd4gp7qe5h Před měsícem

    Thank you teacher

  • @YaxyeXarago
    @YaxyeXarago Před měsícem

    Ii soo duceeya imtixaanka dowlada baan galayaa 40 qof ducodooda waa la aqbalaa 😭🤲

    • @salaanmaxamed
      @salaanmaxamed Před měsícem

      Alle hakuu fudaydiyo wallo Anba waan galayaye walal isoo duceeee

  • @abmosa7538
    @abmosa7538 Před 8 měsíci

    شكرا جزيلا لك

  • @YaxyaJamac-uu1wo
    @YaxyaJamac-uu1wo Před rokem +1

    M.a ustad شكرن

  • @nastehabdi3563
    @nastehabdi3563 Před rokem +2

    Ustaade muuqaalkan waxbadan ayuu iga anfacay, dhawr mar ayaana ku ceshtay.
    waxaan jeclaystay inaan kuwaydiiyo Hababka aad imtixaanka ama cashirada udiyaarin jirtay xiligaagii jaamacada.?
    Mahadsanid inbadan.

  • @AffectionateFields-hq3dj
    @AffectionateFields-hq3dj Před měsícem

    Thanks teacher

  • @nuuraraaid69
    @nuuraraaid69 Před 3 lety

    Maasha allaah

  • @KhadraAadan-vv5ol
    @KhadraAadan-vv5ol Před měsícem

    Thanks you teacher 😮😮😮

  • @nimcosuleiman4714
    @nimcosuleiman4714 Před 8 měsíci

    Maan sha allah

  • @nuurkhadra557
    @nuurkhadra557 Před 2 lety

    Asc mansha Allah wll

  • @kiki______12
    @kiki______12 Před 7 měsíci

    Mahadsanid macalin wanka heley takoyinka

  • @user-ck2gq4gt1i
    @user-ck2gq4gt1i Před 8 měsíci

    Mahadsanid😊

  • @DeeqoCabdullahi-jm4cf
    @DeeqoCabdullahi-jm4cf Před 4 měsíci

    Good teacher❤❤❤❤

  • @ZeinabNur-ly9xv
    @ZeinabNur-ly9xv Před 2 měsíci

    Mahsanid ustaad

  • @AxmedCismaan-bd1ep
    @AxmedCismaan-bd1ep Před 2 měsíci

    Thanks teacher after 3 years see the vedio 🙏

  • @BUKHAARICABDISABBANBukha-gg5cg

    Ok macalin

  • @DeeqoCabdullahi-jm4cf
    @DeeqoCabdullahi-jm4cf Před 4 měsíci

    mahadsanid macalin gulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumomahad1534
    @faadumomahad1534 Před rokem

    Masha allah bare

  • @user-fs4qp8wi6l
    @user-fs4qp8wi6l Před 3 měsíci

    M,a wllahay waxban ka faidat mahadzanid teacher❤❤😂😂🎉❤❤😂😂

  • @fahiimacawil164
    @fahiimacawil164 Před měsícem

    Wllo isoduceyah waxan galyah exam dawldah I.n guul ban rajynyanh dhamnteen ❤

  • @abdinajiibmohamed4439

    tnkis macalin

  • @Awoahmeth123
    @Awoahmeth123 Před měsícem

    Point three good point wlhi❤

  • @munaabdi1630
    @munaabdi1630 Před 2 lety

    Mash allha

  • @AnfacNour-pk8cl
    @AnfacNour-pk8cl Před měsícem

    M,a mcalin talo fuican waaye

  • @aliabdukadirahmed6254
    @aliabdukadirahmed6254 Před 3 lety

    Wll abdiwali waxan rabaa sharaxad ku saabsan kulliyada caafimaadka ado mahadsan jawaab kaasugaa

  • @user-kq5sv4df4c
    @user-kq5sv4df4c Před 6 měsíci

    Shugrn macalin

  • @SleepyButterfly-fv4qv
    @SleepyButterfly-fv4qv Před 6 měsíci

    Mahaadsanidwalaal😮😮😮❤❤❤

  • @user-ck2gq4gt1i
    @user-ck2gq4gt1i Před 8 měsíci

    Ok😊

  • @shantasomaliamedia8506
    @shantasomaliamedia8506 Před 2 lety +3

    Caawa waa 1da may 2022 halsano kadib 🤗🤗

  • @user-fg2sb3jn6f
    @user-fg2sb3jn6f Před 7 měsíci

    Cabdi wali hkaliif

  • @user-ty3kl6pf6e
    @user-ty3kl6pf6e Před 7 měsíci +1

    M.a😊

  • @misbaax680
    @misbaax680 Před rokem

    m Allah mcln Ana aabe

  • @SiyidcaliMahamuud
    @SiyidcaliMahamuud Před 10 měsíci

    Mahad sanid❤️👍

  • @user-pl7ic3lw8x
    @user-pl7ic3lw8x Před 7 měsíci

    Mahad sanid macalin❤❤❤❤😊

  • @cabdullhiabukar866
    @cabdullhiabukar866 Před 3 lety +2

    Asc saaxib public speaking kasoo hadal adigoo mahadsan

  • @user-ym4dl1tw7m
    @user-ym4dl1tw7m Před 6 měsíci

    Wllo waad mahad santander wlhiy😢

  • @niciimamohamed8876
    @niciimamohamed8876 Před 2 lety

    Ustaad waxan ku waydiiyay markaan wax akhri is dhaho hurdo i qabanysa xaan sameeyaa

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 2 lety

      Muuqaalka howlkar ciwaankiisu yahay afkaar ayaa ku sheegay curdada iyo caajiska looga hortago

  • @duniyacabdulaahi890
    @duniyacabdulaahi890 Před 3 lety +2

    My best teacher good morning sir

  • @maryamokhaliif4931
    @maryamokhaliif4931 Před 3 lety

    mhd sanid ustaad🙏🙏

  • @BUKHAARICABDISABBANBukha-gg5cg

    Sidee lays

  • @mustafamohamed1797
    @mustafamohamed1797 Před 3 lety +2

    جزاك الله خيرا

  • @enggarantinmedia9253
    @enggarantinmedia9253 Před 3 lety +2

    Mnsha allh aadbaad umahadsantahay ustaad sidaad noola garab taagantay waaanada aadka uqiimaha badan wax badanban ka Faaidey alle hanoo fududeeyo imtixaanka akhiro iyo aduunyaba.
    SANADKAN FINAL EXAM AYAN UFARIISANAYA DUCO WAAN UBAAHMAHAY INAAN KAALMAHA SARE GALO WA BIL BARAKAYSANE💯❤

    • @shucaybgeelecooraaf4563
      @shucaybgeelecooraaf4563 Před 2 lety +1

      Usdaad aad ayaa u mahad san tahay soo gudbinta wanaagsan aad nala wadaagtay

    • @xamsecaliyuusuf
      @xamsecaliyuusuf Před rokem

      𝑀𝑎ℎ𝑎𝑑 𝑠𝑎𝑛𝑖𝑑 𝑢𝑠𝑡𝑎𝑎𝑑

  • @halgancabdi2556
    @halgancabdi2556 Před 6 měsíci

    Wallaalowaxaaanrabamuqaalkalemahadsanidwalaalo😊😊

  • @mohamedsaafi1196
    @mohamedsaafi1196 Před 3 lety

    🍇🍒🍎

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Před 9 měsíci

    Alla ana iga hadleysa wlh 😪

  • @zakariyezaxardiid
    @zakariyezaxardiid Před 2 lety

    Sida loo kaydiyo xasuusta sharaxaada macalinka

  • @mukhtaarxilmi9667
    @mukhtaarxilmi9667 Před 3 lety +1

    Masha allah mhdsnid ustaad wax badan baan u baahnaa waanada tan camal

  • @fadumodahir5736
    @fadumodahir5736 Před 2 lety

    Amazing scholar

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Před 3 lety +1

    Maashaa allaah 👍

  • @mimaatosh8799
    @mimaatosh8799 Před 3 lety

    Mahadsanid teacher

  • @shuceybabdirahmanabdulle3324

    M.a teacher alla ha ku xafido muuqadalada xisaabta waxaa ku so darta madada physics ka ado mahadsan

  • @Mukhtarabdyllahi-lm9rt
    @Mukhtarabdyllahi-lm9rt Před 2 měsíci

    Wllka

  • @khato1984
    @khato1984 Před 2 lety +1

    Hye

  • @MaxamuudAbdicasus
    @MaxamuudAbdicasus Před 3 měsíci

    Soobadi cash arad xifdigiisa

  • @Afsomalikole
    @Afsomalikole Před 5 měsíci

    Asc

  • @user-zu2vf8jl9d
    @user-zu2vf8jl9d Před 7 měsíci

    15 daqiiqa ee bareega mxaan sameeyaaa iisheeg

  • @zihambaba4021
    @zihambaba4021 Před 3 lety +4

    Runtii balantaad naga qaadey wan helney 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @user-uk3jg3ob8i
    @user-uk3jg3ob8i Před 9 měsíci

    ASC

  • @abdikafimohamed3076
    @abdikafimohamed3076 Před 3 lety +1

    Thank you alot my teachre

  • @AyaanMohamed-el7ec
    @AyaanMohamed-el7ec Před měsícem +1

    Walaalayaal isoo duceeya imtixaan wasaaradeed baan gelayaa 40 qofood ducadooda waa la aqbalaa iigu soo duceeya in alle kaalinta 1aad i geliyo

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 Před 3 lety +3

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩‍🎓👨‍🎓*

  • @fahmijama7794
    @fahmijama7794 Před 3 lety +1

    good point ayaad manta noo iftiimisay walalkay

  • @ibrahimmohamedomer4889
    @ibrahimmohamedomer4889 Před 3 lety +1

    Ustaad aad baa u mahadsantahay, maadadii xisaabta goormaa noo bilaabaysaa.

  • @waawamoha5374
    @waawamoha5374 Před 3 lety

    Thnks

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 Před 3 lety

    Ilahay haka ajarsiiyo walal

  • @maanoowcabdi4421
    @maanoowcabdi4421 Před 3 lety +2

    AAD IYO AAD BAAD U MAHADSANTHAY

  • @fardowsowarsame613
    @fardowsowarsame613 Před 2 lety

    Asc Walalkey jizakallah qeyr walal sides Ku heli Kara buugagta omotionka

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 Před 3 lety +2

    Sida luuqada English ka loo barto muuqaal nooga soo samee wll

    • @nuuradeyda1402
      @nuuradeyda1402 Před 2 lety

      Haa sidaloobarto luuqada engilsh waliba si fudud

  • @adoonkiiilaahay8952
    @adoonkiiilaahay8952 Před rokem

    Qodabka 4 aan kaaga jawaabo
    Kuma sheegayan sida at wax u
    Aqriyaan❤