RAHMA HASSAN - JAWIGA SINGALKAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 09. 2022
  • Rahma Hassan
    Ereyada: Ismahan Araweelo
    Laxanka: Axmed Wali Furinle
    Music by: Axmed wali Furinle
    Camera by: Axmed Bigays & Cabdiraxman Ashley
    Editing: Axmed Bigays
    Production Afro Waqal Furinle
  • Hudba

Komentáře • 576

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před rokem +507

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @khatarhashi6652
      @khatarhashi6652 Před rokem +4

      Ana kugu raacsan

    • @hafsoabdiomar6912
      @hafsoabdiomar6912 Před rokem +4

      Exactly wa runtada wll

    • @husseinhandule
      @husseinhandule Před rokem +9

      inad is barbar dhigto ( QOWLKA ILLAHAY oo QURAANKA AH )
      iyo ( HEES BINU ADAM SAMEEYEY) wa qalad ,, like ayad ku raadinada
      quraanka illahay iyo nabi mohamed ,,meel laga heesayo inad like ku raadiso
      laga wanaagsan

    • @Ma_Ah_Mo
      @Ma_Ah_Mo Před rokem +2

      Ana kugu racsan ASAD

    • @nimconalka1073
      @nimconalka1073 Před rokem +1

      Saxiix

  • @madarahmed5667
    @madarahmed5667 Před rokem +205

    Waxa kasta oo macaan wxa ka macaan quraanka ilaahay

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem +1

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Před rokem

      Maxa quranka iyo hesu isu keni ma lek bada radinisa

    • @user-oy2up8td7p
      @user-oy2up8td7p Před 24 dny

      ❤❤❤❤❤

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 Před rokem +115

    Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
    Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙
    Adigo mahdsn isoo booqo wll

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem +1

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

    • @asmadahir2073
      @asmadahir2073 Před rokem +1

      Aamiin yaraabi😔

    • @noorasker8708
      @noorasker8708 Před rokem

      @@Libilwstudio okay 👌 soo duce

    • @ayaanaxmed5074
      @ayaanaxmed5074 Před rokem

      Wankusaray wllo

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před rokem +267

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️☝️

    • @sismanwilqaran9636
      @sismanwilqaran9636 Před rokem +7

      Asad hagio 27wan ku salamay wll qaali waxan ahay wil Somaliyed oo kunol mogadishu waxan raba ina garab isiiso melkastaba wa leygu ciila pro marwalba channel kaga baa n ku jira waxan karaba ina mobile iPhone ah igado wlhi waligeyna kuma ilowayi asadow inte kala so xariira📞 😡😡😡🥺🤲🤲🤲🤲❤❤🥰🥰🥰📞farintan asad hagio hala gaarsiyo

    • @mahamedadel7999
      @mahamedadel7999 Před rokem +1

      Nio nin weyn baa tahee tuugsiga iska dhaaf qayrkaa baad baryeysaa

    • @zaaraali1660
      @zaaraali1660 Před rokem +3

      @@sismanwilqaran9636 😂😂maba aha isgiiba

    • @sismanwilqaran9636
      @sismanwilqaran9636 Před rokem +1

      @@zaaraali1660 wlhi abayo kuma ilowi doni ee adiga ii gad wan ku baraya abayo inte kala so xariira📞🥰❤❤❤🥺😡😡😡😡 please ishek 😡😡😡😡😡😡⁉️

    • @sacadmaxamudsulub8956
      @sacadmaxamudsulub8956 Před rokem +4

      Scw ❤

  • @haretkeyowdeprince2043
    @haretkeyowdeprince2043 Před rokem +20

    Qoftaan hadaad codkeeda ka heshay love Saar ❤️😁😁

  • @sabaadmumin6275
    @sabaadmumin6275 Před rokem +10

    heesa waxa ka mcn quraanka alle Hana hanuuniyo

  • @rahmahassan1
    @rahmahassan1 Před rokem +14

    Ma hubaa tolow 😅❗

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Před rokem +20

    Raxma Iyo Furinle Ayaa Is Helay Layaab Layaab Waqalka 🔥 Iyo Camara’ Daba

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 Před rokem +19

    Jawiga single ka dhaamo
    Jaceylka khilaaf haduu ka bixi waayo
    💔🥺🚶‍♀️👋Been mahan hablo heeskan waa heeskeena ee is adkeeya bal💃🙏

  • @zuhaybmahamet7659
    @zuhaybmahamet7659 Před rokem +30

    Gabadhan waa mustaqbal 5sano soo socda ee fanka👏🙏

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

  • @abdihakiimgermany9335
    @abdihakiimgermany9335 Před rokem +39

    Jawiga single kaa ku dhaama 🎇🥰🤣
    Team waqal studio 🎙 respect 🙏

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

  • @farhiamohamedabdi4293
    @farhiamohamedabdi4293 Před rokem +3

    Ayyy hestii hesaha eryaty jawiga single kaa kudhama👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @MaxkamaddaDahirAlasow
    @MaxkamaddaDahirAlasow Před rokem +1

    Rahma markaan inoo kaadi inta aan ka xiiso dhaceyno kuwii hore waayo midba tan kale waa ka sii cajabsan tahay

  • @djimos9058
    @djimos9058 Před rokem +28

    Nous , les djiboutiens , nous avons pas autant des chanteurs mais les peu que nous avons sont de loin très loin the Best voice of somali people viva djibtown

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 Před rokem +5

    The best song rahma hassan
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Codka macaan 100%
    Ciyaarta 100%
    Goobta qurux waaye 100%
    Heestaan waa shidan tahay 100%

  • @soumeyadiriehdiriehmahamou7343

    Macha allah très belle voix Rahma hassan ma sœur djiboutien 🇩🇯🇩🇯 that is best song congratulations

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem +1

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Před rokem +2

    Jawiga single wx fican miyaa mya maya single nimo ilaahow Naga saar😢😢😢😢

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před rokem +51

    1 months 4 songs only can do rahma hassan 🔥🔥🔥🔥🙌🦁 waqal studio 🎙 🔥🦁

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem +5

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

    • @MaryamoCabdixasan
      @MaryamoCabdixasan Před 11 měsíci

      ​@@Libilwstudio😊😊😊

    • @MaryamoCabdixasan
      @MaryamoCabdixasan Před 11 měsíci

      ​@@Libilwstudio😊😊😊

    • @msssamiira-rw1mb
      @msssamiira-rw1mb Před 11 měsíci +2

      ​@@Libilwstudio😊 r

    • @InaXusenCumar
      @InaXusenCumar Před 10 měsíci

      ​@@Libilwstudioaaaaaaaaaaaaaaàa

  • @mohaonline436
    @mohaonline436 Před rokem +7

    Yaaa jecel allah

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 Před rokem +7

    Kabax wawa boqorada codka jabuuti wawa Jah Jah ♥ 🎶 🙏

  • @SafiyaAxmed-y9s
    @SafiyaAxmed-y9s Před 21 dnem +1

    Haa wllo qurankaAlle waxa kastaa ka macan❤❤🎉

  • @mogadishumonitor
    @mogadishumonitor Před rokem +11

    Wow this girl is very popular for her songs,She is to be commended for her efforts.

  • @dj__deqsi1040
    @dj__deqsi1040 Před rokem +4

    We we sidad modayso mahe Jawiga single ka ku dhama
    War Waxan Maxan ku Tilmamaa Xataa Another Level way dhafTee Raxma Xasan ciyaarta mad Naga daysid inder
    Idin Kala saari mayee Dhaman Team #Waqal studio Salaama saxibayal❤🙏

  • @hassanjoe7658
    @hassanjoe7658 Před rokem +1

    I think heestaan abwanada ISMAHAN ARAWELO waxeey kahad leeysa musaal salka ismahan iyo sharlaawe RAHMA HASSAN LA VOIX D OR DE DJIBOUTI 🇩🇯

  • @kingakofficial
    @kingakofficial Před rokem +5

    Waqal studio Iyo Rahma Gbdha LA qaban LA Yahay🙏🔥🔥🔥🔥🔥

  • @adzwestside1511
    @adzwestside1511 Před rokem +8

    Talent is not even a word this girl is on fire 🔥 🔥🙈🙈🙈🔥🔥🔥❤️🤍🏙

  • @rahmaabdi2992
    @rahmaabdi2992 Před rokem +3

    Markiii igu horaysay ee aan arkay abdi wali furunle oo sameeyay laxanka ❤❤❤❤

  • @samsammahamoud5086
    @samsammahamoud5086 Před rokem +20

    La seul et unique 🇩🇯❤️❤️ très fière de toi sœur

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

    • @africankidd3642
      @africankidd3642 Před rokem

      Fadlan af Somali ku hadal si loogu fahamo 👌🏿 ✅

  • @mohametbuhari8804
    @mohametbuhari8804 Před rokem +13

    she is so talented 🥰🥰

  • @homzesuniil4872
    @homzesuniil4872 Před rokem +6

    rahma gold voice🎤khamahedana lo fadhiyi mayo😂
    Team waqal intee no wadan❤🎵

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Před rokem +14

    You deserve someone who never stops choosing you everyday ❤️

  • @mabarikabdi1707
    @mabarikabdi1707 Před rokem +6

    Heestan sheekadaa yaa ku siray gabadha🤗

  • @kafiahoussein7617
    @kafiahoussein7617 Před rokem +3

    Wowww maschallah qurux Djibouti hore usco 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼💯👏🏼💯👏🏼💯💯💃❤❤❤💃💋🤩

  • @nimabintueleyehhassan7139

    OMG!! Wakas rahma tres forte 👌 ❤

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 Před rokem +17

    Impressionnante chanteuse ❤
    Always with thé news😘waqal studio bravo 😍

    • @deckaharbi5927
      @deckaharbi5927 Před rokem

      Conigrationrahmechanteusekeebgoingnews🤩🤩🤩🤩💚💚💚💚🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před rokem +8

    Another level 💯 song 🎵 🔥 jawiga singalkaa
    Welcome back quruxey rahma hassan
    Best camera 🤳 ever seen 🔥🎥📸🎞💯💯 waqalstudio 🔥🔥🎙
    Lyrics fantastic fire 🔥
    Melody amazing 🔥 💯
    Big teacher musician axmed wali furinle 🔥🎼🎹🎸🎻🎶waa uu laana walaaya furinle 👊👊💯💯💯

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

  • @amsanbilane2051
    @amsanbilane2051 Před rokem +10

    Tél voix tel héritage 🥰❣️avance toi 😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @ayjeexyare8751
    @ayjeexyare8751 Před rokem

    The best person ever. The most knowledgeable and the most shy of all has allaah created is prophet Muhammad scw

  • @ashakur_mohamed
    @ashakur_mohamed Před rokem +19

    Heestaan oo kale hablaha sey u jecelyihiin hee😁 inta iska soo duubaan ay meel kasta so dhigayaan😂😂😂

  • @sharmakehochofficial5186

    hess iyO baar rahma Hassan keep going walashy from Djibouti 🥺🥰😍

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 Před rokem +7

    Fière d'être la meilleure continue sœur

  • @arashiidmohamed7881
    @arashiidmohamed7881 Před rokem +2

    Furinle laxamayste kuwataa anigu

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Před rokem +20

    keep going waqal studio ❤

  • @mohammadaskaricaruur2967

    Ilahay baa inalee heestan Cabdi good bay u baahan tahay HOOBAARUUD

  • @katardo
    @katardo Před rokem +1

    Waaw la voix d or de rahma hassan
    Quruxley ,cood maacan raxma xassan ,koor baad uu qaaday fanki jabuti jaano nolow qaalii

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 Před rokem +4

    Jawiga singleka ku dhaama Best daadis 🖤🔥💯

  • @haifaah1297
    @haifaah1297 Před rokem +6

    La meilleure chanteuse macha Allah ❤

  • @fardowshasan8009
    @fardowshasan8009 Před rokem +2

    Sida lapada gacmo iskugu heshay wan jecleystay hore u soco qaali raxma hasan❤👌

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 Před rokem +8

    Rahma Hassan Golden Voice🔥🛑

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

  • @MUNASARR
    @MUNASARR Před rokem +3

    Allow iil Xun Ka Dhowr Masha’Allah Tabark’Allah Rahma Ii Maqal Huno Fanka Uu Ma Baahniid Lkn Isaga Kuu Baahan🫡👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 Před rokem +2

    Laxanka odaygu Waa Cajiib
    Furinle Studio🎹🎹🥳💯
    Waqal isthe Best📸🎞💯

  • @rahmaali2019
    @rahmaali2019 Před rokem +9

    ❤❤❤❤ L’amour ça n’existe jamais cette chanson elle me convient parfaitement à vrai dire de ma situation Merci beaucoup pour cette chanson Grand sœur qalbi❤❤❤❤

  • @Rahma-st4nh
    @Rahma-st4nh Před rokem +4

    Machallah belle chanson cest la reine rahma hassan continue comme ça ma soeur❤❤❤

  • @aboubakerismael2302
    @aboubakerismael2302 Před rokem +9

    Best chanson avance toi Rahmay 🔥👊

  • @guleiddalmar3679
    @guleiddalmar3679 Před rokem +2

    Xidigada fanka lawareegtay🔥🔥

  • @Xamdi___xarak
    @Xamdi___xarak Před 6 měsíci

    Alla fananadaan heeseheyda waba iska jeclahy waxa rajeyna mar un inaa la kulmo insha Allah ❤🎉

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před rokem +11

    Awesome! Congratulations

  • @japoutipoi
    @japoutipoi Před rokem +4

    17/09/2022 Mᴀᴀʟɪɴ sᴀʙᴛɪ ᴀʜ 12:36 ᴘᴍ ʏᴀᴀ ɪʟᴀ ᴅᴀᴡᴀɴᴀʏᴀ 😂😂

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Před rokem +1

    Dada culus ay iskugu tagay heesta
    Raxma Ismahan Araweelo Furinle wow
    ❤❤❤🥰🔥🔥🔥💯💯💯💯👌👌👌

  • @maryanmoha7945
    @maryanmoha7945 Před rokem +5

    Team single waa idn salaamaya💯❤

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

    • @muwaahibhassan2412
      @muwaahibhassan2412 Před rokem

      Waan ka qadnay 😂

  • @shucaybadam9089
    @shucaybadam9089 Před rokem +4

    Raxma Xasan in the building in the house✌

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 Před rokem +1

    Macalin axmed wali furinle 🎹 🎸music and laxanka 🥳🎹🎬🎬

  • @moali6299
    @moali6299 Před rokem +2

    Dumarka hees baa usoo baxaday week-gaan social media halooga baxo

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw Před rokem +1

      Kkkkkk tiktok oo kaliya nooga baxa dagaal sokeeya ka dhacaye

    • @moali6299
      @moali6299 Před rokem

      Baxay Oo tagay anigu😂

  • @zakisaciid7576
    @zakisaciid7576 Před rokem +2

    Waqtiga yoow ku seeegin 😍😘

  • @ayamousomarkhairehayamous1540

    Talentueuse et ambitieuse ,continue comme ça, et t'intéresse pas aux flatteurs concentre justement sur l'essentiel tu gère ,courage ma sœur !🥰❤🤟👏

  • @Somali122
    @Somali122 Před rokem +5

    Codka raxma hasan %80
    Erayda : ismahaan araweelo %90
    Laxanka : furinle %70
    Music: furinle %75
    Qiimeynteyda ✍🥰

  • @birmadyare
    @birmadyare Před rokem +1

    Rahma Hassan____💌🎵
    Aleylehe Ragii Buud baad kula Tumatay____🤣😁
    USTAAD AXMED WALI
    Laxankaa Naga Gadan !! Ow 😱

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Před rokem +7

    Rahma Hasan❤️💯waqal studio🔥🦁🎙️

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem +1

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Před rokem +1

    Waaw haastan waa naxdin socota adigo kala ima salamo qofka dhagaysanaya muxu daramaya

  • @maandhaya3769
    @maandhaya3769 Před rokem +1

    Waaaaw hees way dhaaftay wlhi
    🎧🎵 another level

  • @mukhtarfidhiidhe18
    @mukhtarfidhiidhe18 Před rokem +2

    Jawiga single-kaa ku dhaama. Best song 🎵 👌

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 Před rokem +1

    Hal bil tirapa illaa 4 hees kaliya rahma Hasan oogu imaw🥰✌

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel Před rokem +1

    Oow sawaxanka codka 😮

  • @abdikariim1576
    @abdikariim1576 Před rokem +1

    Amba fanan man shukansaden waayo waayo hanti guud 🤩🖐

  • @siciidxaajimaxamed831
    @siciidxaajimaxamed831 Před rokem +2

    My queen Rahma hazzan best song 2022👸❤️💪🏾

  • @678IDABOSS
    @678IDABOSS Před rokem +4

    Wait To Hit Song Rahma Hassan

  • @adnaanmahamed6596
    @adnaanmahamed6596 Před rokem

    Jawiga single kaa kudhaama inaa lilaah WAXBA MA TARE yacni 🙄😏

  • @abdillahiawaleh7948
    @abdillahiawaleh7948 Před rokem +2

    Rahma Hassan qali keep going ma cher sœur je ta souhait Excellence international je t aime 🤩😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤩🤩🤩🤩😊💥

  • @umucabdalla3387
    @umucabdalla3387 Před rokem

    Aheeeyeee caadi mahaa jaxejeena waa run single nimadaa dhamaa

  • @drrihimaofficial3612
    @drrihimaofficial3612 Před rokem +2

    Allahuma salla wa sallim calaa nabiyana maxamed ❤

  • @abdilahiibrahim8109
    @abdilahiibrahim8109 Před rokem

    Wow!! Jawiga singleka ku dhaama mar haduu xidhidhkii khilaaf ka bixiwaayay .....waa jawiga hada an ku suganahay

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 Před rokem +1

    laxanki laxamada eryaday🫴🔥

  • @madarhashi767
    @madarhashi767 Před rokem +1

    This song deserves 1m and above

  • @khaliivmustafe8560
    @khaliivmustafe8560 Před rokem

    Beste Laxanka Macalinkii music Axmed waLi ibraahim furinle ❤

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před rokem +3

    Waqal

  • @khatarozsahaloz4086
    @khatarozsahaloz4086 Před rokem +1

    Eng khaDar waqaL shaqaL maqaL 🔥🔥🔥horeusoco sxb🔥🔥

  • @riwaanrrc7931
    @riwaanrrc7931 Před rokem +1

    Ninkan furinle waa laxamayste wayn

  • @suhaibabdikadir
    @suhaibabdikadir Před rokem +3

    EDITING-ka Heesaha iyo guud ahaanba muuqaallada heerkan oo kale ah waxay ubaahan tahay khibrad ah : : garashada halka SLOW MOTION ubaahan halka Glitch Effect ubaahan, iwm
    Waxaan Dhiirigelinayaa in kor loosoo qaado tayada HAB DUUBISEED
    Aynu la jaanqaadno Heesaha International ka ah sida loo duubay
    Mahadsanid !

  • @supeer5144
    @supeer5144 Před rokem

    The best song rahma fananad lajanqaday jiilka cusub🥰❤️

  • @user-uj3vm3iu3t
    @user-uj3vm3iu3t Před 8 měsíci +1

    Waankuwataa rahma xasan ❤❤❤❤😊

  • @sumayaabshir9815
    @sumayaabshir9815 Před rokem

    Waan kahela gabadh isku fanta ina Hassan rahman dheeman nolow intey nolo jirto inabtii waaa gabadhiini yared qali

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +2

    Keep going waqal studio go forward 💯💖💘

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 Před rokem

    Abwaanad Ismahaan Araweelo caadi ma ahan.

  • @Abdihamidkabo
    @Abdihamidkabo Před rokem +2

    I love this girl wlhi ❤️

  • @mohamedamir7418
    @mohamedamir7418 Před rokem

    another level rahma hassan

  • @gallaydhofficial
    @gallaydhofficial Před rokem

    The best music Rahma hassan reer waqal studio dunida nola tartama

  • @xamdakhadar6535
    @xamdakhadar6535 Před rokem +1

    Jah ❤Raxma gabadh adag wllhi wan wata Baa ani 🤗🥳

  • @queenfatimayasin6776
    @queenfatimayasin6776 Před rokem +3

    Jawiga singlkaa kudhama🔥👌

  • @maxamedjamal4151
    @maxamedjamal4151 Před rokem +2

    ZaLad HaLa Ilaliy0

  • @SaleybaanCaliyuusuf
    @SaleybaanCaliyuusuf Před 2 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤mylove