Qaybtii 3 aad Suugaantii AHN Cabdi Gahayr Waxaana inoo marinaya Abwaan Axmed Qorane

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Waa daadihintii iyo tabintii Mawliid Maxamed Odowaa iyo Diyaarintii iyo isku dubaridkii Fuaaad Waaberi.

Komentáře • 9

  • @4eye807
    @4eye807 Před 4 lety +1

    Abwaanka werinaya isba waa abwaan
    Ana kama dhaco. Meel geel la dhici in leeyga dheerado

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Před 3 lety

    Abwaan Qorane cod cajiiba bu ku tirinaya Gabaydan.. Wa mahadsantihin dhamantiin....

  • @alidoyale5043
    @alidoyale5043 Před rokem

    Iska socoo wadaadow intaan sumuc ku naafaynin.
    Qollo aaabihii gabadh ka qabey oo bah isaga ka yar yar dhashay buu geel kaso mooraduugey markaa wadaadkii wacdiyey ee lahaa cabdow geela iska celi buu gabaygan kula garnaqsanayaa uguna goodiyayaa Ahun

  • @galbeedqariye
    @galbeedqariye Před 4 lety +1

    qaybtan maxaad ugu soo celiseen horay channelka ugu jirtee ?

    • @qalinsoor2186
      @qalinsoor2186  Před 4 lety +2

      Waa qayb ka mida isla barnaamijyadii Ku saabsanaa AHN Abwaan Cabdigahayr markaa si ay isugu xidhmaan ayaanu ugu soo celinay. Insha alaah qaybo cusubna wiigaga danbe la soco.

    • @galbeedqariye
      @galbeedqariye Před 4 lety +1

      @@qalinsoor2186 aad baad u mahadsantihiin bahda qalin soor waliba si gaara mawliid maxamed odowaa

  • @caliismaaciil336
    @caliismaaciil336 Před 4 lety +1

    Cabdi gahayr xaafadis daami ayay ahayd.

  • @4eye807
    @4eye807 Před 4 lety

    Gabayadiisa oo dhanba leeydinka raba
    Waad salaamantiin

  • @ahmedgobeysane1012
    @ahmedgobeysane1012 Před 4 lety

    Gabayada sidaad leedahay haku luuqayne si caadiyA umari dheh kan colaad laleeyahay