MAXKAMADA CIIDAMADA QALABKA SIDA AYAA DIL TOOGASHO AH KU XUKUNTAY ASKARI DHAWAAN DILAY TALIYIHIISA..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 10. 2022
  • MAXKAMADA CIIDAMADA QALABKA SIDA AYAA DIL TOOGASHO AH KU XUKUNTAY ASKARI DHAWAAN DILAY TALIYIHIISA.

Komentáře • 12

  • @nasroabdikadir331
    @nasroabdikadir331 Před rokem +3

    Qof imaan leh kuma dhiiranayo dil naf Muslim ah dadkan waxba ka qaldan

  • @Liiloowe
    @Liiloowe Před 3 měsíci

    DADKAAN WAA BAHALOOBEEN.

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 Před 4 měsíci

    Qofta caniidka sameeysa hakuwaano qaadato

  • @BileDanbadanbe
    @BileDanbadanbe Před 4 měsíci

    Maxaa ku dhacay dad kii soomaliyed hawbad naadan ciidamada somaliya

  • @xalimadhool3053
    @xalimadhool3053 Před rokem

    Ninkii nin dilaa waaladilaa cadaw taliyahiisa dilay waaye kaasaa ugu daranba👊

  • @bashiirshire4008
    @bashiirshire4008 Před rokem

    Y ..

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 Před rokem

    Ninkan Wala ciily ha la iska dayo wlhi wa ka naxy marku dhahy 😭 Dil togasho diyar u ahy magna diyar u ahy

    • @daacadmohamed88
      @daacadmohamed88 Před rokem +1

      Lkin diinta taa raali kama ah in lacafiyo

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 Před rokem +1

      @@daacadmohamed88 eheladiisa hadeey cafiyaan diintu weey ogoshahay lkn maxkamada ayaan cafikarin

    • @daacadmohamed88
      @daacadmohamed88 Před rokem

      @@ogaaloge3281 aad iyo aad

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 4 měsíci

    LEGTA

  • @cabduqaadir-fy7hn
    @cabduqaadir-fy7hn Před 7 měsíci

    Xooga dalka in la dilo ma jecli waxaa ku raxestaa qawarijda Marka la dilaayo waa qoslaa lkn xooga dalka yaa la dilin