QISADII JACAYL EE YASIN HALYEY IYO YASMIN | OOMAR BARBAR IYO MANAAL.

Sdílet
Vložit

Komentáře • 39

  • @user-sf8wc6wc6v
    @user-sf8wc6wc6v Před 5 měsíci +5

    Yaasmiin waa yara nacas malaa waayo Manaal waxay tiri hadii aanu kugu dirno Yaasiin waad nacaysaa lkn Yaasmiin waxay ahayd inay dhahdo ma nacaayi Yaasiin waayo aniga qof ima diri karo

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 Před 5 měsíci +1

    Yaasiin&Yaasmiin Waad isku soo baxeeysaan ha’kala harina keep going.

  • @user-xe9dg3wx4q
    @user-xe9dg3wx4q Před 4 měsíci +1

    Kkkkkkk omaar iyo manaal waa danwaco iyo caanshaweer😂😂😂

  • @nasrasayid5244
    @nasrasayid5244 Před 5 měsíci +1

    Mashaaallaah

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 Před 3 měsíci

    Manal iyo oomar waa jin caadi mahan❤❤❤❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Před 5 měsíci +1

    Waaaaaw waa 2 bo isuqalma lkn yasin gabar caana kuma fiicna

  • @mohamedsalat1896
    @mohamedsalat1896 Před 4 měsíci +2

    Yasinkan wxbaa kaqaldanba agah inanta warkiiba deeqsin maayo 😂😂

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo Před 5 měsíci +4

    War naagtu fududa ma February bey dhalat mise xanuun baa jira

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 Před 5 měsíci

      😂🤣😂 war ileen mabá ogeyn fudeeydka waxaan ka’keeney coz February ayaan dhashey AlLoow AlLe.

  • @AwalehAhmed-bm7ne
    @AwalehAhmed-bm7ne Před 5 měsíci

    Manaal waaa balooo

  • @faisasaciid624
    @faisasaciid624 Před 5 měsíci +3

    Yaasiin reer ma lihid miyaa waxay maaliba mid baa la barayaa

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 Před 4 měsíci

    Manaal waa funny! Kkkkkkkkkkkkkk

  • @FadumoSuleyman
    @FadumoSuleyman Před 2 měsíci

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤mashallha
    ❤❤

  • @user-tw5du2vf8m
    @user-tw5du2vf8m Před 5 měsíci +2

    Kkkkkkk Manal way is celinaysa

  • @maryanhaji1053
    @maryanhaji1053 Před 5 měsíci +2

    Yasinow Omar Qarka ukusaray ma waxa uraba in u kaaturo?

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Před 5 měsíci +1

    Omar barbar waa shactiroole 😂😂

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 5 měsíci

    Omar barbar sida xuurkii uu wax u eegyaa maanta!😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @saidaali412
    @saidaali412 Před 4 měsíci

    Manaal daacad waaye

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Před 5 měsíci +2

    tuugsi is not easy lol 😂😂😂😂

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 4 měsíci

    Omar iyo qofta kale afka ayeey qabsadeen 😂😂😂😂

  • @user-df7cx3rq5c
    @user-df7cx3rq5c Před 5 měsíci

    Asc wan idin salamey yasin halyey iso qaabta

  • @AhmedAli-rr9xv
    @AhmedAli-rr9xv Před 4 měsíci

    halyey calaacalayo waligiin ma,arakteen

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir Před 5 měsíci +1

    War gabdho xishoda oo iska seexda hadalka badan Qiimuhu rida

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 Před 5 měsíci

    😂😂😂😂😂😂

  • @ruweidahuseinjama4154
    @ruweidahuseinjama4154 Před 5 měsíci

    Ya.asmiin ani hadalkeeda uma bogin 😅

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku Před 4 měsíci

    Waa duq Ninka kaqabta gabadha 😂

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 5 měsíci

    Naagta Manaal jaqjaq badanaa

  • @user-tw5du2vf8m
    @user-tw5du2vf8m Před 5 měsíci

    Omarna indhahaso baxay

  • @user-tw5du2vf8m
    @user-tw5du2vf8m Před 5 měsíci

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-df7cx3rq5c
    @user-df7cx3rq5c Před 5 měsíci

    Yasin waa wiil fican iso qaabta nambarkise hal iso diro

  • @LaylaIbland
    @LaylaIbland Před 5 měsíci +1

    Yaasin xaasle maha miyaa

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam Před 5 měsíci

      Maya buu dhahay malina dhaweeyto video giisa

  • @gablax
    @gablax Před 4 měsíci

    Ninkan rerki London miyu ka boodey but I am not sure I just ask rer coment 😀😀😀😀😀

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 4 měsíci

      Who Yasiin? I heard he married one time is that a true? I have no idea though.

  • @user-lv9jq4nf7u
    @user-lv9jq4nf7u Před 5 měsíci

    Sax

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 4 měsíci

    Xalimooyin wilashaan weydiya imisa xalimo ayeey so fureen ama la hadlaan

  • @sahrujagadakaroor8382
    @sahrujagadakaroor8382 Před 5 měsíci +1

    Yaasiin ma naagbaa laguu shukaamin intaas kabadan waa ebere ismuuji kuna soco

  • @user-lv9jq4nf7u
    @user-lv9jq4nf7u Před 5 měsíci

    Sax