Kala haween ta jikada iyo adeega bisha saan usoo adeegtey❤️❤️❤️

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 06. 2020

Komentáře • 37

  • @abdirashiidali5116
    @abdirashiidali5116 Před 4 lety +13

    Masha alah xbbti wa gabadhi ugu horeesay CZcams sogaliso raashinkeda abayo iso gali biilka sidaan u maaresto iyo rashinka

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před měsícem +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před 3 lety +1

    Masha xabiibtii sida u Qurux aad u kala waan ka helay honey u soco qaaliyeey jzklq.

  • @nastehaabdulkadir4136
    @nastehaabdulkadir4136 Před 4 lety +4

    Wiiif jug Inaa sugayey cml uzoo orday bee😀mnah allah byo

    • @ruhihomedecor2623
      @ruhihomedecor2623  Před 4 lety +1

      nasteha abdulkadir hhhhhhhhhh wallahi waan qosley soo dhawoow xabibty

    • @nastehaabdulkadir4136
      @nastehaabdulkadir4136 Před 4 lety +1

      @@ruhihomedecor2623 Mahadsanud abaayo Ani guri qurxin iyo jikajiko iyo waaka helaaa waa soo orday wlh yanlagaga hormarin cml😀😀wankula socdaa xbbt horay usoco❤🌹

  • @aminoabdi2745
    @aminoabdi2745 Před 4 lety +1

    Manshallah walashey dar alle Ayan kujeclahy hore usoco

  • @shadiyaissackali2095
    @shadiyaissackali2095 Před 4 lety +1

    Masha Allah tabarakalah Allah yaxfaduki ukhty 🌻

  • @rahmamoha3
    @rahmamoha3 Před 4 lety +1

    Masha allah tabaarakalah 😘 👌

  • @zahrahajji2147
    @zahrahajji2147 Před 4 lety

    MashAllah keep going habibty I missed you

  • @suadahassan961
    @suadahassan961 Před 4 lety +1

    Keep going xppti

  • @sahromohamed9716
    @sahromohamed9716 Před 3 lety +1

    Shukran abaayo

  • @kimcbm6161
    @kimcbm6161 Před 4 lety

    Mashallah siz

  • @suadsuleman4271
    @suadsuleman4271 Před 4 lety +1

    Asalamu alekom abaayo waan cusbahay maasha Allaah waan kaheley video Gaga 👍👍

  • @fouzia2488
    @fouzia2488 Před 4 lety +1

    Rahmo abayo hore usoco qofki CZcams loga bahna baa tahaY😘😍❤

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 Před 3 lety

    Masha allah xge jogta abyo

  • @nasraweri5057
    @nasraweri5057 Před 4 lety

    ManshaAllah

  • @raniaskitchen960
    @raniaskitchen960 Před 4 lety +1

    Quruh he MashaAllah

  • @zadiaxaji5572
    @zadiaxaji5572 Před 3 lety

    Keep going

  • @aaminaahmed5697
    @aaminaahmed5697 Před 4 lety

    Hore usoco baayO

  • @anzalhussein3407
    @anzalhussein3407 Před 4 lety

    💕💕🥰🥰

  • @mohamudmohamedshire5641

    Abaayo codkaga kor uqaad plz

  • @abdirashiidali5116
    @abdirashiidali5116 Před 4 lety

    Abayo iso gali qudaarta sida uso adeegatid qudaarta iyo sidaa fridge ugu keedsatid meqa mara so adegata bishi iso gali abayo

  • @nawalsaid1658
    @nawalsaid1658 Před 4 lety

    Masha allaha abayo jikada cadi mahan inte dagan tahay

  • @hawosalah5361
    @hawosalah5361 Před 3 lety

    Ur camera is moving alot

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 Před 3 lety

    Tomato sauce ka 5ltr ka kuu roon dhaqaalo ahaan

  • @najmadiriyesirad5824
    @najmadiriyesirad5824 Před 4 lety

    Apayoh horto m.a waaye suaal kuwaydiinaa xafaayada ma leersaneeso miyaa

    • @ruhihomedecor2623
      @ruhihomedecor2623  Před 4 lety

      Najma Diriye Sirad Maya abaayo qaleel waaye mohoo iida bo

    • @maandeeqhaaji3264
      @maandeeqhaaji3264 Před 4 lety

      @@ruhihomedecor2623 qlii ani ukunto wa iga xumataa maxan sameyaa hal asbuuc hadey taal wa fudobee

    • @ruhihomedecor2623
      @ruhihomedecor2623  Před 4 lety

      Maandeeq Haaji abaayo frijka qeebta qawojiyaha gasho

    • @faizam523
      @faizam523 Před 3 lety

      @@maandeeqhaaji3264 walaalo ukunka firinjeerka hore u gali micnaha xaga irida soo xigta ha dhigin ama irida meesha wax la dhigto ee ku sameysan irida ha dhigin ukunka waa kaaxumaanee, xaga ugu qabowga badan ee ugu danbeysa dhig ukunta iyo caanahaba. Hope this will help!

  • @faizam523
    @faizam523 Před 3 lety +1

    Kala haween maxaad uga jeedaa walaalo? "haween" dumarka ayaa la yidhaa sidaan u aqaano.

    • @ruhihomedecor2623
      @ruhihomedecor2623  Před 3 lety

      Kala hagajis misna kala toosin sida utaqanid bo walalo

    • @fowziajama4741
      @fowziajama4741 Před 3 lety

      @Faiza Mohamed,haween waxay ka wadaa habayn meesha b ayay W ka dhigaan

    • @faizam523
      @faizam523 Před 3 lety

      @@fowziajama4741 Haa mahadsanid walaalo, soomaali hadaan nahay inagoo spelinka iska sixin baan wax post gareynaa, siiba youtubers yada waxaa ku haboon iney iska saxaan ciwaanada. Halkan uun maaha meelo badan baan ku arkaa erey marka misspelling loo qoro macno kale noqonaya.