HOOYO SIDAN XAQ MADAN U LAHYEN. DHACDO AAN ILOBI DONIN 🥲🥲

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 01. 2024

Komentáře • 79

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 6 měsíci +16

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

    • @ibtisambintuosman3922
      @ibtisambintuosman3922 Před 6 měsíci +1

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤💋💋💋💋🥰🥰🥰❤️❤️❤️🤍🩵🩵🩷🩷💎💎💎💎💎💎

    • @user-db5ts6je7z
      @user-db5ts6je7z Před 6 měsíci

      My Zister hamda keep going am big funy baayo

  • @-farhia
    @-farhia Před 6 měsíci +1

    Dariska ha iska warqabo subxaanalah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 6 měsíci +2

    Intii bugta Allah ha daweeyo
    Soomaali Haw sheegan dhib iyagaa
    Kaa godin doona Allah u sheego
    Ari gaafs dhakhtar doonta iyo ku
    Lahadal dadka weligaa hawgeegan
    Dhibkaaga qof Soomaali ah weyenu
    Isdhibnaaye

  • @AasiyoGeedi-kk4uq
    @AasiyoGeedi-kk4uq Před 6 měsíci +4

    Ilhy amarki waligy dariskayga uma galin
    Ilhw hnuun kaa baryay

  • @abdisabriye
    @abdisabriye Před 6 měsíci +1

    Laaxawla walaa quwada ilaabikaah, ALLE ha naxariiso Janatul Fardowsana ha ka waraabiyo waa iska xugun Alle, lakiin dayacaad ayaa muuqata oo waliba weyn, subxaanalaah

  • @wardaladan425
    @wardaladan425 Před 6 měsíci +3

    Xamdiyey abayo beri dhoweyd hargab aad u daran oo qandho wata magaaladan degenahayna ku jira naso salaamay aniga iyo 2 awladon dhaley oo yaryar xumad aan kala jabayn kor jajab adu kama sheekeyn karo cid allla cid aan cuskado miciibsado i caawisa iso gasha oon odeygayga ahayn waan waayey ehel jaar badan oo marka an caafimadka qabay albaabkayga soo garaacayey xili walbana waan leeyahay waaan qaracmay marmar xaajigeygu intu aroor iga baxo ayu maqribka imanayey anigoo khaatiyan ah oo waliba aanan kaligay xanuunsanayne 2 ciyalo kolba mid xumad laga jebinayona i ag jiifan anigina is qaadi kari laayay
    alx alllle aya iga caafiyey imikaba waniga ka sheekenaynaya

  • @abdulahi1483
    @abdulahi1483 Před 6 měsíci +3

    AdigaBa qofbaa kaaga dacwoonaayey inaa dareemi wayday ayadoo xaalad xun kujidha inaad tustay inay dhibkugu ahayd caawitaanka aad caawineyso.
    Lkn sida ayba sheegtay ayadaa kutiri iskadaa ayadoo umaleyneysay inaadan waxba ushergarayn, lakin waxay ahayd inaa dareentid

  • @alishaalexa4099
    @alishaalexa4099 Před 6 měsíci +1

    Yaa bisinka somalia daawo walbe iska cunayaan 😢 ani qalad sameye 2 halmar qaate dhqtarkana 1 qaado idhahen😢 waa dhiman gaare waa kanini xun Allah uaxaristo

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před 6 měsíci +2

    Somalidu waxay tidhaahdaa
    Maxaad joogtaana
    jiidhkay qaboojisaa.😢

  • @iqrocalicabdicalicabdi2910
    @iqrocalicabdicalicabdi2910 Před 6 měsíci +4

    😢😢inaalilah wa ina ilahyhi rajucuun😢alla xanun badanaa😢alle ha u naxaristo 🤲😢

  • @SHUKRICALIXUSEN-xs4uf
    @SHUKRICALIXUSEN-xs4uf Před 6 měsíci +3

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Před 6 měsíci +1

    Lkm Somalida waa sixir ayey leeyihiin..depression kii ayaa sixir noqday

  • @maxamedciise2310
    @maxamedciise2310 Před 6 měsíci +3

    Xamdiyey 🎉kaniinigas magacii

  • @user-zv4cm2xc2y
    @user-zv4cm2xc2y Před 6 měsíci +2

    Subxanalh allow unaxariso

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 6 měsíci +4

    Subxanallah ilahay ha u naxaristo amiin 😢

  • @samsamweydow
    @samsamweydow Před 6 měsíci +1

    Alle ha u naxaristo 😢

  • @samiiromohamed3525
    @samiiromohamed3525 Před 6 měsíci

    Gabdhaan meel kala hadlo rabaa qofkii yaqaano ha igu caawiyo plz😢🙏

  • @user-on8vh6uw9i
    @user-on8vh6uw9i Před 6 měsíci +2

    Kaninigas aniga ayaa leysiyey baby ayaa leygu qalay xanun said ayaa ihaye lkn 2xabo kabadan waa leyga diiday

  • @Samiyitamouse7
    @Samiyitamouse7 Před 6 měsíci +1

    Allumma salli calaa muxammadin

  • @HodanAhmed-hs1we
    @HodanAhmed-hs1we Před 6 měsíci +3

    Dadka hda joga maba is boqdaan yaa allaah nacafi

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 Před 6 měsíci +2

    😭😭😭😭😭😭😭 subxaana allah ilaahoow unaxariiso.

  • @user-ov3zy4po1u
    @user-ov3zy4po1u Před 6 měsíci +2

    Xamdiyeey wn ku salaamay inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilahy ha u naxariisto maamadaas wad sida aad ka dhawaajisee dadku wxy is jecel yihiin marka wax la isa siinayo xamdiyeey arintaasi aniga ayay i hysataa xagee ayn kaagala soo xidhiidhaa cidna lamaan wadaagin ee wxn donaya in aan kula wadaago adiga hadalkaagaa dambe wuu i taabtay walaale inaan kugu nafiso ayn rabaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 6 měsíci +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @user-lx4nx2wp9d
    @user-lx4nx2wp9d Před 6 měsíci +1

    I think wadadkan waa reer Columbus.

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Před 6 měsíci +1

    Allah ha unaxaristo

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Před 6 měsíci +1

    Somalia iyo depresjon subxanallah maba aha qofku inu qaado li’anna somali oo warjecel ayan ka dhalanay laakiin meelahan aan jogno oo layskuso galin waa macquul🥲
    Allaha u naxariisto🤲

  • @ayaansaciid5686
    @ayaansaciid5686 Před 6 měsíci +1

    Hamdiyey gabar baa kugu dhagan yuotuber ah oo kugu eedeyneysa in aad caawin weysay ayadoo walac ah ka sheeke hadii wax lagsku shere gareynen in la isku dhago aniga somali waa ka yaabe

  • @faadumoxasan6958
    @faadumoxasan6958 Před 6 měsíci +1

    subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah 😢😢

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 Před 6 měsíci +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @user-go5cy9cy6f
    @user-go5cy9cy6f Před 6 měsíci

    Ilahey ha unaxariisto😢 yaarabi

  • @user-xx1er7hf8w
    @user-xx1er7hf8w Před 6 měsíci +1

    Nagaha social media isticmaala warkooda mafiicna ayaa ila arkay hhhh midwalba iyadaa is sooraynaysa😄😄😄😄

  • @degmocumer1673
    @degmocumer1673 Před 6 měsíci +1

    Subxanallh illahy haunaxaristo 🤲🤲😭

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c Před 6 měsíci +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 6 měsíci +1

    💔😭😭 Allah ha u Naxriito 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Nasteho-ds7go
    @Nasteho-ds7go Před 6 měsíci

    Allaha unaxariisto

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 Před 6 měsíci +1

    Ax ilahay hau naxaristo mamada adun waxa lagu jira in war ka isku hayn ilmah yar ad ban uga naxay 😢

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Před 6 měsíci

    Illaahy haw naxaristo aamin yaa rabi ilmaha yar aad bn uga naxy😢 illoohow no gargaa

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 Před 6 měsíci

    Alaha.unaxariisto😢😢😢😢😢

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 Před 6 měsíci

    Allaha unaxariisto qali mar hore ayay ahayd gbdhaasi 😢

  • @Magool99
    @Magool99 Před 6 měsíci

    Sad😢😢

  • @Navaaabdi
    @Navaaabdi Před 6 měsíci

    Allaha unaxariisto 😢

  • @user-vs4iw1vo8s
    @user-vs4iw1vo8s Před 6 měsíci

    Abaayo wan.kubahanhy ee intee kaalasooxariraa

  • @user-uo6rm1ue1r
    @user-uo6rm1ue1r Před 6 měsíci +1

    Sorry 😢Sorry 😢😢

  • @samdaosman4285
    @samdaosman4285 Před 6 měsíci

    Wll kiniinka sawirkiisa ama magiciisa ma nala wadaagi kartaa si looga digtoonado

  • @malak-tn5ic
    @malak-tn5ic Před 6 měsíci +2

    Alllha unaxariiisto
    Gabadha iiyo ilmaheeda
    Cidlada waaa dhib wĺhi qurbo nacas ba joga yacni africa walid ima nola walal iyo qarabo malin ealba iso radiya ma haysto lkn xajigyga second walba iso raadiyo axl 😢

    • @qamarcantoob2965
      @qamarcantoob2965 Před 6 měsíci +1

      Allha kuu dhaafo tleefankaagana ku dadaaal xnun yar hdaad dremtana durba qf waco wlle

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před 6 měsíci

    Inaa lilaaahi wa inaa illayhi raajicuun

  • @Nadarey
    @Nadarey Před 6 měsíci +8

    Gabaraa kaa cabaneeso oo dhahday anoo walaca ah ay ii gaftay dheheesa kasoo hadal hamday hada anoo share kuu soo dhihi rabo hada isoo dhacday❤

    • @yusramahamed3780
      @yusramahamed3780 Před 6 měsíci +1

      Taas ameey caandoon tahay hada ciyoowba waa ushidmatay 5 k wasidhaftay 😂 alla soomaliya

    • @alishaalexa4099
      @alishaalexa4099 Před 6 měsíci +1

      Waxa kaliya ayrabto waaba in hamdi ay waqti intee galiso o usoo jawabto 😂 anu waxa dhihi laha ha usoo jawabin

    • @qalbiuroonahmed4651
      @qalbiuroonahmed4651 Před 6 měsíci

      @@alishaalexa4099 naa isku xishooda waxaa tihiin dadka kaliya ee gabar kale ee walaashooda ciisha asas oo ma dadka canka noqday ay ka xuntahay xamdi hadaysan kasoo jawaabin way qaldantahay beenaa isku sheekteene ma caan nimaa wax ween ah uff uuf😣😣

    • @qalbiuroonahmed4651
      @qalbiuroonahmed4651 Před 6 měsíci

      @@yusramahamed3780 baayo maad ka xuntahay maskinta naa umada haku mashquulina dee😏😏😏

    • @alishaalexa4099
      @alishaalexa4099 Před 6 měsíci

      @@qalbiuroonahmed4651 ani kaligay ha isoo dul korin shaqo yeelo nayaa ma kaligey baan mesha wax kusoo qorey social media ayada iskente soco howl yeelo 😏

  • @user-uo6rm1ue1r
    @user-uo6rm1ue1r Před 6 měsíci +1

    Amiin 😢😢

  • @maxamedciise2310
    @maxamedciise2310 Před 6 měsíci +3

    Allaha unaxariisto mamadas aaqira warajira war dereskiina baradiiya

  • @jannah3447
    @jannah3447 Před 6 měsíci

    Gabarta munaworld kaa soo garbax

  • @Sofiyadiriye
    @Sofiyadiriye Před 6 měsíci

    Saa kuu soo wacaaye waa daale walaley Maxaa sameya

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Před 6 měsíci

    Abaayoy kininga iso sheeg aan iska ilaaline 😢adoo raaliya magaciisa

  • @user-cu1yv3ue4y
    @user-cu1yv3ue4y Před 6 měsíci

    Marawaxoy tala kaga bahanahay

  • @user-ds4sx8pq5h
    @user-ds4sx8pq5h Před 6 měsíci

    Abayo xageenkalasoxiriraa

  • @salmacadey5128
    @salmacadey5128 Před 6 měsíci

    No voice maxaa dhacay

  • @CaashoAbdullahi-gm2zz
    @CaashoAbdullahi-gm2zz Před 6 měsíci

    Abyo kaas tachemol miya isheg

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 Před 6 měsíci

    ‏الله يرحمهم

  • @saidoali3611
    @saidoali3611 Před 6 měsíci +2

    Hamdiyeey gabaraa kaa cabaneyso munaworld ladhaho ee kasoo gar bax

    • @qalbiuroonahmed4651
      @qalbiuroonahmed4651 Před 6 měsíci

      Haa abayo xamdi way isla weentahay wa in washamsi lugu qaadaa haday saan tahay😢

    • @saidoali3611
      @saidoali3611 Před 6 měsíci +1

      Lkn abaayo gabadha waxeey Ka hadleyso maaha wax qof lagu xugmi Karo waaye ineey walac tahay hamdi mieey o geed teeda kale qofka qof kale qasab kuleh majiron hamdi ayaa dhib ii geysatana ma tidhihin wacbeey iaga diiday uun beey tiri

  • @ruquudocali8525
    @ruquudocali8525 Před 6 měsíci

    XAMDIYEY WAN KU TAGEERI JIRAY OO MADAXA II SAARNEEYD LKN SANAD KAAN CUSUB QABYAALADA NOOBILOWDAY SXBEY WAA NAAG MAXAMUD HIRAABA

  • @ayaancagafeey
    @ayaancagafeey Před 6 měsíci

    czcams.com/video/ZESuUOB1hek/video.htmlsi=OUmMn_-u33nXzLqK
    SAAN WAA BAHDIL😡😡

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim Před 6 měsíci

    Gabadha kacabaynaysaa waxad moda inay kudheranayso cabashada

  • @user-zv4cm2xc2y
    @user-zv4cm2xc2y Před 6 měsíci

    Marka atarisho badiyo ka so hadashe gabar yutubarad ah aya ka so sheganeysay ee ka so hadal bal waba yabe anige hamda kama filayi aya niyada ka dhay

  • @SHUKRICALIXUSEN-xs4uf
    @SHUKRICALIXUSEN-xs4uf Před 6 měsíci +1

    Abayo whatsappka ga iso qor plz

  • @Samiyitamouse7
    @Samiyitamouse7 Před 6 měsíci

    Qali xamdi number kaga whatspp ima galayo pls wllo mxn sameya

  • @user-ov3zy4po1u
    @user-ov3zy4po1u Před 6 měsíci +1

    Xamdiyeey wn ku salaamay inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilahy ha u naxariisto maamadaas wad sida aad ka dhawaajisee dadku wxy is jecel yihiin marka wax la isa siinayo xamdiyeey arintaasi aniga ayay i hysataa xagee ayn kaagala soo xidhiidhaa cidna lamaan wadaagin ee wxn donaya in aan kula wadaago adiga hadalkaagaa dambe wuu i taabtay walaale inaan kugu nafiso ayn rabaa

  • @user-zv4cm2xc2y
    @user-zv4cm2xc2y Před 6 měsíci

    Marka atarisho badiyo ka so hadashe gabar yutubarad ah aya ka so sheganeysay ee ka so hadal bal waba yabe anige hamda kama filayi aya niyada ka dhay