Muna Khadar qiso oohina Hoyaday mcn ayaa I silcisay Abdikadir royal.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 06. 2024
  • Caato Officiall @Liibaan Jama @fahmo fiicaney @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @fahiimo fiicaney @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil @xerta sheekha dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channe
    @abdikadirroyel7889 @Illintir @LAAKAHA MEDIA PRO @Quruxda Qoyska2 @kabtan Ayuub @Aftahan Production @Dulmi Diid @Mohamed Buskut Official @waridaad TV @Zaki honest Official @Taar
    @DulmiDiid @DalJireTv100 @shabellechannel9816 @HORUFADHITV @univsomalitv @nadaarashow9782 @Queen.Fatma. @Darwiish391 @illintir @QuruxdaQoyska2 @waridaadtv5645 @hamzehariir @MUDANETV @HornCableTV1 @warsamemedia96
    ‎@fatumaburaanburchannel2214
    ‎@Hodanonline #Italy #America #Austria #Amerika #netherland #Qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemiratesa #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhaagio #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden
    #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle#turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal#daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal#aroos #ruwaayad

Komentáře • 26

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Před měsícem +2

    Inta yar ee ilmaha la silcaysa ayey reer somaliland ku dheex nool iyo dad kale oo dhiibatooyin badan ka haystan xaga noolasha marka ayey siyaasin aan na
    Xaris uu hayn shicibka iyo dalkaba markasta isku haystan reer hebel waa marka aan caloosho iga xanunta wadanka Allah ha sahlo aamoraha

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Před měsícem +4

    😭😭😭illahay swt habo dhibka haka saaro imtixaan aduun bad martay ama maraysa😭😭😭wan kula ooyey habo. Illahay swt nolosha inta ku dhiman adiyo cunugtada nolol qurux badan haydinsiyo. Allahuma amiin allahuma amiin.❤️🌹❤️

  • @zeinabahmed8959
    @zeinabahmed8959 Před měsícem +1

    Subxaana Allah

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Před měsícem +4

    Anigu ma qabo in gabdhaan labadeeda waalid dayaceen sabab la’aan ma laga yaabaa in aay iyadu khalad ku dhacdey

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Před měsícem +1

    Insha Allah

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Před měsícem +1

    Walaalo Allah culeyska ha ka dulqado waa arin naxdin leh

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Před měsícem +1

    Subxanallah walaalo dadka naxaristi wey ka tagtey

  • @user-nl2tk3xe2p
    @user-nl2tk3xe2p Před měsícem +1

    Yaa

  • @user-nl2tk3xe2p
    @user-nl2tk3xe2p Před měsícem +1

    Ma run baa warkaagu

  • @Axmedgahayr
    @Axmedgahayr Před měsícem +1

    Are tansania way igayaabisay dadkan aylanoolayd miyaanay cunto siinjirin
    Qof laqadiyey uma eega lkn illaahay ayaa xaqiiqada garanaaya

  • @zamzam4478
    @zamzam4478 Před měsícem +1

    Ilana iga socoto qisadeda

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Před měsícem +1

    Halkay shaqaysan lahayn eey hoyaded caawin lahayd ayay bilowday Inan waalidkeda kusoo hoos noqoto naaorod saaqidadyahay

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 Před měsícem +1

    Sorry abayoy qisa xanun badhan waaye

  • @zamzam4478
    @zamzam4478 Před měsícem

    Ax

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Před měsícem

    Naagtan qayrul masuul Hooyada ha eeday adaa dhalaya Adana ka masula Hooyada day ku korisy xaq uma lihid inad u dhinto ood waliba eedayso isku xishod

  • @fartunfartun8152
    @fartunfartun8152 Před měsícem +1

    Ilmo dhib badan aa jira in laheyn waayey

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před měsícem +1

    War nin wanagsan ku dara

  • @abdihakimakhiyaar1642
    @abdihakimakhiyaar1642 Před měsícem +1

    Gabadhaan number keeda ii soo dira insha Allah khayr bay ku dhamaan

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Před měsícem

    Ruux caasi walidiina ayuu leedahay geesiyad ayad thy

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Před měsícem +1

    Walaalo inta yar tl nambarkeda ma la heli kara

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Před měsícem

      +252636895956
      Waa kaas number keedu
      Video callna iskaga hubi

  • @abshirahmed-sc5rc
    @abshirahmed-sc5rc Před měsícem

    Beenley

    • @hawaadan4740
      @hawaadan4740 Před měsícem

      illahey mad ka baqdiid maxad ka ogtahay run iyo been iney shegeyso dulmiga iska daa abshirahmed