WARBIXIN : Maxay Dad Badani u Jileen Heesta Barbar ? Fanaan Omaar Ayaa U Sheegay HCTV

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

Komentáře • 226

  • @hanisaciid9655
    @hanisaciid9655 Před 3 měsíci +13

    2024😂😂😂 war isiiiya dadka comment qorayoooy ma noshihiiin😂😂

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 Před 6 lety +78

    Kkkkkk Allow mahadaa Adigaa somali igadhigay hadii kale Waxanoo funny ah waaban kaqadi lahaaa 😊

    • @nasirgure9924
      @nasirgure9924 Před 6 lety

      allaha noo kaa daayo sis

    • @neymarjr6695
      @neymarjr6695 Před 6 lety +1

      Dr_ Sihaam 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @dragonpanda4807
      @dragonpanda4807 Před 6 lety +1

      Dr_ Sihaam 😂😂😂😂 alx calaa kulli xaal

    • @neymarjr6695
      @neymarjr6695 Před 6 lety +1

      hamza khan waaryaa qataatoow AniGa muu iga zoo daayoH nio video gaygii😂😂

    • @dr-sihaam1041
      @dr-sihaam1041 Před 6 lety +1

      Neymar Jr
      Waad kujirtaa Anigaaba ku arkay adigoo food dheer😊

  • @faysaldidattico8770
    @faysaldidattico8770 Před 6 lety +80

    Intiii ka fal celisay ama la jaanqaaday like iisaaar heesta 2018 ✌✌✌✌👈👈👌❤

  • @18mayusoobaxareersomalilan61

    Waa heesaha sanadka 2018 lagu xusi karayo waanu dardarlaynay hadanu nahay reer hrgeisa malaha marka dambe baburta na jidhi waad salamantihin horn cable tv

  • @ubahletv684
    @ubahletv684 Před 6 lety +24

    Anuuba ii tuuray bar bar hhhhhh
    From hargaisa waan ka helay heestan

  • @anjaliitervedii817
    @anjaliitervedii817 Před 6 lety +7

    2018 heestn wxay naqonesa heestii ugu shidnet oomar hore usaco😂👏👏

  • @abdikhaliqabdisalaam9006
    @abdikhaliqabdisalaam9006 Před měsícem +2

    Alle cfimad taam ah siii wlky omar🎉

  • @aaminacartan7747
    @aaminacartan7747 Před 6 lety +9

    Hhhhhh fananka waan ka helaay isturidisa intaa igu racsan like hayla dhafiina plz

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 7 měsíci +2

    Heestii ugu reaction ka badnayd Sanadihii tegay.

  • @mohameddictorisnacay1911
    @mohameddictorisnacay1911 Před 6 lety +32

    So nice song Congratulation bro from Togdheer,burco

  • @mustapheilkacaze7646
    @mustapheilkacaze7646 Před 6 lety +5

    IntiiH😍😍
    Ka FeL CeLizay
    Likta
    Ha ILa dhaafina😍😍

  • @hamdayar4463
    @hamdayar4463 Před 6 lety +19

    Kkkk dadkiyo dhami way istuureene yaan istuurin oo Halkan kujira koow Aniga horta 😂😂😂

  • @dhelatira
    @dhelatira Před 29 dny +1

    2024 ilahow cafii maskinka😢

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před 3 měsíci +2

    Yadoo tiktok jirin buu heerka gaadhay omar barbar ultra legend

  • @caadilwadani9282
    @caadilwadani9282 Před 6 lety +22

    Reer Somaliland waa laga yaabay 2018

  • @raadraacreviews5560
    @raadraacreviews5560 Před 6 lety +4

    Libaaax congrtualtion

  • @daaudcabdiibrahim6110

    24/August/2024 inti nol cumriga allaha noo barakeyo

  • @huskyjamapuntland1385
    @huskyjamapuntland1385 Před 6 lety +3

    Mahadsanidin HCTV, telefishin caalami ah baad noqoteen.
    Go forward ma bro Omaar.

  • @suleman6303
    @suleman6303 Před 6 lety +1

    kkk xataaa safaaradii maraykanka ayaaa ka heshay heesta *oomaar heesaha soo badi horayna usoco*

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 25 dny

    Aallah ha caafiyo

  • @garashonew3080
    @garashonew3080 Před 6 lety +1

    Dad ka dhan fananku Barbar ayuu utuuray inta iguraac San like🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @yuskeybinizak7833
    @yuskeybinizak7833 Před 2 lety +1

    Very beautiful song

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 Před 6 lety +10

    Kkkkkkk thanks horn cable -anuu iituray barbar

  • @fannumber0ne584
    @fannumber0ne584 Před 6 lety +6

    Walee waxan huba in ay fanaanin badan ay dhahayan ax aniga maxan uqadi wayay heestan 😂

  • @khadarismacil9334
    @khadarismacil9334 Před 6 lety +24

    war ma dadkaza LA leeyahay dall ha dhiztan cqligodu inta yahay waar ILLAAHAY ha loo zoo noqdo ilmaderayal

  • @maxamuudhalgan3546
    @maxamuudhalgan3546 Před 6 lety +3

    mansha allah

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 Před 4 lety +2

    Barbarka iyo beerkaba udhaca

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 Před 6 lety +6

    Waa Yomal-qiyaame Dhab Ah

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Před 4 lety +1

    Shaqalaha Safarada usa e Jabuty ba sameyen

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 Před 6 lety +1

    Aniga iyo garigaygiiii barbar baan is ku wada tuurnay keep it up Omar

  • @abdoukaderhousseinabdi4065

    Reer jabuti waumy la washeen heestan MashaAllah Oomar felicitation

  • @abdirahmanmohamed4396
    @abdirahmanmohamed4396 Před 6 lety +5

    Waa heesta ugu dawaashada badneed hal milyan ba dawaaday 2 wiig

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Před 3 lety +1

    Waa waxanu

  • @asiyadiamond5693
    @asiyadiamond5693 Před 6 lety +22

    Bar Bar Imisa Jerbu Ayu Ituray Tolow😉

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 Před 6 lety +1

    Hees saamayn leh weeye runtii hore usoco Oomaar. Suaal laakiin se , Oomaar ma aaminsana qof comedian ka ahi inuu fanka kamid yahay miyaa ?!! Fanku heesaha wuu ka ballaadhan yahay baan qabaa.

  • @najpenz
    @najpenz Před 6 lety +3

    Bar bar from hargeisa

  • @karti-soor
    @karti-soor Před 6 lety

    Murti Ma leh Waa qosol kaftan baxay un. Funny and simple catching lyrics

  • @zakariyeahmed3414
    @zakariyeahmed3414 Před 4 lety +1

    de naga daa hctv ha nugu so celceline hesta barbarkiba wu na mudhxeeee

  • @tasnimhassan9778
    @tasnimhassan9778 Před 6 lety

    Subxanallah war naftina u naxa haa is turina

  • @iltirehkaamil1325
    @iltirehkaamil1325 Před 6 lety +3

    Kkkkkkkk thanks hctv anigaba barbar udhacay

  • @allyomary5529
    @allyomary5529 Před 6 lety

    Duh kazi kwelikweli

  • @abdirahmanmoh6382
    @abdirahmanmoh6382 Před 3 lety +2

    Heesta Barbar wn jecla mrkah mrkah

  • @booybooyman6347
    @booybooyman6347 Před 6 lety

    Wa mj asagu from galkacyo

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 Před 6 lety +2

    Heeest sandkaaaaaaa 2018

  • @hodanzyl6974
    @hodanzyl6974 Před 6 lety

    Noi heestan waaa hestiii ugu shidneed 2018 horo usoco oomar
    Lkn deee waan jabanheee Maxa xala sidaaan bar bar iskugu tutayay Ar bal intii IGA danbaysay doco iraci marka qul qul

  • @ahmedxajimuse392
    @ahmedxajimuse392 Před 6 lety +6

    Dadkaasi bar barka isku tuuraya hhhhhh

  • @juniordeeqzi1823
    @juniordeeqzi1823 Před 6 lety +1

    Heestan waa hees hal mar qaraxday. Ddkii oo dhan ayay barbar u tuurtay. 🤣🙏 nice song viva omaar 🤴🏾🙏.

  • @mohomediatvfunnyvideoandmu8055

    Like Saar bogan moho media tv

  • @abdikhalaqibrahim7980
    @abdikhalaqibrahim7980 Před 5 lety +1

    HhhHh qooto qooto Aya score lagu xidhay

  • @AhmedAli-zk7cv
    @AhmedAli-zk7cv Před 6 lety +3

    ayuu ii tuuray barbar funny lyrics song

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk Před 25 dny

    😂😂😂 waar inoo soo caaliyaa chalnjigaa omaar koor u qaadaa tiktok inoo geeyaa waabaa xaarboo wlhi xasuus
    Yaa daawnyaa 1.8.2024😂😂😂

  • @savagexhunter917
    @savagexhunter917 Před 6 lety +1

    kk wanfilayay ina lagu soo dari soono warka

  • @mesutozil5649
    @mesutozil5649 Před 6 lety +21

    oomaar fnanakeena wa ku aaminsanhy hdanhy reer galkacyo

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 Před 4 měsíci

    2024 yaa dawanaya 😂

  • @SIMANADESHMEDIA666
    @SIMANADESHMEDIA666 Před 6 lety +5

    2 weeks aya millonior kunoqote sxb hhh

  • @caqiloshido3688
    @caqiloshido3688 Před 6 lety +2

    Ninkaan cadi mahan wlh

  • @xavilerozzjama1244
    @xavilerozzjama1244 Před 6 lety

    So cute song

  • @foosali8349
    @foosali8349 Před 6 lety +1

    Hhhh wariyaha laftigiisa xitaa inuu bar bar isu tuuro wax yar ugu dhiman hhhh lol ✌✌✌✌✌✌

  • @mmcnuur2678
    @mmcnuur2678 Před 6 lety +2

    Hctv shaqo la aan ka badatay

  • @jamaalhasan2892
    @jamaalhasan2892 Před 6 lety

    So smart

  • @sadaamsuldaanofficial372
    @sadaamsuldaanofficial372 Před 6 lety +1

    c/shakuur ku ma wanag San ino soo tabiyo waraka ee safiye ku soo baxaysay kkk ha xanaagin

  • @munaaydarus8756
    @munaaydarus8756 Před 6 lety

    Eesh calaa hees 😍😘😘

  • @carafaadaleeli5144
    @carafaadaleeli5144 Před 6 lety +3

    Hhhh oh mncha allaH

  • @sadiyamohamed2465
    @sadiyamohamed2465 Před 6 lety +1

    Anigu waa in aan cawa sameyaa si aan qarabadan oga hatin

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 Před 6 lety

    ma imika ayu idiin tuuray barbar mar hore ayu ii tuuray barbar aniga

  • @mukhtarabdi5304
    @mukhtarabdi5304 Před 6 lety +7

    Funny soomaali walaahi.

  • @omarmohamad3955
    @omarmohamad3955 Před 6 lety +1

    ahln wasahlan ya omaar fanaaan sobaxay igadheh

  • @farxiyoxajifarxiyo715
    @farxiyoxajifarxiyo715 Před 4 lety

    Ilaah hasoo hanuuniyo

  • @khaliilmuxamed
    @khaliilmuxamed Před 5 lety

    Omaar Inanka Majeerteenia

  • @aishaabdi5035
    @aishaabdi5035 Před 6 lety

    wow Aniga ayu hada u tray barbar hmm what it's song

  • @abdirahmanhassan9744
    @abdirahmanhassan9744 Před 6 lety

    Heesta weyshidhan tahay...... Hon Caple na weyshidhan tahay. Ficil celinteydha kafiirsadha halkan.. Rahmine Vlogs

  • @mustafahmed452
    @mustafahmed452 Před 6 lety

    Illaahay ha idin ha nuuniyo adiga iyo ku wa BAR BARKA isku tuuraaya

  • @faraxfaruuxa5256
    @faraxfaruuxa5256 Před 6 lety

    Barbar Caadi ma Ahan 😍😍

  • @somalimusicport
    @somalimusicport Před 6 lety +1

    heestan suugaanta carabta sida loo sameeyo ayay usamaysantahay iyana

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 Před 6 lety

    waar war kale ma weydeen
    camal yeesha zxp

  • @saafiqurux5784
    @saafiqurux5784 Před 6 lety

    Walaga yabn yhy somalia hadaba igu horeso hestan Hada ila mid thy like haila dhafin

  • @fofakadir8834
    @fofakadir8834 Před 6 lety +1

    Bil maahane waa 3week iska sax maclumadas brodah😁😁😁

    • @fofakadir8834
      @fofakadir8834 Před 6 lety

      News Hctv inay dhahan Ku dhawaad bil lakin bil inay dhahaan totally way ku khaldan yihin

    • @fofakadir8834
      @fofakadir8834 Před 6 lety

      News Hctv wayna ka yartahay month
      22 Jan bay bil noqonaysa😎😄

  • @sacdiyoabdi9357
    @sacdiyoabdi9357 Před 6 lety

    hhhh Allahu Akbar ila hctv baa barbar nopotay 😂😂 Oomar inolow wll😍

  • @abdoukaderhousseinabdi4065

    Oomar Bravo

  • @dahabizizy
    @dahabizizy Před 6 lety +2

    Dadka barbarka isu tuuraya ayan ka mid aha wna ku murkacdey 😏😏😏😏

    • @mumtazahmed6553
      @mumtazahmed6553 Před 6 lety +1

      Curadka mamo Malyuun hhhhh murkacasho aa aniba intan is dhahay bal istuur soo tan jabi garay iga ilaali ayeey iga mareysah hada hhhh

    • @dahabizizy
      @dahabizizy Před 6 lety

      Mumtaaz Ahmed 😂😂😂😂😂😂😂hdad nabad qabto hada wa alxmdlh

    • @mumtazahmed6553
      @mumtazahmed6553 Před 6 lety

      Curadka mamo Malyuun haa wlhi hadal maba jiro

    • @mumtazahmed6553
      @mumtazahmed6553 Před 6 lety

      Curadka mamo Malyuun lakiin waa laga qayliyaay heesti bar bar wayo macala mamoyinki ayaa is tuurayo agaah

    • @dahabizizy
      @dahabizizy Před 6 lety

      Mumtaaz Ahmed 😂😀😀😀😀😀😄

  • @salloahmed5975
    @salloahmed5975 Před 6 lety

    Horn cable ayaaba sii suuq geysay

  • @kafiadahir770
    @kafiadahir770 Před 6 lety

    alla dadki dhan ayad bar bar u turtay cumarow

  • @kaafuuyaxye5408
    @kaafuuyaxye5408 Před 6 lety

    Wow nice song

  • @muniirohusein1697
    @muniirohusein1697 Před 6 lety

    Wlhi waxa kadhacay barbar

  • @lifeissosimple4614
    @lifeissosimple4614 Před 6 lety

    Al ustaas oomaar

  • @nasirsancawi2416
    @nasirsancawi2416 Před 6 lety

    Ayuu ituray barbar, kkkkk waa fani walhi hetu istaylka xataa .

  • @am3nkaldar833
    @am3nkaldar833 Před 6 lety

    Cl shakuura dayaba maxamed top waraye sare

  • @AxmedSaalaxProduction
    @AxmedSaalaxProduction Před 6 lety

    hhhh Keeeew anaaba yaabay Ummadan Barbar ka loo wada tuuray hhhh Alle ha u sahlo

  • @xasanaadan7152
    @xasanaadan7152 Před 6 lety +1

    Ummad badan ayaad fasahaadiseen adiga iyo kii heestaba sameeyay aakhiradiina u tudha xisaab baa dambaysee

  • @hibojemis8038
    @hibojemis8038 Před 6 lety

    Viva oomar abtii mcn

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 Před 6 lety

    Heestan sanadka weeyi

  • @yahyemohamed12
    @yahyemohamed12 Před 6 lety +1

    Anagaba bar bar ayay noo tuur tuurtay😁😁😁😁😁

  • @nasibadansaleban2872
    @nasibadansaleban2872 Před 6 lety

    anigu waban dakhranahy hiitarka amaan madaxa ku dhuftay yaa ka masuula

  • @ahmetkariye1171
    @ahmetkariye1171 Před 6 lety

    AYUU AYUU II TUURAY BAR BAR 😂😂😂😂😂

  • @YARMUUKTV
    @YARMUUKTV Před 6 lety

    heesta qarniga somaliyeey Yarka uqira boyntiyadiisa

  • @saidadendaryeel9962
    @saidadendaryeel9962 Před 6 lety

    barbar sxp wad laheshay waaaaw waban kahelay

  • @Zimraan-caday
    @Zimraan-caday Před 6 lety

    hhhhhhhhhh wlhi Waa hees Aan caadi ahay Waa heestii igu qosolka badaneed cadaan iyo madowba ay LA dhaceen

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 Před 6 lety

    Habka casriga waxa laga keenay fanaaninta americanka sida crisbrown oo marka uu hees soo saaro inta aaney soo wada bixin ay taageerayashodu oo ku dheelaya heesta ugu soo diraan account yadooda isaguna dib usoo dhigaa page kiisa sidan oo kale waa hab cusub oo suuq loogu sameynaayo heesta waanan ku bogaadinaya

  • @abyaninanuur8253
    @abyaninanuur8253 Před 6 lety

    Tan hees ma kow dheh ana maba tageersanii

  • @abdifatahkhalifabdullahi5188

    Aneegu wuu ii tuuray lknse