Si uu uraaligaliyo xaaskisa ayuu tuuray hooyadii subxana allah waa dhacdo qariib ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka_kadhaca caalamka oo afsoomaali ah kadaawo halkan please don’t forget to subscribe my channel thanks

Komentáře • 67

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 Před rokem +6

    Meel waalid lagu xumeyay khayr maleh ilmo wanaagsana lagama helo wlhi😭😭

  • @hoodomohamett1749
    @hoodomohamett1749 Před rokem +5

    Hooyo caqli badan bay ahayd naagtaasina sodoh wanaagsan bay heshay lkn kamay faaidaysan waatii cagaha umaydhi lahayd sodohdeed waayo ninkeeda marka laga yimaado xataa caruurtii ayay lasoo korisay xagee laga helaa maanta sodoh saa uwanaagsan allow nooga dhig sodohday aamiin

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 Před rokem +3

    Mash Allah hooyo adag ogan leh ayay shaydan labadan doqona ifka Alle haku kadedo amiin tan uracii

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 Před rokem +4

    Mamada waa mama fariid ah wiilkedina naag xunaa gacanta ku dhigtay oo caqligii kaxaday mahad sanid sowda shekoyinkaga waan ka helay

  • @alidaud3907
    @alidaud3907 Před rokem +4

    SAWDA Muhammad walashey

  • @salaadoabdullahi7642
    @salaadoabdullahi7642 Před rokem +2

    Keep going baayo qaaliya

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 Před rokem +6

    Qisoo yinkaada ima dhaafan mahdsanid sida wanagsan aad noogu so gudbineyso

  • @ميمونه-ش1س
    @ميمونه-ش1س Před rokem +2

    Alle qalbigayda ha qaboojiyo hooyadaas

  • @maxamedshire761
    @maxamedshire761 Před rokem +3

    Maashaa Allaah, waa qiso aad u qurux badan, oo aad ku soo gudbisay codkaaga hallasiga ah. Alle ha ku dhowro. Mahadsanid

  • @nadiiraducale5848
    @nadiiraducale5848 Před rokem +3

    Wcs qali waa dhownahay shekadadana waa dhegaysanayna allah ha ku barakeyo

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 Před rokem

    Subxanal Allaah waba caasi walidin.

  • @camraomarsheikbilan438
    @camraomarsheikbilan438 Před rokem +1

    Wlhi qisooyinkaada waan jeclahy

  • @ahmedadan1884
    @ahmedadan1884 Před rokem +1

    SubxanallAh wlh wan ilmeyey , hoyoo mcn miyan nafkale kudorsan kara

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před rokem +1

    Mashaa Allah sawda waan ku salamay

  • @asliali6210
    @asliali6210 Před 26 dny

    Sheekooyinka so far intaan dawaday, tani waa hooyadii ugu adkayd oo dadkaa xunxun abaalkooda marsiisay

  • @ahmednuur3030
    @ahmednuur3030 Před rokem +3

    Toban like haday jiri lahaayeen waan saari lahaaa

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 Před 2 měsíci

    Si fican bey yeshay wlh m.a hoyo fcn bey aheyd

  • @hafsaomar9882
    @hafsaomar9882 Před rokem +1

    masha allah maamada go aan ayeey leedahy. runtii.

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 Před rokem +1

    Qisooyinkga love 💘 ❤ ku ahy mshallh

  • @suadhassan6195
    @suadhassan6195 Před rokem +1

    Bisinka allow hanaga dhigin kuwaso kale

  • @sacdiyaomar7613
    @sacdiyaomar7613 Před rokem +2

    Wcs Abaayo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před rokem +5

    Naagta maxume wiilkeedaa xun sababta wax waalaguugu dayaa hadaad ka yeesho hooyadaa tuur asagaa wax sika yihiin

  • @abdullahimataan7461
    @abdullahimataan7461 Před 2 měsíci

    Hooyo fariida bey ahayd wiilkuna khasiis buu aha

  • @hassanabdi4774
    @hassanabdi4774 Před rokem +1

    Waqisa wanagasan

  • @hufualihaewfhp5661
    @hufualihaewfhp5661 Před rokem +1

    Maashaa alaah beautiful waa qof nool

  • @Ascwrwb
    @Ascwrwb Před rokem +2

    Maasha alah alaha ku barakeeyo

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Před rokem

    رضا الله ورضا الوالدين 😭

  • @m.buraale3732
    @m.buraale3732 Před rokem

    Mahadsanid wll sawda
    Jzkalahu khyran 😢

  • @caashocabdulaahi3354
    @caashocabdulaahi3354 Před rokem +1

    Subxanallah ilhw ubadka no hagaji

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 Před rokem +1

    Mansja alsa horay usoc

  • @kanzaismail174
    @kanzaismail174 Před rokem +1

    Runtii wll qisoyin cajiba ayaad soo galisaa

  • @nastexonalka3617
    @nastexonalka3617 Před rokem +1

    Waa xanuunsan yihiin

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 Před rokem +3

    Sub xaan allaah wlhi waa xanuun ilaahow awlaada nohagaji 😭😭

  • @hyr6726
    @hyr6726 Před rokem +1

    Mash Allah keep going

  • @abdialinoor2371
    @abdialinoor2371 Před rokem

    MaashaAllah

  • @nuronuro4091
    @nuronuro4091 Před rokem +1

    Wcs abaayo xalay waa ku sugeene kawaran

  • @umusiham7291
    @umusiham7291 Před rokem +1

    Masha allaah wall

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Před rokem

    Wiilku waa baac subxanalaah

  • @kanzaismail174
    @kanzaismail174 Před rokem +1

    Walahi waa qiso xanun badan hoyo miyaa waxaa lo qudhaa

  • @QueenHanicali
    @QueenHanicali Před měsícem

    Soowdo abaayo isoowac

  • @mohamedgadafey127
    @mohamedgadafey127 Před rokem +1

    سبحان الله العظيم

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Před rokem

    WCS WALAL SOO DHAWOOW

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Před rokem +2

    Jazaakallah walaal. Sheekada marka aad bilaabayso horaanta hore raaci halka ay ka dhacaday iyo waqtiga aya dhacaday walaal. mahadsanid. Waalidka baari haloo noqdo.

  • @farahshire8275
    @farahshire8275 Před rokem

    Asc Waa qiso xanuun badan Ilahay ha hadeyo awlada muslimka Amiin Amiin

  • @munamaxamed9740
    @munamaxamed9740 Před rokem +1

    سبحان الله

  • @xuseenbaashe1141
    @xuseenbaashe1141 Před rokem

    Xagaa joogtaa

  • @farduusmacalin8641
    @farduusmacalin8641 Před rokem

    Baga walhi waa fariid islaantu

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 Před rokem

    Ninaan kuma dhalin ahaa sheekadaan

  • @camraomarsheikbilan438
    @camraomarsheikbilan438 Před rokem +1

    Subxanallah

  • @salaadoabdullahi7642
    @salaadoabdullahi7642 Před rokem +2

    Masha allh xbbti

  • @nastexa6091
    @nastexa6091 Před rokem +1

    Wcs m.a

  • @nastehanawal4083
    @nastehanawal4083 Před rokem

    Mashallah

  • @fadumodahir8574
    @fadumodahir8574 Před rokem +1

    Subxaanallah

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Před rokem

    Gawadha xuma

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před rokem +1

    Subhaanallah

  • @3aesha28
    @3aesha28 Před rokem +1

    😍😍😍😍😍😍🤱

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Před rokem +1

    nonseseseseses yarta khatriina faxiyeetofariidat yareeey filsaneeey sedexaad yareeey qiimobadan quruxdumar yaryar in aan lakoobi doonin nonol waxbadan. weldown. yarta yaryar soo dhawoow

  • @SahraCiire
    @SahraCiire Před 23 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Před 5 měsíci

    Abaayo anaa ka shaqeeya daarul Cajiska dadka wayeeladaa naxariis badan kuma heeystaan waa lagu baashaalaa😂 Marka waxaa Fiican qofkastaa inuu waalidkiis heeysto haduu waqti heeysto. Waxaanse u maleeynaa haduu Somalia 🇸🇴 laga furo in qof damboo waalid guriga ku heeysta la waayo dadka Soomaalidu sal fudeeyd ayeey qabaan😂

  • @fashionshow6420
    @fashionshow6420 Před rokem

    Hada waa la huursadaa sidii hore ma jirto tii la firo horay ka guursadaan

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Před rokem +1

    Subhaallah 💔💔🥲🥲🥲🥲

  • @xuseenbaashe1141
    @xuseenbaashe1141 Před rokem

    Asc

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Před rokem +1

    block.

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Před 4 měsíci

    Si fiican ayay yeeshey mamada