Si Rasmi Markii Ugu Horaysay Ayuu Si Cad Usheegay Abi Axmed Helitaanka bad ka hor 2030 .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • 2030 shacabkeenu wuxuu gaaraayaa 150 milyan macquulna ma ahan in aan bad la’aan ahaano :
    dalkeena waa sidii jasiirad ay biyo ku hareeraysan yihiin lkiin ooman : dhinac walba waxaa naga jiro bado laakiin bad la’aan ayaanahay .
    Hogaamiya yaasha wadamada Soomaaliya , jabuuti , Eretriya iyo itoobiya waxaa waajib ah ku ah in ay ka wada hadlaan ma ahan in aanan dagaalamin maanta ee in ayna caruurteena dagaalamin barri , hadii arrinka helitaanka itoobiya bad aanan la xalinin waxaa dhici doono dagaalo mustaqbalka waa in aan furnaa wada hadalka arrinka badaha . sida uu niil muhiimka ugu yahay masar ayay badda cas muhiim noogu tahay
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 847

  • @aisha_abdrhmn
    @aisha_abdrhmn Před 10 měsíci +26

    Wxaan aas aasi doona SYL 2AAD, 5ta soomaliyana waan isku keeni doonnaa INSHA ALLAH 😕

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 10 měsíci +148

    Aawey dadki jeclaa nebigena muhammed salahu calayhi wasalam❤❤❤

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially Před 10 měsíci +4

    Somaaliludu mid way ka midaysan yihiin in dhulkooda shisheeye qaato umma ogola dhamaan baraha bulshada waan u fiirsaday dhamaan way ka so wada hor jeesteen

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 Před 10 měsíci +1

      Indhahena oo shana ayay itoobiya qaadatay somali galbeed sido kalena Kenya aya qaadatay nfd maxaynu kuwas uga hadli waynay runta ah shacabku waa hurdan madaxduna waa wada xiniinyo salax oo waa wada dabadhilif ugu danbayn illahay aya inaga qaban sharkooda

  • @saciiddiini9960
    @saciiddiini9960 Před 10 měsíci +18

    inshaa alaah inta ay hada naga heestaan ethopia ayaan kasooceshan doona intee soomaali muslim ah ay noolyihiin ka yeelimayno gumaysi

  • @user-yr6qw9ks2b
    @user-yr6qw9ks2b Před 10 měsíci +112

    Africa kaa hurudoy❌️somalay hurudoy✔️

    • @user-cr3gr2ch1n
      @user-cr3gr2ch1n Před 10 měsíci +6

      Been maadan sheegin

    • @bashiircali5153
      @bashiircali5153 Před 10 měsíci

      😢😢😢😢

    • @yussufduale4142
      @yussufduale4142 Před 10 měsíci

      Afrikaan waxaay hudruday 55 ama 60 sano. Lakiin xiligaan Abey Axmed aad buu ugu saxan yahay!!! Wax Walba waa laga hesiiyaa sida dowladdaha aay ku hor maraan!

    • @amran3450
      @amran3450 Před 10 měsíci +3

      @@yussufduale4142ma badena aya laga wada hadlaa are you joking? Nabad meshas baa ugu danbeysa ayagana ma hurdi doonaan

    • @xanaanmohamoud752
      @xanaanmohamoud752 Před 10 měsíci

      @@yussufduale4142 ethopian afsomaliaga bartay bad tahy qof dhiig somaliyed ku jiro wxas kuma hadleen ethobiayads ogow in anaga dhul nagaga maqanyahy side ku hawaysteen inan bad siino

  • @AziyAhmed-sn1nz
    @AziyAhmed-sn1nz Před 10 měsíci +15

    Ilaahow madax weyna caadila nasii oo qabiil aqoon oo soomali mid ka dhiga🤲

  • @im8112
    @im8112 Před 10 měsíci +3

    Mahadsanid Ogaansho

  • @jaabirabdalla5838
    @jaabirabdalla5838 Před 10 měsíci +4

    Waa sheeko kale aniga wali aabe ma noqon balsa Insh allah waxaa bari doonaa awlaadeeda in itobiya eesan laheen bad misna dhul wayn ee soomliya leedahay xoog eey ku haysato ayada iyo kinya

  • @Raaginho
    @Raaginho Před 10 měsíci +20

    Qadiyadaan waan kaaga fadhiye macalin💯👍🏾
    Mahadsanid😊

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness Před 10 měsíci +51

    Somali intay reer reer isku dileyso baa dhulkeena la qabsanaya markas ban kuso bararugeyna wana mar aan waxba laga qaban karin ilahow qabyaaladda iyo qurunka naga saar iyada aduunka naga reebtay

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Před 10 měsíci +2

      Somali waa la qaybsabaya ilayn qabyaalad iyo fadhu ku dirir ayay ku juraane

    • @Haykal.fitness
      @Haykal.fitness Před 10 měsíci +1

      @@amalismail7772 aad io aad intan reer hebel kuhayno midoobi mayno ilahey hana mideeyo somali oo midowday waa muslimka dhan oo midobay

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Před 10 měsíci +68

    Inta isku mashqulsanen aya dadki ducufadii noso jeestay😢 somali hada nahay wa dhimanay😢

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 10 měsíci +30

    Way kuriyoonayaa inay helaan dekedaha soomaalia ilaahay ayaa naga kaaqaban inshaa Allah

    • @muusefeysal3713
      @muusefeysal3713 Před 10 měsíci +8

      Hadalkaagu wuxuu umuuqdaa qof isdhiibay waana mrka ay ugu dhowdahay inan guul dareysano
      Inuu sas uhadlana inaga ayuu naga arkay oo inshiis laga arkaa ushiis lagu tumaa
      Halka aan inagana inaga isku maqan nahay

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 Před 10 měsíci +1

      Riyo Maahee Awood ayeey u leeyihiin in ay kaa Xoogaan wax walba oo aad heesato waayo Dowlad Kama jirto Somalia Ogoow..thanks.

    • @khadiijacabdiraxman1308
      @khadiijacabdiraxman1308 Před 10 měsíci

      Ilaahay ayaa inagaga filan alxamdulilaah shukran

    • @laacibsoojabay2105
      @laacibsoojabay2105 Před 10 měsíci

      @@khadiijacabdiraxman1308alle uu nagaga filan yahay lknse alle kuma odhan seexo ee wax iska dhici ana waan ku gargaari ayuu alle dhahay

  • @Mulkimohamedmahdi
    @Mulkimohamedmahdi Před 10 měsíci +2

    Somali hdaa nhy dhan wlbo waaku guuldareysane alle dal qani ah ayuu ina siiye lknse sida nimcadas uga faideysn lahyn ayaaba ilowny oo tuugsi shisheeye ayaa ka doorsany bal fiiri abi ahmed sida uu mustaqbalka dalkiisa uga fekerayo halda anaga madax deena thy kuwo baahan dal io dadba wx ka galin abi ahmed dhul somaliyed soma habeysten hadaa mar hore adunka la jaanqaadi laheyn sida iskugu maqan nhy ayaa anagana naloogu maqanyhy alle ayaa inoo maqan hadaa somali hurudooy nhu😢thnka pro sida wcn aad inoogu so gudbisy waebixintan muhiinkq ah 🙏

  • @fatumaabdisalam1597
    @fatumaabdisalam1597 Před 10 měsíci +2

    Shukran ustaad cumar

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 10 měsíci

      Mahadsanid
      Bare
      (Afsoomaali)

  • @becolla10
    @becolla10 Před 10 měsíci +50

    لازم ندافع بلادنا ونقوي جهدنا فى الصومال من دون قبيلة لازم نتوحد ياشعب الصومال

    • @abeleli2651
      @abeleli2651 Před 10 měsíci +7

      Taas waxaanu kugaraynaa anagoo fahano inay danteenu kujirto soomaali nimo iyo sidi bulsho ufakarno.

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 Před 10 měsíci +4

      نعم والله كثرو الاعداء الصومال
      الله يدمرهم

    • @berribiyood20berribiyoo29
      @berribiyood20berribiyoo29 Před 10 měsíci +2

      Haa waan kuugu raacsanahay lkin side hadafka lagu gaaraa

    • @Abdullah-hh3pn
      @Abdullah-hh3pn Před 10 měsíci

      خلي ياخذ الصومال احسن إلى يومك هذا جالسين يقتلون بعض

    • @ibadomohamed
      @ibadomohamed Před 10 měsíci

      انتم اعداء بعض تأكلون بعضكم بعض
      هذه جزائكم

  • @awilabdalla5478
    @awilabdalla5478 Před 10 měsíci +5

    Omarow sxp Somali nool ma jirto oo fahmi karto waxa aad ka hadleeyso,.
    Dadka ayaga lugaha iyo gacmaha is haysto, Ethiopia uma jawaabta ku haboon masiin karaan, 😢

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 10 měsíci +31

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @Unknownjhggr5678
      @Unknownjhggr5678 Před 10 měsíci +5

      Adu waxan uun maad soo qori talent la imo😅

    • @howdoesitfeel4558
      @howdoesitfeel4558 Před 10 měsíci

      Noca loo qabsan doono batahay nacala wajigaga kuyaal meeshan hantidada inla qaato baa laga hadlayaa adna subscribe baad kahadlaysa caaq yaho axmaqa ah wallahi caadi baa kufeeri lahaa 😈😈😈ciil badana

  • @Ibnunucman
    @Ibnunucman Před 10 měsíci +5

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🍃

  • @mahdihoussein4168
    @mahdihoussein4168 Před 10 měsíci +18

    Asc Mu haawawiinayaa guul Falastiin iyo dhamaan somalidaa

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M Před 10 měsíci +4

      Falastiin ookale ayaa inagu soowajahan hadaanan isjirin

    • @salmohappy1198
      @salmohappy1198 Před 10 měsíci

      Itoobiya waa yuuhuda afrika hala ogaado dhulkeenii ayaa kumaqan mantana badii

  • @abdihirsi9997
    @abdihirsi9997 Před 10 měsíci +3

    Thank you for your curiosity, your clips represents a wake up call for all somalis.

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 10 měsíci

      Afsoomaaliga Ku Qor Faalladaada

  • @apdallaisxaaq
    @apdallaisxaaq Před 10 měsíci +51

    Coming soon 1 million❤❤😊

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Před 10 měsíci +4

    Niiiikaaan somalia usosocdaa❤❤ wall oganshow

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh Před 10 měsíci +7

    hadii la riyoonaayo waan la seexdaa laakiin soomaaliya weysoo jeedaa sxb

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 Před 10 měsíci +2

      Zxp madaxdeeni ayaba wada daba dhilif ah

    • @user-ib5yl6ej1x
      @user-ib5yl6ej1x Před 10 měsíci

      ​@@Hamsebaashe1Waxba nagama gelin hub suuqyado yaala waa soo iiibsaneynaa ragiina dagalka gala dumarkeena waxad cuntaan iyo waxad cabtaan gacantena 🎉

  • @sunaybduster7756
    @sunaybduster7756 Před 10 měsíci +29

    Inta CUMAR INSHAAR sawirkiisa ila aragtay...☝

    • @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq
      @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq Před 10 měsíci +4

      Intaa macduuca uu kahadlayo aad kafakari lahayd asaaba kumashquushay sidii inuuba ku qusayn mawduuca

  • @user-fl4fn8on6r
    @user-fl4fn8on6r Před 10 měsíci +1

    Asc soo soco siraadeey sidaad dooonta waad heliye abi axmed waad hurudaa dheh ee indhah kala fur

  • @qoranqaali7618
    @qoranqaali7618 Před 10 měsíci +3

    Umad sodon sano iyo ka badan ayadu and isku mashquushay oo cid walboo cadawgeeda dhagaysanasay intii la isku dirayayna la hormaray maxaa ka filaysaa
    Waxaan ahay qabyaalad kama shaqayno anagiibaa ismarinay intaan cidkalaba lagaarin
    Waxaan filayaa wakhtigaan ka gudbi lahayn baa lagaaray inshaa Allah
    Allaha noo dhawro Diinteena,Dadkeena iyo Dalkeenaba
    Aamiin

  • @user-yo8qj6mb6t
    @user-yo8qj6mb6t Před 10 měsíci +5

    Wlhi plhi inuusan Bad Kale Rabin Ee Somalia ayuu Rabaa inuu Xoog ugu qaato mana jirto maanta maalin Aan Ka jilic Sanahay in Wax Nagala Dhaco Somalia ilaahay ayaa u Maqan waayo Madax Deena maahan kuwo kala Jecel in wax nagala qaato iyo in kale kaliya jeeb kooda ayaa u Daran lkn insha allaha ithopiyaaay Dagaaal U soo Diyaaar Garooooow Xabash yahey Xabashtu Dhashay aduuungaba ithopia ayaaan U Nec Bahay

  • @LibanGashle
    @LibanGashle Před 10 měsíci +23

    Somali ilaahay ha mideeyo cidna kama adkaanayo

  • @Ravitmarco1
    @Ravitmarco1 Před 10 měsíci +3

    Qori Hadey Gaarto Aan qaadano dhalinyaro

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 Před 10 měsíci +2

    Wcs Cumar kun jeer baad mahadsantahay. kuwii diintooda iyo dadkooda iyo dalkooda wax tara Allah hakadhigo dadkayga. Dadaal wayn baa wadaa Allah hakulajiro.

  • @mustafNune
    @mustafNune Před 10 měsíci +3

    Nin wax badan og aya thy garadkaga allaha ku dayo

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před 10 měsíci +2

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Před 10 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad cumar ❤❤❤❤

  • @AbuuSaamiya
    @AbuuSaamiya Před 10 měsíci

    Ustaad Zakariye Ahmed Waa macalinka kaliye Aan Aadka ujeclahy waaye

  • @Sumaya-v5x
    @Sumaya-v5x Před 8 dny

    Ilaahay baa bada nasiiyey

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido Před 10 měsíci

    baryo matalo mesha xoog ayay Somalia kala dadsan ugu qaadan karta bada maxa💪🏻💪🏻👊🏻

  • @AbdirehmanHassen-vy7hc
    @AbdirehmanHassen-vy7hc Před 10 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad Omar inshar ❤

  • @timadhere3554
    @timadhere3554 Před 10 měsíci +21

    Ilaahey madaxweyne muwaadin dhaba ha ina siiyo 🤲🤲🤲

    • @mohedrashiidmohamed5720
      @mohedrashiidmohamed5720 Před 10 měsíci +3

      😂😂😂😂😂 oo waliba mareexaan eh ku dar😄😄
      Madxweyne wad heysataa calacalka jooji

    • @timadhere3554
      @timadhere3554 Před 10 měsíci +1

      @@mohedrashiidmohamed5720 indaad qabyaalad kudhagantahay waa lagukalagoostay

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 Před 10 měsíci +1

      Aamiin zxp

    • @ruunmoh
      @ruunmoh Před 10 měsíci

      ​@@mohedrashiidmohamed5720😂😂😂😂

    • @Camar-xk7jr
      @Camar-xk7jr Před 10 měsíci

      @@mohedrashiidmohamed5720 Haye waynu haysanaa lakin miyaynu haysanaa prisdent somalida isku keenaya

  • @Abdilahi0909
    @Abdilahi0909 Před 10 měsíci +14

    Insha allh guuul dagaalka waa inoo balan somaliyeey 😢

    • @Abdifatah5792
      @Abdifatah5792 Před 10 měsíci +2

      Dagaal diyaar ma'u nihin ethiopia awood ayey leedahy marka lala barbardhogo somalia

    • @RAAGE-rq1ke
      @RAAGE-rq1ke Před 10 měsíci

      ​@@Abdifatah5792adiga yaa kuugu yeeray dagaal meel iska fariiso candhayahay anagaa ladirirayna kana adkaanayna damaciisana been ka dhigeyna insha allah

    • @dermaano5959
      @dermaano5959 Před 10 měsíci

      awooda wala wasa dagaal aan isku diyaareno @@Abdifatah5792

    • @mohaakram2780
      @mohaakram2780 Před 10 měsíci

      Ethiopa waa mid halka Somaali qabil kasto iyo calan

    • @RAAGE-rq1ke
      @RAAGE-rq1ke Před 10 měsíci

      @@mohaakram2780 midnimadu wey fiican tahay laakii soomaali waligeed ma midoobin mar walba wey kala qeybsanayd hadana gumeysiga wey ladagaalamaysay marka dagaal wa lama huraan abiina somali galbeed ayaa laga faramaroojin doonaa insha allah xaqii baa yimid dulmiguna wuu baaba ayaa insha allah

  • @qeysmohamed4215
    @qeysmohamed4215 Před 10 měsíci +1

    Allah runta xanuun badnaa, madaxdeenana mooganaa

  • @ayubebashir
    @ayubebashir Před 10 měsíci +1

    Jazaakallah !! Omar inshar Hadalkaagu wlee iyo billeee adeer waa xadiith Intaas uu videogu socday second ka mid ah ima uusan dhaafin

  • @user-lu7zj1st6i
    @user-lu7zj1st6i Před 10 měsíci +1

    Ilaahay haynaga badbaadaan

  • @iimaanabdinorarab6266
    @iimaanabdinorarab6266 Před 10 měsíci +1

    Ninkan waa aqoonyahan sido kale waa nin mustaqalka dalkisa ka fikiraayo anaga madaxdena sidey u fikiriyaan marka aragto waxad isledahay indhaha ayeyba ka xiranyihiin,
    Anga rajadeyda ugu weyn waa dhalinyarada sooamaliyed ayagaa mustaqbalkoda go'aamin Kara wlh ineysan madaxda maanta jooga waxba noogu maqnayn
    Diin
    Dal
    Dad
    Waa beylah allaha na amaansado

  • @nurcade9109
    @nurcade9109 Před 10 měsíci +2

    Somalia igu soo orod ma ahan 1977 kii mid ka daran ku dhacayso wlhi, wey haysteen bad iyagaa iska siiyey ilitereeliya

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Před 10 měsíci

      Masine xoog ayay kugosatay Eritrea bada shan farod&calacal hhh 5 Millon o Eritreanka ah iguso orod mahan lkn somali 50% waba dabodhilif

  • @Aza_7
    @Aza_7 Před 10 měsíci +2

    Badd in uuhelo iska dhaafee Somali jigjiga iyo dhulkeyna kasoo ceshanenaa wlhi ❤ 1977 dib loo xasuusinaa

  • @Sir_cm
    @Sir_cm Před 10 měsíci +1

    Yacni ka somaali ahaan waxan dareemayaa inaynaan dowlad lahayn dowlad aan waxan ku tilmaamo garanwaayey hadalkan meel ku qor Ethiopia 🇪🇹 badda waxay ka heleysa somaalia madama ay tahay wadanka kaliya oo bilaa dowlada ah... dal u ah hooy musuqmaasuqa

  • @Waris668
    @Waris668 Před 10 měsíci

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun allaha unaxariisto hasoo hadeeyana kuwa lunsan

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Před 10 měsíci +1

    Bad alle masiiyo eeyaha musiibo haku dhacdee

  • @maxamedadan7062
    @maxamedadan7062 Před 10 měsíci +5

    Shekada Palestina ku dhacay oo kale raba in Somalia 🇸🇴 qarniga so socdo in uu Etiopien in u ka wada dhigo😢😢😢

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 10 měsíci

      Run, Hubaal
      (Afsoomaali)
      Falasdhiin
      Soomaaliya 🇸🇴
      ithiyoobiya

  • @abdirizakmohamedabdi8538
    @abdirizakmohamedabdi8538 Před 10 měsíci +3

    Abiy Ahmed iskama hadlin ogaada somaliyey
    Sida wada ognahay dekedaha somaliya inta bdn dowlada kle ayaa maal gashtay
    Maalin dhoweydna xasan sheeq maxamuud wuu Ka hadlay in hishiiskaas uu dhici karo
    Aqbala ama ha aqbalina Ethiopia deked wey helee waxaana gacanta Ka saari doono madaxweyne xasan sheeq maxamuud
    Inagana ilah baa inoo maqan

  • @abdoulkaderhassanhoussein2330
    @abdoulkaderhassanhoussein2330 Před 10 měsíci

    Ogaansho waan ku salaamay, waanad ku mahadsantahay tirtirsiintaada, ee ninkani waa nin riyoonaya maalin cad,balse riyadaasi ay dhaboobi karto hadii isdhigato ilduuf badan u helo,eebow naga badbaadi dibindaabyadooda,Amiin

  • @apdimahad6174
    @apdimahad6174 Před 10 měsíci +3

    Illahow muslimiinta Falastiin guuule

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad Před 10 měsíci +31

    Qariirad ahaan jeel baan kujirnaa buu yiri walahi waa hadal wayn somali mafahmin

    • @abeleli2651
      @abeleli2651 Před 10 měsíci +1

      Jeelka waa laga fakadaaye aanu fakano buu leeyahay.

    • @houseofhighlights1226
      @houseofhighlights1226 Před 10 měsíci +1

      @@abeleli2651😂😂😂mahe macnaha wayn waxa waye 15 million qabil isku haysta baa nahay asagana suu ufkirayo fiiri bal 😂

  • @mohamedadem4053
    @mohamedadem4053 Před 10 měsíci

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
    يا اخونا عمر انشار.
    Ethiopia iyo PM abiy ahmed waxaan leeyahay soo soco oo isku soo MAQIIQ dhulka somalia 🇸🇴 iyo dhulka somalida waxaa kaa raaci doonta mid kadaran wixii idinku dhacay 1977 miyaad ilowdeen.
    Somali waxba kama taqaanaan waleee maanta qabiilka iyo qabyaalada ayay arkayaaan nahaystee lkn waadku guban doontaa oo dhul hore ayaa nagaga maqan Ethiopia 🇪🇹 oo looyaqaaan SOMALI GALBEED.
    sooo soco abiy ahmed

  • @AtikaIsse-jv4kt
    @AtikaIsse-jv4kt Před 10 měsíci +7

    Somali dadka niiga lahaay walaaleheena xaaladooda falstiin waad argoosaan maan banaanbax suubino meelkasto somali ku nooshahay hore loo arak calanka sahayinada yuhuuda ku gubno like saar aan faanino free Palestine 🇵🇸

  • @xuseensheikhahmed6427
    @xuseensheikhahmed6427 Před 10 měsíci +1

    Wali Somalidii ma dhamaan hana xasuuso
    77 waxii ku dhacay maanta neh Wey soo jedaan dadii dalka lahaay si waliba oo aan u kala qou qobanahay waan o gahay somaliya in ey awood la heynin lknse Allah ayaa nagab istaagsan

  • @naasirbiixi9260
    @naasirbiixi9260 Před 10 měsíci +13

    Anigah waxan hubaa inaan somali haduu si kasta uliido inanu dakad intu qabsado nabad ku mamulayn guul anigu wan ku jihadaya hadii ay dhab noqoto

    • @Fathiimoha
      @Fathiimoha Před 10 měsíci +4

      Waar nio somalida waxaan ku jeclahay maaha sida carabta oo kale oo iyadu way is layn laakiin cadawga dibada waa u wada hal qof oo hadii etopia kacdo anigu waxaan is leeyahay qabiil dagaalan somalidu way iska dayn oo waxay u jeedsan xagaa iyo jihaadka dhabta ah somalina si kasta oo ay naftoodu khatar ugu jirto hadana khatartey ku dul ciyaaraan oo way mayal adag yihiin

    • @user-ib5yl6ej1x
      @user-ib5yl6ej1x Před 10 měsíci

      Dhimasho ka xignaa wlhi inan yeeleynin cadow bananka inoga yimaado

  • @mohamedupdy6315
    @mohamedupdy6315 Před 10 měsíci +17

    150 million oo qof geography ahaan wadan xabsi ah ma ahan karaan ayuu dhahay abiyi ahmed qabyaalad miyaan xalmoodnay soomaliyeey😢

    • @Mahad.1
      @Mahad.1 Před 10 měsíci +2

      KENYABA wa ka ceshany Ethiopiana waa ka cashaneena

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 10 měsíci

      Run, Hubaal
      Ciil, Yaqyaqsi
      (AFSOOMAALI)
      milyon
      Juquraafi Ahaan
      Abiy Axmad

    • @ciiltirainacileeye9844
      @ciiltirainacileeye9844 Před 10 měsíci

      Maanta malin ay Somalia ka jilicsan thy ma jirto

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 Před 10 měsíci +7

    Ma ka fikirta sida ay somalidu malinwalba isku dilaysoo iyo sida aw cadawgu ugu fikirayoo
    Somalidu ha is cafiso
    No1

  • @FarxiyoMohametaadan
    @FarxiyoMohametaadan Před 10 měsíci +7

    ALLAHU AKBAR

  • @miskicabdi3873
    @miskicabdi3873 Před 10 měsíci +2

    Inaad kasoo hadasho ayaan sugaaye mahadsanid masuul

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Před 10 měsíci

      Niiko wadaa😂😂😂

  • @timocadehshow2942
    @timocadehshow2942 Před 10 měsíci +4

    Waxan ogah oo nin itobiyan igu yidha tariikhadu marka ahad 2003 wuxuy ishagan distuurka itobiya inu ku yaalo qodobaya sheegaya labada kun iyo sodanka 2030 ina heli doonto bada been kuma dheegayo cumaroya ka waran manta way timaya ?❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ogaalmedia12
    @ogaalmedia12 Před 10 měsíci +2

    guul guul inshallah falastiin

  • @user-lw1bc1hy1z
    @user-lw1bc1hy1z Před 10 měsíci

    Masha alah WALAL cumar inshaar ishaa ka riday

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Před 10 měsíci

    Badda Zeylac Ayeey Xoog ku Qaadanayaan Awood iska Celin kartana ma Jirto waayo Dowlad kama jirto Somalia !!...thanks.

  • @mumtazziyad12
    @mumtazziyad12 Před 10 měsíci +1

    Wxa ugu murugo bdn dalkena burbursan Ethiopia na sanawatbdn bay dhisan thy

  • @ayuubidriis
    @ayuubidriis Před 10 měsíci +2

    Why always people they don't understand you, when you tell them the truth. at this time, people who are aware or tell the truth are rare.
    Masha'allah .( OMAR INSHAAR ) is the first
    Thank you for you always trying people the truth. I hope they understand you

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 10 měsíci

      Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 Před 10 měsíci +1

    1M coming soon

  • @axmeddeeqfaarax1122
    @axmeddeeqfaarax1122 Před 10 měsíci +3

    Kenya muxuu uga baqayaa Hal mar xitaa Kama uusan hadlin

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Před 10 měsíci

      Wayka fogthy bada kenya wna dal wayn kenya lkn somalia baylah waye

  • @65nuuryare
    @65nuuryare Před 10 měsíci +1

    Dadka bada ugu Dheer leh badankooda wahey jecel yihiin in ay ku noolaadaan Dibada ama wadamo kale wadankooda waa necen awal ayey tiro yeraayeen hadana is diloow ayey ku dareen oo wa is laayaan hadana tahriib aa loogu daray iyo Dibad joog marka badanaa iyo dhulkaasba wa baylo diyaar ah OO in ay ku Soo qulqulaan I dhawdahay 150 melyan ee Ilaah ha noo gargaaro fiiriya bes Boosaaso iyo hargeesi itoobiyanka ku nool sey uu badan yihiin

  • @MoOsman990
    @MoOsman990 Před 10 měsíci +33

    Tuugsiga Qiyaaliga ah waan dhageysan karnaa marwalbo🥴
    Laakiin waxa qalbiga i xanuunjinaayo ayaa ah in Somali maryooley ay qabyaalad darteed wax walba u sameyn karaan, xitaa dadnimadooda ay uga tanaasuli karaan💔

    • @1997f
      @1997f Před 10 měsíci +1

      Aad iyo aad

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 Před 10 měsíci

      Hada Qabiilada Samaroon baa heshiis la soo galay Ethopia oo ku yiri Bada Saylac qaata ISAAQ naga celiya

  • @techstudio9010
    @techstudio9010 Před 10 měsíci +1

    Soo soco dheh episode kii labaad baad daawan 2

  • @apdimahad6174
    @apdimahad6174 Před 10 měsíci +10

    Wan idin salamay dhamaantiin😊

    • @Alinuur1
      @Alinuur1 Před 10 měsíci

      Ani kma qaadin bweh😅

  • @abdirahmensancad5385
    @abdirahmensancad5385 Před 10 měsíci

    Somalia so ma wanagsana madaama an aqli suuban kuwada dhisan wayey dowlad awood badan somalia ah an an lawada bukno tafaraq qabyaalad oo an u dhisan weynay dowlad aragtideyda igu gaarka dalkeena somalia in aan la midobno dalka ethobia halkas waxa somali noqon lahayeen qoomiyad tuura heebta qabiil. Anago og dalka ethobia oo ay ku noolyohiin intaso qoomiyadood waxa noqon laheen qoomiyad ka mid ah nolol iyo horumar iyo cadaalad somali way heli lahayeen madaama aynu dad ku dhaarta muwaadinnimada aamisan hal wadan hal dowlad SOMALIYEEY. AYNU LA MIDOBNO DALKA ETHIOPIA. WA. GOOD
    OPPORTUNITY. OUR PEOPLE'S SOMALI ❤❤❤❤❤😂❤

  • @TheMrShibane
    @TheMrShibane Před 10 měsíci +2

    Adigaaba bad wayn heli doono haiska sugo inta somaliya qaarad noqoneyso 😅 anaga africa waanba ka go’aynaa saacaan laga bilaabo😎

  • @mohamuudabdinasir1125
    @mohamuudabdinasir1125 Před 10 měsíci +1

    Walahi baan ku dhaartee maa lintii uu ka dhabeeyo in uu bada somalia fara lagalo waxaa tir tiri doonaa magaca itoopiya
    I.a

  • @user-zn7ui9kf2r
    @user-zn7ui9kf2r Před 10 měsíci +5

    اللهم اكفنا شرهم 😢

  • @NadarDahir
    @NadarDahir Před 10 měsíci

    Marba nala dhahi doonaa Somali baa jiri jirtay inta somali ayada iacuneyso maalinba qabiil walba Calan uu sameyate kumanan dollar xaflad qabiil lagu dhigayo ayado dadkeenu ubaahanyahiiin Lacgtas bilashaka kubaxeyso
    Sandkan 2023 Somalida rajda kaqaby waa sii dhimtay Marka arky calamdan io qabyaladan sii faafeyso😢

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 Před 10 měsíci +2

    Soomaaliya biyo kaama hesho badeenana ma heleysaan yur baan ku niri ilaahey baa mahadleh bad iyo webi baan leenahay Alxamdulilaahi 🤲🤲🤲🤲❤

  • @user-qk2zo2kw2l
    @user-qk2zo2kw2l Před 9 měsíci

    Kolay abow arinkad kafikiraysa waa inaad bad hesho aniguna waxan kafikarayaa ma abiyaaan aduunka dhaafiya mise khanaasiirta falstiin olaliyay 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @ifrahmohamed7670
    @ifrahmohamed7670 Před 10 měsíci

    Masha alah aboowe fahamkaada io aqoontada rabi haku siyaadio wax badan baad ogtahay kana war hesaa ilheey haku xafido aad baan kuu tageraa codkaada dadka xiiso uqabo sugo shegida soo gudbinta warkaada ka mid ah ilheey Haku dhowro mhdsnid so gudbintaada shaqa ween baad noo hesaa halkaa ka wad

  • @Maan-Shiil
    @Maan-Shiil Před 10 měsíci +1

    Kaliya meel kamida oo dhul soomaaliyeed ah haduu aado, waa dagaalkii midayn lahaa ummadda soomaaliyeed dhammaanteed.
    Waan wada sugaynaa isku daygaas Ethiopia.

  • @saidhassan3498
    @saidhassan3498 Před 10 měsíci +2

    Xamashiduu meshay ishaa ku hayaan waa jabuti wlhii imikada iyay dadku 35% waa xamashii iyo oromo allahu mustacaan

    • @boqoradda1750
      @boqoradda1750 Před 10 měsíci

      Isku fikir ba nahay

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 Před 10 měsíci

      Somalia baa ka daran Djibouti dawlado Waawayn baa Saldhigyo ku leh oo looga baqayaa lkn Somalia 😢

    • @saidhassan3498
      @saidhassan3498 Před 10 měsíci

      @@abdalla9814 wax yaar hadaan xaqiqada dalacanoo kuwaan aad sheygaysid intaa ay tooda gadhayaan waad ku badbaadi karaysiin lkn maalin malmaha kamida oo waxaa jirii doonta sidii somalida galbeed loo siyay Éthiopia inaa jabutina loogudaroo wayoo waa gaaloo waxaan wax karajaynaynoo

  • @Dr_gacal
    @Dr_gacal Před 10 měsíci +3

    Ethiopia waa soo diyaar garoowday Soomaaliya yaa umaqan marka

  • @khadaribraahim3767
    @khadaribraahim3767 Před 10 měsíci +1

    Ethiopia Waa Israel's madaow somaliduma Waa falastiinta madaw 2030 free somalia ayaa ka dhuci doonta sanadkaa

  • @jibrilhanadi2336
    @jibrilhanadi2336 Před 10 měsíci +18

    Somalia tashada waa laga waayey lkn waa loo talina

  • @user-sg5nw6cm2h
    @user-sg5nw6cm2h Před 10 měsíci

    Hadan Somalia nahay waa inan isku Toshana an naa gacmaha is qabsana wayo anaga ayuu Nolan jeda ninkan abhi ahmadd wayo kliya baden Somalia aya damac kagalee marka madaxda Somalia waxan ushegaya iney shisheyo kal meysanin ay gacanta is qabsadan sidha hada konfur gabled oo kle Ethiopia ayeey kalmo weydista sidha Cidhankoda ay utawabaraan mrka aniga waxan dihi laha Somalia ayaga gaxanta is qabsada dad adag noqda Somalia hanolato guul iyo gesinimo ❤

  • @user-dl7ng4ym6y
    @user-dl7ng4ym6y Před 10 měsíci

    Muu ilway ina nahy somli
    ka fikir badn soo soco dhe

  • @Bilicdoog
    @Bilicdoog Před 10 měsíci +1

    Asagoo soo jeedo ayuu riyonayaa Abby ahmed xoog Eritrea ayuu wax ugu qaadi waye xooga kale uu rajeynayo aragaane

  • @MaxXas-kk6do
    @MaxXas-kk6do Před 10 měsíci

    WAALANAA !
    ABI AXMED ITOOBIUA NADEEDII ERETERIYAA XOOG UGA QAADATY..
    Hadaba wuxuu ku fikiray soda israaiil xoog wax KU qabso gaalana ha kuugu taaheerto

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 Před 10 měsíci +1

    Ilaahow Arag xumadaas ha i tusin anoo nool ka hor aa iska dhintaa
    Soomaaliya oo Gaza camal noqotay wllhi waa soo socotaa
    Ilaaheey ima tuso

  • @rahmaali5038
    @rahmaali5038 Před 10 měsíci +1

    Haqataan seylac

  • @user-rr2kq6yr8f
    @user-rr2kq6yr8f Před 10 měsíci

    Somalidu hadanay aduunka la tartamayn dee halamamulo anigu waan sodhawaynaya in Ethiopia mamusho dhaman somalida

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před 10 měsíci +1

    1.Soomaaliyeey in naanu Falasdhiin Oo Kale Noqono Ayaan Ka Baqaayaa.
    2.Talo: Waa inaanu isku Duubnaano, Hal Talis Yeeshano
    3.Tarankeena Waa inaanu Badinaa.

  • @hindamoha8357
    @hindamoha8357 Před 10 měsíci

    Xabashi kibray iga dheh

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 Před 10 měsíci

    Dadkena cidi kamaranayso markay midobaan. Hada intay leeyihiina waa in uu Allah siyay iyo Awowe yaasheen xiniyahooda kudhacsadeen. Somali haday cid ahayn dhulkaas iyo badahaas layeelateen hadana waydhac sankartaa hadii cidi soo damacdo. 💌

  • @secterofficial6001
    @secterofficial6001 Před 10 měsíci +2

    Asc, sxp qofka 2aad ayaan ahy oo like saray 🎉 hanbalyo

  • @user-mk4eh3yy6h
    @user-mk4eh3yy6h Před 10 měsíci +1

    Abiy axmed wuxu ogoday in somalidu eysan isjeclen ooay kala rafaruqen wayo somalidu weykala jeedan hadana ciidan inoo dhisan majiro wayo ciidamadi ladhisayay 4sanod shirqolba lagu laayay allow nabadbadi gumeysiba inaguso socda

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Před 10 měsíci

    Abii axmed waa nin dawakhsan alle ha inaga qabto sharkooda

  • @suldaanidiriismedia4068
    @suldaanidiriismedia4068 Před 10 měsíci

    Waa layaab in aan somali wali bararrugin