SUMAYA SUSU SU'AALIHII UGU ADKA || GUUR MA SOO MARTAY || WAA IMISA JIR|| WAX BADAN KA OGOW !!!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 409

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +164

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝🕋

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +95

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟
    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan

  • @shamsadii
    @shamsadii Před rokem +144

    Gabdh hadal yar oo xishood badan waa dahab, sumaya waa gabadh qiimo badan sida ka muuqata hadalkeeda❤

  • @mariaasad
    @mariaasad Před rokem +19

    Masha Allah waa gabar shakhsiyad adag oo waxbadan og sumaya Cadey qof caqli badan oo dhinacya badan wax kafiirisa iyadoo yar guurku waa masuuliyad markay tiri Baan aad ugu farxay wllshy ilahay haxifdiyo

  • @iqracadceed1568
    @iqracadceed1568 Před rokem +85

    صلي الله عليه وسلم waa jeclahay saliga nabiga csw csw ❤❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +61

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @manchesterunitedchannel7215

    Masha allah gawadhan aad iyo aad ayey u qurux badan tahay sida walaashayd amiira oo kale

  • @maryanabukarsaladsharaf679

    Sumayo iyo Fatma Wan jeclhy igu samalam from muqdisho🇸🇴🥰🥰🤭

  • @MHAJI100
    @MHAJI100 Před rokem +7

    Masha allah waxay u cod egtahay amira tan kale wali waa yar tahay guurka wax badan ka fiirso

  • @user-pt2cy8is5y
    @user-pt2cy8is5y Před rokem +11

    Mashaallah gabar aqlibadan Oo farid ah aya thy abyo sumayo Allaha kuxafido ❤❤❤xpptiii

  • @sucaadaxmed7879
    @sucaadaxmed7879 Před rokem +33

    Ilen fatma weyn sumayo ka yar wlhi lama moodo masha allah

    • @queentima6146
      @queentima6146 Před rokem +1

      Anigaba gbdh wlaashy ah iga yar wxaa la mooday iny iga wyn thy 😇😁

    • @amaanimoha8997
      @amaanimoha8997 Před rokem

      @@queentima6146😹😹kula mid mid iijookto marwalbi lil dhaha ada kawen

    • @ironlady8943
      @ironlady8943 Před rokem

      @@amaanimoha8997 bal sababta ii sheega walalayal anigu yaabaye anaa ka yar haddana Anay dadku i dhahaan wad ka wayntay 😂😂

    • @umulkheyra2089
      @umulkheyra2089 Před rokem

      @@ironlady8943 sababta waxey tahy cuntadaa badsatay hhhhh kaftan xoogaa wey kaa jabyartahy adaa kalafweyn saas waaye 😅😅😅😅🤣🤣🤣

    • @amaanimoha8997
      @amaanimoha8997 Před rokem +1

      @@ironlady8943😂😂😂😡😡😡😡dad ka waxba ka qaldna

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 Před rokem +28

    AdnaaY Cimraan kuso Samee ❤🥺

  • @safiyoqoorgaab8648
    @safiyoqoorgaab8648 Před rokem +9

    Msha allh faatna gaabey waa noo ganbatay allh idin dhooro dhamaantii 💝💝💝

  • @suhuracadey7567
    @suhuracadey7567 Před rokem +8

    Masha Allah alle haku xifdiyo abaayo sumayo caddey gabar degan baa thy

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 Před rokem +6

    Maansha alaah suusi wa qof diini ka muuqato ale hamigaaga haku rumeeyo waana kugu raac sanahay inaad qariso

  • @sacdajaamac2034
    @sacdajaamac2034 Před rokem +5

    Masha allh tabaraka raxman waxaan moodayay inay sumaya wayntahay

  • @wardabaawazir627
    @wardabaawazir627 Před rokem +15

    Part 3 amiira qurix plz

  • @hassanabdula
    @hassanabdula Před rokem +15

    Masha allaah gabadhan waa aqli badan tahay ❤❤ isku kal soontahay 🌹sumaayo abaheed inaa ka doonto wayen kkkkk

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před rokem +6

    Wcs hablahega quruxda badan masha allha tabarikllha wan idin salamey allha idin xafido allhuma aamina Yaa rabi hor usocdad my fimiliykeg aadka aan u jeclahay 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @sumayam.saciid5277
    @sumayam.saciid5277 Před rokem +5

    Sumayooyinka dhan waa quruxbadanyin dabeecad diin af gaabni mansha allah samiday Adna iishumi sumaya bilan

  • @fahmoabdiqadir3749
    @fahmoabdiqadir3749 Před rokem +27

    Masha allah keep going 🥰🥰

  • @fardowsaabdullahi4817
    @fardowsaabdullahi4817 Před rokem +38

    Scw scw scw scw scw ❤️❤️💕💓💕

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Před rokem +24

    Masha Allah❤️💕

  • @hafsamohamed1304
    @hafsamohamed1304 Před rokem +12

    Mansha Allah what a family 👍😘😘

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před rokem +11

    Manshalah 😍 susu iyo adna keep going 💪

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 Před rokem +8

    Mashaallh gabar xishod iyo diin ka muqada waye

  • @haniali9138
    @haniali9138 Před rokem +21

    Adna cimraan soosamey❤❤❤

  • @asliabdi8045
    @asliabdi8045 Před rokem +18

    Masha Allah 💖💖❤❤

  • @saalhkeey-bq6vz
    @saalhkeey-bq6vz Před rokem +2

    Masha allah sumayo caaqil waa gawar qurux badn ❤ m.a Allah haku dhooro ❤❤❤❤

  • @aasiyacabdicumar5766
    @aasiyacabdicumar5766 Před rokem +7

    Masha alaah ilaahay haidin xafido keep going abaayo mcn ♥️💕

  • @tasamazing6992
    @tasamazing6992 Před rokem +7

    somaliyee qofka haduu wyn yahay Alle ayaaba lagabaryaa cimridheer haduu qofka yaryahayne waacadi intuu alle ugu talokake gaarayaa ceeb mahan midikoodba.

  • @hhg7287
    @hhg7287 Před rokem +5

    Maa shaa allh amiira ey indhaha uugu ekthy sumeyo

  • @safiyahasen257
    @safiyahasen257 Před rokem +2

    Masha allah sumaaya ilaahey haku xifdiyo qali ❤❤❤❤

  • @user-gs5kl1lp9s
    @user-gs5kl1lp9s Před rokem +4

    Wowo Masha Alla😊😊😊adnah anig usooreeyo waankusalmy igaqad salanat

  • @hymanhyman7733
    @hymanhyman7733 Před rokem +15

    صلى الله عليه وسلم 💚💚💚

  • @safiyacabdi
    @safiyacabdi Před rokem +6

    Mnzhallah keep going my sister

  • @rav3525
    @rav3525 Před rokem +5

    Next Mohamed please 🙏 abayo

  • @faadumomuxudin23maxamed89

    Masha allah wlshey hormar wacn baayo ku rajeynayaa insha allah 🙏 💖

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 Před rokem +18

    Oo imka Adna ma inTuuu video socdaYba nacdaL baa Ku socotaY !!
    Dharka Ragga Hadad XidhatO nacdaL Baa kugu socoTa si kastOo aaad ugu quruxbadnatHy☹️

    • @umu.1234
      @umu.1234 Před rokem

      Waa sax Rasulka WA lacnadey nagti labiska raga xirato iyo raga dharka dumarka xirto

  • @ilhanmusefigow3513
    @ilhanmusefigow3513 Před rokem +11

    Part3 Amiira sooqabo plz mcny

  • @iftinmaxamad1610
    @iftinmaxamad1610 Před rokem +3

    Masha Alllah maxamed soo fadhiisii marka

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 Před rokem +2

    MASHA ALLAH. SHE IS SMART

    • @abdulkadiraliamin3658
      @abdulkadiraliamin3658 Před rokem +1

      Waa gawar yar. Aniga canada 🇨🇦 Ayaan jooga isoo dira adna. Qufta susuu layirah wakuheesta. Waa qaan gaar. Inta kadhiman baga ayaan ku huursana

  • @xamdiabdullahi9107
    @xamdiabdullahi9107 Před rokem +3

    Masha Allah

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 Před rokem +6

    Mansh allah abayo waxa baro nolashad dhiis kadib ukun ujeso nin iyo afarahas waxa tahay qof yara koow waxa baro insh allah good luck sister ❤

  • @nimcorayd4599
    @nimcorayd4599 Před rokem +2

    Masha allaah sumaya caday allaah ha ku ♥xifdiyo

  • @queensoomaali1713
    @queensoomaali1713 Před rokem +7

    Mnsha aallha tabaaraka raxmaaan 😍🤩 susuu

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Před rokem +30

    Masha allah

  • @daganahmed9260
    @daganahmed9260 Před rokem +7

    Amira wa baby ileen cimraan maka yartahay

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před rokem +2

    Masha allaa adna & sumaya waa idin salamayaa so dhawow xabiibti 👍🥰🥰🥰💖💖💖🌹

  • @amiraBintoahmed
    @amiraBintoahmed Před rokem +3

    M.a sumay qurux lee waye m.a.s.h 💖💖💖💋💋

  • @hodanaxmed8169
    @hodanaxmed8169 Před rokem +3

    MaashaAllaah tabaraka Allaah zumaya wa gabar aqlibadan

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy Před měsícem +1

    Ayy ani 6/6/2003 ban dhashe ani ❤

  • @xamdamahamud4174
    @xamdamahamud4174 Před rokem +21

    2003 hadaad dhalatay 20 aajirtaa wllshey tedakale isu magac nahay najma mahamoud mahamed waw barasho wanaagsan 🥰

    • @sakirepere8256
      @sakirepere8256 Před rokem +2

      2003 waa 19 jir waaye

    • @user-jn8lf8qd7g
      @user-jn8lf8qd7g Před rokem +2

      Wiilka kyarna intuuu jira gbdhan 21 kmayra xqiiiqdii wiilka 19 jir ah tkasiiwyna 24 kuqiyasa nooo isyrays 😂😂

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 Před rokem +1

      19 waaye 20 maha xataa hadey sanadka bilow giisa dhalatay hadeey dhamad kiisa dhalatayna hal sano uga dhiman

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 Před rokem +1

      @@user-jn8lf8qd7g ilmo yar yar waaye

    • @xamdamahamud4174
      @xamdamahamud4174 Před rokem

      @@sakirepere8256 haa saas waaye sister meelkale ayaan ka eegayay

  • @nadifoisse520
    @nadifoisse520 Před rokem +5

    Mash allha she’s beautiful

  • @misss3461
    @misss3461 Před 8 měsíci

    MashaAllah she’s a clever girl 👏🏾

  • @suusuabdulkadir4495
    @suusuabdulkadir4495 Před rokem +5

    wanii jecelahay wlhi family qurx bdn m.a😘😍

  • @ashanimo2584
    @ashanimo2584 Před rokem +8

    مشاءالله تبارك الله 🥰🥰🥰🥰

  • @AmiinG
    @AmiinG Před rokem +19

    M.a family aa is ka jeclahay allaha ni xafido aaqiro io aduun 🤍🤍🤍

  • @jfufuffifuufjf2287
    @jfufuffifuufjf2287 Před rokem +12

    Mashalh

  • @sahraxaaji5442
    @sahraxaaji5442 Před rokem +1

    Masha Allah sumayo ine wenthy ayaa u heysty wlhi m.a

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Před rokem +7

    Masha'allah

  • @bushrayelho32
    @bushrayelho32 Před rokem +8

    Amiira soo qawo😂❤❤

  • @daahirmuunin2893
    @daahirmuunin2893 Před rokem +6

    Maasha allaah

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před rokem +5

    Masha allah allah ku xifdiyo susu habo waa gabar aqli badan

  • @user-ll9pl3lh2l
    @user-ll9pl3lh2l Před rokem +2

    ماشاءالله تبارك الله سوسو❤️😍

  • @abyancabdi3756
    @abyancabdi3756 Před rokem +10

    m.a
    Scw scw scw🥰🥰🥰

  • @umuarwa9027
    @umuarwa9027 Před rokem +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن زوزو زوزووووووووو شكرا لنصيحتك

  • @ashanimo2584
    @ashanimo2584 Před rokem +2

    Mashallah keep going my sister ❤❤

  • @jawaahirhashi4384
    @jawaahirhashi4384 Před rokem +4

    Mashallah Hori usoco wall

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Před rokem +8

    Maasha allaha 🥰🥰👍

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Před rokem +2

    Part 3 amiira

  • @ruya3523
    @ruya3523 Před rokem

    Masha allaah part tareè

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r Před 6 měsíci

    Wow jah. Mashaallah. Susu Aniga. Caml waye Wlhi. ❤❤❤ Aniga. Mohamed isista walalyalow

  • @bachirinaali2945
    @bachirinaali2945 Před rokem +2

    Asc! Allah qaybka og e hadi ay macqul tahay o suumeyo diyaar u tahay labada qodob wa iga inshaallah ani sosyal media ma isticmaali , al muhim xidhidhkayga inyar uun hadad diyar u tahay iso jawab inshaallah, mhdsnd. asc ☺️

  • @IstaAbdi
    @IstaAbdi Před 15 dny

    Maash allaah❤😊

  • @nimcoaxmed4331
    @nimcoaxmed4331 Před rokem +5

    Zuuz wlhy iska ka jeclahay abayo

  • @soojeedow1502
    @soojeedow1502 Před rokem +1

    Masha allah wllshy

  • @anizamuuse1265
    @anizamuuse1265 Před rokem +2

    M.a suu waa gabar dagan fikireso rabi haku xifdiyo

  • @sumayoosmanchannel
    @sumayoosmanchannel Před 6 měsíci

    sumayoooyinkoo dhan ilaaah ha xifdiyo aamiiin❤😂🎉

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 Před rokem +2

    Mashaallah gabar wanagsan

  • @ruunishosman6453
    @ruunishosman6453 Před rokem +1

    M.a sumayo qurux allaha ku xifdiyo

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Před rokem

    Masha.allaah amiira dheer keep going wllshy mcn

  • @safiyoawoow7947
    @safiyoawoow7947 Před rokem +1

    Mansha Allah sumeya

  • @user-zt1ps6ws7c
    @user-zt1ps6ws7c Před 2 měsíci

    Masha a lalaha

  • @munamunaadan8179
    @munamunaadan8179 Před rokem +2

    Barasho wngsn susu ❤️👸🏼

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali Před rokem +1

    Adna ilaaheey kacabso waa xaaraam inaad dharka raga xirato rasuulka ayaana nacladay gabadha xirato dharka raga iyo wiilka xirto gabdha dharkeeda alah nahanuuniyo

  • @AnisoIbraahim-hh2jc
    @AnisoIbraahim-hh2jc Před 27 dny

    Masha allaha

  • @bbyamishbbyamish5102
    @bbyamishbbyamish5102 Před rokem

    M.a stay blessed siz

  • @xamdiali4488
    @xamdiali4488 Před rokem +4

    Mash aallh ♥️❤️

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Před rokem +1

    Mashallah horay usoc wll is ❤💚🙏

  • @caaliyacqadir6730
    @caaliyacqadir6730 Před rokem +1

    Maasha allh isha cadaw allh ka haayo

  • @rihamahmed8680
    @rihamahmed8680 Před rokem +1

    Qofka ugu horeyo ahay oo coment kabixiyo ahay😂🥳🇦🇷❤️

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před rokem +2

    cumamada raga maxa ku galiyay adnay dharka raga lama xidho e ha xidhan wll

  • @suxaashiy
    @suxaashiy Před rokem +2

    Isku magac xtaa isku aabo nahay sido kale 2003 baa dhashay wlh iiradiya gabdhan😭🫀🫶❤️

  • @farhiayousef273
    @farhiayousef273 Před rokem +1

    MashaAllah

  • @SuhuurSh.muxumed-mz3qo

    M.a sumayo allah hakusharfo

  • @budgirl2930
    @budgirl2930 Před 11 měsíci

    Clipyada sumaYo noso badi masha alah❤

  • @amalabdi25
    @amalabdi25 Před rokem +1

    M.a amira ino so qawo

  • @maryamaonline6869
    @maryamaonline6869 Před rokem +2

    Next please Mohammed

  • @faadumomaxamedcismaan8673

    Beentey waye yaah Ani xitaa ma jecli ano yar inaan gursado😍😍😂😂😂