VLOGII XAAFADA TABAKAAYO MADOW 2020

Sdílet
Vložit

Komentáře • 68

  • @liilivemedia1325
    @liilivemedia1325  Před 4 lety +6

    Xaafadee jeclaan leheed inaan vlog kasoo sameeyo fikradaada nala wadaag
    Booqo channel keega 2aad lii live official
    czcams.com/channels/wmfTHjzKO3VO26MMx4GpLw.html

  • @muhsinmohamed4373
    @muhsinmohamed4373 Před 4 lety +2

    Viva hir shabeele waa isleenay sxb inta reer hirshabeela ah like saara commentigaan

  • @nasser-1429
    @nasser-1429 Před 4 lety +2

    Wlhi wa xafadaydi Ex Taba kaayo madaw😘

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 Před 3 lety

    Mashallah dhalinyaro,aad baad udadalaaleysaan. Timaha lee waxyar iska hagaajiya. Isqurxiya aakiin, xoogahaa xaga dhaqanka.

  • @halimaomar5117
    @halimaomar5117 Před 4 lety

    mahadsanid brother codsigeyga wad iitexgilisay thanks adiga iyo atooraha

  • @mio629
    @mio629 Před 4 lety +1

    Maasha Allaah my city waan u xiisey 💖🥰

  • @nasser-1429
    @nasser-1429 Před 4 lety +2

    Sxb part 2 Nooso sameey Hotel 7star isgooska laamiga sxb🙏🏼

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 Před 2 lety

    Maansha alaah ilaahey hooyo ha idiin xafido kuwo badan oo kaleento waa sugeynaa

  • @farhiyomohamed3179
    @farhiyomohamed3179 Před 3 lety

    Masha allaah waaxaafadaan daganaa aadna wan ujeclahay suuqboocle buulada waamahadsan tihiinhabaryar idhahaad noonuuriseen

  • @abdinasir8971
    @abdinasir8971 Před 4 lety +1

    Keep going Awoowe

  • @abdikanimohamed8931
    @abdikanimohamed8931 Před 4 lety +2

    Keep going bro atorah sala sare bro

  • @calilove930
    @calilove930 Před 4 lety +1

    Saaxib noo soo duub Dagmoo yinka kale ee gobalka banaadir

  • @ilinteretube970
    @ilinteretube970 Před 4 lety +1

    atooraha iyo liilive xafda hoolwadaag iyo jidka 30 vlog maka soo samayn kartin?

  • @mohaabdirahman4765
    @mohaabdirahman4765 Před 4 lety

    Waa shidanthy xafadan

  • @abdulahijeylani9245
    @abdulahijeylani9245 Před 4 lety

    mahadsanidin dhalin yaaro atoraha ayaan teegeero u ahay horay u soco atore waxa tahay ilbax

  • @cumarahmed5098
    @cumarahmed5098 Před 4 lety +1

    Xaafada ceeldheere dharkeenley vlog noga soo duuba live iyo saxiibkiis

  • @marymoha8662
    @marymoha8662 Před 4 lety +1

    Masha Allah ❤❤👌

  • @abdikanimohamed8931
    @abdikanimohamed8931 Před 4 lety +1

    Masallah

  • @ilyaasfarah1266
    @ilyaasfarah1266 Před 4 lety +1

    LkNu xaaq hee sxb

  • @RashkacadeRashkacade
    @RashkacadeRashkacade Před 4 lety +2

    dhama yaasiin cartan soo duub

    • @mio629
      @mio629 Před 4 lety

      Dhama yasin carte scuul ma aheyn oo suuq boocle agagaarkiisa

  • @mahadoyuusuf1768
    @mahadoyuusuf1768 Před 4 lety +1

    Keep going lii live

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 Před 4 lety +1

    masha Allah

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 Před 3 lety

    Iskuulka Baarbe iyo Giire soo duuba.

  • @kabarotv8104
    @kabarotv8104 Před 4 lety

    LIII LIVE MEDIA THANK YOU GUYS WAA NAKALA BARTEEN XAMAR

  • @saidall9483
    @saidall9483 Před 2 lety

    Laami yaraha caratuurka xafadaha laamiyaraha soo duub

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 Před 4 lety

    Saxiib gurigeenaa u dhowdahay walakey ii soo duub waa ku tuugaa ka dhaqaaq tabakaayo madow u soco dhinaca macmacaanka intaa aadan gaarn ajibka batroolka jidka ka soo sokeeyo ee tagayalaayo suuq boocle jidkaa ii soo sawir gurigeena waa booska sadexaad dhinaca miidgya waa ku tuugaa 30 Sano ma Arag

  • @ilinteretube970
    @ilinteretube970 Před 4 lety

    atooraha xamar suuqa bakaaraha vlog maka soo samayn kartaa adiga iyo liibaan?

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 Před 4 lety +1

    HADALEE MAA ISBARANOOYSIIIN

  • @davidbrescot9080
    @davidbrescot9080 Před 4 lety

    Lii live hadane lo. Wasow maa gashay 😆

  • @abdinasir8971
    @abdinasir8971 Před 4 lety +1

    Xafada norway imoow awoowe

  • @ilinteretube970
    @ilinteretube970 Před 4 lety

    libaan sax hadalka waqooyi galbeed iyo kuunfurta no somalilan iyo somaliya sxb

  • @momoney00can
    @momoney00can Před 4 lety +1

    Suuq Iftiin (liif)

  • @sharifmaha3515
    @sharifmaha3515 Před 4 lety

    Lii live pro juunglale qaasatan afarta geed kasoo sameey vlog atooraha nin culus waaye

  • @abdelmaliksulaiman5375

    Runtii Dalkii Hooyo nabad bay noqotay M.a

  • @ilyaasfarah1266
    @ilyaasfarah1266 Před 4 lety

    Warta nabada rabaa watdheegleey gurigeeyga sxb

  • @abdulahijeylani9245
    @abdulahijeylani9245 Před 4 lety

    xaawo taako soo duub

  • @Fatush379
    @Fatush379 Před 4 lety

    Xaafadda via leberiya ee dhegmada waaberi

  • @abdikarimmohamedmohamoud9246

    Cadaan laxey hhhhhh waa daa'uud.

  • @luuleyluuley8542
    @luuleyluuley8542 Před 4 lety

    Sxp warshAda nacnaca wadada tos dhgxa Turkiga aadayso noo Soo duub

  • @lugubaxsimedia6948
    @lugubaxsimedia6948 Před 4 lety

    Xaafada abdiaziiz sxb plz

  • @naftauron7989
    @naftauron7989 Před 4 lety

    Boon dheere kasoo samee wllo

  • @Fatush379
    @Fatush379 Před 4 lety +1

    Wali waxaa dhiman xaafadda Nasteexo iyo mac macanka

    • @aadanali3920
      @aadanali3920 Před 4 lety

      Kkkk sxb ha ilaabin nuur aduunyo iyo saldhig galbeed toos ah

    • @mudahikosman4145
      @mudahikosman4145 Před 3 lety +1

      ali xaafadeyda anaa nuur aduunyo jiifo ❤💯💪

  • @camaad11xassn81
    @camaad11xassn81 Před 4 lety

    Wcs

  • @hsss698
    @hsss698 Před 4 lety

    Lii live you tube lakaa xiraaa jrrta ku dhasha was😂

    • @jamacmaxamed9351
      @jamacmaxamed9351 Před 4 lety

      Waxad thy garac wayn EEE umada daaaa Nacalaa wajiga xun kaaga yaale

  • @yasinosmanosman2875
    @yasinosmanosman2875 Před 4 lety +1

    SXB XAFADEY DII AA UDHAWADIHIIN NUUR ADUNYO INTAAN LAGARIN AA ADAGANAHAY XAUUS AIGILISEN SXB

  • @aminaabukaar6770
    @aminaabukaar6770 Před 4 lety

    😭😭😭😭😭👌👌🤲🤲🤲🌹🌹

  • @dfggccbnn4266
    @dfggccbnn4266 Před 4 lety

    Li live dadka asxabtaada ah oo maalin walbo comentiga kugu amaano waa inaad magac yadooda Soo xustaa waayo Malin walbo adiga oo magacyada asxaabta comentiga KU Soo qoro adiga sheegaa malugu arko fadlan dadka magacyaooda waa inaad mid mid u sheeg asxaabtada mahadsanid

  • @xasansiidi1169
    @xasansiidi1169 Před 4 lety

    War cunugan ha waalin
    Lii atore waxba kama oge

  • @abdikamilckyoung1154
    @abdikamilckyoung1154 Před 4 lety

    Suuqyare vlog kasoo sameey lol🤣

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 Před 3 lety

    Foolxumo waynaa meeshu

  • @abdulkadirahmed1546
    @abdulkadirahmed1546 Před 3 lety

    ISGOYSKA ISKUSOODUUB

    • @abdulkadirahmed1546
      @abdulkadirahmed1546 Před 3 lety

      Masjidka ISGOYSKA cabaar unit a Mahal ciyaalka I sky sooduub bar I