MIDIINA MACMACAANKA ILAA AJABKA WEEYN DEGMADA DHARKENLEY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 10. 2021

Komentáře • 93

  • @daadirmohamed6580
    @daadirmohamed6580 Před 2 lety +5

    Xaaji gabow waxuu gancsada weyn dawaqa mesha ku yaala asaga leh sas darteed xaaji gaawoo loogu bixiyay. Dagalka itobiyanka uqaxay madiino xasus kale Ajmal mahadsanid ♥️🤗

  • @HolaFarh
    @HolaFarh Před 2 lety +1

    MacMacaanka. Meesha. Ku soo Koray. Madiina. Photo. Milano. Photo Kazi. Bar. Waasuge. Waxaa Dhiganeyey. Dugsiga Hoose Dhexe. CALI. XUSEIN

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 Před 2 lety +1

    Mashaallah Jzka Sacdyo Muqdisho Allow Nbad waarta🙏🇸🇴

  • @luulhussein7939
    @luulhussein7939 Před 2 lety +1

    Maanshaa alah xaafadii aan ku kory ilaa hadane gurigeeii uu ku yaalo macmacanka

  • @dahirfarah5920
    @dahirfarah5920 Před 2 lety

    Dadmada wadajir waa meeshaan kusoo korey,waxaa iigu dambeysey wakhti hore,shaneemo wadajir,Suuqa weyn,Iskuul Sare wadajir,school Siyaad

  • @abdisalani8019
    @abdisalani8019 Před 2 lety

    Walaashay waxaa lagaa rabaa inaad noo soo duub tid xafad cusub oo Xoosh dhabarkeeda layiraahdo fooriyow

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Před 2 lety

    maansha alaah sister keep going dhulka hooyo wacanaa beautiful

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 Před 2 lety +1

    Wlaahi waxaa iigu dambeysay oo aan ka soo dhoofay madiina macmacaanka 23/8/1980 kii waxaan ka soo maqanahay ku dhawad afartan sano hadda laba xaafadood baa laga dhigay wadajir iyo dharkeynleey macmacaanka anigoo yar baan xasuustaa wey dhisantay waxaaxaan xasuustaa jidka labadiisa dhinac cariishyo ayay ahayeeen adeeero kun goor mahadsand ilaaahay haku xafido gurigii aan ku dhashay baad ag martay ajibka marka wax yar la dhaafo ee aad ka timaado macmacaanka jidka taga suuuq boocle halkaa kamarada iigu soo qabo aan xasuuus galee mahadsand

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 Před 2 lety

      Masha allah aad ayaa u xasuusataa madiina

    • @Daqare666
      @Daqare666 Před 10 měsíci

      1980 maa soo dhooftay mise waa ku dhalatey
      Anigu 1972 ayaa soo dagay madiino Guriga Abdi Ali faat iyo AUn Eedo Samawado

  • @iandi9995
    @iandi9995 Před 2 lety

    Google map Ina mugdishu usameyso waye damn I hope it's all right

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 Před 2 lety

    Masha Allah wlshey horey u soco

  • @osmanmohamed789
    @osmanmohamed789 Před 2 lety

    Adeer waad ku mahadsantahay muuqaalka mac macaanka waa meeshaan ku bar baaray meel kaliya oo aan gartana waan waayay, waayo waa sodon sano kahor.shukran.

    • @Daqare666
      @Daqare666 Před 10 měsíci

      Osman Maxamed Ninkaan cusman Suulweyne miyaa

  • @ahmedmustafa6256
    @ahmedmustafa6256 Před 2 lety

    Masha Allah horumar wacan ku rajeyna

  • @Daqare666
    @Daqare666 Před 10 měsíci

    Xaaji Gaaboow waxaa la dhihi jirey odey reer Baydhabo oo sacuudiga ka soo shaqaystay waxuu dhalay wiil la dhaho Abdiqadir Xaaji Gaaboow
    Xaaji Gaaboow waxuu daganaa Jiirada Goomiistaha Rainbow booska 10aad guriga reer Casharoow agtiisa
    1978 ayuuna soo dagey xaafada
    Dadkii bilaabey Xawilaadaha Sacuudiga laga soo dhiibo ayuu ahaa nin aamina wuu ahaaa
    Wixii intaas ka badana nala soo wadaags

  • @Salmaannoor704
    @Salmaannoor704 Před 2 lety

    Masha Allah amazing

  • @fadumaugaas5080
    @fadumaugaas5080 Před rokem

    mahadsanid cdy✌madino qurux m.a😍❤💃

  • @KhadarZabdow
    @KhadarZabdow Před 5 měsíci

    Masha Allah

  • @kamalali79
    @kamalali79 Před 2 lety

    Asc walaasheey sacdiya xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku dhowro aamin aamin aamin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad aamin aamin aamin walaasheey qaaliga ah

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 Před 2 lety

    Sacdiyo siman keep going sister 😘💚we love Mogadishu cadeey 🇸🇴💕❤️

  • @mohamedgabow1706
    @mohamedgabow1706 Před 2 lety +1

    Masha alah ilahey haku xafido insha alah

  • @haajihussein1097
    @haajihussein1097 Před 2 lety

    m.a sacdiyo mahadsnid abyo xafiduhu allaaah

  • @Daqare666
    @Daqare666 Před 10 měsíci

    Ajman wll mahadsanid
    Madiino Shidaalaha hadaan kaaga waramo 1976 ayaa la furey jidka Madiino waxuu ku ekaa Suuqa weyn kadibna waxaa la keeney
    Macmacaanka oo markaas maqaayadiii ugu horeysay ee bur iyo sambuus laga furey
    Waxaa ka soo horjeedey Maqaayadii Cantoob Waxaa ku yaalay Foto Milano kadibna waxaa laga Furey Foto Kazi oo uu kashaqayn jirey Jilaaga wayn AUN AJAX.
    Meesha SHidaalaha waxaa ku ooli jirtey Jerdiin qurux badan habeenkii nala iyo fiyoorauaal ka baxaan kuraasna taal waxna lagu aqristo layskuna shukaansado
    Dhinaca Macmacaanka waxaa ka xigey Ceel biyood
    Ceelka waxaa ka soo hor jeedey Lamadaanyo oo nin Bedel la yiraah ka shaqeyn jirey oo dharkuu dhaqo habeenkii kusoo labisan jirey oo mar la yiraah bedal socodka si kale u bedeli jirey
    Shidaalahs Dhabarkiisa waxaa ku yaal iskuul Dhame yasin Cartan iyo Suuq boocle
    Waxii aad Madiino ilaa Buulo xuubey ilaa Xoosh uga baahato ila soo xiriir

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 Před rokem

    🇸🇴🇺🇸 Thank you sister❤️😘

  • @yusufabdillebarodiintaada8498

    Ilaahay ha ku xifdiyo hor u soco

  • @ahmedabdullahi4983
    @ahmedabdullahi4983 Před 2 lety

    msha allh aadaad u mahadsanthy wlshey sacdiyo runtii 9 sano ka horaa iigu dambeysay xaafadeyda macmacaanka aragtideeda lkn ajabka wax badanaa iska badaly waa hore sidaasi uma hisneyn masha alh

  • @Aminamohamed1
    @Aminamohamed1 Před 2 lety

    Abaayo kun jeer Mahadsanid😍. Wlh Anigaba Xaafado bdn Ayaa Kanaalkaaga ku bartay!

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 Před 2 lety +1

    Masha Allah ❤💛💜💚

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 Před rokem

    Abyo adoo mahadsan xafadan aad kabilaweso hurmuud (shalemada) qiimeheda nososheg xbbti
    Filada dhisan meqa laiibiya lamigane ana ad uga fogeen
    Iganaralinoqo abyo

  • @maxamed2521
    @maxamed2521 Před 2 lety

    Macmacaanka waxa igu danbeesay 2008 April, waxan u maleeyna xiligaas dabaqa xaaji gaabow wuu cusbaa.
    Reer Madiino qaasatan reer macmacaanka iyo reer suuq yare waa idiin salaam.
    سلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @Daqare666
      @Daqare666 Před 10 měsíci

      Sxb yaa waaye adiga
      MAXAMED TUGAAR MIYAA

  • @rillialifamily6518
    @rillialifamily6518 Před 2 lety

    2008 igu danbaysay messha ALh

  • @idilhussein4549
    @idilhussein4549 Před 2 lety

    DHARKELEY WAA MAGAC HADA LOO BIXIYAY,DADAKA CUSUB 3 KENLEY WAA WAX CUSUB MAGALADAYDA WAY KU DHAALEEN,SIS AAD AYAAD U MAHAD SAN TAHAY JZKKHEYRN KEEP UP

    • @omarbrisbane2113
      @omarbrisbane2113 Před 2 lety

      DHARKEEYNLEEY WAXAA LOO BIXIYAY 1988 KII XILIGII SIYAAD BARE

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 Před 2 lety +2

    🙏Xaafada Dabakaayo madoow ss nooso duub plz dhowr marna waa soo codsaday xaafada dhexdeeda kaasugaa ss insha alaah🤲👍☑️

    • @Daqare666
      @Daqare666 Před 10 měsíci

      Muna yaa kuu dagan Tabakaayo madoow anaa joogee

  • @jihanajj3955
    @jihanajj3955 Před 2 lety

    Ma Sha Allah❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍💯💯💯

  • @eoarfs
    @eoarfs Před 2 lety

    Masha Allah 👍

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 Před 2 lety

    Woow amazing

  • @km300ge
    @km300ge Před 2 lety

    Mashaa allah

  • @naste1
    @naste1 Před 2 lety +1

    Www

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 Před 2 lety

    Mashallah

  • @awesabdi882
    @awesabdi882 Před 2 lety

    Masha allah

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Před 2 lety +2

    Jaceliyaa d.dharkenley waa xafada yaranteyda ilaa hada aan ku noolahay xasuuso Qurux badan ku soo qaatay yaranteyda xaaji gaboow macmacanka Dabakayo madow maxaa wax badan ku lugeyey

  • @cabdinaasiryuusufciise5901

    War xaafadeenii qaaliga aheyd iyo dukaankii caanka ahaa faaycali hadey nooshahay walaaley wareysi kasoo qaad intaas aanku hurdo iyo xasuus

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 Před 2 lety

    masha alh

  • @idilhussein4549
    @idilhussein4549 Před 2 lety +1

    Man'sha Allaha waye sis gurigeena hortiisa ayaad hor martay aad ayaan ugu farxay mahadsanid XOXO

    • @Daqare666
      @Daqare666 Před 10 měsíci

      Idil Xuseen Walaalay Abdisamed walaashii maa tahay

  • @muminikar5895
    @muminikar5895 Před 2 lety

    Good job

  • @idilhussein4549
    @idilhussein4549 Před 2 lety +1

    Asc wll macaan waad mahad San tahay mac macanka waa la yaqana ,Xaji gabow waa la g yaqana, Wadaji iyo Madiino,Xoosh, Suqa waan, Suuq yar,Suuq Bocle, Ajabkana dagalkii ayuu noqday WAXAA LA DHIHI JIRAY JARDIINKA WEEN EE MADIINA UU AHAA,HADA DHULKA DOWLADA AYAA LAHEED HADANA SHAQSI GOONI AYAA YESHAY SIS. INTA JOOGTANA WAA DAD SOO QAXAY

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 Před 2 lety

    Laamigu wuu Cusub yahay 2018 wuu Jajabnaa wada godad buu ahaa

    • @akh8501
      @akh8501 Před 2 lety

      Yaa dhisay, waa sidiisii

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 Před 2 lety

    Rer Madiina Asal Dabakaayo Madoow qof aan aqoon maleh waa qadiimi

  • @abdiaziizosman1490
    @abdiaziizosman1490 Před 2 lety

    Asc wll degmada waaberi xaafadaha nooduub plz ilah qeyr hakusiiye

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 Před 2 lety

    Daarasalaam ayaa ugu qurxoon xamar hada siday aniga ilatahay waana mahadsan tahay saad noola wadaagtay

  • @MK-ph4oc
    @MK-ph4oc Před 2 lety +1

    Meshan maxaa maray in badan 🤩🥰🖐

  • @sali3492
    @sali3492 Před 2 lety

    Allah naga dhulqaado dhibaatada

  • @ahmedhajisuleiman6433
    @ahmedhajisuleiman6433 Před 2 lety

    Aad baad umahadsantahay

  • @sadaqwadanioffchiyal8394

    Abayo sacdiyo jid cakaro maxa ugu lexan weysay wa codsi abayo masajidka xaji maxamad

  • @YA-xo7ru
    @YA-xo7ru Před 2 lety

    Jidkaan hadaa la dhisay

  • @cabdinaasiryuusufciise5901

    3osano ka hor yaa iigu dambeysay wadadu waa sideedii

  • @aliabdullahi4165
    @aliabdullahi4165 Před 2 lety +1

    Videoga marku marayo 3:54 wiillasha jidka gonayo gabadha see udardareen iyo sida eey ufiirisay ku qoslay🤣🤣🤣🤣waxwalan magaalo lagama waayo 🤣🤣🤣

  • @maxamedxasan6503
    @maxamedxasan6503 Před 2 lety

    Nasha alah

  • @amiirhanad4534
    @amiirhanad4534 Před 2 lety +1

    Wadajir ma ahan halkan aad tagtay waa Degmada Dharkiinleey

    • @osmanmohamed5945
      @osmanmohamed5945 Před 2 lety

      Wixii qolofeesto kadanbeeya waa wadajir

    • @Daqare666
      @Daqare666 Před 10 měsíci

      Sxb Wadajir iyo Dharkeenlay waa walaalo waxaana dhashay Madiino
      Kalamunda go.aan

    • @Daqare666
      @Daqare666 Před 10 měsíci

      Sxb Wadajir iyo Dharkeenlay waa walaalo Madiino ayaa dhashay Kalamunda goi karaan

  • @omancj5405
    @omancj5405 Před 2 lety

    Abyo mesha aad ku joojisay ka bilaaw muuqalka lawad wayo xfd aan ku dhashay ayaa rawa in aan arko PLZ 2007 aa igu dambeysay xiiso aan uqawa araktida xaladeyda aan kuso bar baray,,,,,,

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 Před 2 lety

    Biibatadii Faay cali aa naga iloowday

  • @sadaqwadanioffchiyal8394

    Ajabka waligisa la dhijiray

  • @sadaqwadanioffchiyal8394

    Saan oo aha lamiga mac macanka waligesa

    • @omancj5405
      @omancj5405 Před 2 lety

      saas ma aheyn bro aniga aa ku dhashay biyo deg ayee aheed kaso bilaaw toornada Adam eelay ila iyo dawaqa xaaji gaawow

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 Před 2 lety

    Aad ayaad u mahadsantahay Adeer Xaaji Gaabow waxaw ahaa Oday dukaan meesha ku lahaa kadibna Hottel ka dhistay isla meesha oo dhintay ahun Ajibkana weligiisuu ku yiillay Dowladdii dhexe ayaa meesha kasameysay waxaan shidaal ka qaadan jiray 80s marka ma aha meel cusub waddadaas meela caana ayey lahayd sida Macmacaanka Xaji Gaabow Agibka Tabakaayo Madow Nuur adduunyo saldhigga 5ta Biibito xoosh Beerta Xayawaanaadka lagu daawan jiray sida libaaxa waraabaha dawacada iyo xataa maroodiga iyo dhammaan Ugaarta waxaana ku wareegsanaa silig iyo ood ka sokeysa oo loosoo daawasha tegi jiray jimcayaasha meel cajiiba oo beer weyn ah ayey ahayd

    • @Daqare666
      @Daqare666 Před 10 měsíci

      Ajman wll mahadsanid
      Madiino Shidaalaha hadaan kaaga waramo 1976 ayaa la furey jidka Madiino waxuu ku ekaa Suuqa weyn kadibna waxaa la keeney
      Macmacaanka oo markaas maqaayadiii ugu horeysay ee bur iyo sambuus laga furey
      Waxaa ka soo horjeedey Maqaayadii Cantoob Waxaa ku yaalay Foto Milano kadibna waxaa laga Furey Foto Kazi oo uu kashaqayn jirey Jilaaga wayn AUN AJAX.
      Meesha SHidaalaha waxaa ku ooli jirtey Jerdiin qurux badan habeenkii nala iyo fiyoorauaal ka baxaan kuraasna taal waxna lagu aqristo layskuna shukaansado
      Dhinaca Macmacaanka waxaa ka xigey Ceel biyood
      Ceelka waxaa ka soo hor jeedey Lamadaanyo oo nin Bedel la yiraah ka shaqeyn jirey oo dharkuu dhaqo habeenkii kusoo labisan jirey oo mar la yiraah bedal socodka si kale u bedeli jirey
      Shidaalahs Dhabarkiisa waxaa ku yaal iskuul Dhame yasin Cartan iyo Suuq boocle
      Waxii aad Madiino ilaa Buulo xuubey ilaa Xoosh uga baahato ila soo xiriir

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 Před 2 lety

    Shaneema muqdisho waxaa ka billaabmaya Degmada dharkeynley ee sidaa ku qor cinwaanka Vlogga

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 Před 2 lety

      Waa runtaa in kastoo Dharkanley magac dagaaladii kadib la bixiyey uu yahay. Laakin dadkii hore madiina ama wadajir ee u kasaayaan

    • @abdikarimwaddani2068
      @abdikarimwaddani2068 Před 2 lety +2

      Shaarka tartiibtaa, Dharkeenley 80 tameeyaddii ayaa Dowladdii Maxammed Siyaad Barre magacawday! wax dagaaladdii labixiyey maleh. Madiina ayaa leysku dhihi jiray! Laakin markii lakala jaray Dharkeenley ayaa loo bixiyey. Sacdiya Xassan waa mahadsantay, walaashey Ciwaanka kunoqo! Xaaji Gaaboow waa isla Macmacaanka, Wuxuu ka dhisay Dabaq Macmacaanka saas aa loodhaahaa, Ajabkanna wiligiis ayuu ku yiilay.
      Mahadsanid.

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 Před 2 lety

      @@abdikarimwaddani2068 80kii Xamar waa joognay Degmadana hal degmo ayee eheed Wadajir ilaa xoosh ilaa booli qaran. Burburkii kadibaa laba degmo laga dhigay.

    • @abdikarimwaddani2068
      @abdikarimwaddani2068 Před 2 lety

      @@Shaarkeey100 Shaarka burburkii kadib Dowladdee Dharkeenley Degmo kadhigtay?.
      Ninweyn camal ayaad uhadley hadanne wax aan macquul aheeyn ayaad noosheegeey. Gobolka Weydii ama Degmada Dharkeenley laxiriir ee soo ogoow goorta Degmo laga dhigay, iyo micnaha Magaca Dharkeenley. Waxaan u maleynayaa tartanka Degmooyinka ee Ramadaanka ma dhageysan jirin.

    • @akh8501
      @akh8501 Před 2 lety

      @@abdikarimwaddani2068 magaca degmada waa WADAJIR, Madiino waa magac dadku bixiyeen. XOOSH KIBRAY BAA UGU DABEYSAY 1989 BAA IIGU DANBAYSAY ANIGA.. thanks

  • @ayanleawale4123
    @ayanleawale4123 Před 2 lety

    boor hindi, degmada warta nabada plz, masjid abdulahi cawreer

  • @kamalali79
    @kamalali79 Před 2 lety

    Asc walaasheey sacdiya xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku dhowro aamin aamin aamin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad aamin aamin aamin walaasheey qaaliga ah

  • @kamalali79
    @kamalali79 Před 2 lety

    Asc walaasheey sacdiya xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku dhowro aamin aamin aamin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad aamin aamin aamin walaasheey qaaliga ah