DHARKA SHEIN KA DALBADAY // TRY ON HAUL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 92

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 Před 10 měsíci +16

    Masha Allah midka kowaad waa qurux 10/10 Ani ahaan mida labaad 10/5 mid udanbeysay nah 10/9 madaama jeeb usoo sameyeen lee waaye Halka waxaa ugu jaray ❤sumaya abaayo waan ku jeclahay dar alle waayo gabadh Dagan oo daacad ah tahay m.a oo qalbi nadiif leh❤❤❤❤❤

  • @user-zf4yh6sp9m
    @user-zf4yh6sp9m Před 10 měsíci +7

    Maansha allah Dharka dhan waa qurrux adna waxad thy qof Qaab ku qurxan leh Keep goin wlllshay qlh waan ku taa geeraah❤☄

  • @user-kn4fn4gv2k
    @user-kn4fn4gv2k Před 10 měsíci +1

    Masha.aalah walashey macan waad ku qurxoon tahay dharkA ugu dambeyo baan ka helay intaan Waa kaftan adiga gabeey halaguu bixiyo bikoos waad gabaan tahay abayo noo soo badi BLS oo sariirta ubax gabeey gabeey. Gabeey ❤❤❤❤❤❤

  • @zakiiya-xc3xf
    @zakiiya-xc3xf Před 10 měsíci +1

    Wacalekum salam Ku sali nabiga salalahu calehi wasalama

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 Před 10 měsíci +4

    Sumayoy sakoyinka kalama dhacaan siiba mida labaad iyo sadaxad 10/10 lkn tan koowad 10/8 galofiskana warkisa maba jiro kalay iska arag waye teda kale unboxingka qataraa kitahay hadda kadib wankaa sugena😊

  • @user-zp7iv9ud1h
    @user-zp7iv9ud1h Před 10 měsíci +4

    Sakada buluga ah 10/10 labada taraxadoodba wykuso baxyaa🥰♥️

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 Před 10 měsíci +1

    3 mida canoleyda😂😂 ugu shidan masha allah wakuso baxdy❤❤

  • @user-bx7hr6zj9g
    @user-bx7hr6zj9g Před 9 měsíci

    Sumaya dooq ledahy m.a mid xun kuma jirto wlhi ❤

  • @hanaabashiir3205
    @hanaabashiir3205 Před 10 měsíci

    1 and 3 shidan abaayo number one top waaye I don’t know dooqaaga ma ahin lkn Cameria aad bee ugu soo bixi ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi2904 Před 10 měsíci +1

    Ma ujeedaa dhibkaa kamaro markaa dhahday liketa dhac kusiiyay sumaya qurux🥰🥰

  • @sucdicabdi7728
    @sucdicabdi7728 Před 10 měsíci +1

    Midka ugu dambeeyo ayaan ka helay ee ii keen quruxeey 10/10🥰🥰🙏🙏

  • @adoontiallen986
    @adoontiallen986 Před 10 měsíci +2

    Number 3 10/10 waaye qurux Masha

  • @suuualpiii5089
    @suuualpiii5089 Před 9 měsíci

    Masha allah sami qaabka shein wax logu dalbado video inaga sosamey plz😊

  • @caashoahmed425
    @caashoahmed425 Před 10 měsíci +1

    3qrx weye abaayo tan lbaad iyo tan kowad qrx❤

  • @boqorada886
    @boqorada886 Před 10 měsíci

    Wllhi masha allah qurux waaye ayaga dhan tan kowad 10/10 siin lahaa ani kan labaadna 10/6 kan saddexaadna 10/9 siin lahaa ani gacmahana 10/10 karfoonka klena noso dhig

  • @Ridwan-nr9bk
    @Ridwan-nr9bk Před 10 měsíci +1

    Sakada 1iyo 3qurux waaye❤❤

  • @Ridwan-nr9bk
    @Ridwan-nr9bk Před 10 měsíci +2

    Gacmaha 10/10❤❤❤

  • @user-tq3pt9gl2p
    @user-tq3pt9gl2p Před 10 měsíci

    Masha allah kanugdanbeeyo waxaa siilahaa 1000 iyo gacmahan waxaa siilaa 100 000

  • @user-et3nc7rd5s
    @user-et3nc7rd5s Před 10 měsíci +1

    Ihay ha ku xafido sxb❤❤

  • @user-tv3kw2pn2o
    @user-tv3kw2pn2o Před 9 měsíci

    1
    6/10
    2
    5/10
    3
    8/10

  • @user-bi7yf6dy5s
    @user-bi7yf6dy5s Před 10 měsíci +2

    1 iyo 3 qurux wye❤️

  • @MohamedAhmed-gv1gb
    @MohamedAhmed-gv1gb Před 9 měsíci

    Ninkaga awi

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash Před 10 měsíci

    Abyoy qolkaha ljusaska yaryar intee ka soo kadatay ama link iso dhig tack 🤩

  • @MalyuunAbdu
    @MalyuunAbdu Před 10 měsíci

    Mshallh dhamàntd waa qurx tan 1aad io3aad ilasii qurxon❤❤

  • @LittleStarsCare-oh4nn
    @LittleStarsCare-oh4nn Před 10 měsíci +3

    😂😂YOU ARE SO FUNY

  • @Fihiimafaarax-hr9qh
    @Fihiimafaarax-hr9qh Před 10 měsíci

    Manshallah sakada cagarka ad quruxbadan wallhi sumaya

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 Před 10 měsíci

    Masha Allah sumayo 3 way qurubadan yihiin 💞💝❤barafunada na nosogali fidyoow

  • @0_cupkissest
    @0_cupkissest Před 10 měsíci

    First one ito last waa qurux

  • @user-kk1ie5iu2k
    @user-kk1ie5iu2k Před 10 měsíci

    Kan sadaxad aaba shidan dooqayga waye wlhi Wana kunurosaa sister ❤

  • @user-ct2bt9ti6h
    @user-ct2bt9ti6h Před 10 měsíci

    😮 mid walba waxlee jasheeg ala sumayaaa 😢🎉❤

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi2904 Před 10 měsíci

    The blue one🥰

  • @SalmoMohamedwarsame
    @SalmoMohamedwarsame Před 10 měsíci

    Kan kowad 10/10000
    Kan labaad 10 / 7
    Kan sadaxad 10/ 9
    Gacmaha 1000❤

  • @janoh357
    @janoh357 Před 10 měsíci

    Ani ahaan kii kowad ilashidna inkastto kala dhicinn lkn wa kuso baxdayy❤😂

  • @qadro9751
    @qadro9751 Před 10 měsíci +1

    Kan labaad qurux waaye ❤

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Před 10 měsíci +1

    Sumayo qosolka iga dhameyze😂😂😂

  • @user-ml1qv7qc2g
    @user-ml1qv7qc2g Před 10 měsíci +1

    She is so cute

  • @hidaayohassan3797
    @hidaayohassan3797 Před 10 měsíci

    Sakada 11aad qatar m.a❤❤❤🎉🎉

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Před 10 měsíci +1

    Cay ma mudin qurx bdn ❤

  • @Hibaaqeyyy
    @Hibaaqeyyy Před 10 měsíci +1

    Caanoolayda y qurxan😂😂

  • @Shukrancali7746
    @Shukrancali7746 Před 10 měsíci +1

    Dumashigena aaway sumaya🤔

  • @KaafisoAbdi-pl4dm
    @KaafisoAbdi-pl4dm Před 10 měsíci

    Waaw qurux waa all

  • @barwaaqomuuse9443
    @barwaaqomuuse9443 Před 10 měsíci

    Kii dambaa qurux ah gaboy❤😂😂

  • @AfnaanIsmaciil
    @AfnaanIsmaciil Před 10 měsíci +1

    Second😅

  • @manalabshir4900
    @manalabshir4900 Před 10 měsíci

    9:55 quruxn❤😂

  • @maryancali9552
    @maryancali9552 Před 10 měsíci

    Nayaaa sumayoo😭😂

  • @sawdaabdisamed8593
    @sawdaabdisamed8593 Před 10 měsíci

    1 and 3 qurux

  • @Borzaaz
    @Borzaaz Před 10 měsíci +2

    Sakada blue 10/10

  • @nasranalka8989
    @nasranalka8989 Před 10 měsíci

    wllhi waiga qoslisay sumayooy markay alabtu kadatay😅😅😅😂

  • @safiyosaafi7829
    @safiyosaafi7829 Před 10 měsíci

    Wllhi waan ku guh qoslay😂😂😂😂😂

  • @ruweydaahmed6907
    @ruweydaahmed6907 Před 2 měsíci

    qofkii 58 qaato maxa dalbanaa M L iso sheega

  • @khadradahirali7759
    @khadradahirali7759 Před 10 měsíci

    Tan kowad 10/10
    2 10/7
    3 10/10

  • @user-ws8vt8xh4n
    @user-ws8vt8xh4n Před 10 měsíci

    Sumyay anaa u Horeeya plz reply noh😢❤

  • @MaryamCuud-hi9ku
    @MaryamCuud-hi9ku Před 10 měsíci

    Kan ugu horeyay belo waye

  • @user-iz1rc3op1e
    @user-iz1rc3op1e Před 10 měsíci

    Mida sadaxaad 😂😂 isodhib noh😂😂😂

  • @user-oe8pf9lz5k
    @user-oe8pf9lz5k Před 10 měsíci

    Routines

  • @tufahabdinour4907
    @tufahabdinour4907 Před 10 měsíci +1

    Sumayo plz shein se oga dalbaty dharka

  • @sacdiyoxasan6212
    @sacdiyoxasan6212 Před 10 měsíci

    Wllhi sumayo daacad uqoslay 😂😂😂

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd Před 10 měsíci

    Kan 1 Adan uga helay Ka 2. Badna Waa Qurux lkn Ka udan beeya kama helin😂

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 Před 10 měsíci +1

    Toobka buluga number one 10/9

  • @annnnihs1174
    @annnnihs1174 Před 10 měsíci

    Sidee loga dalbada shein dhrka😢

  • @MaariyoMaanka-hd5qp
    @MaariyoMaanka-hd5qp Před 10 měsíci

    Ma.

  • @nasraahmedaaden5656
    @nasraahmedaaden5656 Před 10 měsíci

    Zumayy❤

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q Před 10 měsíci

    Tobka buluka kuhesta 1010 asina kangale 10 3 gan udanbeyo 10 8

  • @XafsafaysalXafsa
    @XafsafaysalXafsa Před 10 měsíci

    Sheelada iyo toobabka isku ekaysii

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 Před 10 měsíci

    Aniga 3 wata 1wey qurxonthy ayada ne

  • @FarxiyoMadobeey-et4wm
    @FarxiyoMadobeey-et4wm Před 10 měsíci

    Sumayooy mida labad walagu jiraa😂😂😂

  • @user-vb5oz6id6d
    @user-vb5oz6id6d Před 10 měsíci

    ❤❤❤

  • @najmadagan3780
    @najmadagan3780 Před 10 měsíci

    Ka sadexda 10kiipa 10bn

  • @ikramindho370
    @ikramindho370 Před 10 měsíci

    Waxan cato badana

  • @user-xe2iq7ek8q
    @user-xe2iq7ek8q Před 10 měsíci

    Maxaa firineysaa manta dhan

  • @user-zp7iv9ud1h
    @user-zp7iv9ud1h Před 10 měsíci

    Wcs wr wb🥰

  • @SabrinaYousof-zv1sq
    @SabrinaYousof-zv1sq Před 10 měsíci

    😂gabey😂😂

  • @haawoabdisalan2720
    @haawoabdisalan2720 Před 10 měsíci

    wad iga qoslisay runtii🤣

  • @FadumoMuse-ut6mn
    @FadumoMuse-ut6mn Před 10 měsíci

    Ma Kow iyo tabankii habeenimaa

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Před 10 měsíci

    Sumayo saciid away abyo

  • @anishdadax4215
    @anishdadax4215 Před 10 měsíci +1

    Sakada udanbeysa ad cayeyso ana kaheleyba

  • @user-pp9ve3ps6k
    @user-pp9ve3ps6k Před 10 měsíci +1

    Sidee loga dalbadaa bal no sheeg adigo mahadsan

    • @annnnihs1174
      @annnnihs1174 Před 10 měsíci

      Haa 🥺 walhi 🥺 wa iska rabna😅

  • @AbdullahiFantastikc-sg2ey
    @AbdullahiFantastikc-sg2ey Před 10 měsíci

    ᴡʀ sᴀᴀᴀᴄɪᴅ ᴀᴀᴡɪ

  • @dhalculumo7607
    @dhalculumo7607 Před 10 měsíci

    SHEIN See wax loga dalbda 😊

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Před 10 měsíci

    😂😂😂😂

  • @user-qx7eb3ph3h
    @user-qx7eb3ph3h Před 10 měsíci

    😂😂

  • @user-xn4xr2vd9n
    @user-xn4xr2vd9n Před 9 měsíci

    0:37 0:39

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman6643 Před 10 měsíci

    Sizeke ayad dalbata

  • @NashaadXuseen-gu4wv
    @NashaadXuseen-gu4wv Před 10 měsíci

    Sumayo sacid away ayantan ma.arakne

  • @amaanbadan571
    @amaanbadan571 Před 10 měsíci

    Sakda u dambeso kuso baxdey

  • @salmamohamed6840
    @salmamohamed6840 Před 10 měsíci

    Ani xabbi ma maqlay mis dhagaheyga wye

  • @quenziman79
    @quenziman79 Před 10 měsíci

    𝘒𝘦𝘦𝘱. 𝘎𝘰𝘪𝘯𝘨 𝘸𝘭𝘴𝘩𝘺 𝘮𝘤𝘯😢❤❤❤

  • @kingzakaria7360
    @kingzakaria7360 Před 10 měsíci

    Sakada garba go anta qurux badan anidana ankahelay❤💋🙈