Part 15: Heshiiskii ILIG DALDALA | Maxaa Kala Qabsaday Sayidka Iyo Ergaygii Italy Ee Pestalozza

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • #Daraawiish_Taxane #Qaamuus
    Part 15: Heshiiskii ILIG DALDALA | Maxaa Kala Qabsaday Sayidka Iyo Ergaygii Italy Ee Pestalozza

Komentáře • 11

  • @xogtabaddaha9663
    @xogtabaddaha9663 Před 2 lety +4

    Xirsi Afdiir oo habar jeclo biciide buu ahaa

  • @abwaandhoore2700
    @abwaandhoore2700 Před 2 lety +4

    Mudane wariye ma ii sheegikartaa maadaaba darawish xabashidu col ahaayeen jabkii darawiisheed sayidka sidee ugu surto gashay iimeey in uu dago

    • @abdif1256
      @abdif1256 Před 2 lety +1

      Asc walaal waagaas gumaysiga xabashidu dhulka soomaali galbeed iskuma wada ballaarin oo xataa 1943dii jigjiga waxaa laga aasaasay xisbigii syl.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Před 2 lety

      #Abwaan_Dhoore walaal wakhtigaa xabashidu dhinacan deegaankeena ee Soomaali Galbeed aad nufuud badan uguma ay lahayn illaa laga soo gaadhayay wixii ka dambeeyey 1950 kii.

  • @mohamudhassan5878
    @mohamudhassan5878 Před 2 lety +2

    Darawish raagi ingiriska jawiye

  • @simbapersent2007
    @simbapersent2007 Před 2 lety +1

    Iligu muxuu ahaana

  • @kifax1433
    @kifax1433 Před rokem

    SAWIRKAN MA AH MID LALA MAXAMED CABDULE IYO TALYANIGA WAA SAwirki..marki Tayaniga Xurnimada warejinayay sawirada haka Been shegina

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před rokem

    Sayyid halyeeey

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 Před 2 lety

    Walee Adi waa inee dowlada kaa faa iideesataa

  • @maxamuudcabdilaahi9442

    Waad qaladday qabiilka uu isaaq ka ahaa xirsi Afdiir oo aad aadan madoobe ku sheegteen laakiin aan idin saxo ee xirsi Afdiir waa habar jeclo biciide Bah sanbuur markaa saaxiib iska saxa haddii aw jaamac sidaa u qoray waa taariikh qaladan ee haddii aad adigu sidan u qortay dib u sixid sameeya