Video není dostupné.
Omlouváme se.

Abay Muniro oo Afka Furatay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 11. 2022

Komentáře • 178

  • @muniraahmed715
    @muniraahmed715 Před rokem +43

    Abaayoy hooyadeey oo kugu xirnaan jirtay oon chenelkaaga iyada ka bartay ayaa naga dhimatay ee usoo duceeya inuu Alle qabyiga u waasiciyo

    • @ummumanaal2505
      @ummumanaal2505 Před rokem +3

      Asc abayo allah ha u naxariisto hooyo qabriga ha u wasicio

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před rokem +2

      Ax wll ilaahay ha unaxariisto hooyo koley muniira ay ka qiiroon doonta qoraalka way jeceshahay asxaabteeda wayna u soo ducayn doonta waliba si niyad ah way qalbi jilcan tahay muniira 😭😭

    • @nimcoahmedmohamed9511
      @nimcoahmedmohamed9511 Před rokem +2

      Alle ha u naxariisto hooyo qabrigana ha u waasiciyo allaahuma aamiin yaa allaah

    • @deeqamohamed675
      @deeqamohamed675 Před rokem +1

      Allah haw u naxaristo mamoda

    • @najmanujuumchannel8966
      @najmanujuumchannel8966 Před rokem +1

      Alle ha unaxaristo abayo adinkana qalbiga alle haidin qaboojiyo

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 Před rokem +4

    Asckm eebow nabad iyo naxariis badan dalka iyo dadka somaliyeed Eebow nasii yaarabi aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @khaaliali1290
    @khaaliali1290 Před rokem +1

    Allah ha ku caafiye abaayo waa iga qoslisey mash Allah

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 Před rokem +5

    😂😂😂😂😂armuniiraa xaa dhacay ayaa is dhahay ❤️❤️🥰🥰🙏🙏🙏alle haku caafiyo xabiibti

  • @iftinmaxamuud1389
    @iftinmaxamuud1389 Před rokem

    Mansh allh abyo inaad qof fiicn tahay way kaamuqataa alle haku xifdiyo byo♤♤

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 Před rokem

    Maashaa Allaah tabaarakallaah abaayo muniiro Illaaheey ha ku caafiyo caafimaad sareecan eh Allaahuma aamiin

  • @maxedabshirxiis6155
    @maxedabshirxiis6155 Před rokem +1

    Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin

  • @maryanhassan6450
    @maryanhassan6450 Před rokem

    amiin amiin amiin amiin amiin amiin Abayo Maasha allah🤲🤲🤲

  • @khadraomer6956
    @khadraomer6956 Před rokem

    Muniira maanta maxaa qaaday baan is iri naagihii rer CZcams way waasheen e wareer hanagu bilaabin xabiibti ilaah adiga iyo rerka hadiin hafido❤

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Před rokem

    Masha Allah tabaarakallah xbbti muniira

  • @nimcoahmedmohamed9511

    Waan naxay muniira waligeed cid may islaynine see camal maanta muniira abaayo kor insha allaah wax ku dhiba alle kuma tuso

  • @qadrocadey4326
    @qadrocadey4326 Před rokem

    Masha Allah abaayo Allah hakusiyadiyo caafimadka

  • @nuuroxasan5865
    @nuuroxasan5865 Před rokem

    Waaba yabey beeeh yaa soo galey is dhhy munira waxaa thy qof fcn lkn fartuun happy wax jiro mhn caleenta ey soo dhigtey inaa gataa rabey Mel kasto kawac fariin dir hashegin in wax laga faaido marabo dadka caanka bisee wax kagadataa waaba is dayey adaa ka fcn wixii lagu soo weydiiyo Haa ama mya lagaa helaa lkn iyda Snapchat tixaa waa kla hdley adi nosoo dhig wax leysku caateyo dadka xamr jogo sey ugu faaideystaan tnx munira

  • @hyr6726
    @hyr6726 Před rokem +1

    Mash Allah

  • @ubahbarre3078
    @ubahbarre3078 Před rokem

    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 Před rokem

    Masha.allaah.illaahay.caafimaadka.hakuu.siyaadiyo

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před rokem

    Wcs abayo munira alxdullha allha cafimad tam ah haku siiyo allhuma aamina abayo sidokale anigan alxdullha 🤲🤲🤲

  • @fahmohasan2198
    @fahmohasan2198 Před rokem

    Aaaaamin yarabi caafimad taam nasiiyo aaaaamin abaayo muniro

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 Před rokem

    Walaalayaaloow dhamaan usoo duceeya gabadh magaaladeeyda dagan oo aad u xanuunsan in Illaaheey uu ka dul qaado waa hooyo caruur yar yar heeysata

  • @ubaxcumar6419
    @ubaxcumar6419 Před rokem

    wcs abaayo. mcn wllhi waanba yaabay maxaa jira ayaa isdhahy allha ku caafiyo danbi dhaaf allha kaa dhigo

  • @caaliya-su6hf
    @caaliya-su6hf Před rokem

    Abaayo xagee kala soo xiriiraa waan kurabaaye

  • @ramlaali8789
    @ramlaali8789 Před rokem

    Walhi waan yabaybo waxan laha abayo munro dhagta Dan dansaty wayo

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 Před rokem +1

    Masha allah abaayo horiiusoco 🥰👍👍👍

  • @muniiramuhamed1855
    @muniiramuhamed1855 Před rokem

    M, a abyo alh kusiyadi cfmatka jazklah qeer

  • @queensaafi
    @queensaafi Před rokem

    Mashaa alllah Aamiin alllah ku caafiyo abayo

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před rokem

    Wcs abaayo muniiro quruxey 🥰🥰💖💖

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 Před rokem

    Mashaa allah

  • @sacdiohaajiahmed9993
    @sacdiohaajiahmed9993 Před rokem

    Bishmillah mamii see cml hee yaheysto isdhahay abayo muniiro waba qof fican oo dagane mexey garaban aya isdhahayay mamii sidan kuu jeclahay allha kuu jwclado wallhi marwalbo hadu talefankeyga lacagta ga od qof talefakiisa kafirsada sepescrapkana wan kaga soo saraa🙏🏾❤❣👸

  • @halimaadow3466
    @halimaadow3466 Před rokem

    Amiiin amiin amiiin

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem

    Abaayo Habixin Dumarkaan Looyaabanyahey Subxaanalaah HorecUsoco

  • @maryamsheekhaadan5360
    @maryamsheekhaadan5360 Před rokem +1

    ar muniiro cadey wanku salaamey adiga waa iga nahisey walaahi

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Před rokem +1

    Maasha allaha ❤❤👍

  • @labeenchannel5221
    @labeenchannel5221 Před rokem

    Masha allah xbbti allah hakusiyadiyo caafimadka ❤❤❤❤

  • @umunashaad5341
    @umunashaad5341 Před rokem

    Abayo muniro

  • @halimaabdi270
    @halimaabdi270 Před rokem

    Sxb tv darbiga qofkii ku sameye ma nala wadaaktid

  • @sucdicadey1788
    @sucdicadey1788 Před rokem +1

    Muniira adi masan nogaloyo 😘😍😍😅😅

  • @maidaqurux8371
    @maidaqurux8371 Před rokem

    Masha allhaa

  • @aqsafoodreviewchannel57

    mashaAllah

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 Před rokem +1

    Yaaka cadhaysiiyay saka abay muniiro

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Před rokem

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤ حبيبتي

  • @ramlaruuxi6238
    @ramlaruuxi6238 Před rokem

    WA fuury wllh sxbey hergabkan u ula badsaty miya mcnt aniga SaaS oo galy hada walc igu hely qunfac igu daran allh Naga wada qaado xanunka mcnt

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 Před rokem

    Waano argan anagoo somaliya

  • @fartunali1083
    @fartunali1083 Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 Před rokem

    Wcs m.a ilaaheey hakucaafiyo

  • @soyaa0472
    @soyaa0472 Před rokem

    Walaale waaba yaa banaa muniiro dagaal ku jirto waa iikoow😂😂

  • @najahomar2597
    @najahomar2597 Před rokem

    Du bist gute Mutter sauber stark 💪 weiter weiter

  • @fahmohasan2198
    @fahmohasan2198 Před rokem +1

    Iiduceyaa abaayo xaamila ahay muniiro adigan caafimad taam kusiiyo

  • @qadrodahirahmed3709
    @qadrodahirahmed3709 Před rokem

    muniiro ugunta xulbada malugu cadaanaaa plz iisheeg

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Před rokem

  • @umumaahiribrahim7073
    @umumaahiribrahim7073 Před rokem

    Muniiro aaad ayaan kutaaageeraa

  • @bilkheyrshome9375
    @bilkheyrshome9375 Před rokem

    Kkkkkkkkk alha saan uyaabay aan indhaha ugu taagay
    Iyo sidaan uqoslay ayaaba igu daran
    Abaayo munira alha ku cafiyp

  • @asiyamohamed3622
    @asiyamohamed3622 Před rokem +2

    Abayo muniro baby 4 bil jiro ayan haystaa cuntada wu iga diidanyahay ma cunaayo cerelac iyo fruit ayaa u sameyaa maxaa sameeyaa wa first baby

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 Před rokem +1

      Walal 4 biil aad bu u yaryahay 6 biil ilaa 7 biil cuntada ku biilow naska ugu ronoow babyga.

    • @nastexomaxamed815
      @nastexomaxamed815 Před rokem

      7 ila 8 kubilow lkn hada naaska iyo canaha ogu dadaal

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 Před rokem

    Waakasaa anaa cabijiray aaduu ufiicanyahy waxyar sokoraa kujiro

  • @nutritionbabyandprotein3827

    Xbbt Allaha ikaa cafiyo xbbt❤️❤️

  • @farihyaadanmohamoud6202

    Asc wallo macn masha Aallh hooruscoo 😘😘😘😘💝💝💝💝💝💝💝💝💯

  • @hodanabdi2508
    @hodanabdi2508 Před rokem

    Abyo muniro ilaahey kheyrbadan alh ku siyo gabr yar oo asndhaly shaly waga baryo ilaa ey kaseexany habeenkii qonfan ayey kala joojin weysay waxyaabo badan aansiye waxaba wey katari weysay

  • @murayomohamud2070
    @murayomohamud2070 Před rokem

    Waba yabe udanani aba is dhahy aby munira kkk yawaye aa dhy nagtan ninka so hawesatay 😂

  • @samaaraa2246
    @samaaraa2246 Před rokem

    Hhhh waa iga waa shay maanta

  • @suaadmuhumed8524
    @suaadmuhumed8524 Před rokem

    Masha Allah 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xalawiabdi9272
    @xalawiabdi9272 Před rokem

    Hhhhh

  • @Taazy951
    @Taazy951 Před rokem

    Asc abayo muniro

  • @farhiyoabdullahi3180
    @farhiyoabdullahi3180 Před rokem

    Wcs xbbti masha allaah

  • @zamiabeautyandcooking6632

    Abaayo muniira ya ka xanajiye manta isdhahye sas maa no gashy🤣🤣☺☺

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 Před rokem

    Masha allha abyo muniro

  • @fadkaomar8545
    @fadkaomar8545 Před rokem

    Waa yabana abuu faasa iyo miya u dharaheysay wax is dhahaye abayo muniro la duul san u dufayo damow ayan ku dhhi rabay hhhh

  • @fartunali1083
    @fartunali1083 Před rokem

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰

  • @ayaanahmed3803
    @ayaanahmed3803 Před rokem

    Damiiiin wuu dhaga hadal badanyahy 😅 waligey ma maalin

  • @asliofficial888
    @asliofficial888 Před rokem

    walaashey waxaan u baahanahay caawintaada waxaan ahay youtuber cusub ma gali kartaa muqaaladeyda bulshadaada❤️❤️🤲❤️

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 Před rokem

    Ay muniira ninki ku daaray ana wa I daaray

  • @shariifomaxamed8353
    @shariifomaxamed8353 Před rokem

    Abaay muniiro waa iga nihisay maxaa kudhay aa isdhahy wllhi

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre Před rokem +2

    Saas maanoo gashay 🤣🤣🤣

  • @qadrocadey4326
    @qadrocadey4326 Před rokem

    Kkkkk

  • @Nasra_Abdirahin1
    @Nasra_Abdirahin1 Před rokem

    😂😂 iga yaabisay muniro

  • @umuazimmohaaa1095
    @umuazimmohaaa1095 Před rokem +1

    Wcs abayo munira mshlx

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před rokem +1

    Alla muniiraay qosol baad igu dishay markaa nanaca sanjabiilka ka hadlaysay 🤣🤣🤣🤣

  • @umudekaabdi3025
    @umudekaabdi3025 Před rokem

    Saan miya

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Před rokem +2

    Abayo munira caadey subcribe ayaan ubaxanahay adhiga iyo asxaabtaada iso ♥❤ booqda jizaakaAllah kheir abayo 📌 igu qaabo waanku duceyna inshaAllah

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 Před rokem

    Wa naxe wlhi abyo muniro ya soo daadansaday 🤣🤣🤣

  • @zazafreefire6727
    @zazafreefire6727 Před rokem +3

    Asc

    • @qadra.hena.channel8587
      @qadra.hena.channel8587 Před rokem

      Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn please waa.codsi wallnimo.plz waa.codsi please 🙏😢😭😫🙂😞

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 Před rokem

    Muuniiro anaga ka fiican haysan sanjabiil fareesh oo qoyan muuniiro dandaasi maha igadaa faanka dheh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤩🤩🤩🤩🤩

    • @hamdiwarsame1862
      @hamdiwarsame1862 Před rokem

      Zanjabiilak markaad harkab qabti iyo hadaad qun qunqabati hacunin xabibiit

    • @Ilhan-1104
      @Ilhan-1104 Před rokem

      @@hamdiwarsame1862 hee maxa dhaxay xbbi

    • @Ilhan-1104
      @Ilhan-1104 Před rokem

      @@hamdiwarsame1862 hee maxa dhaxay xbbi

    • @Ilhan-1104
      @Ilhan-1104 Před rokem

      maxa dhaxay xbbi

    • @hodanabdi2508
      @hodanabdi2508 Před rokem

      @@hamdiwarsame1862 hergabka daawo ayeyba utahy sanjabiisha

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 Před rokem

    Caafmaadtaam ah🤲🤲🤲💯💯💯👍🙏🙏

  • @shukrixalane8684
    @shukrixalane8684 Před rokem

    ❤️❤️❤️❤️

  • @xamdiaxmed9385
    @xamdiaxmed9385 Před rokem

    Muniro maxa san nugugashay

  • @iqraahmohamed884
    @iqraahmohamed884 Před rokem

    abaayo munira qof dagan waaye mxy karaban an dahay hhhhh

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 Před rokem

    Aaar iga tag laba commenti so qoray muniroy mnta saaid no gshy

  • @ayannitta
    @ayannitta Před rokem +1

    😂😂😂😂🤣 nag aan uhaysta in larifi rabo

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 Před rokem

    Damiin mahan abayo muniira fuley wa ulal badan yahay sas waye

  • @ayaanahmed3803
    @ayaanahmed3803 Před rokem

    Xiska wax miya la marinaa de naga daa cayaarta 😂

  • @maryamaruunchanel
    @maryamaruunchanel Před rokem

    Wll muradkaga alle haku sahlo fadlan subiscribe iisaar

  • @somalifood6935
    @somalifood6935 Před rokem +2

    Fulay wuu dadaansi badanyahay 🤣🤣🤣maah maah xaa qoorta kuu galiyey maba taqaanid fulay intee wax ku daandaansan karaa asaaba baqaaye

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 Před rokem

    Nadiiraay wa naga nixisay e na dhaaf yaab yaa weeraray aan is leeyahay

  • @sacdiyocabdi7831
    @sacdiyocabdi7831 Před rokem

    Abayo muniiro yaa ku taabtay budkeeyga soo qadanaa

  • @xaawoibraahim3746
    @xaawoibraahim3746 Před rokem

    Abaayo baranki aanaku samaayday😁😁😁

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 Před rokem

    😆😆😆😆

  • @marwohamda5699
    @marwohamda5699 Před rokem

    Inintayda yar ayaaa ku jecel

  • @umuxudayfa1945
    @umuxudayfa1945 Před rokem

    Waba Naga yabisaye

  • @ifraaxaxmed8019
    @ifraaxaxmed8019 Před rokem

    Mama manta yaa ku dan dansaday

  • @naciimowarsame9231
    @naciimowarsame9231 Před rokem

    Hadaalkad iska jeclhy

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 Před rokem

    Bootadaa eber noga dhigtey subxanalaah

  • @sacdiyoabdulahi28
    @sacdiyoabdulahi28 Před rokem

    Waa yaabay, dagaal igiiliin rabtay oon aqoon dad ka la dagaalaayo