KALAMUDO AYA SAMEYNAY ABAY MUNO IYO ABAY MET MUNIRO RER

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 55

  • @AminaHarun-fh8ye
    @AminaHarun-fh8ye Před 4 měsíci +3

    Amin abayo Allah kubarakeyo. Walashena fartun happy na cafimad Allah siyo ciyalaka na Allah ubarakeyo inta xanunsan damaan Allah cafiyo. Amin ya rabi ❤❤

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Před 4 měsíci

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.

  • @khadraheegan5665
    @khadraheegan5665 Před 4 měsíci

    Mansha aallh abaayo muniiru insha aallh uma qalantid laakiin imaan kaga qabtaa ❤❤❤❤❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 4 měsíci +1

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 4 měsíci +1

    Mashaa Allah walashay munira iyo muna, kalamudo waa shaqo lnk waa macaan, wad mahadsantihiin abayo, guuleysta❤❤😋

  • @user-cx1om4vx9k
    @user-cx1om4vx9k Před 4 měsíci +1

    Wcs abayo muniiro qof qalbi wanagsan tahay ilahay ha kusiyadiyo abayo asad anas yariisa kudabanaye hade waa weynaden m.a intas inbadan ilahay ha kukoriyo 1m uqalanta❤❤

  • @umu_abdirahman
    @umu_abdirahman Před 4 měsíci

    Masha Allah wllo ❤❤❤

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd Před 4 měsíci +1

    m allaah hore u soco sister

  • @RahmaJamac-n5h
    @RahmaJamac-n5h Před 4 měsíci +1

    MaanzhaAllaah tabaarakallah ❤❤❤❤

  • @fardowsaaxmed1724
    @fardowsaaxmed1724 Před 4 měsíci +1

    Wcs abaayo muniira abshir osman ilahey hani xafido adiga iyo ilmahan ayada u ahy❤❤❤❤❤

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan4319 Před 4 měsíci

    Mashalaah ❤❤❤

  • @munasayitofficial7607
    @munasayitofficial7607 Před 4 měsíci +1

    Masha allh

  • @Nadarey
    @Nadarey Před 4 měsíci

    Muno iyo abayo muniiro saxiibo miyaa mise wallalo mar badan ku arky masha Allah ❤

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 Před 4 měsíci

    Mashallah tabaarkalaahu xabibiti Maniro cadeey.

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 Před 4 měsíci +1

    Masha Allh waa cunay

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Před 4 měsíci

    Mashallah ❤❤❤

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 Před 4 měsíci

    Masha allaha xabibti shukran nooso badi 👌 💋 ♥️ 💯 🤲

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 Před 4 měsíci

    Masha allah bilcafiya 😊

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 4 měsíci +1

    wcs abaayo muniiro abaayo muno ❤❤🎉🎉

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Před 4 měsíci

    ما شاء الله تبارك الرحمن بالعافيه عليكم صحه وهناء اللهم امين يارب العالمين ❤❤

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj Před 4 měsíci

    Mashaa alaah alaha idin daweyo dhareer ayaa iga kenteen

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 Před 4 měsíci

    Masha allah xbbt guuleyso gacalo wllhi 1m kabadan ayaa u qalantaa ❤❤❤❤

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 Před 4 měsíci

    Abayo muniro kalamudo wan sameysta adan ujeclahay blse sidan usmeynoysin sikafudud an u aqanaa aniga midida lena kusameystaa on kujarjarta ee allaha idin daweyo abyo

  • @user-zo5zg1bd6s
    @user-zo5zg1bd6s Před 4 měsíci

    M.a abyo muniiro bilcafiya ❤❤❤❤❤

  • @cadniabshir3636
    @cadniabshir3636 Před 4 měsíci

    Aaamiin aamiin Yaarabi

  • @umudiyachannel7502
    @umudiyachannel7502 Před 4 měsíci

    Masha Allah we ka jelacday hada adeega kadhigi lehed ma isku dhagdhagileheen ❤❤

  • @xawomaxamed3595
    @xawomaxamed3595 Před 4 měsíci

    Waaw masha allaah abaayo horo usooco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaminoosman3512
    @aaminoosman3512 Před 4 měsíci

    Wali ma cunin insha allah qofka ugu horeyey ee igu casuuma illahay ha ka dhigo hbo

  • @lakigirl1663
    @lakigirl1663 Před 4 měsíci

    Amiin thanks

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 Před 4 měsíci

    Maashaa allaah abaayo allaah hakubarakeeyo ❤❤❤

  • @bushramohammedcaydid3623
    @bushramohammedcaydid3623 Před 4 měsíci

    M.a aymuno wan uxisnay come back ❤

  • @user-im2dl9wd1s
    @user-im2dl9wd1s Před 4 měsíci

    ❤❤

  • @ayanidil7919
    @ayanidil7919 Před 4 měsíci

    Mashallah walina macunin mana xiisanaaayo

  • @hibaaqdiine6998
    @hibaaqdiine6998 Před 4 měsíci +2

    wcs abyo muniro Allah idiindaweyo sanujeclahy kalamudo waligey macunini

  • @munasayitofficial7607
    @munasayitofficial7607 Před 4 měsíci

    Masha allh❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Před 4 měsíci

    Masha allha

  • @user-ro6dl7fs7y
    @user-ro6dl7fs7y Před 4 měsíci +1

    Abtigiina cali aaway muniiro cadeey

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 4 měsíci

    Manshaallah bilcaafiya 😍🥰

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 Před 4 měsíci

    KALAAMUUDO macaan wye lkn intee ka jareyso ka badan anaka malinti aan karsaneyno xafada dhan walaysku tagaaa😂

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 4 měsíci +1

    Walashay muna
    Soo dhawow abayo🫶

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 Před 4 měsíci

    Masha allaah

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Před 4 měsíci

    Mnshalh ilh ha idn barakeyo ani waligey m cunin bahashaan wna jclhe indhahn idn kla cunay 😂❤

  • @QueenSabnaa.
    @QueenSabnaa. Před 4 měsíci

    Plz somali so duceya 😢😢😢

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ramlaruun347
    @Ramlaruun347 Před 4 měsíci

    Abyo muniro ukun kumadra beh see cml😂

  • @MuwaahipHassan-bk4rs
    @MuwaahipHassan-bk4rs Před 4 měsíci +2

    Muna waa magac aan aad u jeclahay marna waa hoyaday mcn marna waa inaantayda curad ❤

  • @user-nf9rq3ib1g
    @user-nf9rq3ib1g Před 4 měsíci

    Abayo mugo iska hooya iyo aabe ma tihin Abayo muniiro teeda kale ciyalkaga 3 daxda wa weyn school ma dhameyen

  • @kooszaila5816
    @kooszaila5816 Před 4 měsíci

    Wali ma dhadhamin lkn wey ii balansantahay abaay Muniira

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 Před 4 měsíci

    Kalamudada xoogaa weykaa jilicday wuuna iskudhagdhgy

  • @kadrahassan2567
    @kadrahassan2567 Před 4 měsíci +1

    Abaayo waxaa noo soo galisaa cuntada walaca wax dhadhanaan geeleygaa cirka lagu maalaayaa kkkkk

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 Před 4 měsíci

    Galamude iyo ukuna haye wax kake yaa hadabe bir galamude ma la keeney kkkkkkkkkkkaduunyo gadoontey iyaaa maye sabayad ma ka dubooya yaab waaye 😂😂😂😂 kan galamude ma hee talya tella la dhaha

  • @Imkoyt
    @Imkoyt Před 4 měsíci

    Kalamabo ukun Mala kudaro yaab yawaay

    • @ubahabdisaid2222
      @ubahabdisaid2222 Před 4 měsíci

      😂😂😂 ma yaabtey aniga xata wa yabey galamude cusba aa la keeney