Caalamka Muxuu uga baqaayaa Systemka S-400 ee Turkiga Ruushka kasoo gatay ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 334

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +57

    Qofki ugu fiicna, uguna kheyrka badnaa, uguna udgoona, uguna qurux badna,uguna akhlaaqda badna, uguna xishoodka badna uguna wanagsana dhaman dadka uu eebe abuurry wa NABI MAXAMED ﷺ KU SALI SUBANAHEENA ❣

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +62

    Hala is xasuusiYo dhalinyaro ❣inta ramadaanka ila sugaysa ismujiya 😍🤲🏽

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 Před 2 lety +27

    Aad Ayaan ugu Faraxsanahay hormarka Turkiga Anigoo kutaageeraya Inuu yahay wadan Muslim ah❣️

  • @KAmedia-cx6py
    @KAmedia-cx6py Před 2 lety +70

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🥰❣

  • @amincano9255
    @amincano9255 Před 2 lety +25

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @fatwaguud
    @fatwaguud Před 2 lety +29

    Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Mhdsanid

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE Před 2 lety +29

    RAMADAAN KARIIM❤💯 wallkey wallshay ila soo dhawee Alle nabad ha inagu gaadhsiiyo Dhawrka bari ee ka hadhsan Bishii khayrka iyo Macaanka Alle Waxaan kaga baryayaa Adiga iyo Umadda islaamka ahba In alle Inaga aqbalo Acmaasha wanaagsan Aynu ku sallino Xabiibkeenna ❤صلي الله عليه وسلم ❤

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Před 2 lety +9

    اللهم بلغنا رمضان بأفضل الحال

  • @suruurhaaji...4490
    @suruurhaaji...4490 Před 2 lety +19

    İslamka awoodiisa wey soo laabani mar dhaw insha Allah wax walbo musuqmasuq wey dhamanayan halkaana waxaa ka soo baxayo dowlad mideysan oo islamka ku dhaqmayo iyo Kitabka alle Sw 🤲🥰

  • @nadka8343
    @nadka8343 Před 2 lety +121

    waxaa rijeena in mustaqbalka soo socda somalia ee noqoto wadan awood leh wax soo sarkeedana ee noqoto heer sare insha allah💪💪💪💪💪💪

    • @ifraxmaxamud9617
      @ifraxmaxamud9617 Před 2 lety +6

      Aamiin yaa allah midnimo umada somaliyeed kuwii cadowgoodu ka saso magaca soomaali allaha nagaarsiiyo Aamiin

    • @daadirelmi1408
      @daadirelmi1408 Před 2 lety +4

      Insha Allah wa u rajena wadankena😥🇸🇴🙋‍♂️

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 Před 2 lety +3

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❣💔

    • @hanadsayid7081
      @hanadsayid7081 Před 2 lety +2

      Isha allah . Iney aduunyada sii jireyso shaki ayaaba iga jire. 100 sano soo socda.
      Lol.

    • @khaalidgabiley9775
      @khaalidgabiley9775 Před 2 lety

      😏🤣🤣🤣🙄
      Kk Failed State......
      Miya Wx Noqonaysa..🙄🤣🤣🤣

  • @fatwaguud
    @fatwaguud Před 2 lety +26

    Nabi mohamed scw
    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid

  • @muscabmohamed6447
    @muscabmohamed6447 Před 2 lety +14

    600k waxayar ayaa noo ka dhiman ramadaan intaana lagarin halabuuxiyo Team cumar inashaar ogaansho hadaa nahnay intaaracsa 👍

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 Před 2 lety +12

    Haguulaysto RASHIA 🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺👍👍👍✅✅✅🌿🌴🌴)))) hajabaan reer galbeedku

  • @ahmedbaraf853
    @ahmedbaraf853 Před 2 lety +13

    madaxwaynaha mustaqbalka somalia omar insha allah wuxu lajaan qaadi doona marxalad kasta oo marka taagan dhanka siyasada

  • @khalidaxmed3541
    @khalidaxmed3541 Před 2 lety +2

    Waad ku mahadsan tahay barnaamijyada qiimaha badan ee aad ummadaada u soo gudbiso Omar inshar go forward akhii kariim

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Před 2 lety +4

    Masha allaha guul iyo gobanimo dowladena illah ha noo xifdiyo Amiin yaa allaha 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴 waad ku mahad santahin sida fiican aad nogu soo gudbi saan wararka iyo ogalka dunida guulesta walal❤️🇸🇴💚💙💙💙💙💚👍🏼

  • @sadikfarahsadka242
    @sadikfarahsadka242 Před 2 lety +9

    Legend of legends ogaansho

  • @khuzaam7766
    @khuzaam7766 Před 2 lety +7

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 Před 2 lety +2

    caawo barnaamijku waa malab siyaasada in laga hadlo waliba arimaha noocan aad bay muhiim u yihiin shukran cumar

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 Před 2 lety +8

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❤

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 Před 2 lety +2

    Mashallah peace upon you too brother ogaasho 🙏💕
    Good information may allah protect all muslim 💕❤💯🤲💫✅

  • @noloshatv6599
    @noloshatv6599 Před 2 lety +1

    mowduuc sidan muhiim u ah uma qalmo 10 daqiiqo in lagu so koobo wan uriyaaqay sida aad noogu so gudbisay macluumadkan illaa heer ay igu yaraatay 10 daqiiqo thanks OGAANSHO

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Před 2 lety +2

    Mashallah cumar hore u soco waad Ku mahadsantahay barnaamijkan xiisaha leh

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne Před rokem +1

    ❤cumar in shaar sacuudiga waalaga hoos baxay moohoo

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 2 lety +1

    Wcs mahadsanid Turkiga guul baan u rajeynayaa marwalba

  • @awshan571
    @awshan571 Před 2 lety +25

    Waxa ay uga baqayaan , S-400 inay hormariyaan turkigu, kadibna yeeshan awood difaac oo adag ,dhanka cirka, kadibna amarkeedu shaqeeyo ✅nuclear ) samaysato, 💯dawlad awood leh .oo wadnaha aduunka kutaal 💯✅❤️🙏

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Před 2 lety +1

    Ustaad OMAR INSHAAR 🎤🌐🇸🇴

  • @darwish4407
    @darwish4407 Před 2 lety +1

    Allah kuxafido ustad omar

  • @SaidAli.
    @SaidAli. Před rokem +1

    Keep going 🇹🇷

  • @ogaalkacilmiga123
    @ogaalkacilmiga123 Před 2 lety +1

    Mashalah

  • @abdirizack1mohamed941
    @abdirizack1mohamed941 Před 2 lety +3

    Habeen wanaagsan saluu xabiibinaa maxamed Scw

  • @sakulicabdi4918
    @sakulicabdi4918 Před 2 lety +1

    Masha Allah alaw guulee turkiga

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 Před 2 lety +2

    وعليكم سلآم ماشاءالله شكرا

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 Před 2 lety +2

    Qodob aan aad u xisaynay
    Thanks omar inshar S400 ,
    Video kale ka so samee isha allah hadaad time hayso
    Sida ayaa u shaqeeyan system kale
    S300 IYO KUWO la mid ah

  • @libanibrahim5300
    @libanibrahim5300 Před 2 lety +5

    Somalia 🇸🇴 oo soo ibstay S400.

  • @abdihafidhcoladh1688
    @abdihafidhcoladh1688 Před 2 lety +1

    Wcs waad mahadsantahay

  • @luulmeygag2124
    @luulmeygag2124 Před 2 lety +1

    Masha Allah omar allaha ku daayo masha allah.

  • @cabdicasiismacalin1877
    @cabdicasiismacalin1877 Před 2 lety +1

    Wcs walal mahadsanid sida quruxda badan oo aad noogu soo gudbisay mowduucaan

  • @rahmoruun7850
    @rahmoruun7850 Před 2 lety

    Qalbi caruuriin

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Před 2 lety +6

    Asc walka walka jecel muraadkiina Allaha Allaha saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @ismailmohamedadengumaaddii1838

    Wlleyaal isoo duceeya in uu alle culeeska ihaya ika dulqaado insa allah

    • @Muuse99
      @Muuse99 Před 2 lety

      Allah kaa dul qaado sxb qeer badan kuu jareena❤🤲

  • @abdirisaqmuxyadiin2601
    @abdirisaqmuxyadiin2601 Před 2 lety +2

    M.a ilaahay haku xafido wll

  • @maxcade4583
    @maxcade4583 Před 2 lety +1

    Thanks 🙏 cumar 👋😍

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 Před 2 lety +1

    Masha alaah walaalo alaha ku xafido waan jeclahay soo jeedintada

  • @abdullahialimuuse6876
    @abdullahialimuuse6876 Před 2 lety +3

    masha allah dalka ruushka s 400 awoodka soo saarka ruushka

  • @abdulkadirjiinow2614
    @abdulkadirjiinow2614 Před 2 lety +1

    Masha allah barnaamijdyada aad runtii aad ayaa ugu helay Guuleyso saxib
    يعطيك العافية

  • @abdirashidmohamoudrashiid355

    Turkey guul insha allah

  • @Mgureey
    @Mgureey Před 2 lety

    Thnks omar

  • @jaamacwaceesale5988
    @jaamacwaceesale5988 Před 2 lety

    Maashallah jiskallah qeer aqii

  • @libanmohamud3495
    @libanmohamud3495 Před 2 lety

    M allah baarakallaah

  • @ayanjama7955
    @ayanjama7955 Před 2 lety +1

    Midna ku darso wa wdn ☪️ ah mana la rabbo inu wadan islam ah haisto hub noca oo kle lknse Turkey well done 👍I hope inay soo lbto qiyaamkii io awoodii islamku alleba awood lehe.

  • @caishamaxamud3819
    @caishamaxamud3819 Před 2 lety +2

    waa mahadsantahay macalim omar

  • @LibanmohamudAidid
    @LibanmohamudAidid Před 24 dny

    Allahu-Akbar

  • @gattuze453
    @gattuze453 Před 2 lety +1

    Dhinac baad noqotay walal cumar inshaar qadiyada somaliland iyo somalia dhex ka noqo waayo umd badan baa kugu xidhan waad mahadsan tahay🙏

  • @abdiadan502
    @abdiadan502 Před 2 lety +1

    Barnamijyada nocan ah so badi

  • @awshan571
    @awshan571 Před 2 lety +2

    Dawlad islam ☪️ ah oo awood leh , oo wadnaha aduunka ku taal 💯✅🙏

  • @piirlopiirlo7172
    @piirlopiirlo7172 Před 2 lety +1

    Legend always Omar legend kama daalo warkaada wllkey

  • @mustafeismail3802
    @mustafeismail3802 Před 2 lety

    Mncha allah

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 Před 2 lety

    Turkeya is Hero 🇹🇷💪

  • @ciiloow9451
    @ciiloow9451 Před 2 lety +1

    al jeriya ayaad iloowdey ustaadi we heestaan

  • @ahmedyasein29
    @ahmedyasein29 Před 2 lety +1

    كان الله في عونك اخي عمر🥰🥰

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 Před 2 lety +1

      Ahmadow sxb qali noocimamad oo subscribe noosaar tabinada maxamed qadar iyo warar kale oo muhiman sogalina sxp qali nocimamad 3kun waxyara nogadhiman walalkeyow

  • @dadahobujiss
    @dadahobujiss Před 2 lety +17

    S-400 wxba maahe S-500 ayuu ruushku heystaa😂, S-300 oo 80maadki la sameeyay baa diyaarada F-35 ee mareykanka lkn taabacsan Israel soo riday mxd moodi mrka S-400 iyo S-500/550

    • @almisyusuf5908
      @almisyusuf5908 Před 2 lety

      F 16 ayey ahayd diyaaradii isreal laga soo riday wali F35 lama soo ridin lkn caalamku wuu isbedalay diyaaradaha drone ta ayaa waxba walba burburinaya xta S500

    • @dadahobujiss
      @dadahobujiss Před 2 lety +1

      @@almisyusuf5908 drone😂? Wllka malaha CNN iyo BBC ayaad aad u daawataa Pantsir ayaa dhulka soo dhigay boqolaal TB2 ah, halka ay turkishku burburiyeen kuwo aan shidnayd youtubeka ayaad xitaa ka heli

    • @almisyusuf5908
      @almisyusuf5908 Před 2 lety

      @@dadahobujiss hhh pantsir aa dib u fiiri dagaaladii Suuriya, Libya mida kale S300 ka fiiri dagaalkii Azerbaijan iyo Armenia iyo wixii ka qabsaday imikan ayey drone Bayraktar TB2 iyo dronesta Ukraine khasaara aan la qiyaasi karin gaadhsiyeen ciidaanka Ruushka

    • @dadahobujiss
      @dadahobujiss Před 2 lety +3

      @@almisyusuf5908 mrka aad daawato muuqaalada Tb2 ay burburineyso Pantsir badi waa ama kuwo soconayo ama kuwo dansan(radarka) oo badankood maba shidna, Armenia ma heysato difaaca droneka ee Pantsir ee waa Tor-M2KM iyo 9k33 OSA, teeda kle orod telegram tag oo dhanka ruushkana soo eeg bal wxd la yaabi inaysan ukraine wax difaac cir ah, diyaarado dagaal iyo taangiyaba aysan toonaba badankood u harin. Intii yarayd ee Tb2 heystaan badi waala soo riday oo inyar ayaa u hadhay oo ka fog goobaha colaada waa sababtu uu Zelenzky u lahaa Nato hana siiso difaac cir, fighter jets iyo taangiyo

    • @dadahobujiss
      @dadahobujiss Před 2 lety +3

      @@almisyusuf5908 qaarkood diyaaradihi tb2 ay heystaan imika isla ruushki ayaa ku garaacaya intuu ka furtay iyo gantaalada lidka taangiyada ee Casrigaa Javelin iyo kuwo Nlaw ah

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 Před 2 lety +6

    Allaah daayo Dowlada Turkey io Shacabkeeda, lkn maalin dhaweed wax aa ka naxay baa arkay Adis standar aa waxaa lagu soo qoray in Turkey io Ethiopia eey wada sameenayaan dhuulo tus looga hortagayo waxeey ugu yeereen burcadBadeed. Aad baa uga naxay runtii.

  • @maxamedxasancabdi8804
    @maxamedxasancabdi8804 Před 2 lety +1

    Turkey ❤ 🇹🇷

  • @abuhamzagaming2059
    @abuhamzagaming2059 Před 2 lety

    Mawduucaan sida raashinka cml oo igu socdy thanks wlal omar

  • @Garorrebusiness
    @Garorrebusiness Před 2 lety

    Waa war muhiim ah

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před 2 lety +11

    Somalia Nidaam difaaceedka Ay soo Saari Doonto ayay dunidu ka dhawaaqi doontaa insha allaah🇸🇴🙈

  • @maxamedsiyaadsaciid6460
    @maxamedsiyaadsaciid6460 Před 2 lety +1

    Mareekanka.waa.eey

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 Před 2 lety +1

    SubhanaAllah

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 Před 2 lety +1

    Anoo youtube iskaga jira ayaan wayay ogaansho kaliya sugitaanka video klle search ayan dhahy tnkz brother

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 Před 2 lety +1

    Thanks you 👏

  • @hakimziyech9493
    @hakimziyech9493 Před 2 lety

    Hor Usoco Walaal

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 Před 2 lety

    Somalia 🇸🇴 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @alikaraanchannel9701
    @alikaraanchannel9701 Před 2 lety

    Shukran jannalka Ogaansho ustaan Omar Inshaar

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 Před 2 lety +14

    We need more vedios brother Omar.. I lack vedio to watched. My best CZcams channel are ogansho, horufadhi and annaga production. I use wifi and I don't know what to watched. Plz we need your vedio everyday

    • @globaltrends7520
      @globaltrends7520 Před 2 lety +5

      Walaal alle ka cabso badal magac, Mida kale Afsomali ku hadal. You need have to be impressive with English nor looking to get accolades.

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 Před 2 lety

      Casharo iyo muxaadarooyiin kadaawo YouTubka brother

  • @abdullahialimuuse6876
    @abdullahialimuuse6876 Před 2 lety

    maaha allah

  • @saynabmuxammad4217
    @saynabmuxammad4217 Před 2 lety

    Omar inshar legend

  • @siniyabuskud3754
    @siniyabuskud3754 Před 2 lety +1

    M.a lbx horay usoco

  • @maxmedamiin5256
    @maxmedamiin5256 Před 2 lety

    M.a walal omar thanks wax Ayan kaa faa iidestay

  • @LibanmohamudAidid
    @LibanmohamudAidid Před 24 dny

    Scw scw scw

  • @user-iq6rl3vz8l
    @user-iq6rl3vz8l Před 2 lety +2

    Nidaam = System
    Ugu dhawaaq sidaan
    S= Sa
    400 Affar Boqol.
    S= Sa
    300 = Saddax Boqol.
    F= Fa
    Haka liidanin wariyaha Carabiga Iyo kan Ingilish

  • @muscabmohamed6447
    @muscabmohamed6447 Před 2 lety

    Macalin cumar aad ayaa ku salaamay

  • @mohammedronaldinho3194

    Omar inshaar waxaan jeclhy markaan telefanka furo inaa videoyadada daawado sababtoo ah waxwalba oo aanan ogayn adaa iga daba geeya jasakallah zhb

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 Před 2 lety

    Well. Don

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 Před 2 lety +1

    Wlhy waa wax lagu qoslo

  • @mkmehmett1205
    @mkmehmett1205 Před 2 lety +1

    first comment while I'm listening, ogaansho best somali channel...

  • @khadarcabdi2612
    @khadarcabdi2612 Před 2 lety +1

    Wakhti xaadirkan waxaan ubaahanahay dhiirigalin farabadan
    Si aynaan nolasha isku dhiibin
    Mahadsanid ogaansho

  • @IsmaelHassan-tc5fp
    @IsmaelHassan-tc5fp Před 2 lety

    Waaad Yara wareersntahay

  • @ahmedaani_7118
    @ahmedaani_7118 Před 2 lety

    Jazakallaah

  • @tubtaguusha1053
    @tubtaguusha1053 Před 2 lety +1

    M.a ustaad u hagar baxay
    Soo gudbinta xaqiiqada
    Wanaagsan
    Ee aan tawayno
    Jacelnahayne
    Inaan dunidaan
    Aan dulsaaranahay
    Wax ka ogaano
    Guulayso ustaad cumar

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +1

    Mowduuc loo bahnaa inaad ummada u'iftiimisid ayuu aha,
    Aad baanu uladhacney

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 Před 2 lety +1

    My favourite channel ❤😍

  • @ashrafdaadaa8278
    @ashrafdaadaa8278 Před 2 lety

    Asc.
    Wll Omar.
    Wn ku tagera....
    Wll wxn rapa..
    Sidee loo saara video emotions sound
    Jawagda la saara sheikhyada
    Sida بدزالمشاري...ya allh

  • @qaraamizak2497
    @qaraamizak2497 Před 2 lety

    Alle haku sharfo masoo galisid barnaamij ilaa aan wax uun ia faaid no guulayso wll👏💯

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 2 lety +1

    Ogaansho caloosha ka bukaaa

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 Před 2 lety

    MashaAllah tabarakala

  • @cabdullahibohar7996
    @cabdullahibohar7996 Před 2 lety

    Nin waxbadan og.

  • @fahadeidvlogs6170
    @fahadeidvlogs6170 Před 2 lety

    Maclin warn

  • @mohashaacir
    @mohashaacir Před 2 lety +2

    Somalia oo heshay hubka sida ba,an wax u gumaado ee nuclear ka ,sidoo kle diyaaraha dagaalka ee aan duuliyaha laheyn iyo nidaaam difaaceedka 2_400 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @abdirahmanboodhle8909
    @abdirahmanboodhle8909 Před 2 lety

    Nin wax badan fahansan