Guri barwaaaqo Filmkii Tigrayga Qaybtii 2Aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 977

  • @ismaaciilofficial8585
    @ismaaciilofficial8585 Před 3 lety +199

    Waykan idnme asxabtayda

  • @teamdirizlethomazka5553
    @teamdirizlethomazka5553 Před 3 lety +110

    reer burco cimaamadiina lama hayzankaro
    gacanbaan idiintaagay
    horumar wacan ❤ from Mogadisho

  • @apdirahmanmaan0_officail236
    @apdirahmanmaan0_officail236 Před 3 lety +187

    Guri BarwaaQ0 inTa taaGerta LikE🤣

  • @jimcalexasan90
    @jimcalexasan90 Před 3 lety +127

    Yaa igula saliya nabi maxamed csw

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 Před 3 lety +205

    Guri barwaaqo Qaybta Xayraanimada inuu ku fiican yahay inta ila aragtay Farta Taaga

  • @habiahmed8319
    @habiahmed8319 Před 3 lety +78

    Orod soo qubayso ku lahaa guriga taydh ba taalee taydh ma lagu qubaystaa alla gurow😂😂😂

  • @hamsedaacadofficial3341
    @hamsedaacadofficial3341 Před 3 lety +21

    tigreygii oo somali ku hadazhy maxd izla adkayn inta ila aragtay 😂😜😍

  • @subermohamoud3961
    @subermohamoud3961 Před 3 lety +67

    Waar suuliga ii raac yeey ku ledahay Oo ay nu wada meedhane 😅😅😅😅 inta igu raacdan like

    • @ahmedbaraf8601
      @ahmedbaraf8601 Před 3 lety

      Hhhh free ku qaata g.barwaqo xarabo lugaynysa weye

    • @nuurdiin8868
      @nuurdiin8868 Před 3 lety

      Waargabadhaumaydhookucaawicapliga

  • @najmojano9314
    @najmojano9314 Před 3 lety +132

    Inta iyago daawanaysa commentiga aqrinaysa like ta ha ila dhaafin

  • @zakariyemohumed5191
    @zakariyemohumed5191 Před 3 lety +71

    Qaldaadkii inta sugaysa farta taag👆

  • @aarkakhoraxaay5356
    @aarkakhoraxaay5356 Před 3 lety +11

    Qalalaadka Kusoo dara Team Guribarqaawo CodkiiNa Waa muhiim 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @hamzebboy8950
    @hamzebboy8950 Před 3 lety +7

    Guri barrwo inuu beerka caseeyo dadka intta igu raacsan farta taaga ☝️☝️☝️

  • @cabdoocismaansaalax8883
    @cabdoocismaansaalax8883 Před 3 lety +26

    Part 3 ga noogu soo dhakhso sxb walahay beer casaad weeye qaybtani 😂😂

  • @nacaski757
    @nacaski757 Před 3 lety +11

    Baryahan riwaayadihii inaad naga dayso may ahayn reaction ka nagadaa oo riwaayadaha soo badi nio guri

  • @ShaacirSheekeye
    @ShaacirSheekeye Před 3 lety +1

    Ninka kaliya ee iga qosliya marka lagayimado soraan waa guri barwaaqo 😀 👏

  • @AbdiqadirshAdam
    @AbdiqadirshAdam Před 3 lety +10

    First one hit the like Team Guri barwaaqo

  • @maazimahmed
    @maazimahmed Před 2 lety

    hablaha somaliyeed walee cid lala simo lawaa waa qodob aad umihiim ah... Guri Barwaaqo abwaan iyo mujajiliiste buuxa hore u soco

  • @ahlaamqueen2687
    @ahlaamqueen2687 Před 3 lety +24

    Hhhhh wlhi dacad ayan u qoslay sabaxadi yarantaadi lagu dhigay mid la mida ayay ku dhigtay😂 guri barwaqo

  • @chabdirahman911
    @chabdirahman911 Před 3 lety +79

    Inta Jecel Hablaha somLiyed like saar

    • @faisabintuabdirahman6718
      @faisabintuabdirahman6718 Před 3 lety +1

      Scw scw scw scw

    • @kuuman10
      @kuuman10 Před 3 lety

      Filmkaan wuxuu sabaab u noqon kara in la cayo haweenka soomaaliyed, umaad haweenkoda lama cayo waa qalad, haweenka tigreega waa qubeystan yaan la cayin

    • @kuuman10
      @kuuman10 Před 3 lety

      Tplf dagaal ayey ku jiran yaan la isku soo jeedin ,hargeysa yaan laga qaxin oo haweenka isaaq yaan la oraan ma qubeystan.

  • @addname4952
    @addname4952 Před 3 lety +34

    guri barwaaqo waxaan kaso salamayaa jigjiga ugaas 😁🤣

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 3 lety +5

    Inta HABLAHODA ku kalsoon ☝️☝️farta taag☝️☝️ee jcl hablahoda gaariyada❤❤

  • @cshakuurmaxamed9579
    @cshakuurmaxamed9579 Před 3 lety +3

    Naa sifiyey🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣guri barwaaqo legend waan ku tagera bro

  • @fatumaomar4578
    @fatumaomar4578 Před 3 lety +25

    somalia people, stop making film about igraya girl ethiopian or somalian girls we all same no matter what. please respecting each other mankind.

    • @qaalidhaji6288
      @qaalidhaji6288 Před 3 lety

      Naa dheedhe your English grammar is laxoox ee afkaaga ku hadal

    • @realisticnewsviewer3316
      @realisticnewsviewer3316 Před rokem +1

      Somalis and tigray has nothing in common’ accept enemies forever.. go ahead guri barbaaqo somali legend.

  • @khadarchannel907
    @khadarchannel907 Před 3 lety +49

    Reer hargeyza is muujiya

  • @abdulrahmnfarhan7010
    @abdulrahmnfarhan7010 Před 3 lety +2

    Guroow sxb reer miigasad ku wcntay wlahi matalida 💯 bad keentay 😂😂😂👏🏽

  • @nacimaduriyada9829
    @nacimaduriyada9829 Před 3 lety +40

    😂Wal sacab baan lagu tumen
    😂waa tii laygu save gareyay
    😂maxad daremaysan
    😂yar durug anaa naqas qate
    Guri barwaaqo ❤🦁

  • @hibiitoqurux5080
    @hibiitoqurux5080 Před 3 lety

    Guri barwaqo tageerahaga ayan ahay hore u soco

  • @apdaleyare6167
    @apdaleyare6167 Před 3 lety +3

    Hhhhhh waan qoslay zxp ninway guri horay usoco kkkkkkkkk🤙😜🤩🤩

  • @keketiger1117
    @keketiger1117 Před 3 lety +10

    Ana Daqan aya Q0sley wllhi Guri barwaq0 slman WLLKEI ❤

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 Před 3 lety +4

    Reer burco wax kale 🤣🤣🤣🤣🙏

  • @mustafemuuse8057
    @mustafemuuse8057 Před 3 lety +12

    guri barwaaqo cararkiisu waa Fany
    Inta ila aragtay like saara♥️

  • @abdikarimyasin4003
    @abdikarimyasin4003 Před 3 lety +23

    sooqubayso sida laysu xoqaayo urteedi jaarka isoogaracy kulahaa😂😂😂

  • @farhanmohamed1504
    @farhanmohamed1504 Před 3 lety

    Waar waxani jiliin maaha ee qoomiyad dhan ha caayina.
    Habluhu si walba ha u kala duwanaadaan carab ama somali ama tigrey midna cay inagama gaydo inan walbana nin ayay walal iyo xaas iyo hooyo u tahey✌
    Ixtiraam iyo wanaag hablahena waan u haynaa anagoon aflagaadayn hablo kale👏

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official Před 3 lety +59

    Inta durba comments akhris utimi liketa igu qabta

  • @sameratime7149
    @sameratime7149 Před 3 lety +2

    Miyad dareemeysa 😂😂😂😂guri barwaaqo umadena mahaa 😆

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 Před 3 lety +4

    Guriga taydh aya tala nagtu ma dhar aya la maydhaya😀😜😜😜😀😀

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před 3 lety +1

    Guri barwaaqooy horaa ninsoomaaliyaa yiri udgoonka soomaalida iyo ishida amxaaradaan isla waayay

  • @mustafakmchannel6531
    @mustafakmchannel6531 Před 3 lety +4

    Gabadhan quruxda badan ayeey ku miisaalayaan tigteee. Socodkeedaanba ka helaye Allow gabdhahayaga inoo dhowr🤲🤲🤲🤲🤲

  • @weedhsamexayle6767
    @weedhsamexayle6767 Před 3 lety +5

    😂😂🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂😂 alla beer casaad waynaa kulahaa guray barwaaqo naa zamzamaay waad gardaran tahy guray waaku wataa zxp gar iyo gardaroba

  • @chouaibhassanchouaib4972
    @chouaibhassanchouaib4972 Před 3 lety +4

    We want more episodes broh and keep going

  • @rahmawarsameducale5668
    @rahmawarsameducale5668 Před 3 lety +1

    Sxp barwaaqo go for ward

  • @konjoabba7830
    @konjoabba7830 Před 3 lety +5

    Wlhi dacada baaan uqosla guri baraawaq cadi mahan😂😂😂😂😂😂

  • @kobciyewarsame6119
    @kobciyewarsame6119 Před 3 lety

    Ma anoo gabdhaheeno carafta sharafta karamaada iyo kartida alle ugu deeqay anoo arkayaa ajnabi iyo kuwii ugu siiliitaye qurmuunka badnaaye xabashida ahaa wax Ku falaaa qureesh teenii anagaa idin jecel hada iyo hadhowba ❤️❤️💋💋❤️❤️

  • @monaabdilahi8030
    @monaabdilahi8030 Před 3 lety +4

    Noo soo dedegiya part three wlhi sidan u qoslayey beerka I casaday 🤣🤣🤣😂❤

  • @abttifahabdishakur8464
    @abttifahabdishakur8464 Před 3 lety +2

    Waxaas waa aflagaado iyo cunsurnimo

  • @sirtanolosha7762
    @sirtanolosha7762 Před 3 lety +12

    04:48 Hablaha Soomaaliyeed Socod Laguma Gaadho Wllhi Laafyahaa I Dilay.
    "TALLAABADA MA QEERQEERISEE WAY QOTOMISAAYE" Xasan Olol Jaamac AHN Ayaa Gabayga Baydkaasi Ku Jiro Laga Hayaa.

  • @mahadwadaniinaali533
    @mahadwadaniinaali533 Před 2 lety +1

    Guriga majirba ku baqtiyay kulahaaa😂😂😂🤩🤩

  • @maslahosalaaxproduction3451

    Wxn ahay jilaa somaliyed fadlan subscribe ii saar wll

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 Před 3 lety +1

    Shiishkii baad sii dejiseen
    Way imanayan dhowan tababarkina waad sii qadateen keep going

  • @farushgalab3802
    @farushgalab3802 Před 3 lety +12

    first inte tigrey dooneyze like hasrto 😁

  • @xamdamaxamed2230
    @xamdamaxamed2230 Před 3 lety +2

    Jiirba lamoda inuu kubakhtiyey guriga kulahaaa allla beerka-😂😂😂

  • @mattanahaoffline4827
    @mattanahaoffline4827 Před 3 lety +3

    Beentu wa shy Xarane Qofki 9gald ahy Channelka Guri Barwaqana Hal like wali Kama Helin Cos wxn ahaan jiray mid Habsana mnta aan Argno

  • @Pubg-walker1
    @Pubg-walker1 Před 3 lety

    Guri khan sxp wanku wataa
    Jiliinka 100%

  • @zakikliiv2841
    @zakikliiv2841 Před 3 lety +7

    Vaarta mxad iga doonaysaa adaan ku doonaya ayay tidhi😂😂😂😂

  • @jecelowlyrics5136
    @jecelowlyrics5136 Před 3 lety +1

    ʜᴀʙʟᴀʜᴀʏᴀɢᴀ sᴏᴏᴍᴀᴀʟɪʏᴇᴇᴅ ʜᴀ ɴᴏᴏʟᴀᴀᴅᴀᴀɴ ɪᴅɪɴ ᴊᴇᴄᴇʟᴀʜᴀʏ ʜᴀʙʟᴀʜᴀʏᴀɢᴏᴡ ɪs ᴍᴜᴜᴊɪʏᴀʜ ʟɪᴋᴇᴛᴀ ᴅʜᴀᴄ ᴅʜᴀᴄ ᴋᴜ sɪɪʏᴀʜ👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @apdicazaanyo1333
    @apdicazaanyo1333 Před 3 lety +4

    Reer burco wllhi waa riwaayad 😂😂

  • @muhanadkhadar280
    @muhanadkhadar280 Před 3 lety +1

    Guri barwaaqo inantii xaga hore qabsuu yidhi😂😂😂

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase Před 3 lety +9

    waxaan ahay wiil agoon ah please waxaad igu caawin kartaa hamigayga ee rumeey subscripe igu caawi halmar leee rajadayda ii rumeey #mahadsanidiin

  • @daariqalsina
    @daariqalsina Před 3 lety +2

    5:07 yaa ilaa arky wllo Bila caleyk GuriBarwaqo Madaxa isaaranthy wll Love From Nairobi Kenya👊💞

  • @zakariamohamed591
    @zakariamohamed591 Před 3 lety +4

    Hhh gabadha mxa ka hadliyay part 3 inyaro af tigre ah so bara haku hadashe ilen af somli loma ogale,
    Keep going 🥰

  • @ss-ro5fg
    @ss-ro5fg Před 3 lety

    Guri barwaaqo
    ninka jiliinkaga arka ee qosli waaya caadi maaahoo cilaajbuu rabaa 😍😅😅😅

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety +5

    SO FUNNY😅 inta Musalsalkan La Socoda like.ta jac

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 Před 3 lety

    Waa riwaayad balse hadana waa xushmad daro iyo bahdil umad dhan waxan haku ceeboobina

  • @daruurahamediapro6300
    @daruurahamediapro6300 Před 3 lety +4

    Guragoow wadan hori maray hadaad jogi lahayd maxa kamad baa lagu saari lahaa😅😅anigu ma dhihin ee gabadh digreeya ila fadhido iga gaadh si tiri😅😅

  • @yaaziincrahmaanjaamac7548

    Guri parwaaqo kulahaa urtedii qoloda jaarka isoo qaracasa 😄😄😄😄😄😄😄😄

  • @abdirsaaqhassan1935
    @abdirsaaqhassan1935 Před 3 lety +25

    innanta inyaroo xabashiya ,maad xafidsiisaan , waa maxay jigiggi jkili kkkkkkk

  • @nimcaanomer3100
    @nimcaanomer3100 Před 3 lety

    Ismail claahi cali zhp talo ahaan waxan rabnaa inad sayidka barakaysan riwaayad wada samaysaan

  • @bashiirafrica
    @bashiirafrica Před 3 lety +8

    Inantan aad sharafteeda ku ciyaartay ee qadhmuunka aad ku sheegayso adigoo dantaada eeganaya ma wax kale oo ugu yaraan aad Tigrey ku caydo inantaasna sharafteeda ku dhowrto ayaad weyday!

    • @dahaposaet983
      @dahaposaet983 Před 3 lety

      Wxani Run ha moodin wll waa matalaad uun

    • @hamseabdimuuse9926
      @hamseabdimuuse9926 Před 3 lety

      Flimka wax wayn baa ka khaldan runtii waa wax sheeko mirqaan lagu sameeyoo naf male xitaa guri barwaaqo wuu qoslayaa markasta qaab jilniinkiisa ayaan fiicnayd, gabadhu xitaa inyaroo xabashiya garanmayso wuu is ceebeeyay guri barwaaqo

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 3 lety

      @@hamseabdimuuse9926 aad iyo aad wax badan badan baa ka qaldan inanta inyar oo tigree ah in labaray ahayd xabashi xataa maaha takale caydu uma fiicna qofku mar hadduu jilaa yahay gabadh waa uun gabadh ciday doonto ha ahaatee

    • @idilomar7021
      @idilomar7021 Před 3 lety

      Oo inantani naagay naga ridaysaa ee ismay ceebayn marunbaad mooday kkk ma waxaad tahay dad kii miinada vioda ka socota ka yaacayay 😂😂

  • @umalcabdi6518
    @umalcabdi6518 Před 3 lety +1

    Wlhi qosol iguma hadhin guribarwaqo wa xarabo noolow abid 😅😅😅

  • @akilaburco474
    @akilaburco474 Před 3 lety +9

    bahalaY Macan jeceshu ku XoonteY kulaHaa 😂😂😂😂😂

  • @dunidaheesaha1128
    @dunidaheesaha1128 Před 3 lety +1

    First maanta. Like ku booba waraadha. 😀

  • @hassanozofficial1589
    @hassanozofficial1589 Před 3 lety +5

    REER BURCO WAAN IDIN TAA GEERAA WLLHI LIKTA ZHP DHACDA KU ZIIYA 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @AhmettNani
    @AhmettNani Před 2 lety

    Gabadh tigreey wax ka qurux badan iyo ka meydhasho badan ma lahaaa

  • @blackliver2881
    @blackliver2881 Před 3 lety +4

    他是个很棒的家伙 Guri👍👌

    • @abdiazizmursalahmed152
      @abdiazizmursalahmed152 Před 3 lety

      😂😂😂chinese man! 我 猜了 你 住在中国 是不是?我 也 在。

  • @jossephdarvesh276
    @jossephdarvesh276 Před 3 lety +2

    Var Gabadhu Waxay Odhanaysa Adigaan Ku Doonayaa😁😂😂

  • @apdizack1434
    @apdizack1434 Před 3 lety +3

    Mr guray walhi respect🤴

  • @faysalgeedi4881
    @faysalgeedi4881 Před 3 lety

    Wlhi si Kal iyo laab ayaan u qoslay asxaabta hore u socda

  • @muminabdirahman3274
    @muminabdirahman3274 Před 3 lety +9

    Legend of legend

  • @wardafadxixaashi5171
    @wardafadxixaashi5171 Před 3 lety +2

    Alah guroooow wll danbibad naga shaqystay beer casad

  • @fahadhamud9736
    @fahadhamud9736 Před 3 lety +4

    The first viewer 🖐🖐🖐😂

  • @drmowlidmohamed8061
    @drmowlidmohamed8061 Před 3 lety +1

    Cadaawad bay idiin qaadeysaa Ethiopia,meel ha uga dhicina gabdhaha tigreega iyaga ba las gaana,mid a ogsoonow mudo 30 ka badan TIgray baa la isla dhigo jiray,caadifada ka daa.

  • @Keligii-Maadhle
    @Keligii-Maadhle Před 3 lety +4

    FirsT Guri barwaaqo😅

  • @haniadan9440
    @haniadan9440 Před 3 lety +2

    Hayso Go aasoo Ha nOo Soo dhawaan😂😂

  • @ahmedizak6704
    @ahmedizak6704 Před 3 lety +4

    Waawo filin iyo badha guray

  • @khaalid1792
    @khaalid1792 Před 2 lety

    Hhh wlhy dotel kuqubayso kulahaa kkkk keep going lagands guri barwaaqo

  • @zakariamohamed591
    @zakariamohamed591 Před 3 lety +6

    Hhh Detol ku meydho kulaha😁

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 Před 3 lety

    Hhhhhhhh hhhhhhhh hhhhhhhh guribarwaaqo no 1 somali CZcamsr comedy man

  • @craxmanali468
    @craxmanali468 Před 3 lety +4

    Guraw zxp wan kula zoconaa tagerona waan Ku nahaYe khaLadaadka noozo daa RiJaaL

  • @hassanhajifarah5901
    @hassanhajifarah5901 Před 3 lety

    Keepgoing guri barwaaqo aadbaan u qoslay yaakhti qaybta sadexaad lasoo dhakhsada

  • @turupofficial4125
    @turupofficial4125 Před 3 lety +4

    Shintibayt wash😂😂luuqada ciyarta kadaaya gurayoow

  • @farhanhaji8392
    @farhanhaji8392 Před 3 lety

    Guri barwaaqo inantan wuu bahdilay runtii.

  • @mohamedabdulkadir5438
    @mohamedabdulkadir5438 Před 3 lety +4

    Jaarki ba maca yaabano guriga ma Jiir baa bakhtiyey leh.
    Gabdhaha Tikregu ma saasey u uskag badnyihin 😂🤣

  • @libaancsalaan2164
    @libaancsalaan2164 Před 3 lety +1

    Wllhib guri barwaaqo wuu talanti dhafay muxu yidhi naya tikreyey wad gardaran tahay😂😂🤙👌

  • @ayaanmohamed9670
    @ayaanmohamed9670 Před 3 lety +2

    wllhi guri barwaaqo waa iga qosliyey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kaahiyepoi8151
    @kaahiyepoi8151 Před 3 lety +5

    Guriyow sxpow nagaha tigreda xamar kis uso dir sxpow

  • @realforextradersomali1929

    Guray barwaaqo tageero from the king of the reactions nio somali reactions ku gadhayaa ma jiro legend masada noo saran tahay

  • @hamzikofficial
    @hamzikofficial Před 3 lety +4

    Anakad nagu dapaxidhay bahashan macaan jeceshu soo eeganeyso, direyskii dhigimayso xataa hehehe

  • @MMATvs
    @MMATvs Před 3 lety

    Waaa akhlaaaaq xumo qoomiyad dhan oo gaalo iyo islaamba iskugu jirta in sidaaa loocaayo gabdhooda xaal hala biyo wasabi riwaayad maahee

  • @liibaanproduction7826
    @liibaanproduction7826 Před 3 lety +4

    Guri Barwaaqo👏🏾

  • @faanbugaaxyare9508
    @faanbugaaxyare9508 Před 3 lety +2

    Somalidii baan ka diidanay waxan aad ka sheekaynayso nio kulaHa guri barwaaqo