RIYADII XALEY QEYBTII 1AAD- AXMED FAARAX IDAAJAA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • RIYADII XALEY

Komentáře • 28

  • @maahirmohamud4289
    @maahirmohamud4289 Před 4 lety +6

    Ala ninku taareekh badanaa oo cod macaanaa

  • @duje2255
    @duje2255 Před 6 lety +6

    Ahmed farah taano Aabahiis sheekh faarax taano buu ahaa Aabahey sxbkis buu ahaa

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 Před 4 lety

    cimrigada alle ha dheereyo iyo caafimaadka insha allah

  • @dahirdhalxalucky5281
    @dahirdhalxalucky5281 Před 5 lety +2

    M.a Abwaan farah waya arag

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 Před 4 lety +1

    Walee qosolkii ayaa iga dhamaaday 😂😂😂😂😂😂

  • @zahrac.raxman2079
    @zahrac.raxman2079 Před 7 lety +3

    Aad bay iicajabisay ..mashlaah

  • @warsamewaberi3084
    @warsamewaberi3084 Před 6 lety +4

    Sawiradii Canfarta iyo Ciisaha jamhuurriadda JABUUTI ayay meesha soo dhigeen Somali ma bililiqo iyo boob unbay waligood ku jiraan adeer
    Meesha waa Lac-Assal and Dhikil ee jamhuurriadda Jabuuti. Adeer sawir aad leedihiin meesha soo dhigta

    • @mohamuddemohamed6621
      @mohamuddemohamed6621 Před 5 lety +1

      Somalinimada iyo soohdinaha gumaystaha kala saar sxb.

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 Před 4 lety +1

      Hadii aad somaliga hodan ku tahay jawaabta maxamud ku siiyey ba ka badan oo aad wax ku fahmaysaa lakin umalayn maayo in aad ciise jabuuti tahay canfarta warersan ee somali nacaybku dilooday ban umalayn in aad tahay

  • @khadarhussen1690
    @khadarhussen1690 Před 5 lety +3

    Ma dhabaa in soomaali da inta beerka loo jiifiyo biyaha Talyaanigi ku dhaafijireen?

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 Před 4 lety

      Hadii ay soomalidu gumaysi noocaas ah soo arkeen umalayn maayo in 2019 ay raali ka noqon lahaayeen in ay gumaysigan aan ku jirno raali ka noqon lahaayeen wall

  • @abdirizaksalad8516
    @abdirizaksalad8516 Před 6 lety

    Taarikh fcn wa soo martay xaqiiqdii

  • @nageegir1058
    @nageegir1058 Před 7 lety +3

    dawladu waa tuma ay u soo shaqaayn jireen ma faqashtiibaa

  • @mohamedahmed-fm6ng
    @mohamedahmed-fm6ng Před 7 lety +2

    riwayad wanagsan

  • @aasiyafore8964
    @aasiyafore8964 Před 4 lety

    Afkeena hooyo cajiibsanah

  • @xasanaayaha2977
    @xasanaayaha2977 Před 6 lety +1

    idaa jaa sheekada waywanaagsanta lkn mafahmi mudane ii fasir sxp

  • @abdiwaes7552
    @abdiwaes7552 Před 6 lety +2

    ninkii sheekada baray idaaja yaa garanaya soo qora magaciisa iyo qabiilkiisa

  • @dr.yahyaabdallahhassan7893

    riwayad macan

  • @mohamedabdibarre3065
    @mohamedabdibarre3065 Před 7 lety +1

    ma garan macnaha sheekada

  • @cumarcaydiid8915
    @cumarcaydiid8915 Před 8 lety +1

    waw2

  • @jamamohamed8955
    @jamamohamed8955 Před 6 lety +3

    dowlada soomaaliya waa dhibada u aasay daarood markay dhaceena aragte meeshay ku damaysay

    • @abdiyusuf8156
      @abdiyusuf8156 Před 5 lety +1

      Idaaja sheekoyinka waxaa macalin ugu ahaa sh maxamad sheeko xariir