SIDA LOO OGAADO MOBILEKAGA INUU COPY AMA ORGINAL YAHAY - 4 Meel ka ogow (SAMSUNG ONLY)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 10. 2023
  • Sidee ku ogaan kartaa inuu taleefankaaga ama midka aad iibsan rabtid yahay original sax ah oo ay shirkadda soo saartay, iyo inuu Fake yahay. Muuqaalkan ku daawo 4 meel oo ay muhiim tahay inaad ka fiiriso.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #eng_yuyu
  • Věda a technologie

Komentáře • 37