Eng Yuyu
Eng Yuyu
  • 243
  • 2 938 645
iPhone 16 Maxaa Ku Cusub: Hadda Ogow!
iPhone 16 ayaa isbuuc kadib soo baxaaya, muuqaalkaan waxaan kugula wadaagayaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee lagu soo dari doono iyo xilliga soo bixitaanka taleefannadan.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
czcams.com/users/EngYuyu
Igala soco:
Facebook: EngYuyu
Instagram: Eng_Yuyu
Twitter: EngYuyu7
===================================
#eng_yuyu #iphone16
zhlédnutí: 13 308

Video

Sida loo sameeyo Gmail cusub
zhlédnutí 2,5KPřed 14 dny
Waxaan ku tusayaa sida aad u sameysan karto Gmail cusub, amaan ah, suuragalna ahayn in lagaa jabsado ama aad weyso, muuqaalkaan aad ayuu kuu anfacayaa haddii Gmail hore leedahay iyo haddii aad hadda ku cusubtahay. Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada. Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir...
Sida loo Damiyo iPhone: Haddii uu ku dhago ama Lock ku jiro!
zhlédnutí 747Před 14 dny
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada. Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir. czcams.com/users/EngYuyu Igala soco: Facebook: EngYuyu Instagram: Eng_Yuyu Twitter: EngYuyu7 #eng_yuyu
Google Pixel 9/Pro/Fold ayaa soo baxay: Caadi ma ahan
zhlédnutí 3KPřed 21 dnem
Taleefannada Pixel 9, 9 Pro, 9 Pro XL iyo 9 Pro Fold ayaa sanadkaan lagu soo kordhiyay astaamo cajiib ah oo xiiso leh, muuqaalkan ku ogow qiimaha iyo wax walba oo lagu soo kordhiyay taleefannadaan cajiibka ah. 😀❤️ Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada. Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir...
2 Farsamo oo muhiim ah ka baro WhatsApp
zhlédnutí 1,7KPřed 21 dnem
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada. Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir. czcams.com/users/EngYuyu Igala soco: Facebook: EngYuyu Instagram: Eng_Yuyu Twitter: EngYuyu7 #eng_yuyu
Sida loo diyaariyo Presentation Aad u Qurux Badan - SidesGPT
zhlédnutí 1,4KPřed 28 dny
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada. Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir. czcams.com/users/EngYuyu Igala soco: Facebook: EngYuyu Instagram: Eng_Yuyu Twitter: EngYuyu7 #eng_yuyu
SIDA LOO SOO CELIYO TIKTOK (Email & Number la’aan)
zhlédnutí 4,4KPřed měsícem
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada. Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir. czcams.com/users/EngYuyu Igala soco: Facebook: EngYuyu Instagram: Eng_Yuyu Twitter: EngYuyu7 #eng_yuyu #tiktok
Samsung Galaxy A55 vs A35: Yaa Fiican?
zhlédnutí 2,5KPřed měsícem
Samsung Galaxy A55 iyo A35 ayaa dhawaan soo baxay, waxaan is barbar dhigeynaa labada taleefan ee cajiibka ah si aad u go'aansato taleefoonka kugu habboon. Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada. Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir. czcams.com/users/EngYuyu Igala soco: Facebook: facebook.c...
Sidee TIKTOK Dark Mode looga dhigaa?
zhlédnutí 766Před měsícem
Sidee TIKTOK Dark Mode looga dhigaa? Ka dhigo Dark Mode oo raac tilmaamaha muuqaalkan Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada. Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir. czcams.com/users/EngYuyu Igala soco: Facebook: EngYuyu Instagram: Eng_Yuyu Twitter: Eng...
Sida Loo Daawado TIKTOK Internet la'aan 🔥😀
zhlédnutí 1,6KPřed 2 měsíci
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada. Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir. czcams.com/users/EngYuyu Igala soco: Facebook: EngYuyu Instagram: Eng_Yuyu Twitter: EngYuyu7 #eng_yuyu
Ka qari saaxiibkaaga wax walba oo aad soo dhigeyso adiga oo aan BLOCK saarin
zhlédnutí 1,1KPřed 2 měsíci
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada. Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir. czcams.com/users/EngYuyu Igala soco: Facebook: EngYuyu Instagram: Eng_Yuyu Twitter: EngYuyu7 #eng_yuyu
Sida Loo Wada Tiro Fariimaha Messneger | Messenger Disappearing Messages
zhlédnutí 980Před 2 měsíci
Sida Loo Wada Tiro Fariimaha Messneger | Messenger Disappearing Messages
Sidee iPhone Hotspot Loo Furaa: Set Up Iphone Hotspot 2024
zhlédnutí 2,6KPřed 3 měsíci
Sidee iPhone Hotspot Loo Furaa: Set Up Iphone Hotspot 2024
Sidee loo sameeyaa Snapchat Public Profile
zhlédnutí 5KPřed 3 měsíci
Sidee loo sameeyaa Snapchat Public Profile
SIda loo helo DV Lottery Confirmation Number 2024
zhlédnutí 703Před 3 měsíci
SIda loo helo DV Lottery Confirmation Number 2024
OGOW Natiijadaada DV Lottery 2024.🔥😀
zhlédnutí 584Před 4 měsíci
OGOW Natiijadaada DV Lottery 2024.🔥😀
DIGNIIN: Facebook oo sawirada kuugu jira Tleefankaaga soo dhigi doona
zhlédnutí 1,1KPřed 4 měsíci
DIGNIIN: Facebook oo sawirada kuugu jira Tleefankaaga soo dhigi doona
WAA MAXAY NEURALINK? - BUKAANKII UGU HOREEYAY EE MASKAXDIISA LAGU BEERO
zhlédnutí 1,6KPřed 6 měsíci
WAA MAXAY NEURALINK? - BUKAANKII UGU HOREEYAY EE MASKAXDIISA LAGU BEERO
5 FARSAMO OO ANDROID 14 KU CUSUB BARO: One UI 6.0 New Features
zhlédnutí 3KPřed 6 měsíci
5 FARSAMO OO ANDROID 14 KU CUSUB BARO: One UI 6.0 New Features
SIDEE LOO SAMEEYAA APPLE ID CUSUB 2024
zhlédnutí 44KPřed 7 měsíci
SIDEE LOO SAMEEYAA APPLE ID CUSUB 2024
Sidee Loo Keydiyaa Friimaha Snapchat 24 Saac
zhlédnutí 1KPřed 7 měsíci
Sidee Loo Keydiyaa Friimaha Snapchat 24 Saac
SAMSUNG GALAXY S24/ULTRA AYAA SOO BAXAY: IN KA BADAN FILASHADA!
zhlédnutí 8KPřed 7 měsíci
SAMSUNG GALAXY S24/ULTRA AYAA SOO BAXAY: IN KA BADAN FILASHADA!
iPHONE-KAAGA KU QORO MAGACAAGA!
zhlédnutí 1KPřed 7 měsíci
iPHONE-KAAGA KU QORO MAGACAAGA!
Sidee Fariimaha WhatsApp Pin looga xiraa 📌
zhlédnutí 1KPřed 7 měsíci
Sidee Fariimaha WhatsApp Pin looga xiraa 📌
LAPTOP-YADA $500 KA YAR EE ARDAYDA 2024 - TOP 5
zhlédnutí 6KPřed 7 měsíci
LAPTOP-YADA $500 KA YAR EE ARDAYDA 2024 - TOP 5
Sababta Bettary-ga taleefankaaga 85% ama 80% u dhaafi la'yahay iyo xalka! (iPhone & Android) 🔥
zhlédnutí 870Před 8 měsíci
Sababta Bettary-ga taleefankaaga 85% ama 80% u dhaafi la'yahay iyo xalka! (iPhone & Android) 🔥
SAMSUNG GALAXY A05 - $100 MA U QALMAA?
zhlédnutí 1,9KPřed 8 měsíci
SAMSUNG GALAXY A05 - $100 MA U QALMAA?
SIDA iPHONE ZOOMED LOO XALLIYO!
zhlédnutí 624Před 8 měsíci
SIDA iPHONE ZOOMED LOO XALLIYO!
Sida la iskaga xiro Facebook Mention
zhlédnutí 933Před 8 měsíci
Sida la iskaga xiro Facebook Mention
Sidee Snapchat Looga Xiraa Two Factor Authentication
zhlédnutí 1,1KPřed 8 měsíci
Sidee Snapchat Looga Xiraa Two Factor Authentication

Komentáře

  • @nasriinnasriin2750
    @nasriinnasriin2750 Před 8 hodinami

    Marka udan beyso nambarka maqaadaayo see loo cilad bixiyaa

  • @MohamedFarah-w4y
    @MohamedFarah-w4y Před 9 hodinami

    Marku cusubyaho dibikisa wa dabka

  • @BabiDadkalaaye
    @BabiDadkalaaye Před 14 hodinami

    Mahadsanid walal aada ugu baahna barnamijkan

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Před 15 hodinami

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @mahamedharaf
    @mahamedharaf Před 18 hodinami

    war taliye xageen kaladagaa

  • @MichaelHicks-d7s
    @MichaelHicks-d7s Před 19 hodinami

    Garcia Dorothy Martinez Dorothy Robinson Sharon

  • @AaminadanAli
    @AaminadanAli Před 19 hodinami

    Asc sxb igacawi wats app balok la igasaray asaga dhan ima shaqeynaya sxb please igacawi

  • @user-bc2fk1xb3i
    @user-bc2fk1xb3i Před 22 hodinami

    Xagee kaala soo xariiraa wllo

  • @AliAdamAliCatishraxman72

    Eng wxa jiro dhalayaro badan oo donyaa iney kula socdan marka waxan kaa codsanena ind no so diyarisid video sida wi_fi loo jabsado

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 Před dnem

    Asc

  • @MawliidMuusedaahir

    Zxp pc ka so hadal

  • @xasankaafinho4268
    @xasankaafinho4268 Před dnem

    😂

  • @ibraahimraage8700
    @ibraahimraage8700 Před 2 dny

    Still 25ultra

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 Před 2 dny

    Aniga waxaan haystaa iphone 15 pro lakiin markaan rabo inaan wax sawiro ama vedio waxaan isticmaalhaa HONOR MAGIK 6 Pro sababtoo leysma bar bar dhigi karo talleegoonkaa sawiradiisa iyo vediyowgiisa talleefoona iphonka

  • @dekcabdullahidhubane3117

    Sxb mahadsanid lkn qaybta afaraad iima furmin wuxu iso qoraya error waana been qadka wu shaqaynaya

  • @Gzsyufgij25
    @Gzsyufgij25 Před 3 dny

    Ged kaso hadal sxb

  • @CaliCabdikheyr
    @CaliCabdikheyr Před 3 dny

    Asc caanow dhankaga kawaran seitahy adi sxpo waxaa raba what's codka iga xiran duubiska side loosameyyaa iisheeg sxp

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe Před 3 dny

    Waligay kumaan fikir inaan qaato wax uu America 🇺🇸 uu soo saaro😮😮

  • @AbdiqaadirMaxamed-g8g

    Luuqa yaa rabi😮

  • @abdulahiahmed3058
    @abdulahiahmed3058 Před 3 dny

    Mahadsanid Eng Yuyu Apple waxey laheyd sanadihii ugu horeeyey guqado badan sida afka somaliga lakiin sanadihii dambe weey ka saartay afka somaliga, weey fiicnaan laheyd in afka Somaliga lagu soo daro luqadaha. Anigu waxaan kamid ahaa dadka isticmaala Afka Somaliga Iphone kaan heystay.

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 Před 3 dny

    15 bro max Hada Lee qatay beh 😢 Isoga dheh Xuga 😢😂

  • @yahyemboy2879
    @yahyemboy2879 Před 3 dny

    Ama aboowe hal iPhone 15 pro max Lee is I hooyo isbital kugesana

  • @yahyemboy2879
    @yahyemboy2879 Před 3 dny

    Aboowe hooyo IGA xanuunsan abowe 200$ Ku bexeso ladhahe aboowe wlhi waaku ducena

  • @akdiinichannel3335
    @akdiinichannel3335 Před 3 dny

    Sxb +#0283# ma shaqeynayo

  • @Abuubakar__zadiiq
    @Abuubakar__zadiiq Před 3 dny

    Thnkz pro

  • @MusdtafKB
    @MusdtafKB Před 4 dny

    Eng Yuyu

  • @kamaalyarekamaal7256

    A55

  • @Haashim3460
    @Haashim3460 Před 4 dny

    Sida loo soo celiyaa igu cawi wll waan iska delete

  • @ahmedaliali5066
    @ahmedaliali5066 Před 4 dny

    Waa hubaal in xogtaadu muhiim inoo tahay

  • @AxmadNuur-m6h
    @AxmadNuur-m6h Před 4 dny

    Wllka se wasapka looga dhiga midana dhicin markasta wuu iga dhacaa ❤❤ iiseeg

  • @AxmadNuur-m6h
    @AxmadNuur-m6h Před 4 dny

    Wllka se wasapka looga dhiga midana dhicin markasta wuu iga dhacaa

  • @AxmadNuur-m6h
    @AxmadNuur-m6h Před 4 dny

    Zxp wasapku wuga xumada x aya lasary

  • @susamahmed2026
    @susamahmed2026 Před 5 dny

    Thank you🎉

  • @NuurMuxumed-i9w
    @NuurMuxumed-i9w Před 5 dny

    Nio aniga ciwaynkaygi hore waxan iga racay simakarka an ku isticMalayay ee maxa sese ku so ceshtaaaa

  • @user-zx1rq3fb7r
    @user-zx1rq3fb7r Před 5 dny

    Shukran walal aad ayan ooga faa idey wad mahad san tahay

  • @baburo101
    @baburo101 Před 5 dny

    Shirladda Apple ee sameysa iPhone-ka waa waa shikad caan aduunka ka ah oo ay dad badani ku xaragoodaan badeecadeeda (khaasatan telefankeeda iPhone-ka), balse miyey ka fiicantahay shirkadda Android-ka? Su'aashaas jawaabteedu waa haa iyo maya! Haa: iPhone oo dhan hal processor (maskax) ayuu isticmaalaa; sida iPhone 15ka oo kale, waxuu istocmaalaa A16 CPU, Halka Samsung Galaxy-gu uu kala qeybiyo noocyariisa telefanada maskaxdooda oo qiimayaal kala duwaan u kala suuq geysto. Maya: Android iyo Apple CPU-ga sare wata wey isshababaan hawl qabadkooda maalameed.

  • @AsdjkfxAdhijss
    @AsdjkfxAdhijss Před 6 dny

    saxip ipad mini 5 generation kasoo hadal

  • @momizan
    @momizan Před 6 dny

    Engineer waxad mawduuc kaso diyaarisaa ipad mini 7 iyo saadaashiisa

  • @CabdiMaxamed-tw2lr
    @CabdiMaxamed-tw2lr Před 6 dny

    Mahadsanid walaal eng yuyu Soo Badi wax yaabahan oo kale sida loo ilaa shado ammaanka mobile kaaga mahadsanid brother 🎉

  • @yusufabdi7009
    @yusufabdi7009 Před 7 dny

    Qayta watarka

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před 7 dny

    Tnkz Eng ✊👍

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před 7 dny

    Tnkz Eng ✊👍

  • @MaxamedSomali-u9d
    @MaxamedSomali-u9d Před 7 dny

    S24 Ultra ayan wata, S25 Ultra, maxaa leedahay?

  • @Qalasad
    @Qalasad Před 7 dny

    Way iso direen lkin sidan usamaysan lahaa lacag bixii bu ileyahay

  • @NuurCabdulahi-tv5qx

    Ridmi 12.

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Před 7 dny

    It’s Glowtime

  • @ahmedgraphics12
    @ahmedgraphics12 Před 7 dny

    eng waan sugaaye inaan kasoo hadli doonto

  • @MascuudBishaar-l4j
    @MascuudBishaar-l4j Před 8 dny

    Thank you bro

  • @axmadsaalax6476
    @axmadsaalax6476 Před 8 dny

    sxb honor 200 pro ka so hadal

  • @ZakarieAbdullahi-f9t

    Jucma kareem engineer yuyu ❤

    • @EngYuyu
      @EngYuyu Před 7 dny

      Mid lamida walaal. 🫡