Video není dostupné.
Omlouváme se.

DEGDEG: Aabihii dhalay Abwaan Jacfaan oo ka hadlay qiso dareenkada tabanayso dhulbahante waa mahadsa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 07. 2024
  • DEGDEG: Aabihii dhalay Abwaan Jacfaan oo ka hadlay qiso dareenkada tabanayso dhulbahante waa mahadsanyihiin wiilkayga wuxuu .... #somaliland #daroodpak #xamar #ethiopia #mudugboy #muqdisho #somalia #somali

Komentáře • 45

  • @Raho339
    @Raho339 Před měsícem +6

    Maansha Allaah Aabahii Waa Yaryahay ILaahay Ha’Isukiin Daayo Inbadan oo Badan Insha Allaahu Aamiiiiiiiiin Yaa Rabi

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před měsícem

    Man Sha Allah waxaa mihiim ah in wiilkaa uu faraxsanaado oo waalidkii helo wiilka markasta meel nagama jiro waa wada dhalay anana abti baan u nahay idina adeer baad u tihiin markaa waxaan leeyahay jacfaan guulayso

  • @Raho339
    @Raho339 Před měsícem +4

    Maansha Allaah Tabaarakallaah 🩷❣️

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 Před měsícem +2

    Maasha allaah wiilku aabiihiis wuu u ekyahay runtii

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +4

    waa guul iyo gobanimo

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před měsícem +11

    Guul iyo gobo nimo reer sede iyo dhulbante

  • @Umo580
    @Umo580 Před měsícem +2

    MAANSHALLAA GUUL IYO GOBANIMO JAFAAN 🇸🇴 ♥️ 💖 ❤️ 😍

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před měsícem +1

    JACFAANOOW GUUL BAAN KUU RAJAYNAYAA ABTI, KEEP GOING

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Před měsícem +1

    Bal Allaah idinku dhaarshee bal intuu u jirey daya Ax Ax

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc Před měsícem +1

    Maasha allah aabuhu waa nin dagan

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Před měsícem +3

    Markii aad xumaysay hooyadiis ee qabayaladeysey eed ku furtey ee maalin aadan bariis siin ee 30 jir looguuriyey aad maanta yaac yaac

    • @amohammud7236
      @amohammud7236 Před 24 dny

      Wuu dayacey ugumana horeeyo ilmo ay habartood korsato oo laguvfuro laakiin qabyaalad meeshan ma taalo waxey kala yhn maleh

  • @FaeduusMaxamuud
    @FaeduusMaxamuud Před 25 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @user-we8io5dw3c
    @user-we8io5dw3c Před měsícem

    Waan ilmeeyeywllhi😢anigu maba raadsadeen😢

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +1

    Asc 👉👉👉 markan maqlay wiilkaas waxaan moodey hooyo uur lahayd ineey latagtey oo sidaas khaladku ku dhacay balse ineey ku dhasheyn luuq iyo beledxaawo runtii labada waalid khald beey ka galeeyn 30 sano ka aamusnaa laxidhin nasabkiisana aan usheegin hooyadiina waa lamid odeyga ayaduna nasabkiisa saxda ah uma sheegin marka labaduba wiilka khalad beey kagaleyn balse waa waalid khaldamay cid wax uraaceysaa majirto waana magad ilaahay maadaama uu maanta dhinac fadhiyo aaabihiis maa shaa allaah waa guul allaah mahad leh ✅✅✅

    • @FadumaAhmed-cn7wi
      @FadumaAhmed-cn7wi Před 28 dny

      Amusing naanta waxa ka xun baylahada raga somali ilmaha way dhalaan waa tuuraan biil ma siin ma korin ma soo doonan 30 jir asagoo ah buu goobay xaw ku falay

  • @abdulahiosman2589
    @abdulahiosman2589 Před měsícem

    MaashaAllaa

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před měsícem +4

    Wiilka maa uu dhumin,hooyadi iyo abtiyaashii ayuu la joogay oo soo korsaday ,waa caadi,sheekadaan maxaa loo buunbuuniyaa?

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 Před měsícem

      Ma waxaa Fiican qof dhan oo reerkiisii laga qariyay siday ku dhacdayba waa xanuun qof aan waalidkiis aqoon aareerkale ismooday kadibna layiri reerkalaa ku dhalay dadkii kaqaybqaatay dhibkaas allaha u dambi dhaafo

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před měsícem +3

    Jacfaan, gurigiisii ayuu ka yimid,gurigiisii kalana waa tagay.

  • @faisalabdi7069
    @faisalabdi7069 Před měsícem +1

    Marexan & Dhulbahante are the same brothers and there is no difference between them.

    • @seed3966
      @seed3966 Před měsícem +1

      Tolnimada iyo arrintane waa kala labo waa khalad 30 jir inuu ku gaadhay asagoo aan aabihii aqoon odeygu khalad buu galay runtii aan cid qarin gartaa jirin

  • @Raho339
    @Raho339 Před měsícem +1

    💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @Warar_iyo_warbixino_sugan
    @Warar_iyo_warbixino_sugan  Před měsícem +1

    Sidee u aragtaa hadalka aabaha Jacfaan

    • @ijama3578
      @ijama3578 Před měsícem

      qayru masuulnimadaan maqla subxaanallah😢

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 Před 27 dny

    Jacfaan sawirba uma baahna waa aabihii oo inta taagan

  • @Raho339
    @Raho339 Před měsícem +1

    🎉🎉🎉🎉💕💕💕🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Před měsícem

    Dhibkaas oo dhan waxaa wiilkaa u geystey waa Waslidkiis Oh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Farhan2ThomasThomas
    @Farhan2ThomasThomas Před měsícem +2

    This man is not à good father .

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Před měsícem

    Odayhow doqon eemanka beel biilkaad diidey uf

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem

    Yaa mahadcelin kaga baahan carurkale ayuu korsanayey. Kan wuu tuurey haduu abbe ficanyahy
    Muxuu u raadsan wayey. Maxaa ugu tagiweysey hadad ogeyd war tag qurunyahow inuu ku soo dnto ma aheyn

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před měsícem +1

    ODAYGU SIFIICAN BUU U HADLAY, WUXUU YIRI WIILKANA LAYGAMA XADIN, LAYGAMANA QARIN MEESHANA WAAN KU OGAA. HOOYADIISNA WAY IISHEEGTAY INUU TALEEX JOOGO, MEESHANA WAAN KU OGAA. EEDII HOOYADII DADKA QAAR USOO JEEDINAYEENA HALKAAS AYAY KU SOO AFJARANTAY.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem

    War DNA halaga qado is amin majiro amuu iska sheganayaa

  • @user-xi5hv7ih3h
    @user-xi5hv7ih3h Před měsícem +1

    Bala kula tagtey waa oday doqon ah?????Akh,wiilka hadad meesha ku ogeyd maad doonatid mase xiriirisid amaan yaakaga baahan????uf

    • @faisalabdi7069
      @faisalabdi7069 Před měsícem +1

      cayda daaya,hadii aadan wax fiican shegayn waxba ha shegin oo amuska ku fiicnaw

    • @user-xi5hv7ih3h
      @user-xi5hv7ih3h Před měsícem

      @@faisalabdi7069 aduunka waxa idin dhaafiyey sidaad ashuun ugu adimeyseen qofka gardaran gartiisana u tusiweydeen,waa tan maanta wiil 40 jir ah iyo waliba gabar in maanta wiilkii soo raadiyo abihiis ogaa caruurtiisa caruurtuna aanay ogeyn aabohood, ma garbaa,waa axmaqnimo tan ugu weyn,wiilkaas qalbigiisu wuxuu soo maray ka waran.markasad lee dahay ha caytamin war iska aamu adaa asmuska ku roone.

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Před měsícem

    Asc wallaahay waa Calool Xumo

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem

    Odey xun cajuus ah maxaa u dayacdey wiilka abba xunbaatah maxa u raadin weysey .odey xun oo wasakh ah 80jir toobadii ka xumaatey

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +1

    Asc👉👎🏻👎🏻 anigu aabahan wax wanaaga uma arko maanta 30 sano wiilkiisa aan raadin laxidhiin haba yaraatee xattaa garan waayey wiilka nasabkiisa usheeg ee hadlaaya maanta bal xagee yuu shaf kuleeyahay maaaha aabe fiican runtii ✅✅✅

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 Před měsícem

    32 sano ka dib? Cajiib

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 Před měsícem

    Ee iska aamu

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před měsícem

    Maanta muxuu aabo ku falayaa maalinkay ilmaha la eg eg xamanayeen ee abahood oo wad wado uu ka masayrayey halkee buu odagu jiray?

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem

    Stupit umma qalmo in loo yimado
    Wan ogaa bu kuleyahy .biil ka carar buu ahaa .ya bil uga bahan.xirirka k mihimsan

  • @Raho339
    @Raho339 Před měsícem +1

    Maansha Allaah Tabaarakallaah 🩷❣️