GABAR JAPANESE AAN XIJAAB UGELIYAY KUNA BALANAY INAY SOONTO MAXAA IGA RAACAY?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 04. 2023

Komentáře • 1K

  • @abdirahman1412
    @abdirahman1412 Před rokem +340

    MA Heli Karaa 100 Qof Oo ku Salida Napigena Muhammad scw ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +276

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️

  • @feisalabdi2024
    @feisalabdi2024 Před rokem +74

    Labo shey ayaan is leeyahay :
    1: in lala taliayay oo iska dhaaf la dhahay
    2: iyo in ay ku cuslaatay xijaabka iyo soonka Lkn Alle ha soo hadeeyo 👀💯🙏💪

  • @abdiwahabhusseinmohamedmra2136

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

  • @mohamedahmedfadhiid626
    @mohamedahmedfadhiid626 Před rokem +47

    ASAD barnaamijkaan markaad gabar ajnabi ah ku casuumayso waxaa haboon inaad udiyaariso gabar Soomaaliyeed oo kaa caawisa inay u labisto Gabadha Mahadsanid.

  • @Canada.143
    @Canada.143 Před rokem +258

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 Před rokem +13

    Asadoow aad baad u mahadsantahay hal fikir baan kuu soo jeedinayaa asxaabtuna haday ka helaan like ha saareen 👉 Dumar caddaan ah markaad rabtid inaad dharkeenna u galiso hablaheenna u balami ha u labisaane si qurux badan oo soo jiidasho leh ayay ugu xidhi lahaayeen

  • @cqanimaxamed5488
    @cqanimaxamed5488 Před rokem +80

    Qofan Somali aheyn yuu love isarin 💯🥰

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Před rokem +61

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏♥

  • @MissXilkas-jf4ql
    @MissXilkas-jf4ql Před rokem +84

    Soonka sookisa nabd allah nagu gaarsiiyo❤✨

  • @Ershad44
    @Ershad44 Před rokem +53

    Ilaahay baan ku dhaartey diinteenu Waa nasteexo Waa naxariis ilaahay haku soo hadiyo aadbaan u jaceleystey in ay soo islaamto gabadhan wlhi ( aan ku salino rasuulkena suuban (❤️SCW WCW SCW ❤️)

  • @ifraxmahad4470
    @ifraxmahad4470 Před rokem +139

    Diinta usharaxa oo soogaliya haday jeceshahay dhaqankeena😢😢😢😢

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Před rokem +5

      Diinta iyo dhaqankena isku mida maha

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 Před rokem

      @@marwaqalanjo4902 oll maxahan dad ayeey isku mid utahay

    • @ifraxmahad4470
      @ifraxmahad4470 Před rokem +2

      @@marwaqalanjo4902 Lakin xijaabku waa sharaacid islaamka

    • @ifraxmahad4470
      @ifraxmahad4470 Před rokem

      ​@@Carfoonbeauty Haye wllo

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 Před rokem +1

      @@marwaqalanjo4902 hhh diin micnahed mataqana 🙄🫣😁 wa carabi waxana loola jeeda dhaqan micnaha saxda ah way mrk dhaqankaga toosi mrka lagu leeyahy diintada hagaji way sas ufaham

  • @anasmaxamedanasmaxamed605

    10 ki dambe Ee Ramadan ayaa lagu jiraa ilaahey habeenka (((ليلةقدر))) ga h😅a nagu aadiyo❤❤❤❤

  • @ZultaanMuhamed-ol8wd
    @ZultaanMuhamed-ol8wd Před rokem +25

    Ilaahay ha soo hanuuniyo iyada iyo wixii gaaro ahba

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed2505 Před rokem +37

    She’s so humble and adorable😍

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Před rokem +20

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Před rokem +61

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍🤍🤍💜💟✨

  • @samdasummar501
    @samdasummar501 Před rokem +10

    Asad Coco ama gabdh kaleh ugu yeedh oo caawisa fariid waaye gabadh ❤❤❤

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 Před rokem +40

    Masha Allah TabarakaAllah 💯 Assad walhi you tried your best to show her the right path by using your name and the huge platform you have.
    Maybe she changed her mind due to influence from other people, be it her family or friends. But no love is lost still. You absolutely 💯 tried your level best. Thank you 🙏

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 Před rokem +4

    No 1 Somali CZcamsr Asad Hagio Legend 💯❤️🙏Horey U soco wllka 🙏🙏

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 Před rokem +122

    The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋

  • @halimosheikhnuur3140
    @halimosheikhnuur3140 Před rokem +2

    Masha Allh Alle waxan uga baryaya iney islamto Alle haku aadiyo❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +32

    Alle Dartiisa Wanaag Walba U Sameey ❤

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Před rokem +4

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam ❤❤❤🎉

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 Před rokem +13

    Masha Allaah, Ilaahay ha kaa abaalmariyo dadaalkaaga. Ambiyadaba waa dhihi jireen ciddii aan Ilaahey Kherkiisa ladoonay, ha ubixin Ilaahay cidduu doono ayaa hanuunka qaadatee. Kolley cadaadis ayaa lasoosaaray sidaan arkeyno.
    Balse adigu waa dadaashey Allaha kaa abaal mariyo.

  • @bablofootball3030
    @bablofootball3030 Před rokem +11

    please marka uu qof ajanib kuimada english uuku tarjum see uu fahman markey dhawanayan vidioka qural ahan uku qor😶 see dhinta ufahamto ya illa qabo

  • @ayaanfarxaan9764
    @ayaanfarxaan9764 Před rokem +1

    Asad wax fican samaysay wall qali Lakin Dadka Nocasi markay Dintoda badalayan ama ay Dinta islamka soo galayan waxay Dhibato kala Kulman Qoyskoda waliba badana waxa Logaysta jidh Dil inantana Azxpteda iyo Jacaylkeduna sidaynu wada filayno wa iyada oo kale marka waxas oo Caqabada aya ka Hortagan waxa Hanunsan qofka u Alle hanuniyo uun waxas oo Caqabadana ka Gudbi kara Alle Gabadhan Xaqa ha Garadsiyo Jidhkedana Cadabka haka Badbadiyo Dhaman Muslim oo Dhan Alle ha inaga Badbadiyo qof aan muslim ahaynba murug iyo Ciil ku Nool kuna Dhiman Dona Alxm❤Alxm ilahayba mahdleh Na jecelna marku islam naga Dhigayey Alxm❤❤❤

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Před rokem +9

    ما شاء الله اسد هاجيو (رمضان كريم ) ❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před rokem +26

    Masha Allah keep going ❤️❤️🥰🥰

  • @mssseafuu-hy1vi
    @mssseafuu-hy1vi Před rokem +22

    kusalli nabega scw 10 jeer wlll🥰❤❤❤

  • @bablofootball3030
    @bablofootball3030 Před rokem

    marwalbo saas samey say dhinta ufahman dadka ajanibta mashaallah asad waan kuaamana

  • @Koyama548
    @Koyama548 Před rokem +6

    I can’t wait tomorrow bro 27 keep going ababa❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌🏿

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 Před rokem +4

    Allaha Soo hadeeyo
    Waa Gabar fiican sidey iila muuqato

  • @mohamedfunny
    @mohamedfunny Před rokem +1

    waxa laga yaba inay family keda inay kadiiden ee haiska days video yadan oo kale soo badi taliyow the best CZcamsr

  • @Intifaacso
    @Intifaacso Před rokem +9

    Asadow si wanaagsan ayaad yeeshay in aad u bandhigto xijaabka waa wax aysan iloobi doonin, waxaa rajeynaa ineey diinta islaamka qaadato insha allah

  • @rahim_tube6222
    @rahim_tube6222 Před rokem +15

    She’s beautiful, may Allah show her the right path

  • @maxamedkhadaroffice8050
    @maxamedkhadaroffice8050 Před rokem +10

    Aan ku salino nabigeena Muhammad scw scw

  • @cabdimahad-ki7jb
    @cabdimahad-ki7jb Před rokem +1

    Wllhi asadow inta badan gabdhaha xijabka walanacsii xitaa gabdhihiisomalida intuu alle unaxariista mooyee sxb wllhi Wan kugu farxay markad dhahday gisho xijabka qofka markuu qerka jecleysto inuu kashaqeyo waxa ku imanaa dhibatoyin fara badan marka guul wacan sxb sre love you

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před rokem +130

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

    • @1245_-7ayaan
      @1245_-7ayaan Před rokem +2

      Illaahay ayaa sohadayn insha'Allah keep going bro

    • @Asad_hagio_27_fans
      @Asad_hagio_27_fans Před rokem +1

      youtube.com/@Abdikhani_Teeygar_7
      ASAD_HAGIO ZHP CIWAAN KAN II KALA KACI ZHP MCN

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 Před rokem +1

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🥺🥺🥺😭

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Před rokem +1

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

    • @MohamedYare-ho9lm
      @MohamedYare-ho9lm Před rokem

      Salaalaahu calayhi wasalam❤❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Před rokem +11

    Boqorka CZcamsrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Před rokem +5

    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ❤

  • @ibnuroble6393
    @ibnuroble6393 Před rokem +2

    Looking good Masha Allah my Allah guide you to the right way

  • @akramjr10
    @akramjr10 Před rokem

    Wllhi haijabka waa quruxda hablahena
    Thank u man asad hajio gulayso

  • @nimconalka215
    @nimconalka215 Před rokem +7

    Asad walalkey waxan ahay hooyo heysto labo carur agoon ah abowe walhi dharka ciid iga farxi ilahey dardis igu cawi ilahey dardis igu cawi ❤️🥺😭

  • @Hamkiz
    @Hamkiz Před rokem +10

    Amazing!amazing! Anyone can see the difference and xijab completes every woman’s beauty 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤ Asad you are amazing.

    • @Hamkiz
      @Hamkiz Před rokem

      Asad waxa lahayawa iney la share gareyse one of her family or friends and lagabadalay fikiradeeda hore ee ayada eey wadatay. Allahu aclam.

  • @ikhlaasawil3558
    @ikhlaasawil3558 Před rokem

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all Allah created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم )

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 Před rokem +2

    Masha allah Aad baay qurux badan muslim kaa dheeg

  • @centralsomali
    @centralsomali Před rokem +8

    Dadku waa laba mid uun waa qof dacwad wada iyo qof dacwad lagu wado
    Keep going forward brother Asad hajio big respect 🫡

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Před rokem +8

    Hdaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar ❤❤❤❤❤❤

  • @najmahassan9466
    @najmahassan9466 Před rokem

    Masha allah no so badi vedio yasha nocan ah

  • @warsame1197
    @warsame1197 Před rokem

    Mnsh alllh sxb asad marwaliba isku day dintena quruxda badan inaad fafiso oo galad ka dhadhac siso ineey dinta islamka macanbadan tahay walal mar waliba sidaad sameee

  • @abdalewarsame2282
    @abdalewarsame2282 Před rokem +5

    She’s so cute with hijab masha ALLAH ❤️

  • @ayaanmuuse4543
    @ayaanmuuse4543 Před rokem +22

    Suubanaheena muxamed kusaliya scw

  • @maxmuudcali405
    @maxmuudcali405 Před rokem +2

    Lkn wllka waxay kalo ila tahay in ay indhashareerka ka xumaatay oo ay wax kle u fahantay marka ajaninta aan islamka ahayn jabaab haa lkn indha shareerka ka reeb because gabdhaha somalida
    Ee video ga kula xita 100%99 ma isticmaalaan indhashareerka so dhankaas shaki aa ka imaan kara

  • @hajimubbarig228
    @hajimubbarig228 Před rokem

    Wixii ugu fiicnaa eed soo dayso weeyi asadoow❤❤

  • @SakariyaCabdisalanmaxame-jg6qe

    Kusali xappibkena muxmed scw

  • @nuur6536
    @nuur6536 Před rokem +5

    ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️😢😢😢😢❤

  • @saacidnasir9133
    @saacidnasir9133 Před rokem

    mansha allah sxb qof wngzn ayad atahay allaha kubabarakeryo

  • @mohamedgabow7312
    @mohamedgabow7312 Před rokem +1

    Keep going bro mcn.... really love you bro.....u a have good ❤️❤️ guushaatha waa guusheena

  • @sanchochanel5517
    @sanchochanel5517 Před rokem +3

    bro Allah haku sahlo balse iskudai inad so islamisid gabada ❤

  • @sumayoyusuf2209
    @sumayoyusuf2209 Před rokem +4

    Hada legend tahay lik isaar

  • @ikranikran468
    @ikranikran468 Před rokem

    masha allh allaha soo hanuuniyo qalbiga qluubta isga un baa dalacdee

  • @hanaallin5903
    @hanaallin5903 Před rokem

    Waa Arin cajiiba Tani way Gaal dhaafatay Xijaaba maiydaaba ujeeday Tiikala kafiicnayd👍

  • @sulemohaa6090
    @sulemohaa6090 Před rokem +4

    Laylilatul qadrigi haa lagafaaithaysto asxbt 🤲📿📿

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Před rokem +4

    Aan ku sallino nabiga scw

  • @smfon5324
    @smfon5324 Před rokem +2

    Ay ay anaa ugu horeeyo caaw ramadaan mubarak bowe asad ❤❤❤❤

  • @apiipck1042
    @apiipck1042 Před rokem +2

    M.h allaaha kusharfo wllky asad ❤💯

  • @kifaaxahmed1973
    @kifaaxahmed1973 Před rokem +3

    Xijabka dhaqan ma ahan ee dhintena na Farty ❤

  • @najmosuusan3357
    @najmosuusan3357 Před rokem +5

    Iney soo islaamtana waa rajeyneynaa❤❤❤ ficil wanaagsan bad sameysay

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan Před rokem

    So daawo muqalka an so dhigay so dawo sxb hadu ku qanciyay waxle isar 🙏 ❣️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem

    Mansha allah beautiful nice keep going asad hajio go forward 💪💯♥️💯♥️👍⚽️

  • @SadaqHasan-ro2fx
    @SadaqHasan-ro2fx Před rokem +22

    Inaad muslimiso isku day asad wllo insha alaah alaah ayaa kufu duday naayoyo

  • @abdullahmaalim680
    @abdullahmaalim680 Před rokem +10

    Much beautiful

  • @sacdiyacusman2891
    @sacdiyacusman2891 Před rokem +1

    Wow mansh Allah wlhi wey ki qurux badan tahay hijabka

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Před rokem

    Msha allah mar walba xijaabku waa qurux allow soo hanuuni gabadhan

  • @anuushabdi8984
    @anuushabdi8984 Před rokem +2

    Alla islanimada maca❤ ilmaha yar 7yr jiro xfda we soman yhin

  • @user-eg9bz4zh5i
    @user-eg9bz4zh5i Před rokem +29

    The one and only azad ramadaan krem😊❤

  • @raxmacadey3222
    @raxmacadey3222 Před rokem

    Qofki ugu horeyay oo comentiga so bixiyay asad ilhy hku barakeyo wll

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před rokem

    Hh mijo cas dheh
    Asad hajo nin adag keep going bro

  • @Ruweydasead2471
    @Ruweydasead2471 Před rokem +36

    illahey cafi aad dheer haynoogu dhameeyo ramadaanta🥰cafi aad na aynu ku ciidno alx🥰zxp dhamaanten intii qoralkan akhrista nabiga igula saliya🙏🏻🥰Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw🥰🥰🥰

  • @ubaxshire3842
    @ubaxshire3842 Před rokem +8

    mashallah wllky🥺😍illhy wuu awooda inuu maalin lugahaga kugu istaajiyo i.a waa ku duceeya malin kasta🥺

  • @RaqiyaOmar-rc1gf
    @RaqiyaOmar-rc1gf Před rokem +1

    Ma sha allah pro walahi way kuso baxday❤❤❤

  • @daacadofficial372
    @daacadofficial372 Před rokem +1

    Maashaallah walhi aad ayey ugu qurux badan tahay

  • @farhiyaali5043
    @farhiyaali5043 Před rokem +24

    She’s so beautiful🥺❤

  • @anascwahaabcali-gd9oi
    @anascwahaabcali-gd9oi Před rokem +6

    Masha,allaha ❤❤

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 Před rokem +1

    Asad Hagio The Legend my Pro Keep Going ❤🎉

  • @munamohamed372
    @munamohamed372 Před rokem

    Waxy ilathy inanay ku qanac sanayn qalbigeda anu usojedin lakin waxalaga yabilaha hadad usoban dhigto diintena qimaheda iyo wanageda inay qadato wayo sonka iyo xijaab iyo dhaman acmashaba waxaka hureye imanka iyo inay qirto shahada taynka waxnkugula talinaya wllky inad marka hore u soban dhigto diinta islaamka kadibna aad barto wuxii wa jibada wixi inta kadan beya had qadan waydo hidayada illahyba haya adigu gaadh sii uun wana sidi nabi muxamed lagu idhi scw😭

  • @king...3695
    @king...3695 Před rokem +19

    Keep going brother 💪

  • @abdihakiimalbishar
    @abdihakiimalbishar Před rokem +5

    Asc wll asad aad ayan ku salamy waxaan jooga hargeisa soomaliland allh dartii ayaan ku tageera wlhi muqaal aad so duubto oo anan daawan wuu yaryahy runtii wayo xiliyada aan shaqada ka soo boxo muqal kaaga ayan dawada wanad iga qoslisa waxanan ragynaya malin uun inaan kulmi doono inagoo allh dartiis isu jecel
    Abdulahi xajina igu salaan iyo dhamaan tiim 27 asc 🤝

  • @ibramohamed2889
    @ibramohamed2889 Před rokem

    Ajir allah ka siiye dacwada gudo I.a adna wad cafimade

  • @ahmedabdirsak5846
    @ahmedabdirsak5846 Před rokem +4

    Asadow Marka Hore inaad oga bilowdo may ahayn inaad Xijaab iyo inay soonto
    Waxa larabay markaad is barataan oo muuqaalo samaysaan od is fahantaan
    Inaad usoo ban dhigtaan lkn hada khalad ayay kaa Aamintay

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj Před rokem +7

    Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga sooboqato 😢😢

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 Před rokem

    Maasha allaah allaha ha soo hanuuniyo

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Před rokem

    Wooow m.a asadhagio keep going

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail Před rokem +3

    Inta saliga nabigeena scw ujeeda like saara

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Před rokem +5

    Aboowe waxfiican ayaa sameysay balse way diiday waan kaxumahay 😢Barank armaan kusamey pls❤❤❤🎉😊

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Před rokem +1

    رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ❤

  • @habonabdirahman-oi7ws
    @habonabdirahman-oi7ws Před rokem +1

    Macha Allah Ramadan Moubarak ❤❤❤😘

  • @rahmoruun972
    @rahmoruun972 Před rokem +13

    Diinta islamka u sharaxa gabdhaha oo bara way qadanayne 😢😢

  • @SakariyaCabdisalanmaxame-jg6qe

    Sooqor saliga nabiga scw