Qataraha UMU Zibyaan Iyo Dawo Cajiib ah Idanka Alle.Doc Sh.Yusuf Xoog

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

Komentáře • 482

  • @safiirkaislaamka
    @safiirkaislaamka  Před 3 lety +73

    Sxbda Safiirka Waad ku Mahadsan Tihiin Ducadiina Iyo Dhirigalintiina. Lamabarka Doct.Sh.Yusuf Xoogweyne +254722115511

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 Před 3 lety +9

    Mnsha allah wllo khayr ayaadtihiin ilaahay haydin jeclaado kuwii janada kuwaalooba ilaahay haynaga dhigo aaamin ducada sheekh 🤲❣🙏

  • @mohamedaden1349
    @mohamedaden1349 Před 4 dny +2

    Sheekh anii 17 jir ahay wana ley qabaa wali awlad alleh ima ziin tan kaleyto dhiga Cadaada wan ku dhiptodaa walibo zi xad dhafaa😢😢
    Heer wxn gadhaa ina idhahdo ya allah kaa iga qad😢

  • @habiboabdi3351
    @habiboabdi3351 Před 3 lety +17

    Asc waxan aqana shaekhan ila yaratedi masha aalha wa qof ad u wanagasan

  • @xaliimaqali8568
    @xaliimaqali8568 Před 3 lety +4

    Shiikhow seen kuu heli kara ilahey ajar haku siiyee muqdisho ayan joga dawaan ubahanahay ilaahbaa dawo haye

  • @ziyadhassenadan7328
    @ziyadhassenadan7328 Před 3 lety +2

    Jazakalah khayre
    Dr.sh .Yusuf

  • @kawsarmuhumed9834
    @kawsarmuhumed9834 Před 3 lety +6

    Mnsha allaah Tabaraka raxmaan allaahuma baarik calaa wlky safiirka islaamka

  • @hanihasan5934
    @hanihasan5934 Před rokem +1

    Masha allh shiiqow alle ha ku xafido waxan raba wax iga caawiyo waxa i heyso hurda la aan wax u fiican

    • @DumarBilla
      @DumarBilla Před 9 měsíci

      Quranka adkarta aqriso wll

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Před 3 lety +3

    Jazaaka Allahum kheyra waa arin muhiim ah oo na anfacday

  • @xaliimaqali8568
    @xaliimaqali8568 Před 3 lety +4

    Masha alh shiikh ilahey haku xafido somaliyo joga mahe wan ku imaan lahay wana tebanaya xanuunka

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 Před 2 lety +1

    SAFIIRAKA ISLAAMKA WAA SALAAN YAHAY SID UMADA ISLAAMKA OG FAAIIDEEY THANK YOU SHEEKH YUUSUF

  • @foos7330
    @foos7330 Před 3 lety +7

    Asc masha allah koley waarimeysidee wax haka haro dadkii qaar waxay ka fikiraan iney been been lacag ku sameyaan sheeq cilmigaga ilaahey dartiisa dadka ugu faaide ilaahey haka abaal mariyo

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 Před 3 lety +2

    Maashaa alaah jazaaka laahu qeer noo soo badi aqoon kororsigaan oo kale

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 Před 3 lety +4

    MASHALLAH ilahey Haku barakeyo

  • @felisabdu2669
    @felisabdu2669 Před 3 lety +3

    Walciyaadu billaah, Illaahow adaan kaa magan galney shartiisa, aamiin...

  • @DumarBilla
    @DumarBilla Před 9 měsíci +1

    Masha alh jazakalh khyr

  • @caaliyoadoontaallekusoow2872

    Ma.sh.allah wll Allah hakuxifdiyo Jasakalaah qeyr

  • @sacdiyoabukar8168
    @sacdiyoabukar8168 Před 10 měsíci

    Nabarka kenya ayaan rawaa iyo meesha uujoogo shiiqa illaahey cimrigiisa hadheereye wanrajeyna ina Leysoo jawaabo inshaa aallaah

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Před 2 lety +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اخي الكريم الله يحفظك ويبارك فيك ويحفظكم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم

  • @ugaasyere2801
    @ugaasyere2801 Před rokem +2

    M,a Alha Ha idin Sharfo

  • @safiyoadan8541
    @safiyoadan8541 Před 2 lety +1

    mashaAllaah jasakallaahu ceeyr sheeqa ❤❤❤❤

  • @xafsomaxamed6327
    @xafsomaxamed6327 Před 2 lety +2

    Masha allah jisakalahu wa shiq 🤲🤲🤲👈👍

  • @nuuracumar7264
    @nuuracumar7264 Před 2 lety +1

    Mansha allah ilahay haku barakeyo shikha dhamantin

  • @aminaabass196
    @aminaabass196 Před 2 lety +2

    Scw shekh waxa rabay ina dawada o samaysi ama noshegti umo zibyanga walashay aya xanusan shokran

  • @qarnigacusub706
    @qarnigacusub706 Před 2 lety +2

    Masha Allah jasakalahukhayraan

  • @deqogacal3661
    @deqogacal3661 Před rokem +2

    Ma shaa Allaah

  • @bashiiraabdi3086
    @bashiiraabdi3086 Před 2 lety

    Masha allah barakallahu fiika ilahay haka ajarsiiyonisaga qadiree

  • @ahmedawil5710
    @ahmedawil5710 Před 2 lety +3

    Mashallah, shaqo wacan ayaad bulshada uhaysaan Allah Hakaa abaalmariyo

  • @aneymaalim704
    @aneymaalim704 Před rokem

    jazakalahu kheir sheikh

  • @umuabdibasid7133
    @umuabdibasid7133 Před 3 lety +2

    Mahadsanid safiirul islam

  • @umamiira2321
    @umamiira2321 Před 2 lety +4

    Masha Allah

  • @amalaskar2264
    @amalaskar2264 Před 3 lety +2

    Mashallah jezkallah khayiir

  • @hindaabdillahi7234
    @hindaabdillahi7234 Před 2 lety

    Asc she yusuf masha llaah she wan iskaka shikiyay xanoonka

  • @Samsamcaatay
    @Samsamcaatay Před 29 dny +1

    Masha Allah shiikh alle haku xafido

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 Před 2 lety +1

    Halkeen sh kahela daawaan raba

  • @Mulajimal
    @Mulajimal Před 2 lety

    Masha alaah shiiq wan fiirsada barnaamij kaan wana ubaahahay faah faahin dheer xageen idikala soo xiriiraa Fadlan please telkiina halkaan iigu reeba

  • @safiyasheikhhassan7371
    @safiyasheikhhassan7371 Před 3 lety +2

    Jazaka laah khayr

  • @user-bz8ut2jm8u
    @user-bz8ut2jm8u Před 10 měsíci

    Jasakakalahu khair shekh

  • @cismanxaaji9828
    @cismanxaaji9828 Před 2 lety

    Asc maasha allh allh kubarakeyo🤲🤲🤲

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 Před 3 lety

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخنا شكرا لك

  • @luulamuuse754
    @luulamuuse754 Před 2 lety

    Jazakllahu khayr jaz

  • @sumayedagan7402
    @sumayedagan7402 Před 3 lety +1

    asc dawadaas waa rabaa sekuhelaaa canada 🇨🇦 jogaaa

  • @haambeahmed6109
    @haambeahmed6109 Před 3 lety +1

    A S C SHEEKH KAWARAN YIRIDKA CUDURKA LAYIRAAHDO

  • @badiyehrobleh7526
    @badiyehrobleh7526 Před 3 lety +1

    Jazak Allahu kheira

  • @xaawoluulfarax5656
    @xaawoluulfarax5656 Před rokem +1

    Asc shiiqoow allaha kuxafido

  • @nastexo2325
    @nastexo2325 Před 3 lety +4

    Asc walaalo shiikha labarkiisa mahelikaraaa

  • @zeinabahmed8959
    @zeinabahmed8959 Před 2 lety

    Masha Allah sh
    Jzk Allah

  • @irsheguhad9913
    @irsheguhad9913 Před 2 lety

    Allah ah ku xifdiyo Sheaq

  • @munishkafarah2434
    @munishkafarah2434 Před 2 lety

    Maa Sha alaah tabaakalaah shugran

  • @umusalmacraxman3693
    @umusalmacraxman3693 Před 3 lety

    Sheikh Allaha ku barakeyo

  • @rayidmaxamed9987
    @rayidmaxamed9987 Před 3 lety +2

    asc sheeq waxaan rabaa nabarkaa

  • @hoodocabdi1708
    @hoodocabdi1708 Před 3 lety +2

    Sheekh see kuu heli karaa

  • @farduusmohamud1324
    @farduusmohamud1324 Před 3 lety +2

    Sheikh seeku heli karaa waan ubaahanahay soomaalia maka heli karaa.

  • @umuabdibasid7133
    @umuabdibasid7133 Před 3 lety +4

    Sawirada haweenka waligaa ha udhayn culimada yaanay lacagtu xaaraan kaa noqone

  • @darfaadumojamac1101
    @darfaadumojamac1101 Před 9 měsíci +1

    😢subaxwalba waxan so kaca yado macadanto dhani ixanunaysa

    • @DumarBilla
      @DumarBilla Před 9 měsíci

      Dawo ma heshy byo ilhy hnga cfiyo

  • @hana.maxamed.6057
    @hana.maxamed.6057 Před 2 lety

    wll halku jooga sheekhu allh haydin barkeeye ii sheega

  • @JawahirJawahir-u7x
    @JawahirJawahir-u7x Před měsícem +1

    Helkeejoogtaa wnubahanahay dawada

  • @ibrahimmaxamed3761
    @ibrahimmaxamed3761 Před 2 lety

    ماشاء ٱلله جزاكم ٱلله خيرا

  • @ahmedshuute7244
    @ahmedshuute7244 Před 3 lety +1

    Shiidh khayr alahakusiiyo waxan joog buurvo dawada naso gadhsii

  • @warsanaxmed9014
    @warsanaxmed9014 Před 2 lety +1

    Shakh.dhegayaraha.muxuufaa..iidoleeyahay

  • @maxamudabdi2348
    @maxamudabdi2348 Před 2 lety +5

    Maa sha allaah
    Sheekha ala habarakeeyo

  • @shacabtv730
    @shacabtv730 Před 3 lety +3

    Masha allah Xage dagan yahay shekhu

  • @user-gv7pd2qn7e
    @user-gv7pd2qn7e Před rokem

    Jasakalaah qer labarkisa ayan rawa

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Před 2 lety +1

    Asc shiikhii waan ku salaamay shiikhi waan xanusan ee sidee kula soo xiriira

  • @army-on8wp
    @army-on8wp Před 3 lety +2

    Jasakalaahu shiiq

  • @khadramuse3944
    @khadramuse3944 Před 4 měsíci +1

    Asc. Walaal number sh Yusuf iisoodir Jizakalaahu khayer

  • @fadumocabdi5268
    @fadumocabdi5268 Před 3 lety

    Wcs wll mshallh 💓 allaha idin xifdiyo shekha iyo adigaba

  • @safiyacabdi6525
    @safiyacabdi6525 Před 2 lety +1

    Mansha allah

  • @user-lg5ht7ge6s
    @user-lg5ht7ge6s Před 10 měsíci

    Mashallah Hello

  • @farxiyoinanuur9257
    @farxiyoinanuur9257 Před 2 lety +1

    Masha allah mahadsanidiin

  • @fahiimomohamee4119
    @fahiimomohamee4119 Před 3 lety

    ASC SHIIKH ILAAHY HAKU XAFido waxan rabaa xaruntu meesha ay kutaal in aaad shegtan

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 Před 3 lety +3

    Maash ahAll

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 Před 2 lety

    ManshAllAAh jasakallAhu khair xanun kazan iskaga shakisanay Wana fogay sucudiga Ayan daganay side ban u heli Kara sheikha labarkisa hadlayso diro inshALLAAh

  • @sucaaddaganmaxamad2750
    @sucaaddaganmaxamad2750 Před 2 lety +1

    Mambarka sheekha iisheega

  • @fatumadagane4464
    @fatumadagane4464 Před 2 lety

    Jizakallaahu.khayr

  • @dectormuhiim8971
    @dectormuhiim8971 Před 2 lety +1

    Man sha Allah

    • @dectormuhiim8971
      @dectormuhiim8971 Před 2 lety

      Sheqow waxan waxa ihaya xanuun kan mana aqano waxan ku samey
      Waxan jogah lasocanod muda fog na waa ihaye mana aqno sidad is kaga daweyn laha

  • @yasmiincabdirahman7845

    Jisaakumulaah qeyr

  • @miskitagane1678
    @miskitagane1678 Před 3 lety +3

    Amin yarbi

    • @abdimahamedsamatar581
      @abdimahamedsamatar581 Před 3 lety

      Masha allh safiurka islaamka alle hakubarakeeyo oohakuxafido aduun iyo aakhirona

    • @faatimasuufi2422
      @faatimasuufi2422 Před 2 lety

      Wsc🤲😭😭🙈🛀🛀🧕👩‍💼👩‍💼

  • @sahramohamed3606
    @sahramohamed3606 Před 2 lety

    Masha’Allah ❤️❤️❤️❤️💖🥰🥰👍

  • @abdirashidyusufabdi9119

    Asc masha allaah

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před 3 lety +4

    Sheikh jezaka Allah kheyran aniga umasubyaan ayaa nafta ii keentay Allah ayaan ka rajeynayaa inuu iga caafiyo

    • @istahil5745
      @istahil5745 Před 3 lety

      Amiin dhamaanteen allah ha naga qabto

    • @xaliimaqali8568
      @xaliimaqali8568 Před 3 lety

      Amiin amiin alaha naga qabto

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 Před 3 lety

      Wallo maxaad ku garan

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 Před 3 lety +2

      @@rahmaahmed1836 abaayo waxaa ku garan caloosha ayaa sidii cunug ku jiro dhaqdhaqaaq badan iyo dibiro iyo xanuun badan ayaa dareemaysaa

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 Před 3 lety +1

      @@gobeyluul1122 ha ale haynaga hayo intii ay ku dhacdayna howga sahlo

  • @sahramohamed3606
    @sahramohamed3606 Před 3 lety +1

    Masha’Allah 🤲🤲🤲☝️🥰🥰

  • @MulkiMire
    @MulkiMire Před 4 měsíci +1

    Maasha alaaha shiiq alaaha ku barkeeyo

  • @anfarmohammad3471
    @anfarmohammad3471 Před 3 lety +1

    Masha Allah 🥰

  • @ismahanabdiasil8789
    @ismahanabdiasil8789 Před 2 lety

    Jazakallah sheikh ajir alle hagasiyo. Sidaan wanaga nolawadagtay. Waxan joga Garisaa sheikhow arimahan umul zubyanka sheikh walbo anutago weykuhaysa lee idahan hada numberkada wanhelay wankuimani inshallah wa balan ilahay. Qeer alle hakusiyo

  • @amiiraabdullahihassan7579

    Wll sheekha malaa xidhidhii karaa

  • @kaltunali7458
    @kaltunali7458 Před 3 lety +2

    Sheikh halke lagala soo xiraari karaa waxa jogaa dalka jermalka

  • @NuuraMuxumed-xl7ek
    @NuuraMuxumed-xl7ek Před 10 měsíci

    Maash aalh

  • @ShaaroAlii-nd3ys
    @ShaaroAlii-nd3ys Před rokem

    She yuusuf wan xanunsanahay ee xagen kuugu yimaadaa

  • @fadumocabdi5268
    @fadumocabdi5268 Před 3 lety +2

    Wll shekha xagen kala xidhidha dhicis aya idhibay on wax kawaydinlaha ado raliya isosheg

  • @zamzammukhtar7967
    @zamzammukhtar7967 Před rokem +1

    Dawada

  • @muniiraabukar412
    @muniiraabukar412 Před 2 lety

    Masha alllh xakeh jogta

  • @sihaamxasansihaam2205
    @sihaamxasansihaam2205 Před 2 lety +2

    Amiin Amiin yaarabi

  • @xaliimodiiriye4280
    @xaliimodiiriye4280 Před 3 lety

    Halkee lagaala soo xidhiidhayaa sheekhow

  • @sacdiyocabdisalaan4336

    Asc sheq wan xanuun sanahy sheqa aadban u radinaayay qeyr alaha siiyo waxaan rabaa lanbarkiisa oodhmestiran waxan jooga muqdisho

  • @hawasoulemanhawasouleman-8262

    Amin

  • @ubaxarahman829
    @ubaxarahman829 Před 2 lety

    Allow iga dul qaad 10 sano ayaan ladhibanahay yaa allah iga dulqaad🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi Před měsícem

    Midigtaa la igahayaa waxbaa igadhaqdhaqaaq waxbaa kalayaacya dhirkaga oodhan waxaayaacyaaca dhiiga 3bilood bumaqanyahay

  • @maryamcalawaash197
    @maryamcalawaash197 Před 2 lety

    Mash alh shikh

  • @user-ht6rc4sd6w
    @user-ht6rc4sd6w Před 8 měsíci

    Asc Dr sheeq muqdisho joga dawada umusabiyanta u bahna xagen la heli kara