Riyooyinka Guurka Gabdhaha Aan Laguursan iyo Kuwa La qabo FASIRIDA RIYOOYINKA GUURKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 12. 2019
  • Somali Universe

Komentáře • 68

  • @galiwe6018
    @galiwe6018 Před 3 lety +15

    anigoo walige gursan ayaaa anigoo soman ku riyoday anigo aroos ah 3 ramadaan waye mnta allow qeyrkaa na wafuji🤲❤

  • @samiraokash7348
    @samiraokash7348 Před 9 měsíci

    Mahadsanid waaba naxsanaa 😮

  • @farxiyonuurmaxamud8261
    @farxiyonuurmaxamud8261 Před 2 lety +1

    Insha allah

  • @nastexoabdulahi3014
    @nastexoabdulahi3014 Před rokem

    Mar walbe waxaan ku riyodaa wallashey oo laguur sanayo weyna igu soo noq noqotaa wana gaber wali lama guur san fadlan iga soo jawab thanks

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 Před rokem

      Wlhi abyooy aniga manta duhurkii waxaa ku riyooday walasheyda oo la aroosaayo

  • @ayaanindhajeceyl4203
    @ayaanindhajeceyl4203 Před 4 lety +1

    Asc wall waxan kuriyoday aqo qof ilasiyay uu aan garanayn waliba lay aroosay lakin islamarkiba an kasocara ray markasan dhahay haylaga furo ninkan marka riyada ifasir adoraleya

  • @shamsoqurux3547
    @shamsoqurux3547 Před 3 lety +2

    Waxan marwalbo ku riyooda ninkeyga oo xaas kale gursaday aso gursan hayo arag balse telephone ayu igu so sheegay kadhib dood badan ba nadax martay ilaa ano oynayo so tosaa ifasir please

  • @yazminahmet4131
    @yazminahmet4131 Před 4 lety +1

    WllO wxa ahy garab aan wali guurzan waxna ku riyooday ma linkygaa oo ii Guursady maxa la dhihi kara❓🤔

  • @Mayuun-f
    @Mayuun-f Před 21 dnem

    riyada walaashey aroos😊

  • @AnisaMohammad-mb6jk
    @AnisaMohammad-mb6jk Před 9 měsíci +1

    Nin aanan aqoonin ku riyooday xalay wlhi

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 Před 4 lety +2

    Ani bal iifasir aniga walaiqabaa wana kuriyoday anoo lai aroosaa

  • @taslimofficial1184
    @taslimofficial1184 Před 9 měsíci +1

    Waxa ahay marwo la qabo oo carur leh waxa ku riyoday anigu gursanayo weliba nin an aqon ifisir wll

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 Před 4 lety +6

    Waxaan idin leeyahay horay usocda soomaali universe waxaan aad ujecalahay barnaamijka ka hadlaya Habeenka arooska ee koowaad kaas oo aad mar hore soogaliseen soodhawaaw saaxiib

  • @deeqoluuldeeqoluul4485

    Asc wll iso fasir anigo la imahirinayo oo kufarxasanahay meherka ee iso fasir garuuban wan ahayee

  • @Ibnucabaas
    @Ibnucabaas Před 4 lety +7

    Somali universy is back

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 4 lety

      Eng Abdullahi Abas Aad baad u mahadsantahay Eng Dib ayaan usoo laabanay

  • @fadumaalixusein2326
    @fadumaalixusein2326 Před 3 lety

    Somalia

  • @somaligrl9088
    @somaligrl9088 Před 3 lety +2

    Waxanki riyoday jacayilkayga oo nagkale iga racay

  • @Kikii565
    @Kikii565 Před 6 měsíci

    Xaas ayaan ahay wxan 2mar ku riyooday anigoo ninkeygii ifuray midkalana guursanayo

  • @ayfaahmed127
    @ayfaahmed127 Před 4 lety

    Aroos laguma riyood LA igu yiri

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos Před 3 lety

    Badalida guriga iyo shaqada maxa kawada wll

    • @fatoum-beauty8695
      @fatoum-beauty8695 Před 3 lety

      De guri aan kagag ahyn ood dhisto yacni guri cusup iyo shaqo kale o cusub

  • @mahadxassan2413
    @mahadxassan2413 Před 4 lety +5

    Oo miyaad kudhex nooshahay hablaha hhhh waxaas xoilaha ugu sheekee

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 4 lety +1

      Mahad Fekerkaaga aad bad ugu mahadsantahay Waxan wa cilmi laga soo guuriyay Mashaayiq waawayn waxan anaga wadano maahan Mahadsanid Mar 2aad .

  • @ayaanindhajeceyl4203
    @ayaanindhajeceyl4203 Před 4 lety +1

    Asc wall markalana waxan kuriyoday anoo ilmayar xambarsan uu aadhalay tana ifasar adoraliya

    • @aishamohamed5614
      @aishamohamed5614 Před 4 lety

      Asc wr wb wllshy riyadaan ilmaha Yar marka aad xaas tahay waa qayr iyo risiq marka aad inaan tahay alle ka magan gal ma fiicno Shar iyo wax kale ba lagu fasiraa

  • @ruqiyaruun2526
    @ruqiyaruun2526 Před 8 měsíci

    Aniga 4mar camal aan waxaan mu riyoodey anoo ley aroosaayo xaasne waan ahay 😢 subixìi naxdin kadibaan xaqiqsasaa wixi iney riyo yihiin 😮lkn marka riyada waxaan isdhahaa adoo lagu qabo maa lagu aroosaa xoog ayaana leygu daraa ninka subxaanallaah anne ninkeygi baan rabaa nin aan aheen madoonaayo afar mar bey igu soo noqnoqotey😢

  • @farxiyonuurmaxamud8261

    M. A

  • @rumaanbashiir2144
    @rumaanbashiir2144 Před 2 lety

    Anigo leyqabo ku riyod
    Anigo nin aan aqoon igusanayo waliba aad u faraxsan wll iso jawaab wlh xalay xita wn ku riyoode

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 Před 4 lety +3

    Kkkkk yaaah anooo laiqabaa kuriyooday anoo iguursady nin aan aqaaano hhhh

    • @fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999
      @fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999 Před 3 lety

      Sido kale xaley ayan kuriyodhay adiga mxa lakulante abyo intad kuriyotay kadeb

    • @maryandubat591
      @maryandubat591 Před 2 lety

      @@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999 gabdha weeydisaye meey so jawbin adiga maxa lakulntaye

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 Před rokem

      @@maryandubat591 adna maxad lakuoanty 😂😂😂 isbedel ma aragty

  • @jeesto1
    @jeesto1 Před 4 lety

    Hdii an ku riyoodo nin an aqaano waliba mudo ayuu qabsanayaa midaaa bal ega

  • @nimcocali-bq1so
    @nimcocali-bq1so Před rokem

    Wll aniga saxibky oo la iiguuri yay ayaan ku riyooday ma is gursan rabnaa tlow

    • @fatema.4
      @fatema.4 Před rokem

      Aniga sido kle weliba ano cunig udhaley

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 Před 4 lety +1

    Waleee ani waalaiqabaa wana kuriyoodaa anoo lai aroosaa yaaab badanaa

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před rokem

    Balo ku guursay xaaskeeda kulahaa baalaayo kugu dhacday DIINTII WAY KU CAYAAREEN LAMO NAAG.BUU KA DHIGAY

  • @fahmaimaan1105
    @fahmaimaan1105 Před 3 lety

    Asc

  • @fadumaalixusein2326
    @fadumaalixusein2326 Před 3 lety +1

    🤴👸🤴👸🤴👸 you have

  • @nemoabdullahi609
    @nemoabdullahi609 Před 3 lety

    Wll plz ifasir waxan ku riyoday anoo lay mehersanayo walalhyna markhati ka yihin waraqna wax ba lagu qorayey sual baa laywaydiyey ano qoslayan ka jawabay inkastaanan arkayn ninkan guursanayo nin ka wax iga qorayey waxa agtaagna askari iyo walashay horena uma guursan wll reply ahaan igu fasir

  • @Jojo12729
    @Jojo12729 Před 3 lety +1

    Doonasho fashil ah maxaa ka wadaa wlall

  • @user-go6lm1yn5q
    @user-go6lm1yn5q Před 5 měsíci

    Wllo waxan kuriyday ninkayga oo iguursanaya 3 jeer isodonanya

  • @firdousahmed2485
    @firdousahmed2485 Před 4 lety +1

    Waligey guur kuma riyooyinin guur why?

  • @umulqeyryuusufxasan4531

    Waxaa ku riyoodey nin aan aqoon asaga iqabo hadana ninkii ayaaba isku dayaaya inuu idilo kadibna waa kabaxsanaaya

  • @ayfaahmed127
    @ayfaahmed127 Před 4 lety

    Ani Ku riyooday LA iman qabo wxa LA igu yiri waa dhimaashtad marka hooyo wydiyey

  • @rahmocali2942
    @rahmocali2942 Před rokem

    Sarita firashay ninka igursadane mana ark manaqnin isheek fasirkeda

  • @umuxuseenumuxuseen1603

    Anigo waxaa kuriyoday anigo aros malxiis kanoqonaayo

  • @maryanmuse4965
    @maryanmuse4965 Před 4 lety +5

    Riyadaa qofkaa xarirka ledihin oo qofkale gursanayo waa maxay taas nah

  • @rahmocali2942
    @rahmocali2942 Před rokem

    Fashil maxakawada