SHABALAAZA OO U GACAN QAADAY KABTAN BAARA & DAGAAL LOOGA KALA TAGAY HOOLKA - MAXAA DHACAY?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 03. 2024
  • SHABALAAZA OO U GACAN QAADAY KABTAN BAARA & DAGAAL LOOGA KALA TAGAY HOOLKA - MAXAA DHACAY?

Komentáře • 151

  • @Captanbaaraofficial
    @Captanbaaraofficial  Před 3 měsíci +24

    czcams.com/video/UOaum8j9X5U/video.htmlsi=GB5NRU4ixDkZaq6T❤❤❤

  • @Ahmad.shreif.team27
    @Ahmad.shreif.team27 Před 3 měsíci +23

    Team cabtan baara one 1⃣ like ❤❤❤❤❤

  • @yaxyeabdirashid1134
    @yaxyeabdirashid1134 Před 3 měsíci +21

    Sooqor scw❤

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 Před 3 měsíci +21

    Team bara isoo Duceeya wll waan jabanahay isoo duceeya asxabtiina

  • @Mohamedadem-ed4fl
    @Mohamedadem-ed4fl Před 3 měsíci +5

    Yackoo,baara iyo jakarta legends ✌🏽

  • @dhibotvchannel8231
    @dhibotvchannel8231 Před 3 měsíci +3

    Be together forever team captain baara

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 3 měsíci +4

    Wcs walalkey captan muqdisho maa i geeysido walalkey ❤❤❤

  • @zultantube
    @zultantube Před 3 měsíci +6

    🎤 mic-xanjada halaga daayo

  • @dhibotvchannel8231
    @dhibotvchannel8231 Před 3 měsíci +2

    Be together forever team captain baara 🎉🎉

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 Před 3 měsíci +1

    Masha aliha ❤️🤙

  • @user-it7uv3xv1n
    @user-it7uv3xv1n Před 3 měsíci +3

    Wllhi kabtanka waa qofka kaliya hadalka isku dhibin Wan ku wataa brather 👍🥰🫡

  • @AMMTRAVELANDTOURISM
    @AMMTRAVELANDTOURISM Před 3 měsíci +4

    Kaptan waan ku salamay salan ka dib barnaamijkan waa fican yahaye lkn taam u sameeye 3mind camal

  • @ayanasad5D
    @ayanasad5D Před 3 měsíci +1

    Kaptan baara iyo yackoo,jakarta legends i salute you ❤

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 Před 3 měsíci +1

    Ahhhhhhh yackow wuyabe manashuminii rabta kulaha ❤❤❤

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před 3 měsíci

    اللهم أصلح بلادنا والبلاد مسلمين ولا ومسليمات وألف بينا القلوبنا برحمتك 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 Před 3 měsíci +10

    GPRS hhhhhhh Legend Yackoob sxb sare waa ku salaamay hhhhhhh. Legend 😂😂😂😂😂😂😂 keep going.
    Waxaa tahay ninka kaliya ee reer Al Faghi aan ka ilaal sano adiga Maama nimco iyo Mr Saalax dheere

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Před 3 měsíci +3

    Kkkkkkkkk waku wataa captan baraaa ❤❤❤❤❤ malinkasto faraxad kunolow❤❤❤❤❤

  • @AminHassan_danger111
    @AminHassan_danger111 Před 3 měsíci +5

    M. A🎉🎉🎉🎉

  • @sahrahussein561
    @sahrahussein561 Před 3 měsíci +6

    Captain paara waxaan reebaadiyasha ah katuf xanjada

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye Před 3 měsíci

    Captain bara Legend dulqadkii oo qof ah Guleyso

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Před 3 měsíci +2

    Nice video mudane captan baara❤❤😂😂😂

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 Před 3 měsíci +2

    #team #baara aad baad u mahadsandihiin #1.56k #wllyal #2k i dhamaystira😢😢😢😢

  • @Akbalaaya-vz1jj
    @Akbalaaya-vz1jj Před 3 měsíci +1

    Be together forever team captan baara

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 Před 3 měsíci +8

    Jakaartow seee cml heeee

  • @Worldly_work
    @Worldly_work Před 3 měsíci +1

    Kursi eber ah hoostiisa la baaraya
    Waa sheeka kale Waa sheeka kale

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před 3 měsíci

    Waaaaaw dad wanagsan

  • @zakariaissahaque
    @zakariaissahaque Před 3 měsíci

    😂😂😂 team KABTAN BAARA hor soco legend

  • @azmaalqazab
    @azmaalqazab Před 3 měsíci +1

    Baara nin weyn ❤

  • @user-km6pr6ch5d
    @user-km6pr6ch5d Před 3 měsíci +1

    19k Naga dhiman 500k
    Wanrajina inan gaarno 500k🎉 insha allha

  • @sureyaali1743
    @sureyaali1743 Před 3 měsíci +1

    Masha allah ❤❤😂😂😂❤❤

  • @AliAbdirisag
    @AliAbdirisag Před 2 měsíci

    😢kabtan talefanka 6 aad Aya ku tabtay lkn talefan dhumow ga ad igu so habareyso iga daa Dee sxb sanad walbo talefan aya iga jabaya

  • @user-co8by3ub7y
    @user-co8by3ub7y Před 3 měsíci +3

    Asc kabtaan baraa

  • @somalia499
    @somalia499 Před 3 měsíci

    Yaakov legend 🙌

  • @user-vb7yf7ol3k
    @user-vb7yf7ol3k Před 2 měsíci

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤inchallah 🙏

  • @cadnaanhayir974
    @cadnaanhayir974 Před 3 měsíci +1

    Where is idiriska

  • @4tilj.r
    @4tilj.r Před 3 měsíci +1

    ❤❤

  • @user-xj3ch4ky2s
    @user-xj3ch4ky2s Před 3 měsíci +1

    Cabtan Bara legend

  • @user-zk2th7tf6p
    @user-zk2th7tf6p Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @ahmedmohamedhussein3802
    @ahmedmohamedhussein3802 Před 3 měsíci +1

    Baarut❤

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio Před 3 měsíci

    Kabtan baara 😂😂😂😂iyo wasiirka maxa kala haysta

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 Před 3 měsíci

    Kkkkkkkkk captian cabsii cabsii way walahi Dadka wakawaleysaa 🥵🥵🥵legend

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před 3 měsíci +1

    Masha allaha keep going wallahey so funny shabalasa iyo ediriska iskubalami

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 Před 3 měsíci +1

    Heeey I’m here ☝️

  • @mohamedabdullahi7983
    @mohamedabdullahi7983 Před 3 měsíci +1

    Wlh Qatar waye chalengikan ku sodar zxb sobadi

  • @user-vq2kp9td3l
    @user-vq2kp9td3l Před 3 měsíci +1

    Cabtan malmahan video kama heyno maxa jiro video hure nuso celiya sida sonka lo gale video Fcn kama heyno😊😊❤

  • @idiltravel9037
    @idiltravel9037 Před 3 měsíci +2

    maxaa la qarraaree kabtan 25 sii

  • @xuseenali-qp7oy
    @xuseenali-qp7oy Před 3 měsíci +1

    Xikmadii sii dhamaaneyso

  • @hamseizhqi9554
    @hamseizhqi9554 Před 3 měsíci +1

    Shabalaza O'Day kaarto😂❤

  • @bashiirabdi2924
    @bashiirabdi2924 Před 3 měsíci

    KUSALIYA NABIGA SCW

  • @khadraali5225
    @khadraali5225 Před 3 měsíci +1

    jakarta wushakiyey intu fikirey ayu cararey wuxu isdehey kwan amey kusharqolayan wadnaha bugbugbugbug😂😂 cabsi cabsiwey

  • @user-wz5gt8xt7u
    @user-wz5gt8xt7u Před 3 měsíci +2

    Xamar xurnimo ku Wata khamiis 25 dollar iga qadayan 😅😅😅

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Před 3 měsíci +1

    Waziirka is not easy alla manooli 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 Před 3 měsíci

    Kkkkkkkkk captian nokusocelii saxib lkn walakuhelee cawoo wazir shabalaza ✋✋✋✋ kacana utagii see lacakta

  • @cabdallaali7492
    @cabdallaali7492 Před 3 měsíci +1

    Hhhh sheekh meeltaagan iyo kabtanka iga qosliyey

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Před 3 měsíci +1

    Jakarta is not easy alla manooli 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nazrendhool735
    @nazrendhool735 Před 3 měsíci

    😂😂😂 wlhie waa funny

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 Před 3 měsíci +1

    Yaah kabtan baara 😂😂😂😂😂😂

  • @AbdullahiFarah-ru9gf
    @AbdullahiFarah-ru9gf Před 3 měsíci +1

    Ibra you tube haloofuro ❤pls

  • @bashiiromar
    @bashiiromar Před 3 měsíci +1

    CAMERA MANKA WAXAAD KU DHAHDAA CAPTAIN CAMERADA MURAAYDEEDA ISKA TIR TIR WASAQA SAARAN

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 3 měsíci +1

    CABTAN. WAA LAHELEY
    WAZIIRKA. HELEY. MAANTA
    SIID CALI SOOBAX. CIYAARTA. WA DHAMAATEY
    FIRDUG. SOODHAHEY😢😢😢😢😢😢😢😮😅😅😅😅

  • @AxmedNuur-gp4zv
    @AxmedNuur-gp4zv Před 3 měsíci

    Kabtan baara waa ninka kaliya ee Iga qosliya

  • @sahraahmed3802
    @sahraahmed3802 Před 3 měsíci

    25$ LA badana waa 100Riyaal waa lcagta sacudiga wxy goysaa maalin qadadeeda quraac ama casho

  • @faatumaibrahim4473
    @faatumaibrahim4473 Před 3 měsíci +2

    Kkķkkkkkkkkkkk

  • @cadiinka1439
    @cadiinka1439 Před 3 měsíci +2

    Tiktok beec ah aya haya 300k marayo qofki rapo rebly

  • @allmusic7833
    @allmusic7833 Před 3 měsíci

    Captan qayaano dheshay lkn qiyanada aad dheeshay mid ka daran la dhelay 😂😂😂😂😂

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 Před 3 měsíci +1

    Xanjadaan badar cml loo cunaayo saa u dhibsaday lee, qurbaha marka aa imaado wax yaabo badan aa ka baranee runtii hada Somalia caadi ee ka tahay lkn marka aa qurbaha imaado waa lagula yaabaa

  • @user-oq5rn5bv2n
    @user-oq5rn5bv2n Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂 aboye captan baara

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před 3 měsíci +1

    Kaptan ina kadashada mariso aheed 😂😂 marka wargsadid kula wareg sado kkk

  • @YayaIbrahim17
    @YayaIbrahim17 Před 3 měsíci

    Kaptanka

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Před 2 měsíci +1

    Subxanallah nimankaan xanjada yaa ka tufa 😂😂

  • @SharmaarkeMaxamett
    @SharmaarkeMaxamett Před 3 měsíci +1

    Captan waa lagu khiyaanay tuur 25$😂🙄

  • @taageerotv9655
    @taageerotv9655 Před 3 měsíci

    Please dadka caanka joojiya dhaqan xumada iyo magaalo joog xumada waxaa duubeysaan xanjo wada ruugeysaan

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Před 3 měsíci +1

    Yackoo GBRS ka kuradina 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 inta tilmamoyaa

  • @ASADADAN443
    @ASADADAN443 Před 3 měsíci

    ninka gaabnida miyaa lagu ciilaya

  • @hamzekifin391
    @hamzekifin391 Před 3 měsíci +1

    Xeyeanka xanjadakaqaad

  • @Abdullah-xs1lt
    @Abdullah-xs1lt Před 3 měsíci

    war xajadan sida qaabta Daran lorugayo maxeythy gabdho ma isu beshen

  • @mubarakharuna6425
    @mubarakharuna6425 Před 3 měsíci

    Ayeeee Maluuu?

  • @elmiyare6356
    @elmiyare6356 Před měsícem

    Qayanada waa qeeb ka mid ah midan wlhi

  • @muniramohamed4265
    @muniramohamed4265 Před 3 měsíci +1

    aqash soomalidena side xanjada u cunaan uuuf

  • @ubaxmaxamuudcabdicabdi2763
    @ubaxmaxamuudcabdicabdi2763 Před 3 měsíci +1

    Waziir😂😂😂😂😂

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Před 3 měsíci

    Captan dadkan xanjada mabartan miyaa mase aday kugu xumeynayiin 😢😢😢😢 barnamijka iyo xanjada kala reeba please 😮😮😮

  • @XusenaxmedCisman-bh3jt
    @XusenaxmedCisman-bh3jt Před 3 měsíci +1

    War dadkaan xanjada kawada majaqmajaq siinaya mayxishoodaan

  • @simanabdulahi5126
    @simanabdulahi5126 Před 3 měsíci

    Shiikh meel tagan umadeena ma ahan kulaha meshan saqaf ma leedahay😂😂 shaki weyn ba galay lacagta hal mar igu celi ku qosaly wa imtixaan walhi

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 Před 3 měsíci

    Captian Gabow ukuficiliy garii shiek meltakan 🤪🤪🤪

  • @diallyfunnymemes
    @diallyfunnymemes Před 3 měsíci +1

    Kabtanka salaan sare 😊😂

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 Před 3 měsíci +4

    Sab gaadiyaasha Somali isma dagaali karaan waxooda prank leey waaye 😂😂😂😂

  • @khadraali5225
    @khadraali5225 Před 3 měsíci +1

    said cali kixaskisa gowey somaaha murug miya intan kasorebtey maskin sorry Abowe kaftan le waye

  • @DeeqowAli-uy4pk
    @DeeqowAli-uy4pk Před 3 měsíci +1

    Waxan An shax Dhan malahan waaxey xanjada 😂😂😂

  • @user-pj3ds1jz8x
    @user-pj3ds1jz8x Před 3 měsíci +1

    Kabtan xanjada jooji dheh

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před 3 měsíci +1

    😂😂😂😂 kan waba mid warersan xu uso baxa😂😂

  • @bashirabsher5011
    @bashirabsher5011 Před 3 měsíci

    War ninka xanjada cunayaa ceeb iska tuf dheh marka aad wax duubaysid midda kale marka wax la calanjinaayo afka waa la isku qabtaa ok?

  • @user-fs6ut6bo7w
    @user-fs6ut6bo7w Před 3 měsíci

    Yackooo😂😂😂😂😂😂

  • @umnoory1436
    @umnoory1436 Před 3 měsíci +1

    ❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 Před 3 měsíci

    MAXA WAAYE XANJADA SIDA LOO RRGAAYO WARAFKA ISKU QABO DHEH HA CEEBEYN

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 Před 3 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅

  • @Firxad
    @Firxad Před 3 měsíci

    Daruur la’aan roob mada’o waba looga jawaabay. Abaabkana garaac la’aan maqeeliyo muu ku adkeesto😂

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 Před 3 měsíci

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣✌❤

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Před 3 měsíci +1

    Waziirka nin wyn wax bartay 😂😂😂😂😂😂 siid caliyo ciyarta way dhamatay sobax😂😂😂😂😂

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Před 3 měsíci

    Waxaani ma rag waa wayin baah mise ciyaala suuq uuf iyo aqas baa la idin yirih

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 Před 3 měsíci

    Wlhi kaftan bara tug waye