SHORT FILM QOSOL BADAN KABTAN BAARA OO LAGU XUJEEYAY BOQOL GARAM DAHAB

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 07. 2023

Komentáře • 30

  • @user-he5nr7py6h
    @user-he5nr7py6h Před 7 měsíci +1

    Wlhi kabtan funny thy libaah hori usoco

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Před rokem +2

    Captan baara funny waaye walee keep going kabtan 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-io2jh8qm2r
    @user-io2jh8qm2r Před rokem +1

    Captan baraa fanyy waye wan ku wadana

  • @aaminamaxamed4875
    @aaminamaxamed4875 Před rokem +1

    Noo soo badiya film kan camal❤

  • @saadaq2063
    @saadaq2063 Před rokem +3

    Kabtanka funny waye wlh keep going sxb💖

  • @zuperherreraoffical9107
    @zuperherreraoffical9107 Před rokem +1

    Kabtan waa ku taageraa zxp keep going

  • @MunoabdiasiizMunoabdiasi-gs7hj

    Keep going abyo fahima❤❤

  • @mohamoudabdigafar394
    @mohamoudabdigafar394 Před rokem +1

    Riwaayadaha so badiya plz

  • @Un4nownboss.
    @Un4nownboss. Před 11 měsíci

    Mamma älskar dig så mycket
    Du behöver inte

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před rokem +2

    Hayeey ha lagu cuno oday 60 jir ah 😂😂😂

  • @feiixabat8687
    @feiixabat8687 Před rokem +1

    Captain legend

  • @axmadnuur-ft7wy
    @axmadnuur-ft7wy Před rokem +1

    Soo badiya

  • @Mohameddeeq-wr7yj
    @Mohameddeeq-wr7yj Před 11 měsíci

    barbaarta media waan idinsalaamay marka ugu horeysa waan kufaraxsanahay barbaarta media waana kudhawahay aad iyo aad sidoo kale waan salaamayaa saaxiibada barbaarta media oo kala ah jamuuni show najiib aadan aabaha jacaylka captan baara iyo Kuba kale oo faraha badan waxaan rabaa in aan kahadlo Arin Ayaan taanba taagneed oo khilaaf ah kaasoo oo soo dhex galay team bbd kaas oo ay kukala tageen saaxiibo badan sida baaba jey baaquli boy idiriska barbaarta waxaan karaali galineynaa dagaalkaas iyo khilaafkaas waxaa kale oo aan ranbaa in lahishiisiiyo team bbd oo liisku Keena wuxii dhacay waa dhaceen wixii danbe oo dhici doono ayaa laga fikiraa saaxiibkey najiib aadan iyo baaba jey in ay is cafiyaan Ayaan aad iyo aad ujeclahay dad waa is digaalaan waana hishiiyaan baaba. jey qalad buu galay wuuna qirtay qalad wuu dhacaa waana laga xaaltamaa saaxiibayaal wixii dhacay iska iloobo gacmo wada jir ayey wax kugooyaan gacmaha haliis qabtaan haliis kaashada hala hishiiya team bbd halasoo celiya waan uxiisnay codsigaas Ayaan wataa waxaan marlabaad umahad celinaa barbaarta media najiib aadan jamuuni show a
    aaba jacaylka dhamaan barbaarta oo dhan waad Mahad San tihiin waxaan rajeynaa team bbd in lasoo celiyaa wixii dhacay karaali ahaada waad Mahad santihiin guuleysta dhamaantiin

  • @warsanshariif2415
    @warsanshariif2415 Před rokem +1

    Kabtan baara funny weye😂😂😂

  • @Madiinaxasan-vk5ov
    @Madiinaxasan-vk5ov Před rokem +1

    Captain waa ku wadanaa

  • @hanibiixi5793
    @hanibiixi5793 Před rokem

    Hormar wacan sxb mcn

  • @Supr93
    @Supr93 Před 11 měsíci

    Being subjective

  • @cabdiqani5316
    @cabdiqani5316 Před rokem +3

    Wlhi ninkan English ta ayuu ijeclaysinayaba

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 Před rokem +1

    😂😂😂😂😂😂😂keep going

  • @shayma-yarofficial3571

    𝐀𝐬𝐱𝐚𝐚𝐩𝐞𝐲 1𝐤 𝐢𝐠𝐚𝐚𝐝𝐡𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚😊

  • @ayaanladanayaanladan7865
    @ayaanladanayaanladan7865 Před 11 měsíci

    Dictionary 😂😂😂😂😂

  • @haniabass2000
    @haniabass2000 Před rokem

    😂😂😂😂

  • @fardowsocisman5466
    @fardowsocisman5466 Před 11 měsíci

    😂😂😂

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 Před rokem

    English aa idilay

  • @maxame7205
    @maxame7205 Před rokem

    Car waakaaye baba idris laa aantiis ha nili daawado bara markii laka reeb

  • @siman4216
    @siman4216 Před rokem +1

    Captain baara legend
    Odaygaan ketchup marso ee cun kulahaa juudaanley hhhhhhhhhh

  • @ramloxuseen7621
    @ramloxuseen7621 Před rokem

    😂😂😂😂😂