Dadka xoolahooda xaq darro lagu cuno || Khutbah || Sh Maxamed Cabdi Umal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Komentáře • 40

  • @dhulqarnayn6684
    @dhulqarnayn6684 Před 4 lety +4

    May Allah protect all the muslim ulama they are the eyes of the muslim ummah and May Allah make us all those who benefit from they are knowledge...

  • @maxamudburhan5131
    @maxamudburhan5131 Před 4 lety +5

    Halagu saliyo nabiga scw

  • @adootiiallah5824
    @adootiiallah5824 Před 4 lety +9

    Asc Yaa Rabi sheekheenana danbigiisa dhaaf ilaahow kudar kuwaad xisaab la'aan janadaada galiso Rabiyoow ehelkiisa xifdi yaa Allah wixii dhibaya aduun iyo aakharaba kadhowr.
    Wllaheena noosoo duubaya ee noosoo gudbinya khayrka thunuubtiina Allah hadhaafo waxaad jeceshihiin aduun iyo aakharaba Allah haydin siiyo.
    Wllkayga akhrinaya qoraalkayga ilaahay hakugu daro kuwuu jecelyahay, kuwuu hanuuniyey, kuwuu udanbidhaafay.

  • @hochabdirazak3642
    @hochabdirazak3642 Před 4 lety

    Qasa haan caalimka somaliyed sh umal

  • @malyunshirwa1407
    @malyunshirwa1407 Před 4 lety

    ASC SH . Maxamad cabdi umal jizaa kala qeyr ilaah xaqa ha na tuso ilaahay walaalkey uu ku dhageeystaa

  • @sheikhalibukhari2115
    @sheikhalibukhari2115 Před 4 lety +3

    Masha Allah jazaakalah sh.umal

  • @abdidaud8365
    @abdidaud8365 Před 4 lety +1

    😭😭wallah waa waxa manta jiirta, Lailaha ilaAllah muhammad RasuLuAllah SAW

  • @atirishadabollywoodka507
    @atirishadabollywoodka507 Před 4 lety +2

    MashaAllah tabarakaAllah sheikh umal Allaha kuxafido

  • @niab7687
    @niab7687 Před 4 lety +1

    Subxanalaah ilaahaw naga nabad gali xoolo bini aadan. Xoolo ogoomed.iyo xoolo dad wayne.
    Shekh umal alla ha ku xiftiyo. Dhamaanteena alla xaqa iyo dariiqii nabi maxamed NNKH hanagu sugo
    AAmiiin AAamiiiiin

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 Před 4 lety

    Mashallah Sheikh Umul xafidullahu May Allah bless our scholars 👩‍🏫 xaqa ayay inoo iftiiminyaan

  • @khaalidmahamud538
    @khaalidmahamud538 Před 4 lety +1

    Masha allah sh umal alle ha ku xifdiyo ❤❤

  • @haaruunmacruuf7292
    @haaruunmacruuf7292 Před 4 lety +3

    Masha Allah ilaahow ku xifdi sh umal

  • @adoontiialle3824
    @adoontiialle3824 Před 4 lety +1

    M.a alle haino xafido sheikhena ameen ameen

  • @husseinkhalif1501
    @husseinkhalif1501 Před 4 lety

    Mansha Allah sheikh ummul Allah xakuxagidho

  • @bethechageyouyouwanttosee1871

    Ilaahoow shee qeen a cimridheer sii oo dambigiisa dhaaf oo cirdigiisa iyo sharaf kiisa dhowr

  • @billehusseinibrahim7693
    @billehusseinibrahim7693 Před 4 lety +1

    Masha Allah Allaha shower Sheikh

  • @deeqcabdilaahicali8656

    Xaqu Muslim calalmuslim:
    1.Rasdu salaam
    2.Wa ciyatatu mariid
    3.Wa tibaacu janaa'isa
    4.Wa ijaabatu dacwa
    5.Wa tashmitu caadis

  • @hochabdirazak3642
    @hochabdirazak3642 Před 4 lety

    Allaw xifdi culumada

  • @qaalidumaar2764
    @qaalidumaar2764 Před 4 lety

    Masha Allah jazakallah khair Sheikh

  • @AliHassan-bo6jy
    @AliHassan-bo6jy Před 4 lety

    Mansha Allah alle darti yanku jeclahay

  • @mohamudsahal3369
    @mohamudsahal3369 Před 4 lety

    Ilaahow Xoolo xaaraan ah baan kaa magangalay Rabiyow iga ilaali xaaranta

  • @fardosaali6239
    @fardosaali6239 Před 4 lety

    Mashallaha tabaarakallah asc

  • @ibroojalalaa305
    @ibroojalalaa305 Před 4 lety

    Msh llh yaa allah

  • @sucaadwarsame5567
    @sucaadwarsame5567 Před 3 lety

    m.a

  • @sidowmaxmed4128
    @sidowmaxmed4128 Před 4 lety

    Shiiqeyna alaha xafido mar-walba wuxuu ka hadla xaaladaha jira

  • @xasanyuusuf4557
    @xasanyuusuf4557 Před 4 lety

    Manshallaah

  • @sucaadaadan3766
    @sucaadaadan3766 Před 4 lety

    Masha allah

  • @xasanyuusuf4557
    @xasanyuusuf4557 Před 4 lety

    Ilahow culimada

  • @xasanyuusuf4557
    @xasanyuusuf4557 Před 4 lety +1

    Aan iskadaynno xaraanta Somali yay

  • @hajirahajiali3476
    @hajirahajiali3476 Před 4 lety

    Ayagoo u jeeda ayaa hadana sameynayan,mana leys ceshanaayo
    Waxana la dhacaa inta badan kii wax u tarey oo soo gacan qabtey

  • @abdiwalisultan164
    @abdiwalisultan164 Před 4 lety +1

    m.a