QOFNA HA UQIRIN ┇JANNO AMA NAAR ┇KHUTBAH ┇► SH MAXAMED CABDI UMAL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Komentáře • 81

  • @cabdirisaqshekaden
    @cabdirisaqshekaden Před 3 lety

    Maanshaa Allah sheekh Maxamed cabdi umal muxaadarooyinkiisa waankahelnaa

  • @mustaphaabdirizak742
    @mustaphaabdirizak742 Před 5 lety +13

    Mshaalh sh umal muftiga islaamka
    Shiikh umada soomaaliyeed oo dhan ay jecelyihiin ❤.

    • @aftaab5340
      @aftaab5340 Před 2 lety

      salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam

  • @aragsancadeyhassan9228
    @aragsancadeyhassan9228 Před 5 lety +8

    Xaqiiqada ayad kahadashay manashaa allah alow cimriga ubarakee sheekheena

  • @munaali9296
    @munaali9296 Před 5 lety +15

    Shiiq mahamad abdi umal Allah dartiis baan kuu jec lahay

  • @amallove2408
    @amallove2408 Před 4 lety

    Allahu Akbar Ya Allah muslimka oo gargar o no gargar daman

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Před 4 lety +1

    Runtii xadiiskaas markaan sooxasuusto waxaan uyaabaa madaxda maanta aduunka kajira ee Soomaalidu ugu horeyso iyo taydaba inaan waxaana xasuusneyn oo bini aadan iraacaan ilaahoow nabad baadso raxmaanoow

  • @nasroadan1861
    @nasroadan1861 Před 5 lety +1

    لاحول والا قوة إلابالله شيخ محمد عبد 🌹
    أحبكم في الله ورضاك والجنه ☝🌱🌷🍃💐

  • @sahrayusuf665
    @sahrayusuf665 Před 5 lety +1

    Masha Allah rabbi waxankabaryaya inuu cimriga iyo caqliga kuu barakeeyo Allah waxanka beryayaa inuu dada badandaawo uga dhigo kalimad cajiiba ah

  • @Abdirahman.4
    @Abdirahman.4 Před 6 měsíci

    اللهم صل وبارك نبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلوا رسول الله اللهم صل على محمد وعلى ال محمد 💜

  • @aragsancadeyhassan9228
    @aragsancadeyhassan9228 Před 5 lety +1

    Manshaa allah shekhena sheekh maxahamad cadi umal jaskalahu khayr noolaw

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux5185 Před 5 lety

    Walhi allah baan kudhartee dadban badi ayey kujiran allow nabad badi aaamiiin

  • @xaajifariid6233
    @xaajifariid6233 Před 5 lety +4

    Ilahayow naxafid oo nagu sug dariiqa toosan aamiin

  • @abdikarimmohamed2225
    @abdikarimmohamed2225 Před 5 lety

    Mashaa aallah rabiyow adonkaga wanagsan ee sh.umal ah unaxriiso aqiro iyo adunba insha Allah yaaa caalamul quyuub subxaana watacalaa

  • @fuadhaji8133
    @fuadhaji8133 Před 4 lety

    Jazakalaaah sheekh

  • @umushaficicabdlle5618
    @umushaficicabdlle5618 Před 5 lety +1

    Allaahumma baarik sheeykhana ficilmihii wafi camalihii

  • @Poqorada
    @Poqorada Před 5 lety

    masha allah sheikh allah no ka xafido allahuma amiin 🤲🏼❤️

  • @maryamamahamud9988
    @maryamamahamud9988 Před 5 lety +7

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته اخواني ا جزا كم الله خىرا

  • @soomalimidnimowadajir5688

    Allaha dhowro Sheikh Mohammed Abdi Umul iyo wadaada allaha Xafido I love him💖💖 SCW❤️❤️

  • @hawohassan3714
    @hawohassan3714 Před 5 lety

    ASC yaa shekh umal Adiga ayay kusocotaa ildurduraysa oo Jana ah insha'alah ilahay hakuu siyaadiyo acmashada wanagsan tafsiirkaga ayan dhegaystaa habeen iyo malinba masha allaah jisakalahu khayr

  • @saidaali716
    @saidaali716 Před 5 lety +1

    Mashallah Jezakllakhayr shekh Umal

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 Před 5 lety

    Mashallah Tabaraka Laah, Shiikheena Shiikh Umul, Allaha Xafido, Allaha Jano wardowzo Allha kuugu Bishareyo.

  • @raahonur4035
    @raahonur4035 Před 5 lety +1

    Ilahay hanowada naxariisto dhamaantena shekh umal jazakallahu kheeyr cafimaad iyo cimridheerna allah haakusiiyo

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux5185 Před 5 lety

    Mansha allah Allah nodhafo sheik ajir allah kasiyo anagana allah nagu anfaco aaamiiin

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 Před 5 lety +1

    Jazakallah khayr

  • @abdulaziz124officials9
    @abdulaziz124officials9 Před 5 lety +1

    Allah kubarakeya sh Umal

  • @abdirizakbarre5654
    @abdirizakbarre5654 Před 5 lety +1

    masha Allah manta waan joogay waa khudbo aaad uu qiimo badan Allah ku xifdiyo shekhenaa

  • @sowdanoor2892
    @sowdanoor2892 Před 5 lety

    Jazaka Allah shiekh umal

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 Před 5 lety

    Masha allaah jazakalah sheikh mohamed umal allah dartii ayaan ku jeclahay allaha ku dambi dhaafo

  • @amatallahwaan9678
    @amatallahwaan9678 Před 5 lety +1

    بارك الله فيك وجزاك الله خير
    Wax badan baan kaa faa'iidney allah janada guri ha idiinkaga dhiso adiga iyo inta noo soo gudbiso muxaadarooyinkaaga

  • @nasiibbadan995
    @nasiibbadan995 Před 5 lety

    Sheekh umal illaahay ha ku xafido wax badan baan kaa faaiidaa my ustaad

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 Před 5 lety +1

    Asc dhamaan asxabta jumma Mubarak... ..Masha.Allah khayr.Allah siiyo sheikh umul

  • @saeedhassan4125
    @saeedhassan4125 Před 5 lety

    MAASHA ALLAH,ALLAH YAXFIDAK,

  • @suadibrahim9021
    @suadibrahim9021 Před 5 lety

    Sheikh Umal Allaha ku xafido,

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 Před 5 lety

    Allah hu Akbar cajiib anagana dhiiga umada soomaali iyo hantidii umada in aan jajabsano ayaan ka xajineynaa markaa ayaa waliba ku farax san nahay

  • @nasiryre144
    @nasiryre144 Před 4 měsíci

    Scw❤❤❤

  • @abdullahihassan4696
    @abdullahihassan4696 Před 3 lety

    Nacam bilah

  • @khaalidmahamud538
    @khaalidmahamud538 Před 5 lety

    Masha allah sh umal alle ha ku xifdiyo ❤❤❤

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali Před 5 lety +1

    Muxaadaraan sugaayay caawoo dhan

  • @sayidnuur1366
    @sayidnuur1366 Před 3 lety

    Manshalah

  • @ibrahimmohammedaligedi3786

    Ilahow jidka toosan nagu hanuuni
    Aamiin

  • @user-mw6fe6tk7q
    @user-mw6fe6tk7q Před 5 lety +2

    سبحان الله

  • @libanmohamed3954
    @libanmohamed3954 Před 5 lety

    JazakaAllah

  • @muniiribnumohamed6670
    @muniiribnumohamed6670 Před 5 lety

    Mnshlah allah haku xifdiyo shiekh

  • @muniiribnumohamed6670
    @muniiribnumohamed6670 Před 5 lety

    Waa khudbad aan ka qayb galay runtii

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Před 5 lety +2

    ilaahow cumar binu khadaab agtiisa I daji 😢😢😢😭😭😭 ilaahow passaporka janada igu bishaare aduunka korkiisa 😭😭😭😭😭

  • @ayansalmo9829
    @ayansalmo9829 Před 4 lety

    M.a

  • @m.daahircaraaye2964
    @m.daahircaraaye2964 Před 5 lety

    أحبك فى الله

  • @profhamseibrahimmohammedsh9525

    13:02
    Bal ka warran kuwa xoolaha umadda cunaya
    "RABBOW HALKAAD NAGU KALA XISAABI"😢😦😣😩😰😟😱😳😓😪😭

  • @somalicadeey2847
    @somalicadeey2847 Před 5 lety

    Marsha allaah

  • @maxmedyasiin1575
    @maxmedyasiin1575 Před 4 lety

    Xilkaa lagu siiyay ee hadaanuu xilka hayn waxba lama siiyeen sidaa darteed lacagta laguu dhiibay waxba haka xadin hadiyada xilka lagugu siiyana waxba haka xadin hadii kale aakhiraad bi i

  • @sayyidmaxamad9394
    @sayyidmaxamad9394 Před 5 lety +1

    Manay bananayn wixi hadiyaad loo siiyo ((madaxwaynaha))???

  • @iftimintaxaqiiqda882
    @iftimintaxaqiiqda882 Před 5 lety

    12 qof ee an like ta sartay maxay yihiin?

  • @fardosaali6239
    @fardosaali6239 Před 5 lety

    Asc

  • @diinsoorsafarnoolaay1987

    جزاك الله خيرا

  • @harethafarah8466
    @harethafarah8466 Před 5 lety

    Maxasanid shekhow

  • @ahmedjasaakallaahkhayrahme5529

    Dr Aadam Dariskii miyuu joojiyey.
    Kit aan macaalim Alaina anabawiyah

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Před 5 lety

    ❤️

  • @sadiiqabdalla4358
    @sadiiqabdalla4358 Před 5 lety +1

    Asc all asxaapta sheikh aniga su aal ban qabaa aniga waxan ka shaqeyaa dukan allab ban ka soo gadaa suuqa melaha allabta ka soo gado mel kamid ah baan waxan ka ahay qof meesha mar walbe wax ka soo gato malin baa liga soo siyay hadiyad dukanka aan u adeego iskama lihi hadiyadane waxan ku soo helay alaabtaas aan mar walbe ka soo gato marke hadiyadaas ma anigaa iska leh mase waxan sinaa ninka hantida iska leh oo aan mar walbe usoo adeego taas haliiga jaahil baxsho insha allah wan ku sugaa ???

    • @hafsamuse7858
      @hafsamuse7858 Před 5 lety +1

      Wllo sheikha wuu kahadlay su aashaada daqiiqada 16:00 ilaa 17 sifiicn udhageyao
      Wuxuu leeyahay xagee kaheshay xoolaha laguu siiyay hadiyay ninkaa kusoodirsaday dartiisa laguusiiyay
      Marka hadaa taqaano ninkaa aad ushaqeynjirtay utak gadib dheh waaaa baa hadiyadaaa iyo hadiyadaa laysiiyay ma ii cafisay mise waan kusoogudi Insha allh wuu kuucafini
      Alaah hakuudanbi dhaafo

    • @sadiiqabdalla4358
      @sadiiqabdalla4358 Před 5 lety +1

      @@hafsamuse7858 thanks zxp weli shaqada wan ku juraa manan ka tagin meshaa ka shaqeen jiray laba jeer baa hadiyad ligu siyay lkn wan iska celinaa hadiyadii wan istimcalay lkn wan usoo ibinaa mar labaad insha allah zxp wad ku mahad santahay zxp sheikh umul asne danbigiisa allaha dhaafo illag dartiis ban ujeclahay qudbooyinkiisa wan ka helaa

    • @shcybshcyb8229
      @shcybshcyb8229 Před 5 lety +1

      Waa sual wanaagsan

  • @maxmedyasiin1575
    @maxmedyasiin1575 Před 4 lety

    Xilkaaga mushaaharkaaga uun baad ku leedahee wax kale kuma lihid

  • @somalicrown1052
    @somalicrown1052 Před 5 lety

    Wll channel in a lacag sames kadhigto Wxa ka fcn in ajar karadiso
    Fadlan ka joji xayeysiska hadi dhib kugu aheyn

  • @cabdirisaqshekaden
    @cabdirisaqshekaden Před 3 lety

    Maanshaa Allah sheekh Maxamed cabdi umal muxaadarooyinkiisa waankahelnaa