DEG DEG: Arabow Marka Garxajis Kursiga Fuulayo Maxaad La Qaylisaan, Afhayeenka Saladinta Garxajis Oo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 07. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Komentáře • 126

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 Před 20 dny +6

    Neef cumaamad sita oo caqli habeas leh

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Před 18 dny +4

    Shekhow jabuuti iyadaa dab somaliland gelinaysa oo gardarada wada ee arag iyaga saxb

    • @user-re1mh2bq9s
      @user-re1mh2bq9s Před 17 dny +1

      MBC FOR EVER.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ VIVI KULMIYE...... GULL IYO GAMBINO SOMALILAND

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh Před 20 dny +2

    Sawdinkii ciidanka jabiyay ee war is gaadhsiinta jaray ee buuraha koray ee ciidankii basaasay uf

  • @issackhaasan6450
    @issackhaasan6450 Před 20 dny +4

    Baasaboorki jabuuti malagu siiyay

  • @user-yc3oc8eq9y
    @user-yc3oc8eq9y Před 14 dny

    kan naxasan muxuu yidhi guul baad gaadheen reer soolow

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Před 18 dny +1

    Mid wal oo hadlaba dhinac buu ka raran yihiin

  • @dacar2345
    @dacar2345 Před 15 dny

    Xoolahaagii meeye waa lagu soo lugooyay adeer

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 Před 12 dny

    حيرتنى ۔۔۔۔ ۔۔۔۔۔ انا لله وانا اليه راجعون ۔۔۔۔ قال سلطان ۔۔۔۔۔۔ ؟

  • @CiiseCabdi-cq7km
    @CiiseCabdi-cq7km Před 15 dny

    Waxasn doonaya cadaalaad sidaadii

  • @AyaanleYuusufcali
    @AyaanleYuusufcali Před 16 dny

    Yusraharti markaadlahayd

  • @user-cb9pt8tw9s
    @user-cb9pt8tw9s Před 20 dny

    Aad iyo aad baadumahadsantahay qododkaa ugu danbeeyay ayaan koobka kuqaaday ceebtiina waad asturtay

  • @AyaanleYuusufcali
    @AyaanleYuusufcali Před 16 dny

    Shalay markaad

  • @abdirahmandiiriye8861
    @abdirahmandiiriye8861 Před 20 dny

    RAG ALLOW WAXAA JIRA NIN DOORO LEH OO IS DOORBIDAY SIDA TUULO JOOGAN KU HAFTAY SIYAASADA

  • @AbdiladiifSuldan
    @AbdiladiifSuldan Před 16 dny

    War qofkani wasidee😂😂😂

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p Před 20 dny

    Arab hanbuleyaha hankisana sharci gu umaraya shacigana belimahayso distorku kuyala dorasha halomaro adigu kagawado walal

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 20 dny

    Maada fuuulayaba adeer

  • @MohyadinOmer
    @MohyadinOmer Před 14 dny

    Afhayeenka salaaiinta garxajisaw waad ku gaftay beesha Arab ,maaha beel laaluush la siiyo oo la ydhaah sida ciyaalka qayliya

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před 20 dny

    Somlilan wax lagu hayo mad arkine ,heerkad ka joogto somaalilaan ayad hunqaacdy

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 20 dny

    Haday cadow kuuraacday ma walaalo ayaa tihiin shalana huwan baa walalo ahaydeen yaa dabka galinaysa ma xishoonaysaan

  • @akam3835
    @akam3835 Před 12 dny

    Iska Hadlow ina aygatre
    Kursigaa kuu cad ee caqli kale
    Ma haysid
    Waar arab afkaaga ka du
    Buuragaad fuushay
    Iyagu sharci Bay wax ku doonayaan

  • @user-wu1br5uu8s
    @user-wu1br5uu8s Před 9 dny

    Goormoo,miyarsadayWaakiiWaalaaye

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 Před 19 dny

    Waa sax

  • @mahamuudburaale5407
    @mahamuudburaale5407 Před 20 dny

    Reeraa.hasoo.qaadin.waxaan.wanaag.ah

  • @mahdidaahir996
    @mahdidaahir996 Před 20 dny

    Jabuuti mingaa doonany mise iyadaa wax wada habeen maad jirin

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 20 dny

    War Arab miyaad kusoo Kala qabatey

  • @zeinababi3579
    @zeinababi3579 Před 20 dny

    ASC walaale max Ka si ah waxa ayka xuntahaya noloshada marka walaale jabuuti waxa ayka fakeraysah dekadad

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před 20 dny

    Malaga nagala tag balse adaa isku dhex hunqaaci neef bad tahy

  • @dacar2345
    @dacar2345 Před 15 dny

    Hayaay walaahi somaliland nooc waliba wuu ku af bartay waar hooyadaa ayaa dayacan ee orod oo dabka u shid neef neef dhalay

  • @samoc5405
    @samoc5405 Před 14 dny

    Sowtii aad adigu shaley buurta korayey

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 Před 20 dny

    Waad hadal jilicsantahay , rag kuu tashaday baad sasabaysaa .

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Před 20 dny

    Qolada muuse sacabka beenta ah u tumeysa ee aan waxba u tareyn laakiin sacab khiyaano u tumey ee guruubka ku xeeran waxba uma tarayaan ee ceebtiisa ayey doonayaan

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 Před 20 dny

    Mid reermiyi ah oo inyar oo lacaga la siiyay oo sidan u qaylinayaa reerka ku badane sidaa loo daweeyaa wax uu kala ogyay ma jirto mikirifoon uun baa la hordhigaa markaasaa la yidhaahdaa hadal. Waa kaa.

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 Před 20 dny

    Suldaan arab kaleexo muuse wey neceene

  • @Dophill260
    @Dophill260 Před 20 dny

    Hogaanka wadanka shaxabku wadani uma dhiibayaan ee hadaalina huwaneey

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před 20 dny

    Hooyadaa dhaqankeedii wase niicda jooji arab haday xaqooda doonayaan maxaa adigu ku hor dhigay makhnuud yahaw anagaa garxajis ah Arabna xaqooda ha doontaaan dadka dhareer iyo duuf iyo xaar iyo siin dadka ha ku saydhin

  • @CabdilahiXasan-mot
    @CabdilahiXasan-mot Před 20 dny

    WAXAA DIIDANAY DEEN EBUURAHA UFUUSHEEN MAXAADIIDANAYDEEN???

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Před 20 dny

    Jabuuti maxaynu kahaynaa waxaad leeday laqanciyo e

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 Před 20 dny

    Waa hadal fiican lkn arab uma dhama howshan waa dhowr qof oo kulmiye dabada ka riixayo arabow libaxyaa tihiine is baraxa

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 11 dny

    Goorma aad aragtay arab oo buuqay taadii miyaad iloqday buurahii maroodi ma arko takarta saaran ee ta kae ayuu arkaa

  • @user-yc3oc8eq9y
    @user-yc3oc8eq9y Před 14 dny

    hhhhhhhhhhh kuyee markaanu kursiga fuulayno tolw kursigan yaa ugu balan qaaday

  • @RepapisMohmed-iman
    @RepapisMohmed-iman Před 11 dny

    Garac garxajis bad tahayè garxajis matihid abaha iyo somali ba was faghash ila faghash

  • @saeeddjama5020
    @saeeddjama5020 Před 14 dny

    Markii djibouti aya dadka reer somaliland xidhiyey ama uu soo mastaafiney Faqashta halkaad joogtey.
    Djibouti waa cadawaga somaliland

  • @user-jt8fi6vu1x
    @user-jt8fi6vu1x Před 15 dny

    Waar waxaa dhaaf adigu afhayeen uma tihid jabuti horta madaxdaada cisse ,nintiisa daryeelaa tu kale ku dara

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 Před 16 dny

    Yusra harti waliginba dhankararada dhankanana waad udhelitontane

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 20 dny

    ARAB WADANI KA ERYATAY.URURNA U DIIDAY ARAB MA DHEX DHEXTSL MUUSIGBAA

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Před 18 dny

    Ismacil cumar kuma jecla abaalna noonuu gelin ee anagaa aball u galay oo ku leh ilaa xorayntii jabuuti

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 Před 17 dny

    Iska hadlow ina egare horta reerka karaamadda leh ee sharafta badan meel hakaga dhicin waxna wey diidi karaan waxna way dooni karaan reerku way ka ballaadhan yihiin dadala adeegsado dhallasho nagama dhaxeyso ciidankii qaran ee la xasuuqay diyaaradii iyo adaafiicdii yaa lagu ridayay waar nacasbayd rahay ka xishood ummadda reer somali land somali waxba namayn tarin urommada ayaa ka sharaf badan waayo waxba kumaad hadlin

  • @user-we6cb1qm5x
    @user-we6cb1qm5x Před 20 dny

    Welgiin ma fuulaysan

  • @Xasmas
    @Xasmas Před 20 dny

    XISBI OFFWAREEN HUWAN KALKAL

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Před 20 dny

    Waar waxan yaa yidha iska aamu doqonkan Bila caqliga ah

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 Před 20 dny

    Adeer waa jiridtaankii dalkan waxa su'aasha la gashay...Somaliland baan duminayaa si Jabuuti u noolaadto...see kala dooro...

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Před 20 dny

    Xisbigii kulmiye cida ku jirta ama ee isku xoqoya cidaaney ahayn ama qoomuluudnimada ay dhaqaalaha ka raadinayaan wey fashilmeen sixirkii ay dadka u qaybinayena waa burey

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch

    Garxajisoow kusiga macayi iyo faataakhabaa lagufuula maxaad arb ula yaabaysaa sudgii buuta fuulee cadawga soo raacayi area reer sh isaaq oo kursiga xabay uleeyiheen laakiin garxajis Wali good halimaayaan

    • @faaraxxasan9610
      @faaraxxasan9610 Před 20 dny

      Adigu kuwaad laysay maxabashi by ahaayeen buur baadsheekaysa hargeysa ayaad ku laysay kasheekee mise ma arkeysid?how about

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 18 dny

      @@faaraxxasan9610 Raguu wuu isdilaa wuuna heshiiyaa ilaa weligeen ma waxaad ina daba wadaysaan wixii qarnigii hore, waar garxajiska xalaasha ahi idin kulama socdo dhooqadan aad magacii reerka ku dhoobteen,
      Dagaalkana wixii sababay khaladka badhkeenanynu lahayn , iyaguna si xun bay u maamuleen , la isma dhaamina Caano qubtayba dabadood la qabaye maxaad Huwan inagala doonteen , anigu Reer Sanaag Reer Hargeysa ahbaan ahay, dhibka Garxajis mar walba Garxajiska Galbeed baa keena, waar magacainaga bedela kuwa Bari magac kale hala baxaan baan ku Talin Lahaa , waar sidan dhimashadaa dhaanta, Tolkiin ka hadha oo faqash soo Raaca , Ninkaaga Cay Cadowgana amaan idinka yeeli maynoe Talo ha la keeno

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před 20 dny

    Arab tantaydu buurta gacanlibax kumajirti yidhi

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před 20 dny

    Toos udhe waan taaci haday xabadu dhacdo yusra

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 20 dny

    ARAB DHAAFE TADA KAHADAL GO. CASOW

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Před 18 dny

    Adiguunbaa walal lehe ma aragtay wax adiga ku walashanaya nacayb muuse yuu kuu muqan sxb

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 Před 20 dny

    Waar garxjis kursi heli maayee ha waalanin

  • @user-dz1tc9tp7q
    @user-dz1tc9tp7q Před 16 dny

    Ragow kibir waa lagu kufa dhulbahantow

  • @alifadal2508
    @alifadal2508 Před 20 dny

    Suldaan jiro noqo.

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 18 dny

      Jiro mise Jira? idinkoo dhanbaa la idinka dhex hadlayaa ma is tidhaahdeen ,

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 Před 20 dny

    Afqadhmuune orodoo raac

  • @zeinababi3579
    @zeinababi3579 Před 20 dny

    Huwana bilaa indho ah waa Nina neceb noloshada

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Před 20 dny

    Nacas hadal jilicsan hadaan nahay garxajis buukueeyay orod wax udoono malaa waxaa lagaa dhaadhiciyay garxajisbay isxigaane

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před 20 dny

    Meelwslba waxad kadjigtan in lagagardaran yahay dhabadhilif

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 18 dny

      Dameer ina Geele ayuu isleeyahay xoogaa ka ruxruxo oo magacayagii oo uu Boobay buu ku shaxaad tegayaaye iska dulqaata, wuxuu rabaa inuu yidhaa Geeloow hadaanu nahay Garxajis kuma Jirno, Hooyadii wase

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 Před 20 dny

    😂😂😂😂

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op Před 14 dny

    Arab.wuxuudidanyahay.ciro.wa.musharaxmadaxweynecabdilaahina.uru.hawtartamo.mayeeleyno.

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Před 9 dny

    Waar badheedh, intaad sida nacsnimada ah u hadalyso, awelba huwan baad ahayd, miyaanad Yusra harti la bixin, waa maxay baryadu iyo calaacalku.

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg Před 9 dny

    Mahad.sanid.suldan

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před 20 dny

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 18 dny

      waar niman yahow ma istidhaahdeen xagii Afka/Luuqada waa la inaga soo Galay? Saakin sxb Cabso waa kelmad Reer xamar ah, inagu Baqdin baynu isticmaalaa, Cabdi, Fiiri, Wac , waa xaarkii Reer xamarka, waan la yaabaa xitaa culimadii iyo dadkii waaweynaa baa ku odhanaya Alle ka Cabso, Alle ka Baq i dheh, hadii kale Xamar soo raac, dhalin yaradu ha ka Taxadaraan Lahjadooda yaan laga Lumin

  • @lanebrown2605
    @lanebrown2605 Před 20 dny

    Ila iyo intad ka baxaysan somali diidnimada cid wax idin qabanaysa ma jirto.

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 18 dny

      Hooyadaa iyo Somaliba was, Somali Been ah bay kuu sheeganaysaa iyadaana kala eriday, xejiso Faqashyahay , kan hadlaya oo kalaa nagu kiin daray berigaasna hadana isaga iyo in is qarinaysaba waanu soo musaafirnaynaaye noo dila anaga Reer hebel buu nagu noqonayaane,

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 Před 20 dny

    Waaryaa neef dadka sheekada bulaacadda ah kala tag

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 Před 18 dny

    Reerkan balaaya ku jirya Somaliland maxay ku samaysay Jabuuti hhh jabuuti ba Ina bilowde

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 18 dny

      Mukhtaaroow Inaadeer sidaa aad u yaabsan tihiin baanu u yaaban nahay, intayadii Liidatay baa shidhka noo Fadhidee na kala reeb, Garxajis waa Somaliland Saafi ah marka inta Shidhka noo fadhida nalaga reebo, noo dulqaata intaanu isasoo kala sifaynayno

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c Před 20 dny

    Habar-yooniseey, waa idinka ayaamahan shaashadaha garaacaya e, ma kursigii "Isaaq" baa idiin hilaacay? Waxa aan idin odhanlahaa waxba "Arab" ha xagxaganina ileen kursiga Muuse kama xigtaane; waar yaa ale yaqaan?! Muusena nin kursiga "Isaaq" meel uga socda ma aha; cid wlbaa way aragtaa, ee meesha haku habsaamina oo danihiina raacda

  • @user-lz2uj9rc6d
    @user-lz2uj9rc6d Před 16 dny

    Hhhhhhh arab ma xukun titid takale adeer shalay markaad buurta sarneed way idin dawanayen balse arab hargeesa sidii doono haka yeelo

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 Před 20 dny

    Duqun baad tahay ee xaal baa lagaaga fadhiyaa haddii kale waad ka xaabxaabin

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 Před 20 dny

    Nin gob ah tahay ee bixi nasib daro ku maqli maayo,xog un bu aqaana ee u heeli,inyar bay jabuti yara karbashi bixi

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 18 dny

      Gob maahee wallahi waa Talo ka Goblan, Huwaneey u nacamleeya oo ka faaiidaysta Kaayaga Caqligaabka ah, Jabuuti iyo Intiina kaleba bal inaad wax karbaashtaan iyo inaad ardul Sawaaxil iyo ereteriya u gashaan la arki doonee Faqash Foqol Faqash

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Před 20 dny +2

    Arab intiisa badani ma diidana doorasha iyo Waddani midna, waa shaqsiyaad kooban oo dowladdu ka dambayso!

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 Před 20 dny

    Arabow waad maqlaysaan sida oo duqaasu u hadlayo waa laydiin cadeeyay ee halka aad maraysaan idinka ayay idin jirtaa . Wuu idin ceebeeyay wuxuu idinku tilmaamay ummad dhan oo lagu shaqayto ayuu idinka soo qaaday nin la sugayow yaad sugi jawaab ayaa ladinka sugayaa

    • @ahmedyasiin5755
      @ahmedyasiin5755 Před 20 dny

      Waar kani waa neef kanoo kalena looma jawaabo walaahi waa nacas

  • @Cajabo
    @Cajabo Před 20 dny +1

    Maashaa Alaaha geesi Geesi dhalay waaruntaa Alaaha hakuxiftiyo

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 18 dny

      Waan toogan lahaa adna Geesi baad ku sheegaysaa, waar magaca ha naga dilin nama meteshide

  • @user-hr1dq9sv8m
    @user-hr1dq9sv8m Před 17 dny

    Waar aamus cidi kuugu imanamayse waxa iska celi wadigii la haa yusur harti sheegtee

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 Před 20 dny

    Iidoor qabiil kaliya miyaad taqanaana merd

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 18 dny

      Adigoo ayo ah? soco oo kuwiina akhriso maxaa kaa galay waxaanu naqaano, dee waxaas aad noqon kari weydeyna waanu naqaanaa {Dowladnimada)

  • @mrkingv7994
    @mrkingv7994 Před 18 dny

    Xoolo Xoolo Dhalay xagaad kasoo oroday adiguna, Waar Magacan Garxajis waan ka baxayaaye yaa igu raacsan, Kuwan dhaqanka sheegtaanu ka dhimanay, Sxb Jabuuti iyadaa Dabka Wada , Somaliyana Iyadaa Dabka wada, idinka Yeeli mayno tolkiin ka hadha, halka Tolkayo maraan baanu maraynaa, weligay muuse Biixi maan Tageerin, waxaanse ku ixtiraamaa Codkii intaydii badnayd buu ku fadhiyaa, Xoolo yahow markaad arki weydid khaladka laga gelayo wadankayga eed kii dembiga iga gelayey itidhaa waa walaalkaa kana waa cadowgaa, talo walaalnimo anaa kusiinayee soo raac Huwanta, magacana inaga bedela aad dhiiqayseen, sanadkan waxaan odhan lahaa tolkayga kale aynu dhisno Faysal , Xaafadaa Jabuutina halkay isu keen taagto aynu shanteed u istaagno iyagaa ka xun Faqashta, waayo Dagaalkii SNM qofkii u qaxa faqashtay usoo dhiibaysay, Naanaabkani wuu iska indho tirayaa Jabhada ilaa wiiga danbe la rabo inay somaliland soo gasho, sxb Somalilan inta Xalaasha ahbaa ku filane ma waxaad isleedahay xoogaa hakuu soo tuuro Dameer Geele? Mida kale intiinan Gudiga sheegataa waxaanu idinka suaynay waa idinkii na yidhi Difaacida Somaliland waanu kasoo fekereynaaye maxaad kusoo fekerteen arinta Jabuuti ha u boodine anagay noo taalaa taasiye, Hargeysaad Buushaha ku cunaysaaye maxaad kaa Galay Sanaag raggii lahaabaa Joogae, Arabna Dee odaygan aad isku Fuudka Cabteen ee Direewal uma taliyee isaga la hadla maxaad arab oo dhan farta ugu fiiqaysaa

    • @user-is2sz5lb8t
      @user-is2sz5lb8t Před 12 dny

      Nacas soo cabay oo waliba qadhiidh afka ku shubtay!
      Ama sheegato, Garxajis iska dhigaya!

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 6 dny

      @@user-is2sz5lb8t Wallaahi dhalad baan ahay Habar Yoonis ah ee adaa sheegato ah, Garxajisna 20-kan ey ee Magacii naga dilay baan uga baxayaa, waar anigu ha lays dilo waan aqaanaa hala heshiiyona waan aqaanaa laakiinse Faqash iyo qadaadweyn anoo Isaaq u dudayau geli maayo, xooloyahow, ka sitee Daarood waa kuwa Muuse Ismaaciil iyo Sacad Yoonis ay is hor fadhiyaane, adiguna xaga Daaroodka soo raacdee Huuroyahay

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 17 dny

    KKKKK MAANGAAB GARXAJIS MAXAY U WAASHAN MARKA HABAR AWAL KURSIGA HAYSO O DABA DHILIF CADAW U NOQDAAN SHEEKO ARAB CADAWGU MA ISTICMAALO KKKK WAXAN LAYAABA MARKU CADAWGII GUDUHU DIB INO WAANSHO NOOCA LA ISTICMAALO KAMA GURNO OROD WU KU YEEDHIYE PASPORKI U DOONO SHAME WALAY KA YHY INAD KURSI FUSHAAN

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před 9 dny

    Waar Somalilad cidnaba ka magardarna ee iyagaa dhibaatada wada. Somalilad Waa in ay noolaankaro oo ay heshiisyo galikaro markaasi hadii aycidwaliba rabo inay Somalilad Hal kaasi uun ay joogto. Now I understand who you are keep mikados ad u wadis huwanta u Nikki maalin walba . Waar ka xishooda dadka oo iska yaab. Guul iyo gobanimo for Somalilad cadowga geeduna hajabo marwalba

  • @u.j4515
    @u.j4515 Před 11 dny

    Adeero haa kugu hasta daantada, waryaa isaaqbaad tahay anana hartibaan nahay dhulka intaada xukumo intada baan xukumanayaa ma ceeb baa, adeer runta isku sheega beenbaad ku nooshihiine

  • @w410921
    @w410921 Před 20 dny

    Waar aamus, wax ku hadli maysidee

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 Před 20 dny

    Waxba kuma hadlaysid ee iska aamis waxaad tahay baruuta qudhuntay ee isaaqa ku dhex jirta ayaa tahay macaan jecel baad tahay

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před 9 dny

    Waar isla xishooda arab xaq buu u leeyahay waxa kasta oo ay rabaan sidii aad agiguba samayseen bayiyaguna u samayn karaan munaafiq nimada iska daaya idinkaa u bilaabay so the game is going on,so you need to take the hate. Now it a problem when arab make jabhada every qabiil from no they are going to do that because you started it , and you need to see how it feels like 👍.

  • @user-hl5so6gd3r
    @user-hl5so6gd3r Před 9 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 20 dny

    ADU CERIGABO XORSYSO JABUTI WAXBA KAMA YAALANE MUUSE RER SL DANTODA LO IGMADAY JABUTI LOMA FORAN FARIIDOW

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 18 dny +1

      Halgame sxb kani Ceerigaabona ma yaqaano meel ay ku taal, Ceerigaabo loo Biqi maayoe nigu isagaan u baqayaa intuu isleeyahay Geele Ruxruxo in isaga lagu ruxo,

    • @Halgame334
      @Halgame334 Před 18 dny

      @@mrkingv7994 ASAL MUJ RAG RAG DHALAY DOQON BAN CADAWGISA AQON RIWAYADA DHEX DENIYO. HALISTA INA HORTAAL WAA KALA JAAD

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 Před 20 dny

    Waar beenaale oo cadmium siyaasadu ma taqaano kanas ku xiga iyo walaalo kuu ah nin walba dantiisa ayuu eegtaa ee taada waxba Kama gelin waxba mana ma ogid ee afka aha xidho

  • @user-jt8fi6vu1x
    @user-jt8fi6vu1x Před 15 dny

    Doorashadu cadaalad maaha arabku waxaad doonaysaan ayay doonayaan wax laheshiiyayna majirtee intaad buurta korteen ood tiraahdeen sadexda xusbi uunbaa madaxtinimo isasoo sharaxaya oo sidii loogu talagalay doorashada ayaad badasheen ood buur uu korteen ood ciidankii layseen oo dalku dagaal ku jeray oo dalku laba dagaal ku dhex jiray oo aad ka faiidaysateen sharci aan jirin jeebka kala soo baxdeen waayo waxaad ogtihiin sida cadiga ah haday ay wax uu socon lahaayeen waxaad garanaysiin inaydaan soo baxayn waayo cirro kolna Hassan sheekh kolna firdhiye kolna gala dagaalka lashira kaa ma dalka lagu aaminaya jawaabtu waa maya maya maya tiyooy sidaa tahay ood uururadi si cadaalad daro ah loo wada reebay ayaydaan waxba helayn taa ku abshira sidiinii ayaad odhanaysaan dad dhintaa codeeyay

  • @siciiidcabdisalan2549
    @siciiidcabdisalan2549 Před 20 dny +1

    Mee RAGI LAMID AHA NINKAN WANAAGSAN ALLE HAKA AJAR SIIYO HADALADA WANAAGSAN

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 Před 18 dny

      Jabuuti waa la Gelayaa haduu hadal wanaagsan yahay adiguu kuu hadal wanagsan yahay, Garxajis waa Isaaq Halka Isaaq Maro ayuu marayaa, neefkan yaan waxba naloogu qaban hadalkiisa

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 Před 20 dny +1

    Arab madaxwaynuu doonayaa sidiinnoo kale immikana mahelaysaan ma xoogbaydun madaxwayne ku noqon

  • @apdiqadirhussen9743
    @apdiqadirhussen9743 Před 20 dny

    Muse wa madax weyne s land abaal bey jabuuti kugu leedahey qaranimada somali land siisan maayo adiga hadlayaa garaadkaaga ayaad hadashey muuse biixi ayaa mar labaad la dooranayaa dalkan daacad ayuu u yahey

  • @simplechannel9101
    @simplechannel9101 Před 20 dny +2

    جزاك الله خير

  • @BaasheCumar-zs8cl
    @BaasheCumar-zs8cl Před 20 dny

    Waar nin yahaw doqon nacas ah oo liita oo aan garanayn ragga waxa ka qabta ayaad tahaye neefaw waxaas Arab ha la hor tegin bidde bidde dhalay reer dhan baad leedahay waa LA idinku guuray waar magacayaga Kuma hadli kartid arabaw xaal qaata doqonta hadalkeeda ha noo maqlina abtiyaal

    • @ahmedyasiin5755
      @ahmedyasiin5755 Před 20 dny

      Walaahi adigu nin ragaad tahay ninkana wuu qaldamay garxajis iyo Arab ,Awal Ayuub Toljecle Habar jeclo waa walaalo walaalnimaduna afka uun maaha in laysu dulqaato cadawga meel looga soo wada jeesto uun baa inagu waajiba

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 Před 18 dny

    Danayste danihiisa ka hadlaya ayuun baad tahay adigu maxaad buuraha u fuulaysay ma haday kula fool xumaatay kkkkkkk nacas nacas dhalay isaaq ayuun baad u hanjabi taqaanaaye huwanta waad iska maslaxaysaa miyaa doqon xun baad tahay oo koofiyad hunguri wata waar weerar baa lagugu yahay huwan baanu taageeraynaa ayaa hore u tidhi maantana adigay weerar kugu yihiin ma lagu kala jecelyey kkkkkkk walee adaa nacas ah oon waxba garanay wàar tasho talo ma haysida marna awrtable ayaanu nahay ee isaaq ma nihin adaa lagaa hayaa marna Arab ayaanu mataano nahay kkkkk afkaaga iyo dhegahaagu isma maqlaan ey baad tahay ilmihiisa cunay oo caado qaste ah kelab aan xishoonayn wàar waxa yàa magaca nooga gooya ish iyo akh baad tahay uraaya oo ehelkii la colow ah

  • @issackhaasan6450
    @issackhaasan6450 Před 20 dny

    Nin jabuuti u shaqo tagay dhe

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 20 dny

    Anaguba garxejis. Dhib lama rabno lkn magaalada dhankiina. Ayaad u talinaysaa dagaalna ma fiicna. Marna dadkayaga lagama yaabo in muuse u taliyo.
    Dadkiinana dhibaato uma wadno. Maamulkaas muuse magaalo iyo dadkayaga uma talinayo. Taas adba yeeli wayday SSC ka taliso