7 Shay oo uu SAMEEYO Qofka SABOOLKA ah oo aan MARNABA SAMAYNIN Qofka HODANKA ah! Fikrad #14

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 07. 2019
  • #Ayub_sakiin
    Maxay ku kala duwanyihiin Qofka SABOOLKA ah iyo Qofka HODANKA ah?!
    NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
    / @ayubyusufsakiin
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin
  • Jak na to + styl

Komentáře • 199

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  Před 5 lety +137

    Asalamu alaykum Xidigaha Channelka waxaan rajaynaa in aad wacantihiin. Iga gudooma maanta haddiyadaan qaaliga ah oo aan la inagu barin iskuulada iyo jaamacadahaba! 7 shay oo ay ku kala duwanyihiin dadka saboolka ah iyo dadka hodanka ah!
    Dhig raadkaaga: Faafi wanaaga..gaarsii dadka kaa dambeeya! Mahadsanidiin💗

    • @sagalabdiali3604
      @sagalabdiali3604 Před 5 lety

      Thanks, teacher
      M.a

    • @munacawil4815
      @munacawil4815 Před 5 lety

      Wcs

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 Před 5 lety

      Mas uul aan waxpadan ka faaiday noloshayduna iska badashay wlhi wx kugu mahadceliyo magaranayo ayuup janatul fardousa kugu duceyey

    • @crimestory6507
      @crimestory6507 Před 5 lety

      Mahadsanid wall barakalah jasaakalah

    • @khadijoabukar220
      @khadijoabukar220 Před 5 lety

      Yusuf sakin wall waxan karaba ina shrko kula wadago xage kulawadaga walahi waimuhiim

  • @SOOYAALOfficialChannel
    @SOOYAALOfficialChannel Před 5 lety +30

    1.saboolku Wakhtigiisa tv ayuu ku dhameeyaa, hodankuna wax-akhris.
    2.saboolku lacagta waxa uu u arkaa Wax xun, hodankuna deeq Alle.
    3.saboolku waxa soo gala wuu wada bixiyaa ,hodanku wuu maal-gashadaa.
    4.saboolku wuxuu aaminsanyahay inuu Wax walba garsnayo, hodankuna waxbarasho joogta ah.
    5. Saboolku wuxuu ku dadaalaa in lacag shaqaysto, Hodankuna lacagtaa u shaqaysa.
    6.Saboolku wuxuu eedeeyaa dadka kale,hodankuna isagaa dusha u Rita Wax walba.
    7.Saboolku waxa uu soo gataa Wax walba , Hodankuna Wax uu u baahanyahay.

  • @hamzeabdifatah77
    @hamzeabdifatah77 Před 5 lety +11

    Mahadsanid macalin aad ayaa wax noobartay alaha kubarakeeyo

  • @darmaalshow5456
    @darmaalshow5456 Před 5 lety +15

    Dadka Jecel in ay bartaa Sheybaarka(Laboratory) Afsoomaali fadlan Channel kaa Kafaaideeso Walaalahaana Gaarsii 👍👍
    Casharo wanaagsn👍

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 Před 4 lety

    ayuub wiilasheena muqdishu jogo oo jaamacada dhameeyy hadddana iska jiiften ayaba u maleysaa inoo dhiiri galinaayo inta ila.aragty like ii sar guul wcn ayub

  • @abdelazizosman1084
    @abdelazizosman1084 Před 5 lety +9

    First person cabdicasiis Yare ayuubaw wll aad bn kuu taageera hore usoco❤️✔️

  • @zamraag2947
    @zamraag2947 Před 5 lety +1

    Shukran akhii rabi haku barakeyo

  • @abdinafic26
    @abdinafic26 Před 5 lety

    Jazakallah our teacher ayub🙏💯💯

  • @mawadacaddow3310
    @mawadacaddow3310 Před 5 lety

    Thanks Ayub allaah hakaa abaal mariyo aad baa u jeclahay video yadaada nolosheeyda waxbee ka badalaaan mahadsanid my best teacher 💌

  • @saidadagan4425
    @saidadagan4425 Před 5 lety +1

    Masha Allah jazakallahu kheyr walal.

  • @nastanuura3626
    @nastanuura3626 Před 5 lety

    Masha allaah jazakallah kula kher wl ayub

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 5 lety

    Mahadsanid macalin/qoraa sxbky Ayuub yuusuf sakiin waan ka faa iiday muqaalkan iyo kuwii ka horeeyayba.

  •  Před 5 lety +1

    ماشاء الله جزاك الله خيرا يا اخي بارك الله فيك إستمر إن شاء الله يا اخي💕👂👍

  • @hafsohassan9129
    @hafsohassan9129 Před 5 lety

    Masha Allah ilahay ku xifdiyo aakhiro iyo aduun ayub yusuf sakiin

  • @yaasirahmed3557
    @yaasirahmed3557 Před 5 lety

    Wcs malcalin mahadsanid Alle haku xifdiyo waad noofaaidaysaye shukran

  • @idilapdirashid2178
    @idilapdirashid2178 Před 5 lety +1

    Jazaka Allah khayr macalin

  • @zaynabjamac1718
    @zaynabjamac1718 Před 5 lety

    Shukran wllk ayuub jasaa akalaahu khayr

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz

    aduun iyo aakhiro allah ku sharfo adi iyo waalidkaaga ku soo barbaarshay. ayub. sx mahadsanid in badan bro😍😍😍

  • @bisharoibrahim9512
    @bisharoibrahim9512 Před 5 lety

    Masha allaah mahadsanid ayuub yusuf sakin dhiiri galiyaha nolosha ayad tahay allaah ka abaal mariyo walalo

  • @suhaybboss7097
    @suhaybboss7097 Před 5 lety

    Masha Allah zhp qli waad mahadsantahay

  • @fartuunahmad7764
    @fartuunahmad7764 Před 5 lety

    Ayub Allah ku xafido abowe
    Shukrn

  • @nashaadnashaad1642
    @nashaadnashaad1642 Před 5 lety

    Masha Allaah wl thanks

  • @AlfaaOmar
    @AlfaaOmar Před 5 lety +3

    Ayuub WLAL💔💜 baryahn danbo nagacajiste
    Inta ilaargtaye like 👈 Diragaliyha Nolasha qofwalbo

  • @munadaahir4952
    @munadaahir4952 Před 5 lety

    Shukran wllky

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Před 5 lety

    Mahadsanid walal ayub yusuf

  • @abdirahmanabdikamil2946
    @abdirahmanabdikamil2946 Před 5 lety +2

    Shukran wllo ayuub
    Waxa ka codsanaya nashiidada dhextalka ah ina no soo gLiso chanelka wa ka helay wlhi💯

  • @ruwaydaabdi9518
    @ruwaydaabdi9518 Před 5 lety

    Mahadsanid ustaadii

  • @amalibraahim4006
    @amalibraahim4006 Před 5 lety

    Maasha alaah ayuub wll mcn shukran

  • @adanshekhbilow394
    @adanshekhbilow394 Před 5 lety +1

    Mansha allah ayub ilahay haku xidfiyo walalkey waad na dhiira galisay xaqiiqdii

  • @samiiramohamd5182
    @samiiramohamd5182 Před 5 lety

    Mahadsanid Ayuub Yuusuf Sakiin alle haka abaalmariyo runti waxad tahy malinka ad u wngsan alle haku rumeeyo waxkasta jeceshahy aduun akhiraba
    Horey usco wll qaliya ❤️

  • @bashiirhassan8469
    @bashiirhassan8469 Před 5 lety +1

    Muqaalada aad soo jediso aad umacanyihiin wxna qeyb weyn ka qaatay dhoola cadeynta waxa aad ka shekyneyso adiga ayeeba kaa muuqdan keep going tababare:Yusuf sakiin....

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 Před 5 lety

    Adiga ayaa mudan ustd ayub yusuf sakiin kun jeer mhdsanid illh haku sharfo

  • @sarhayeamedia8802
    @sarhayeamedia8802 Před 5 lety

    Masha Allah mahadsanid macalin

  • @iqroiimaan5584
    @iqroiimaan5584 Před 5 lety

    Jazaakallah kheyr

  • @abdihakiimjibrill1007
    @abdihakiimjibrill1007 Před 5 lety

    mahadsanid ustaad cashar mahiim ah waaye waxna aan kafaiday allah kusharfo ustaad Sharaf leh

  • @fartuunxasan4935
    @fartuunxasan4935 Před 5 lety

    Mahadsanid ustaad

  • @HEERSARE13
    @HEERSARE13 Před 5 lety

    Shukran macalin sare

  • @amuuncraxmaan472
    @amuuncraxmaan472 Před rokem +1

    Mashalah noolow ayub

  • @amranaxmed8235
    @amranaxmed8235 Před 5 lety +2

    masha allh wlala ayub yusuf allh ku xafiida my teacher 💞💞💞

  • @maxamedkhadar809
    @maxamedkhadar809 Před 5 lety

    Mahadsanid wll

  • @kayfomar8939
    @kayfomar8939 Před 5 lety

    mahadsanid wll

  • @bilan3675
    @bilan3675 Před 5 lety

    Mahadsanid wall

  • @bahjomursal3677
    @bahjomursal3677 Před 5 lety +1

    Thanks mcalin ayuub ❤❤❤

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 Před 5 lety

    Mahadsanid macalin

  • @saciidmohamed4946
    @saciidmohamed4946 Před 5 lety

    Mahadsanid bro.

  • @ahmedleo6160
    @ahmedleo6160 Před 5 lety

    ayuub yusuf sakiin khabiirka nolosha dheerigaliyaha nafta mahadsanid wll sidaad markasta noo dhiirigaliso ilahay janada hakugeeyo

  • @najaxhassan9882
    @najaxhassan9882 Před 5 lety +1

    MashaAllah ustad allaha inokadayo ..

  • @idliabukar9308
    @idliabukar9308 Před 5 lety

    Maasha Allah mahadsanid wallkey

  • @munamohamed4410
    @munamohamed4410 Před 5 lety

    Mahadsanid walal jazakallah qayr

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman5380 Před 5 lety

    macha allah ustaadi alle ha ku sharfo tusaalooyin iyo talooyin toolmoon noloshaday wa hadaladi ugu qiimaha badna ee aan maqlo alle ha ku sharfo macalinkyga nolosha wana ku farxsanhy inan adiga ka maqlo hadaladan qiimahaas leh alle ha ka abaal mariyo if iyo aakhribo

  • @fardowsadahir8143
    @fardowsadahir8143 Před 5 lety +1

    شيكرا جزيلا وجزاكالله الخير الجزاء واتمنا لك الفوز بالجنه

  • @munomumin9295
    @munomumin9295 Před 5 lety

    Thank you my Parther

  • @daaudcabdiraxiinmaxamed4230

    Masha allah waxa badan ayaa noo faiidey se wll maxadsanid allah ku sharfo

  • @hawaali7685
    @hawaali7685 Před 5 lety

    Masha allah barnamij questions qimo leh

  • @ansalabdillahicali3225

    Mn sh Allah mahadsanid wllken

  • @xafsodaganxassan8574
    @xafsodaganxassan8574 Před 5 lety

    Thanks bwe wax badn bn kaa faaiidnay

  • @nasteexocaydid6710
    @nasteexocaydid6710 Před 5 lety

    Jazaakallah walalkay ayuub

  • @marwohamdakaysedegan5093
    @marwohamdakaysedegan5093 Před 5 lety +2

    My role model keep going teacher ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasraabdallaibraahiim6637

    Masha Allaah

  • @simranxaashi2428
    @simranxaashi2428 Před 5 lety

    Thank you

  • @maryanahmed8269
    @maryanahmed8269 Před 5 lety

    Masha Allah keep going 👍

  • @faakhirfiqi9684
    @faakhirfiqi9684 Před 5 lety

    Yuusuf maanta anuuba igahadlay, wacyigalinta soobadi walaalo jazaaka Allah

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 Před 5 lety

    Thank you walaale

  • @basracabdi8441
    @basracabdi8441 Před 5 lety

    Ayuuub macalin allah haku dhowro hore usoco shrf

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll Před 5 lety +1

    thanks Ayub.

  • @ugaaskaxafada721
    @ugaaskaxafada721 Před 5 lety +1

    Scw scw scw ......
    JazakAllah wll

  • @yahyenouh4713
    @yahyenouh4713 Před 5 lety

    mansha Allah
    ayuub sakiin

  • @zamzamabdilahi8317
    @zamzamabdilahi8317 Před 5 lety

    Masha allah

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 Před 5 lety

    Masha allah wll marwalba waxbaan kaa faaiidaa allah hakaa abaal mariyo fikradaha aad nala wadaagtit

  • @AhmedAli-lt1ic
    @AhmedAli-lt1ic Před 5 lety +1

    Aad baad umahadsantahy macalin Yusuf sakiin

  • @Kamalkamal12347
    @Kamalkamal12347 Před 5 lety +1

    Mzha allh msuul aan waxpqdan ka faaidnay hore usoco markan adiga ku dhagaysanayo waxan mooda in aany cidpa iga sareyn adunka kalsooni darteef

  • @andiraxmaancabdilahi9359

    Manshalah ayuub mahadsanif

  • @ayabsvff858
    @ayabsvff858 Před 5 lety

    Masha Allah😊

  • @mostophormpmostophormp6663

    Thanks pro

  • @nastehaabdulkadirkhalaf4666

    Masha alah wankabaranay waxbadan mahadsanid

  • @hajjzayd3707
    @hajjzayd3707 Před 5 lety +1

    Thanks wll

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 Před 4 lety

    mashaa allaah

  • @raxmacali1104
    @raxmacali1104 Před 5 lety

    Khyr aan kaa dhaman alle haku siyo

  • @hanicadeey7891
    @hanicadeey7891 Před 5 lety +1

    My macalinkayga nolasha quruxda badan jassaakallaah❤️🥰❤️

  • @ismailcabdi3805
    @ismailcabdi3805 Před 5 lety

    ماشاءالله أخي الكريم

  • @ibrahimxaajicumar8992
    @ibrahimxaajicumar8992 Před 5 lety +1

    نهى عن الرسول صلىالله عليه وسلم عن الحلق

  • @amaaraaragsan4784
    @amaaraaragsan4784 Před 5 lety

    Masha allh mcln aad iyo aad baad umahadsanthy allha kubarakeeyo

  • @mohaali6602
    @mohaali6602 Před 5 lety

    Asc ayuup abuubakar allah ka raali noqdee wuxuu bixiyay hantidiis oo dhan hadanah sabool ma uu san ahyn sbb?!!!

  • @khaalidismail9831
    @khaalidismail9831 Před 3 lety +1

    السلام عليكم
    Wallo ayuub sakiin dhab ahaan waxaad tahay qof aad u macquula oo nolosha saamayn ku yeelanaaya sida barnaamijyadaada,iyo aqoontaada guud balse waxaaaba taa ka daran waji furnaantaada iyo dhoolacadayntaada aadka u quruxda badan soo jiidashadana leh wll dar alle ayaan ku jeclahay waanan xiiseeya barnaamijyadaada. Alle ha ku xafido insha allah

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 Před 4 lety

    alle haku xfdiyo sida ad noo dhiri galisay waxaan rajeynaa in bdn iska badali doono

  • @mucaawiyecumar8311
    @mucaawiyecumar8311 Před 5 lety

    Masha alah

  • @miskiecaddaani1968
    @miskiecaddaani1968 Před 5 lety +3

    I am frist one☝️

    • @maankajr1836
      @maankajr1836 Před 5 lety

      Ayoup sakin alle hakudaayo thanks......

  • @cismaankhayre2634
    @cismaankhayre2634 Před 5 lety

    Ayuub sakiin hore u soco

  • @sarhayeamedia8802
    @sarhayeamedia8802 Před 5 lety

    Jasakallah walal

  • @munamaxamud1947
    @munamaxamud1947 Před 5 lety

    Mashallah shugran usutaad

  • @alisiamohamed5524
    @alisiamohamed5524 Před 4 lety

    Msha allh

  • @munahashi8277
    @munahashi8277 Před 5 lety

    mahdsanid mclin waxa kasta waad na bartay

  • @naimajafar5859
    @naimajafar5859 Před 5 lety +1

    ALLE SWT haku barakeeyo😍

  • @xabsanoor5180
    @xabsanoor5180 Před 5 lety

    Macalin mahadsanod

  • @najmadagan6607
    @najmadagan6607 Před 5 lety

    mashallaah ayuub big tagero 😍

  • @amiin0013
    @amiin0013 Před 5 lety

    Ustad mahadsanid waxaad no so duubtaa sida logs bixi lahaa shaqalanimada

  • @bushraachanal6182
    @bushraachanal6182 Před 5 lety +1

    Ku taageera wll ayuub yuusuf sakiin

  • @maxamedraashid376
    @maxamedraashid376 Před 5 lety

    asc ayuuboow dhabahaan tii waankugu fanaa

  • @caakifsomali278
    @caakifsomali278 Před 5 lety

    Walaale ayuub run ahaantii waxaad tahay macallin aan wax badan ka faaiidey aad ayaanna ujelahay muuqaalladaada waxaan ku leeyahay horey usoco waad mahadsantahay

  • @hudaahmed5995
    @hudaahmed5995 Před 5 lety

    Maansha allah xafidakallah