Aqoon yahan Ibraahin Caydiid,3 Qodob oo Muhiim u ah Shacabka Somaliland ee Codka Bixinaya,

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • mideeye

Komentáře • 18

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před 29 dny +2

    Wadda ceerigabo iyo seedex Brish ee galbeedka Hargeisa kuyaala iyo dakada ee caalamika ah Dawoo guul.somaliiland❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 29 dny +1

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd lsrea to

  • @ashaabdisalamismail5864

    Guul iyo gobanimo Somaliland InshaAlla

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 28 dny +3

    Jamac Shabeel iyo Duur waa Qayrul Masuul. Halkan Awdal waxaanu fahanay in Wadani Cadowga dibada ee reer Somaliland mar walba u Shaqeeyo. Wadani iyo Ciro Milyan Jeer Cadaabta ha ku gubtaan. Reer Awdal iyo Guud ahaan reer Somaliland way difaacayaan Qaranimada, Nabada iyo Midnimada Somaliland.

  • @MulxMaydMM
    @MulxMaydMM Před 27 dny

    Mujaahid Ibrahim Caydiid waan ku Salaamey Malaaigtu ha ku salaanto. Wadanka waa lagu soo duuley jihaadkiina ma dhamaanin Mujaahid waa xagxagashadii ugu danbeysey ee hawasha inoo lablaaba. Dhamaan inta kalena fadhiyga ha laga kaco

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Před 29 dny +1

    Ibrahin geesi qaran

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 28 dny

    S N M 🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🦁🦁🦁 muuse Biixl geeei 🦁 Somaliland' 🇭🇺🇭🇺♥️♥️🇪🇹🇪🇹
    Muuse Biixl ✍️✍️✍️✍️✍️✍️
    Hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉 Thanks you. Muuse 🙌🙌🙌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 Před 28 dny +1

    Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha xaafiido guusha illahy somaliland ha siiyo

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 28 dny

    Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 ciidanka qaaraanka ♥️♥️♥️ guuuuuuuuuuuuuuuule muuse Biixl Somaliland' 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Před 29 dny +2

    REEL WADDANI WAA HUMANTA GUDAHE YUSRA HARTI

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Před 29 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 29 dny +1

    Huuwen waa huuwen buuuufi

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 28 dny

    Xadhig baa sax ku ah jamac zakhraan mustaqbalkayaga ayuu aasayaa sidii 1960kii alle qabay

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Před 29 dny +2

    MUJAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤HANOOLADO GEESIGU

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 28 dny

    Gobanimadu wacanaa
    Guul qaranku badanaq

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q Před 28 dny

    Erayga mujaahid yaan loo gefin

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 28 dny

    Somalia 😈🦓😜😜😜😩😩 faqaasha SSC 🥣😜😜😜😜 faqaasha 😭😭😭😭😭😭😭🏃🏃🏃🏽🏃🏃🏽🏃🏽🏃🏃