"Somaliland dulaan siyaasi ah ayaa lagu soo qaaday"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 11. 2023
  • © Amar la,aan ha qaadan muuqaalkan.

Komentáře • 217

  • @somfarming9449
    @somfarming9449 Před 8 měsíci +14

    Ninkani levelka dadku ku dhexjiro wuu ka horeeya runti. Aqoontii shaqdiisa wuu leeyahay. Mana fududa. Masha Allah

    • @salebanabdidjama7004
      @salebanabdidjama7004 Před 8 měsíci

      ABSOLUTLY WLL IMINKAAN INTAA AAD TIDHI DHEH ISLAHAA HAMBALYO XILDHIBAAN GURUUJE
      QODOBKA KALIYEEN SII ADKEYNAYAA WAA
      jsld QARANKA QARANKA QARANKA JSLD HA LAGU DHINTO OO HALOO DHINTO OO HAREERAHA HALAYSKA TAAGO JIRITAANKIISA JIRITAANKIISA JIRITAANKISSA
      MUUSE MACANGAG IYO INTA JUHALADA AH EE KU XEERANIBA WAY ISKA TAGI DOONAAN WAANA XAQIIQ MIDHKAASU EE YAAN QARANKEENA LAGU BADALAN CAADIFAD YAROO DHAW
      QOLADA GX QAYBTA AAN WALI WAX FAHAMSANAYNA WAXAAN LEEYAHAY HOOOOY WLLYAALOW GX WAXUU JIRITAANKIISU KU JIRAA JIRITAANKA QARANKA JSLD TAANA HALA OGAADO
      QARANKAN AYAYNU KAGA MIDNAHAY ADUUNKA AYAYNU ISKAGA DIFAACNAA ADUUNKA WAX KU NAHAY SHARAF KULEENAHAY DADNIMADEENU KU JIRTAA OGAADA IN BADAN AYAAN KU CELCELIYAA QODOBKAAA

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Před 8 měsíci +13

    Masha allah xildhibaan guruuje waa muwaadin xalaala oo jecel dalkiisa iyo dadkisa waa runti waa in qof kasta difaaco dalkiisa somaliland

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 Před 8 měsíci +7

    Very impressive and realistic interveiw somaliland will Never back to failed union

  • @sismail120
    @sismail120 Před 8 měsíci +15

    100.000 oo Guroojo ayaanu leenahay guul Somaliland

    • @user-zw9dp1tq9s
      @user-zw9dp1tq9s Před 8 měsíci +1

      Maraa waaxid wll waa hadaynu iska baandhayno oo jaanis siino way inaga buuxaan walee

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 Před 8 měsíci +1

      Ninkaan waa konisbiritistisketoriyaatik waa.

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra Před 8 měsíci

      Walee dad badani maabka ma yaqaanaan. Boosaaso in bada cas ku taalo miyaan la baran?

    • @SNAcomando
      @SNAcomando Před 8 měsíci

      Hawar_shiish ayaka aad uqaldan
      Waligiina guul arki meysan
      Hawar waxa laga wada inta dumar ku aftirsado hawar jeclo hawar yonis hawar awal hawar wecel ilen dumar bad ku aftirsatan marka hawar_shiish baa lisku dhaha waxa la maqli jiray in rag lagu aftirsado ileen isaaq dumar buu ku aftirsada miya 😂😂😂😂😂😂wlh aad baad uqaldan tihi dhaqanka aad ku dhaqantan dhaqan islaam ma ahan
      Malaha isra'ill baad is modaan ilen isku dhaqan.baad tihin isra'ill muslim bey xasuqosa
      Idinkana shacab muslim ah baad bisha ramadan oo dhan madfac ku garaceysen dhaqankas ma dhaqan islaam baa ii sheg 8bilood baad shacab aan.waxba galabsan madfac ku garaceysen shacabka hadey idin.rabin ma qasbeysan. War firi somalidu shacabka wlh qori iyo madfac laguma maquni karo idinka ayaba soomalia ah side idinko gobol ah gobol kale ku werareysan horta ma ogthy tariq inaadan laheyn ma ogthy ma ogthy in dhulbahante ingiriski aad dawada udhaqeysay aad dhawar ku qadeysen in dhulbahante idinka xureye ma ogthy sacaan gaalo baad ahan laheyden sahnuniyinta baad kamid ahan laheyden
      Side marka darawiish adiga ku xureysay side umaqunin karta oo aad qori ugu maqunine in ay ingiris iska dhiciyen kama war heysid miya adigo 1qawiil ah adigo 1gobol ah baad rabta qawiil wada darawish ah inaad xasuuqdo baad rabta caku caqli xuma isaaq hawar_shiish cala kuli xaal gobolada waqoyi baad tihin waxad ku hoos noshihin qaranka duceysan e jamhuriyada somalia
      Miinsaniyad baad ka qadata ha hadlin bilash baad been isku sasabeysan wlh waa nagala diiday inaa ssc difacno wlh hada nagala ogolan lahay wlh hargeysa kanisad iyo burco mesha qanisnimada lagu barto waan burburin lahay cudur baad qabtan idinka dhan waxad lamid tihin ssc 2gobol somalia kamid ah baad tihin adeer lesma maqunin karo dhulbahante beenti 32sano lo shegaye wuu kaso bararugay hada buu runta fahmay
      Isaaq kaligiis ma qaranba
      Qawil qaran ma noqdo
      Hawar_shiish

    • @hanalander
      @hanalander Před 8 měsíci

      @@SNAcomando FAQASH FIRCOON! SOO BARO SIDA WAX LOO QORO!

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 Před 8 měsíci +11

    Absolutely that's right i agree with you may Allah bless and protected my country Somaliland Ameen yaa Allah ❤❤❤

  • @mohamedsaid-gd6wh
    @mohamedsaid-gd6wh Před 8 měsíci +1

    Axmed yuusuf Nuur guruje, waa Waddani xalaal ah, Madarasaddiisa waan ku xidhanahay, alle ha dhawro.

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 8 měsíci +2

    Weriye ilig waad iskaga jartay manta waa lugu xamanayay in Aad u shegay so faqashta lakiin waad is cadaysay hore u soco guuleyso ✊ difica dalkaga👍🙏✊✊✊✊✊

  • @Dophill260
    @Dophill260 Před 8 měsíci +5

    Smart guy. Him and ina mooge ticket? 👌

    • @timowayne6993
      @timowayne6993 Před 8 měsíci

      Don't forget prof Samatar. This 3 men can change the country

  • @calicawil3881
    @calicawil3881 Před 8 měsíci +2

    أعزك الله أفصحت وبينت وأصبت كبد الحقيقة.
    شخص مثقف.

  • @kadarmuhumed6741
    @kadarmuhumed6741 Před 8 měsíci +3

    Mansha allah xildhiban gurije 100% si qoto dheer ayuu ugu hadlay dhibatada somaliland so wajahday wakhti xadiran.

  • @clraxmaancismaan1459
    @clraxmaancismaan1459 Před 8 měsíci +1

    Xil guruuje waa shakhsi Ilaahy ku manaystay cabqrinimo iyo aqoon badan oo leh dal iyo dad jacyalba he is my role model the side of plotican and laedarship

  • @clraxmaancismaan1459
    @clraxmaancismaan1459 Před 8 měsíci +1

    Xil guruuje Ilahay waxa uu ku manaystay cabqriyad badan, tariikh badan, dal jacayl iyo dad jacaylba. He is my role midel the side of politian

  • @housseinabdiosman4467
    @housseinabdiosman4467 Před 8 měsíci

    truly very impressive, with a high level analyst, and a surgical precision which justifies a deep intellectual competence and a divine love for his homeland

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 8 měsíci +2

    Mashalla Allah waa nin waxa farad Ah hadad waxa maqalay san waa idiin sheegay qofkata wuxuu ku leyahay sharf dalkiisa guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ONE LOVE somalilaan ❤❤❤

  • @samoc5405
    @samoc5405 Před 8 měsíci +2

    Well said guruuji that is what my somaliland people dont understand . Those 3 factors that somaliland had achieved have its critical point in politically.

  • @user-zw9dp1tq9s
    @user-zw9dp1tq9s Před 8 měsíci +4

    Absolutely phenomenal

  • @edumalaysia00
    @edumalaysia00 Před 8 měsíci +4

    He covered what I think are the most crucial subjects. Landers need to be alert and prepared.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 8 měsíci +4

    MM tv maanta uun bu indhaa kala qaaday oo dadkii Aqoonta lahaa ee umada wax u faa'iidaynayay na hor keenay. MM TV miyuu ka baxay Huwantii Gudaha???

    • @somalilandnew
      @somalilandnew Před 8 měsíci

      Sometimes they bring morons 😂😂😂

  • @munirkh
    @munirkh Před 8 měsíci +3

    Maanshalaah. Waa runtii.

  • @loo6837
    @loo6837 Před 8 měsíci +2

    The leaders has the primary responsibility for their community peace and security. They should also invests in positive ties with both communities ( HabJeclo and Dhulbaahante, this will help achieve peace and security in the North Somalia.

  • @luulxasan3211
    @luulxasan3211 Před 8 měsíci

    Guruje mahadsanid warkuba intaasuu ku dhanyahay .
    Waxa kale oo jira indha so.Wa s/l.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 8 měsíci +1

    MAANSHAALLAH GURUJE WA TRUE XILDHIBAN ❤❤❤

  • @wahibomer1176
    @wahibomer1176 Před 8 měsíci +4

    Xil guruuje 👍👍

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 8 měsíci +2

    Absolutely SOMALILAND BANU WAX KU NAHAY ALHAMDULILAAH I'M SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤CIDNA LID KU MA IHI JUST SOMALILAND I LOVE MY COUNTRY MY PEOPLE AND MY RELIGION ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mawiidcali6786
    @mawiidcali6786 Před 8 měsíci +3

    Somaliland Guul iyo gobanimo somaliland first ❤❤

  • @mahadabdirizaksulaiman7252
    @mahadabdirizaksulaiman7252 Před 8 měsíci +3

    Legend wax badan fahansan.

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Před 8 měsíci +3

    Guruuje waa siyaasi dadka wax fahamsiin kara

  • @suberh8985
    @suberh8985 Před 8 měsíci

    Wow waraysigii uugu xiisaha badnaa ee aan in muddo ahba arky. Guruuje bari dhexdiiya waan ka yar shakiyay laakiin in uu geesi dalkiisa jecel yahay wakaa dhayda ka cadeeyey. Anigu abkaad doonto iyo xisbigaad doonto sheego oo Sland hadaad jeceshahay anna waa ku jeclahay.

  • @sweetcomofficial9817
    @sweetcomofficial9817 Před 8 měsíci +1

    Xil .wn ugamahad celinaya sida u xaqiiqada ufahansiiyay inta wx garadka ah allah ciseeyo halyay qaran

  • @cabdiqanimaxamed6594
    @cabdiqanimaxamed6594 Před 8 měsíci +4

    Matalaad dhab ah❤

  • @msayid1
    @msayid1 Před 8 měsíci

    Xamar agjoog ayaa isku fuuqsatay. Waa hadal weyn. Mahadsanid

  • @mohamudosman8100
    @mohamudosman8100 Před 8 měsíci +1

    Soodhawaada

  • @Baraarujintadhalinyarada1430

    Zhp mahamed ilig wllhi dar ilaahey ayaan kuu jecelahey Waayo waxaad tahey nin ku dayasho mudan oo aan aad ugu qanacsanahey inaan kugu deydo hore usoco zhp qli

  • @buullebarre
    @buullebarre Před 8 měsíci

    jin somali naceyb ah ayaa galay ,aragti isaaq vs iyo somali oo dhan keep going waxa ka hesho waxba cidna haka siin

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 Před 8 měsíci +1

    LIbaaaax Libaaaaax dhalay runta sheeg iyo Raganimo isku darsadey
    Reeer Somaliland waaa Salaaman tihiiiin
    Somaliland /Sanaag/yufle

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před 8 měsíci

    May ahayn Xildh. Guruuje inuu waraysi siiyo M Ilig, waayo Ilig waa reer Farmaajo!!!.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤SOMALILAND WAD JIR BAY NU KU NAHAY WAX SOMALILAND ANU ILAASHA NO MA JURAN WA COWS JIILAL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL

  • @ahmedadan2745
    @ahmedadan2745 Před 2 měsíci

    Walahi waruuntii geesi

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 Před 8 měsíci

    Good point

  • @aninahirsi9380
    @aninahirsi9380 Před 8 měsíci

    Masha allah

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 Před 8 měsíci

    Reer Somalikand warku intaas bu ku dhanyahay Ajmed guruuji sheegay

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 Před 7 měsíci

    Smart man and politician

  • @dunidahorizons5082
    @dunidahorizons5082 Před 8 měsíci +1

    Ninkani qof waxbartay oo adduun og baan u haystay! Shoow waa tanag faaruq ah😂 damdamtiisa iyo qaab hadal tebintiisaa laga akhrisankaraa reer baadiyenimadiisa iyo gorofnimadiisa.

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před 8 měsíci

    Doorasho ka dhici mayso Somaliland hadday siday wax iska badali waayaan. Golaha xeer dejintu xaguu ku tirsanyahay Guruujoŵ

  • @samoc5405
    @samoc5405 Před 8 měsíci

    The only way u can deafeat all these enemies within and outside somaliland is to have a good leadership who cant unite within somaliland

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Před 8 měsíci +2

    Wariye ilig waad ogatahay in somalilaan dabada laga so duulay wayoow marakad leedahay yaa dabada kaga so duulay waxaa horata somalilaan dhulaka layidha waxa dega xaarood laba reer waa dhulamahanate iyo reeraka la yidhiaha dhuuxulalasatada ama warasanagali mahaa atonality laba Ada reer waxa ka dabeeyaha waxano dhan xaarood aan xuuduuda la wadaagin maxay so dooneen❓ adigan iligan kuwadiinaya kuwaa xuduuda ka baxasani waay so duulimaad tageen waa lagu so duulay adeer diyaar ayaa u nahay kuligood waa sidaas ogow taas adeer 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵

  • @ahmedadan2745
    @ahmedadan2745 Před 2 měsíci

    Educated man

  • @MrGeele001
    @MrGeele001 Před 8 měsíci

    Rabi wanaaga ha ina garadsiiyo.

  • @metogolalale8980
    @metogolalale8980 Před 8 měsíci

    niyow nine aragti cheers libvaax

  • @mawiidcali6786
    @mawiidcali6786 Před 8 měsíci +2

    Ninkan isku fikir baanu nahay reer somaliland ow wax irir la yidhaaho yeydan idinka maqlin qabiilada Somalia dega wax dan ah inoogu jorto inaynu mid garabka saarno
    Waxa kaliya ee aad Amin tan somaliland iyo somalia waxa inoogu muhiim san inaynu dal gooni ah noqo

    • @salebanabdidjama7004
      @salebanabdidjama7004 Před 8 měsíci +1

      ABSOLUTLEY ANIGU WAAN KASSO HORJEEDAA IRIR IYO DIR IYO WAXAN LAYNAGU SHAABADEEYAY EE KAYIMI CADAWGEENA LADOONAYONA IN LAYNAGAGA BAABIIYO QARANKEENA

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Před 8 měsíci

    I don't believe on this guy he is a double standard politicians with a double edge weapon. His sweet lips services and endearment terms doesn't confuse me neither soothe nor solace the external physiognomy of my mind, heart, and soul at all guys !!! 😂

  • @TikT342
    @TikT342 Před 8 měsíci

    Masha-allah, xildhibaan qaran.

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Před 8 měsíci +1

    Viiva viiva somaliland❤

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Před 8 měsíci

    Well done xildhibaan. Go for it. Our politicians are as you described plus corruptions. That is all what they are

  • @sayidcaliahmedyusuf8920
    @sayidcaliahmedyusuf8920 Před 8 měsíci

    Guruuje waanu ku wadanaa.

  • @sainab6799
    @sainab6799 Před 8 měsíci

    Hadaanu Lahaan lahayn Xilidjibaan Guruujo Kale Cuulmaqabeen Somaliland Allah Haquweeyo❤

  • @cabdicazizmoxamed5180
    @cabdicazizmoxamed5180 Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @naima854
    @naima854 Před 8 měsíci +2

    Yaab waxan maqlay ((warka xamar dhaafoo runta sheeg)) wa maahmaah calamiya. Shaw wa runba 😂😂😂😂

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Před 8 měsíci

    It's was 40 million reserve while somalia was 40 millions debt but that's mind set

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 Před 6 měsíci

    Somaliland waxa buuqaas iyo dagaaladaas Ku keenay waa Hal reeer oo dawladnimadii isku koobay.
    Soool wataas tagtay waxaa Next ah Awdal ama ha fogaato ama ha dhawatee
    Abwaan Gaariye philosopher caadiyuu ahaa siduu wax u saadaaliyey 💯✍️✍️

  • @somalilandnew
    @somalilandnew Před 8 měsíci

    Man he is intelligent

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 8 měsíci

    Munaafaq saw adigii ucodeenaayey hebelkaa khaliif

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 Před 8 měsíci

    Waxaad hooyo ilamahaag siisaa caanah naaskaaga jooji xayeysiinta caanana boodhah adigoo haysta xoolaha ugu badan geeska afrika😮

  • @MuhamedSadiiq-xr8mu
    @MuhamedSadiiq-xr8mu Před 8 měsíci

    Xildhibaan aragti fog leh,
    Aragtidaadu waa mid ka sareysa mida ka shaqeybeysa iminka soomaaliland.
    Marka xildhibaane waxa aad sameysaan urur Dhalinyaro oo ka shaqeeya midnimada ummada .

  • @anwaraniis6865
    @anwaraniis6865 Před 8 měsíci +1

    Guruuje siyaasi hilaadin kara siyaasada somalida

  • @bashkaosman475
    @bashkaosman475 Před 8 měsíci

    let them play game with guys wake up people open ur eyes

  • @jamafrance2597
    @jamafrance2597 Před 8 měsíci

    Xildhibaan aqoon siyaasaded leh ❤❤

  • @luulxasan3211
    @luulxasan3211 Před 8 měsíci

    S/l alla wax ka dhigay xataa waxa jira hadii tignoojiyadu shaqayn weydo lafuulo oola rkayo wadamada deriska cidamada kaso dhaqaaqa .
    Yaa maali karbala!!!!!

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Před 8 měsíci

    Dadku ma oga in wadanka ugu horeeya ee in Soomaalilaan la aqoonsan uu yahay Itoobiya.

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 Před 8 měsíci

    War sheeko huuhaada waa lagu jabaa great somalia

  • @abdulhakimabdalle
    @abdulhakimabdalle Před 8 měsíci +1

    War muxuu qaar badan ka nixiyey

  • @abusultan011
    @abusultan011 Před 8 měsíci

    Iligaw siday isku qabanasaa reer SSC in colaad weerar iyo afxumo aad kula kacdaan oo aad faqash utaqaanaan kuna riyootaan inay qayb kayihiin maamulka Hargaysa."¿
    Bal caqlgiinu dib ha u shaqeeyo

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 Před 8 měsíci +1

    Maskiinkan wuxu sheegayo waa beenti loo sheegayey 30kii sano ee la soo dhaafay dadka reer waqooyiga

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 Před 7 měsíci

    Kan hadi siyaasi yahay Manta laga bilaabo waxa aan ahay siyaasi

  • @loo6837
    @loo6837 Před 8 měsíci +1

    There is only Isaaq land.

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 Před 8 měsíci +1

    Waĺan ku dhartaye waa sheekadii marfishka xitaa kan wariyaha og e waa meel qiyaali iyo been la isigu sheekeeyo

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 Před 8 měsíci

    Guul Somaliland 💚🤍💔

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 Před 8 měsíci

    Alla qaranow abaha was

  • @Kilaaspodcast
    @Kilaaspodcast Před 8 měsíci

    Xildhiban guruuje waa siyaasi aragti dheer leh oo fahansan siyaasada Somaliland iyo aduunkaba. Reer somaliland ha ogaadaan. Waxan aaminsanahay inuu inoogu jiro halkii m/wyne maxamed xaaji Ibrahim cigaal.

  • @da8660
    @da8660 Před 8 měsíci

    we are still part of somalia tho

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 Před 8 měsíci

    Xidhibaaaaan Dhameystiran oooo Dadkii Doortey iyo Dalkiisaba Wanaaagiiisa kashaqeynaaya ooo Shaqadii loooo Doortey garanaaaaaya .

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Před 8 měsíci

    Guul qaranka somaaliland

  • @user-zw9dp1tq9s
    @user-zw9dp1tq9s Před 8 měsíci

    Laaxinka dunnida ha lala qabsado, waa runtii, Rag badan oo isagoo kale ahina waa inaga buuxaan hadaynu iska dhex baadhayno

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 Před 8 měsíci

    Codkii uu siiyay ina khaliif dhawacii uu ii Gaystay ma anigaa ilaawi karaba ...
    Suasha ha la waydiiyo
    Malintii halka uu gaadhsiyay dalka

  • @abdullahiodasuge5110
    @abdullahiodasuge5110 Před 7 měsíci +1

    War ninkaan been badanaa kismaayo ilaa boosaaso shidalkeeda waala garanaa isaaq usheeg. Taas

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 8 měsíci

    Kk wariyhuhu sidii saxafi uma waraysanayo laba nin oo hal dhinac kasocda weeye.
    Shidal hadu soo baxo habaraha u horayn wax isku dagaaala

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 Před 8 měsíci

    Gurujoow doodaadiyo
    garta aad naqaysaba
    Gayigaa ku diirsaday
    Waan wada gudoonoo
    Xeel dheere guul iyo
    Gobonimo ku noolow

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 Před 8 měsíci

    Lascanood waxaa isku urursanaya argagixisada. Waa in ciidamada somaliland so afjaran.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 8 měsíci

    Garuuje waa doqon u hadla sida fariidka

  • @Hooyo6570
    @Hooyo6570 Před 8 měsíci

    3:47

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 Před 8 měsíci

    Wa dagmee iska ilaaliya. Yahoo

  • @JosephGrage-yk6gq
    @JosephGrage-yk6gq Před 8 měsíci

    Isaaqland

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 Před 8 měsíci

    Waa 2 nin oo xan kuwada jira

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Před 8 měsíci +1

    Kuwii ciidanka iyo qaranka necbaa ayaa hadda iska dhigaya wax kale.

    • @salebanabdidjama7004
      @salebanabdidjama7004 Před 8 měsíci

      ISKA DAA CUQDADA IYO NAXLIGA AAD LA WAREEGAYSO EE GX NACEYB KA AH SIDA KAN KAA HOREEYAY EEN ARKAY OO KALE WAA LIIDASHO IYO WAXGARAD LA'AAN DOQOONIIMO NACASNIMO WAXAAAD KU HADLAYSO

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 8 měsíci

    Waxay doonayaan inay yidhaahdaan bay yidhaahdaan sida dad badani leeyihiin

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 8 měsíci +1

    WAR ODAYASHAS BA SOMALILAND HOG NOGA RIDAY

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q Před 8 měsíci

    Kani Siiga Casuu soo socdaa, odayaal baa taariikho hore uga sheekeeyey, goormaa inoogu dambaysay geel la kala dhaco

  • @abshiraxmedmuuse7890
    @abshiraxmedmuuse7890 Před 8 měsíci

    Xukuumadu laabta ha ha usii dayso heshiiska beesha dhexe.

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Před 8 měsíci

    Somaliland renewal didn't work because of conflicting political views. SNM agenda failed as it couldn't bring the rest onboard. The future of Somaliland depends really on whether there's any remaining statesmen left to salvage from sinking.

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Před 8 měsíci

    Aad u dhagaysta oo fahma waxa uu ka hadlayo Guruuje, waa ubucda lurkeena!