JAAMAC KADIYE GABAYGII WACDI 13 07 2012

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • SOMALI CHANNEL

Komentáře • 346

  • @miski3389
    @miski3389 Před rokem +38

    "Naf waliba waqti bay leedahey iyo wariyo taariikhee,
    Waayaha aduunkuna qalbiga waa walhinayaaye,
    Wed na lama huraan buu noqdiyo waxaan ku seegeyne,
    Warankii Cizraaiil intaanu waajibkii gudanin,
    Ama uu wadada soo hayoon wiishku nagu yeerin,
    Weesada ha daynina tan waa layska wadayaaye!"
    Allaha u naxariisto abwaan Jaamac Kadiye

  • @Ibnu_apdirizak
    @Ibnu_apdirizak Před 6 měsíci +10

    2024 inta daawaneysa Allah ha u naxariisto abwaanka😢

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před rokem +11

    Maanta la duugaya meydkisa😭Allaah ha u naxariisto abwaanka.Maanta taariiqda wa 17/8/2023) Totobo iyo tobanka ogoosto labada kun iyo sadex iyo labaatanka.

    • @quenmaida1376
      @quenmaida1376 Před 20 dny +1

      Alle ha u naxariisto adigune alle ha ku danbi dhaafo wll waayo wxaad xustay oo Mel ku qortay malintuu shihiiday qof waliba oo arka comment tigaaga wuxu arkayaa tariikhda aad xustay tnx

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před 3 lety +21

    Abwaan "Jamac Kadiye " ilahey cimriga haku barakeyo ader❤🐎🙏

  • @AFTAH_KARAMAH
    @AFTAH_KARAMAH Před rokem +7

    Wuu Shahiiday Abwaan Jaamac Kadiye isaga oo gutay waajibkiisii Diinta, Dalka iyo Dadkiisa.😔🙏
    Wuxuu ku shahiidey Abwaanku madaafiic argagaixsada Somaliland ay ku garaaceen galabta Laascanaood ay bishu tahay 16-8-2023💔
    Alle ha u naxariisto Shahiidka, Wuxuu noqon doonaa mid loo aaro, oo aan la iLaawi dooni idanka Alle:)😌

    • @SamiraJamac-mc6kw
      @SamiraJamac-mc6kw Před rokem

      😢😢

    • @hawamohamed9246
      @hawamohamed9246 Před rokem

      Alle haw naxaristo geeesi ba inaka Baxay 😢

    • @DrmohamedHalaa
      @DrmohamedHalaa Před 9 měsíci

      Subxanalah 😢 ... bal maxay ku dileen ilahay ayan kugu dhaarshe.
      War dadkenu halku ilahay ku waddaa😢😢
      Huuno borama ayan niga soo salama ilahay ha u naxariisto marxumka SNM ilahay umada haga qabto cidna kama itaal Roone waala xeerinayaaye.

  • @bushaarobaanday7613
    @bushaarobaanday7613 Před 3 lety +11

    Abwaan jaamac kadiye mashallah maanta Taariikhdu waa 15/july/2021
    Maanta waxaa Furmay tartanka gabayada Buuhoodle.

  • @MohamedAbdiaziz-ib7fz
    @MohamedAbdiaziz-ib7fz Před rokem +8

    {Naf waliba waqti bay leedahay War iyo tariikhee} 😢 Allaha kuu Naxariisto Rabi Janadii fardawsa hakugu bishareyo🤲🏼🤲🏼16:7:2023

  • @ninadagmuslim7362
    @ninadagmuslim7362 Před rokem +17

    اللهم اغفر له وارحمه واجعل قبره روضه من رياض الجنه اللهم أمين يارب العالمين

  • @MohamedHanad-fx9jg
    @MohamedHanad-fx9jg Před rokem +6

    inaal ilaah maanta ayuu geeriyooday lkn wuxu inooga tagay dardaran anfici doona somalida qarnio badan
    Alle naxariistii jano haka warabiyo😢

  • @abdiazizmahmed8925
    @abdiazizmahmed8925 Před 8 lety +13

    MaanshaAllah.....Abwaanku runta ayuu taabtay walaahi. Ilaahay ajar iyo dambi dhaaf hakaa siiyo abwaan.

    • @shukriabdi1808
      @shukriabdi1808 Před 7 lety

      Abdiaziz Mahmed. ameeeen ameeen ameeen yaa Rabbi💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚😥😥😥😥😥😥

  • @user-hn8pk4ze1r
    @user-hn8pk4ze1r Před 27 dny +1

    One of the most sense of drive,a reality, so eloquently conveyed poetically, sensitive and of class.REST IN PEACE MY FRIEND AND A BROTHER. m

  • @mohamedtahir7073
    @mohamedtahir7073 Před 6 lety +27

    sidoo kale marka meel la Iska dhigo qabyaalada
    oo runta laga hadlo
    qabiilka dhulbahante la dhoho af iyo somalinimo laguma gaaaro....

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 Před 5 lety +17

    Allaa weyn rabibaa waaxida
    Wada taaqaniine❤❤❤❤

  • @cabdiqanixaad5329
    @cabdiqanixaad5329 Před 7 lety +16

    adban ufarxay matkan cawa arkay gabaygan waayo telephone kunban ku barty waan daydayi jiry alle haku daayo

  • @kadargudle3614
    @kadargudle3614 Před rokem +6

    Ilaahay ha u naxaristo qabrigana Allah haku waasiciyo Amiin Amiin

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 Před 7 lety +16

    Ilahey cimri dheer cibaado suuban iyo cafimaad waara haku siiyo inshaAllah awowe

  • @yuzuffhajji3043
    @yuzuffhajji3043 Před rokem +4

    Alle ha ku naxriisto abwaaan jaamac kadiye😔🤲🏼

  • @kooman6021
    @kooman6021 Před rokem +1

    Allow u naxariiso abwaanka. 16/08/2023 ayaa Somaliland ku dhufatay madfac isagoo maraya Lasscaanood 😢.
    Allow shahiid ka dhig magaaladiisii baa lagu dilay isagooon aan cidna wax u geysane.

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 4 měsíci +1

    Gabaygan aad ban ujeclahay iyo Abwaanka luqadiisa oo Cajiib ah..
    ilahay haku naxariisto oo Janada hakugu casuumo #Jamac kadiye

  • @qalbisaliim772
    @qalbisaliim772 Před 5 lety +14

    Mashallah maantaa iigu horaysa gabay inaan dhagaysto aad baan ula dhacay wlh 💚💙

  • @abdulkadirahmed8121
    @abdulkadirahmed8121 Před rokem +1

    Alle ha u naxariisto abwaan jaamac kadiye oo maanta bishu tahay 16/8/2023 maalin Arbaca Argagaxisada SNM Ee Somaliland
    Ku dishay Magaalada Laascaanod isaga oo salaadi maqrib soo tukaday Alle ha u naxariisto waa shahiiday

  • @user-ln8bg1kq7r
    @user-ln8bg1kq7r Před rokem +2

    Wacdiga iyo kheryka u katagay Allaha u aqbalo aamiin.
    رحمه الله رحمة واسعة۔ آمين

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 Před 4 lety +2

    Abwaan jaamac kadiye jooga laascaanod alle haku barakeeyo abwaaan

  • @imraancusmanmavio6509
    @imraancusmanmavio6509 Před 22 dny

    Allh unaxaristo nafwalbo waqti bey ledahy wllh😢 2024 inta dawanoysa😢😢

  • @sacdiyaruman2027
    @sacdiyaruman2027 Před rokem +2

    Maansha alaa aderkay jamac kediye cilmi Cawad ale cimrigaaga hadhereyo mansha alA cafimaad igunolow amiin

  • @abdifatahmohamed1223
    @abdifatahmohamed1223 Před 8 lety +9

    masha allah abaygani waa gabay cajiiba waa gabayga ugu badan ee dadka dhagahooda kusoo dhacda dhinaca telefonada

  • @saynabbahad229
    @saynabbahad229 Před rokem +1

    Allow u naxariiso waxaan uga naxay aabahay saan uga naxay

  • @user-nw5vb5er2o
    @user-nw5vb5er2o Před rokem

    Abwaan Jaamac Kadiye, Allaah qabrigiisa u nuuriyo aduunyo iyo aakhiraba.

  • @kittyuniverse7744
    @kittyuniverse7744 Před 4 lety +1

    Ala adeero qaali waanku salamayaa ilahay hanookaa daayo maalinwalba waanku daawan jiray hada mudo kuma arag love from boorama and long life 🌷🌷🌵🌵

  • @saidaahmedmohamed4996
    @saidaahmedmohamed4996 Před rokem +2

    أنا لله وأنا اليه راجعون اللهم أجرنا في مصيبتنا واخلفنا خيرا منها ان قلب ليحزن ولا نقول إلا ما يرضي ربنا اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد

  • @Mustafe-om8yl
    @Mustafe-om8yl Před 4 lety +5

    Masha Allah Ilahay Cimrigaga ha dheraeyo❤❤❤

  • @princessfatma9869
    @princessfatma9869 Před rokem +1

    Allow kuu naxariiso maxaan gabayaada jeclaa weliba 2013 ki wax kale maan dhagaysan jirin rabi jano ayaan kuu weydiiyey

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Před rokem

    Allaha u naxariisto abwaan jamac kadiye, wixii uu ka gabyi jiray maanta ayaa wakhtigiisii noqday 🤲

  • @shukrimohamuud2540
    @shukrimohamuud2540 Před 6 lety +3

    Maansha Allaah Abwaanka Alloow xifdi Kuwii ku waano qaata nagadhig xigmada Allaah hakuu siyaadiyo Allaah hakuu siyaadiyo Aamin #AbwaanJamac

  • @qalanjos7132
    @qalanjos7132 Před 8 lety +8

    Mansha Allah ilaahay codka hakuu barakeeyo

  • @sahrahussein5967
    @sahrahussein5967 Před rokem +1

    Allahyarxamuk adeer hoygagana fardowsa ha ka dhiho allhuma amiin yarbi weliga qalbiyadayadad ku dhex noolanysaaa

  • @Abdirashid4K
    @Abdirashid4K Před 11 dny

    alle ha uraxmado hoobalki waynaa ee besha dhulbhante jaamac kadiye😢❤

  • @Farah-xu4mr
    @Farah-xu4mr Před 3 měsíci

    Maanta oo arafo ayaan dhegaysanayaa Gabaygan wacdiga iyo wax sheegu ku dhan yahay.Alle ha unaxariisto Abwaan jaamac kediye

  • @zamzamafrah
    @zamzamafrah Před rokem +2

    Maantoo oo taariikhdu tahay 16 August 2023 Ayuu dhintay oo Geeridiisa la ii xaqiijiyey Illahay naxariis waasica ha siiyo Jaamaca Kediye Cilmi Cawad
    Ehelkana samir iyo imaan saadiqa haka siiyo 😢
    Waa Geeri xanuun badan runtii 😢😢😢

    • @Abwaanka80
      @Abwaanka80 Před rokem +3

      Haa abaayo anigu horay uma aqaanin abwaanka lkn cwa markaan malqy dhimashadiisa ayan is dhahay bal CZcams kafiiri gabayadiisa😭😭

  • @BashirBashr-bx6hm
    @BashirBashr-bx6hm Před rokem +1

    16/august/2023 maalin madow😢
    Abwaanadii somaliya waay dhamaadeen😢

  • @smartazu8723
    @smartazu8723 Před rokem

    Alla odaygan iyo gabaygan isuma aqoon Alla haku naxariisto kuwa ku dilay ee somaliland mar marinayana Ilaahay ha kashifo

  • @mohamedtahir7073
    @mohamedtahir7073 Před 6 lety +1

    mansha alllah abwaan jaamac kediye ilaahay ha daayo runtii abwaanadiii Somalida isaga ayaa u dambeeya...........

  • @nadiiraxyusuf
    @nadiiraxyusuf Před 6 lety +3

    Maansha allah runta ayuu ka hadlay abwanku ilahay ha xifdiyo

  • @user-uu1pd9by2g
    @user-uu1pd9by2g Před rokem +5

    اللهم ارحمه رحمة واسعة

  • @SalahYare-lv4pg
    @SalahYare-lv4pg Před rokem

    Alla ha naxariisto abwaan jamac kediye 😭😭

  • @abumumtaaz8282
    @abumumtaaz8282 Před 21 dnem

    18/3/2023 ayaa igu danbesay adeer alle hakuu naxariisto 😢

  • @DrmohamedHalaa
    @DrmohamedHalaa Před 9 měsíci

    BAL XADA WACDIGAA EEGA ILAH BAAN KUGU DHAARSHEE, SUUGAANTEENU QURUX BADANA, ❤❤❤

  • @abshirmurtisoor2877
    @abshirmurtisoor2877 Před 2 lety

    Mansha alaah abwaan jamac kediye cilmi waa gabay wax kuqaadasho mudan.
    Abwaan jamac kediye saxib dhaw baaanu nahay illaahay hadaayo.

  • @cawaaleaadan6633
    @cawaaleaadan6633 Před 2 lety

    Abwaan Jaamac Kadiye
    Cimri dheer cibaado suuban iyo Camal Saalixa Allah ZWT hakugu xifaadeeyo

  • @madiinomahamed4071
    @madiinomahamed4071 Před rokem +4

    Allaha unaxaristo abwaan Jamac kadiye 😭🤲📿

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Před 11 měsíci

    Ilaahay ha kuu naxaristo janadii fardoowsa Allah ku geeyo Shaqsi wanaagsan❤❤

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 Před rokem

    Towxiid dhab ah weeye gabyganu illahayoow kuunaxariiso gacan kaxaqdaran baa dhishay Kuwii dilay baa ayaan daran allow kuunaxariiso

  • @Naxariiso
    @Naxariiso Před 11 lety +3

    Nacam allaah baa wayn oo casaawajale ah gabaygii wacdi

  • @farhaanahmed5637
    @farhaanahmed5637 Před rokem

    Ilahy hkuu naxariisto abwan jaamac kadiye cilmi .
    Argagixisada iidoor waa ballan in aan.kaaga.aarno

  • @mustafagf7279
    @mustafagf7279 Před 8 lety +3

    MASHA ALHA ABWAAN SOMALIA NOLOW GUULEYSO

  • @ahmedismail5768
    @ahmedismail5768 Před 5 měsíci

    Ilaahay SWT haw Naxariisto Jamac Kediye Cilmi.

  • @DaauudDucaysane
    @DaauudDucaysane Před 8 měsíci

    Alle ha u naxariisto abwaan jaamac Kadiye

  • @cabdiwalinasta1468
    @cabdiwalinasta1468 Před 8 měsíci

    Allaha u naxariisto Abwaanka Jaamac Kadiye Cilmi

  • @user-gj6dh9tu4k
    @user-gj6dh9tu4k Před 5 lety +10

    صلوا على الحبيب ودعولي ان يشفي ولدى عبدالله

    • @faisalbile6313
      @faisalbile6313 Před 5 lety +1

      اللهم مصل وسلم على الحبيب نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
      الله يشف أبوك آمين

  • @MariaApdy-qr6mt
    @MariaApdy-qr6mt Před rokem

    Alle haku naxariisto abwaan
    Jaamac kadiye😢😢

  • @engbashirsaid6255
    @engbashirsaid6255 Před 8 lety +1

    ilaahay janadii haka waraabiyo abwaan jaamac kediye abwaan somaliyed

    • @umxassan4039
      @umxassan4039 Před 7 lety

      ma dhinti wall abwaanka?

    • @burhanyasin2550
      @burhanyasin2550 Před 7 lety +1

      Faadumo. Sheekh
      walaal wuu noolyahay ee ilaahay Janada haka waraabiyo Asaga Iyo intii islaam ah oo dhan.

    • @mumtazmusa1367
      @mumtazmusa1367 Před 7 lety +1

      masha allh

  • @felisabbasalij
    @felisabbasalij Před 8 lety +2

    Masha allah tabarakallah abawan ilahay haa ku barakeyo

  • @mustafesiciidismaaciil357

    Allah haw naxariisto 😢

  • @sharmaakecalixaarato3768

    Arbaco 16/8/2023
    Ilaahay naxariistii janno haka
    Waraabiyo abwaan jaamac kadiye

  • @zainabmohamoud4396
    @zainabmohamoud4396 Před 5 lety +2

    ماشاء الله تبارك الله شيخ الله بحفظك

  • @UpdirisaqMohammedUpdirisaqMoha

    WaYsada HadaYnina Tan waalayska wdaYaaye Allah ha u naxaristo abwaan jamac kadiYe
    16/08/2023
    Insh Allah hal Sano kdip hdn Nolado Replay kso Galaya

  • @maymuncali2457
    @maymuncali2457 Před 4 lety +1

    Masha allah abwan jamac kediye jazakallahu qayr

  • @eragyare1692
    @eragyare1692 Před 6 lety +1

    Masha allah gabaygan waa waano allah daayo jamaac kadiye

  • @nuuxfarahdirie8817
    @nuuxfarahdirie8817 Před 6 měsíci

    Eebe haku naxariisto abwaan waxaa nooga tagtay wacdi aakhiro na xasuusinaya

  • @mustafeabdi6536
    @mustafeabdi6536 Před rokem

    Abwaan alle hakuu naxariisto waxyaabo badan ayaad noo iftiimisay

  • @maxamedaxmedadawe315
    @maxamedaxmedadawe315 Před rokem +1

    اللهم احرمنا موتنا واحيينا اللهم غفر دنبنا يا رب العالمين

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 Před 3 lety +1

    Allaa wayn oo waaxida oo aad wadataqaaniin
    Allah allahu akbar

  • @Qasaac55
    @Qasaac55 Před rokem +3

    Alllah hakuunaxariisto 😢❤❤❤❤

  • @ahmeddg2470
    @ahmeddg2470 Před 2 lety

    Mar alle iyo markaan dareemo in aan xogaa aduunka nafta shaydaanku u qurxinaayo waxaan dhagaysto waxaakamida gabayada abwaan jamackadiye ee wacdiga aadka ufiican ah markaas ayaan aduun ka huleelaa, alle hku xirdiyo xaqana hakugudilo abwaan

  • @saidhersi1516
    @saidhersi1516 Před 4 lety

    Mashalaah. Alle cimriga hakuu dheerayo.jaamac kediye kamadaalo Wlhi

  • @Ahmett_Updalla
    @Ahmett_Updalla Před 9 měsíci

    ABwan Qiimo badan buu Aha Allah unaxaristo Jamad kadiye🤲

  • @makulatalinawalal8536
    @makulatalinawalal8536 Před 6 lety +3

    Waysada ha daynina tan waa layska wadayaaye

  • @shugrimeridian4564
    @shugrimeridian4564 Před 8 lety +5

    masha allaah masha llaah masha allaah

  • @user-xk9bz3jb7x
    @user-xk9bz3jb7x Před rokem +1

    Ilaahy hku naxariisto awoowe😢😢

  • @saynabsomalia446
    @saynabsomalia446 Před 7 lety +4

    masha allh ilhey cimriga haku dheereyo

  • @ayaanlesulayman4091
    @ayaanlesulayman4091 Před rokem

    Alle ha ku naxariisto 17 8 2023

  • @nuuraalbashiiri710
    @nuuraalbashiiri710 Před 7 dny

    Ilhow unaxariiso abwaan jamac

  • @murtiiyomadadaalo9062
    @murtiiyomadadaalo9062 Před 7 lety +2

    mashalah Adr ilahay Cimdheer hakusiyo iyo cibado suuban

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před rokem +1

    Raxiimullaah Yaa RABB
    Very intelligent man.

  • @Eye.252
    @Eye.252 Před rokem

    إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ 😢

  • @user-vz3dd1bx4l
    @user-vz3dd1bx4l Před 6 měsíci

    Sida uradinyey wa hely alx ilhy hawnxristo abwan jamac😢

  • @ibrahimcarab
    @ibrahimcarab Před rokem +1

    Allah ya raxma abwaane😢

  • @xasanmaxamed8303
    @xasanmaxamed8303 Před 7 lety +1

    mashaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa alllah abwaaan jaamac kaadiye noooolow nooolow

  • @maslaxofficial8459
    @maslaxofficial8459 Před 3 lety +1

    Waysada ha daynina tan waa la iska wadayaayee

  • @mahamuttsaid8986
    @mahamuttsaid8986 Před rokem +1

    Allah haunaxariisto abwanka😢

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Před rokem

    Ilaahay ha unaxariisto caawa ayay Jabhada Argagixisada Snm ku dileen Laascaanood 😢😢😢😢

  • @cabdicaliofficial7101

    Alle haw naxariisTo abwaan kadiye

  • @user-px5oh5cu1z
    @user-px5oh5cu1z Před rokem

    Ilahay ha u naxariisto jàmac kadiye
    Waxaa dilay gacan ka xadaran

  • @fay6834
    @fay6834 Před 3 lety +1

    الله أكبر
    جزاك الله خير
    برك الله في

  • @user-qx9pt9vr9n
    @user-qx9pt9vr9n Před 5 měsíci

    Yaa arxamu raaxim.jamac kadiye cilmi

  • @sadiadahir426
    @sadiadahir426 Před 2 měsíci

    Allaha unaxariisto abwaan jaamac kadiye😢

  • @mowlidxaqiiqiproduction9479

    My dear mashallah

  • @NacimaQaran-kt9gv9sb7g
    @NacimaQaran-kt9gv9sb7g Před 5 měsíci

    Ilhay Ha unaxariisto Abwanka🤲🥰

  • @axmedshiine2398
    @axmedshiine2398 Před rokem

    Gabeygan wxuu kasoo gali jirey somali channel xilligii Tv yada uun ladaawan jirey wakhtigii mobiladu aadka u yaraayeen 2012 - 2013. Ilahow u naxariiso adigaa waduudee.😢
    Caawa oo ay tahay habeen jimce soogalayo 17, / 8 / 2023 ayaa iilka la dhigay. AUN ADEER 😭

  • @leylawarsame8376
    @leylawarsame8376 Před rokem

    Allaha u naxriisto abtigay Abwaan Jamac Kadiye