Xil CCW”Qofkasta waxay kuleedahay Banaadir waxeedaa la cunaa war wixiina wax xuno majito , .....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Xil CCW”Qofkasta waxay kuleedahay Banaadir waxeedaa la cunaa war wixiina wax xuno majito , $1Bilyan oo doollar ayaa ku baxda Xamar ma idinkaa shaqeystay lacagtaas”

Komentáře • 30

  • @hakimaheyle9675
    @hakimaheyle9675 Před měsícem +4

    canshuurta reer muqdisho ayaad mushaar ahaan u qaadataa😂

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Před měsícem +5

    Ninkan farmajo wukashaqeynwaye hadi nin fican iskadhiga

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k Před měsícem

    Cc shakuur wuxuu ka hadlay waa sax inta badan lakin somali nin walba qumanihisa qoorta ugu jira

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r Před měsícem +1

    Muqdusho ayaa cunta dhaqalaha dowlada

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před měsícem +1

    Cc shakuur inkasto aad khaldanayd maanta run aad sheegtay

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs Před měsícem

    Mashaa allaah c/darahman gudoomiya horomarka dhalinyarada soomali' (
    mogadisho)?oo maamulka ugaara
    Lamarabo madaxweyna lagu ahaa
    Dadka wadadagan ayaa maamulaya Dib udhac iyo Ninaan
    Aan UQalmin money 💰 iyo Dhulmikkkkk

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +1

    walle wa run banaadir iyada waxa soomaali cuna

  • @user-lt7pp6yi6n
    @user-lt7pp6yi6n Před měsícem +1

    Warkaas waxbaa ka dhiban waxaa yeelay canshuurta llagaqaado reer banaadir ayaa ka badan lacagaha aad kahad Lee mundane.

  • @MohaBille-vs4ni
    @MohaBille-vs4ni Před měsícem +1

    Runtuu usheegey maanta.

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 Před měsícem

    War adiga iyo dameereey banaadir maxaa idiinku jiro banaadir dadkale waaogtahay haka hadlin tuug yahoow

  • @m.abaadirbaanaamin7864
    @m.abaadirbaanaamin7864 Před měsícem

    Hadi les fahmi wye saana nasha leskaga tuma

  • @cusmaanmaxamed9858
    @cusmaanmaxamed9858 Před měsícem

    Kkkkkkkkkk

  • @abasali6364
    @abasali6364 Před měsícem

    Waa khabiir runta cadeeya

    • @DalmarXaashi
      @DalmarXaashi Před měsícem

      Hhh hadalkaan 2017 ilaa 2022 maxuu udhihi waayay 2024 buu waxuu rabo noosheegayaa MR hoogay oo ba'ay!!!!

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 Před měsícem

    Kuwa kasoo horjeedo ayaa lacag bixinayo si loo hor istaago dadkeena qadiyad malahan. Dani calooleey oo maseer qolka iskula so xiray

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před měsícem

      Dani kuuma imaane khaniisyhw hawiye noodhig magiciisa

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 Před měsícem

    Af hayeen qolo aan loo jeedin iyo aniga kaligeey ayaa wax og waa dhaqanka dadka kubarbaaray figrada caqli meerista ee si beena loo huwiyey magacdiineed.

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 Před měsícem

    Markii Reer Banaadir diideen in ay Dhagaystaan Nacas kaan ayuu hada Bilaabay in uu Dadka Reer Muqdisho caayo.

  • @user-nv3ps2wg2v
    @user-nv3ps2wg2v Před měsícem

    Ninkaan waa waxgarad walaahi, runtana sheega,

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 Před měsícem

    Mr C/raxmaan ha sheego gobal aan xamar ahayn oo mushaar bixiya. Ugu yaraan 400 oo qof ayuuqirtay in la masruufo. Dabadeedna uu dhaho lacag baa cunteen. Bal ha noo sheego lacagaha reer muqdisho ay la siiyo iyo meesha lagu siiyo.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před měsícem +1

      Lcgta un ka miyaad leedahy adigu😂 dawlada un bw biila

    • @Hurusocod
      @Hurusocod Před měsícem

      Sxb waxaad malaha u malaysaa lacagta caalamku uu siiyo, dawlada soomaali inay Hawiye lee yihiin.
      Walaale tusaale, deeq waxbarasgo ayaa la bixiyaa, masoo dhaafto muqdish.
      Tusaale kale, ciyaartoow , ataa caalamaka ooga qayb galaysa Soomaaliya, masoo dhaafto muqdiah.
      Tusaale kale, hub iyo gaadiid ayay dawladuhu bixiyaan, malaha Hawiye ayaa loo waday miyaa.
      Walaale cansguurta muqdisho, masoo dhaafto siyaasiyiintiina, tan kale meel walba iyadaa canshuur qaadata, iyaguna masoo dhaafto.
      Waxaa fiicnaan lahayd, in Caasimada aad noogu soo wareejosaan kismaayo , bal markaa ha idiin nabad gasho canshuurtiina.

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 Před měsícem

    Mr C/raxmaan wuu hafray dadka muqdisho wuxuuna cadeeyey inuusan ka naxeyn ka did markii bil walba Malyan doolar ay siiso dad laga soo aruuriyey gabalada. Asaguna dhaho lacag baa landing siiyaa dadka waa hafray ee ninkaa ha laga qaado maraca dadka ee uu ku dhibaataynayo ummadda uu matador.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před měsícem +1

      Dadkaaas reer galbeed ba lcg siiya intas liq

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Před měsícem

    War ninkaan waa cabqari

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 Před měsícem

    Siyaasiga aniga maba layabayo dhaqankaan wuu leyahay tiisa marku waayo lkn waxa layabanahay shacabka comment so qorayaa mid ku difaaco reer iyo mid ku difaaco sikale ma ahine hal qof dalka sida ku haboon ka hadlaya ma arkeydo cajaib😡😡😡😡😡😡👎👎👎your mind is weak

  • @Mohab74
    @Mohab74 Před měsícem

    Mudane macaaradka mdweyne xasan ma wuxu ku gaarsiiyey wexeena oo lacuno inaad inkirto. Miyaa bahasha kala saar hadhow adoo dhahaayo wa lacunaa wexena yaan lagu arkin. Teeda kale 1bilyan marka meesha jogtay maxa nagasoo garsiisay.?

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před měsícem

      1 bilyan ma kaliga ba leh nacalaa ku dhly

  • @abdulkadiryussuf5296
    @abdulkadiryussuf5296 Před měsícem

    Beenale Beenale Beenale Beenale Canadian waxed aya laguna lacagta unated nation waxay bixiso ayagey ku baxda iyo cidamadoda jawanka qamadiga waxa u ku yimada $145 lacagta ayagey dib ugu noqota somalia aya laguna xisabiya wax sadaqo ah majiran wa deyn somalida laguna leyahay CC/SHAKUR dadka ha balding waxad shegeyso wa been