Waddanka ugu Waalan Afrika | Zimbabwe

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Warbixintan waxaynu kusoo qaadannay sheekada ku saabsan dalka Zimbabwe waxaynu si gaar ah uga hadalnay qiime dhaca lacagta dalkaas iyo nolosha adag ee ay wajahayaan bulshooyinka waddankaas, warbixintan ayaa tusaale digniin ah u noqon karta xaaladda uu imika dalkeennu marayo

Komentáře • 55

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Před rokem +8

    War illeen meel somalia ka daran baa jirtay الحمد لله على كل حال

  • @alcazalpoi-wq9es
    @alcazalpoi-wq9es Před rokem +5

    itaal media waa chanel aan wax badan ka kororsadey wad mahadsan thy walal qaali insha allah Ramadankana inoo Soo badi ❤️

  • @mustafesiciidismaaciil357

    Next brunei 🇧🇳

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 Před rokem +2

    Xaaladan oo kale soomaaliya ayaa ku socoto alle hanaga soo gaaro

  • @MuslimaIsse
    @MuslimaIsse Před měsícem

    I always enjoy the voice of Awees

  • @jimicsade
    @jimicsade Před rokem +2

    الهوم صلي عل محمد صل الله عليه وسلم

  • @cabdalleismacil7644
    @cabdalleismacil7644 Před rokem +2

    Muqaal qiima badan waxan dawaday aniga safar ah from ruwanda to uganda

  • @liibaanabdi3413
    @liibaanabdi3413 Před rokem +3

    Mashalaah wll guuleyso xaqiiqdii waan kula socda waxbadan baan kabaraney nosobadi

  • @awshan571
    @awshan571 Před rokem +5

    Somalia ayaa siinbawi waxka sheegaysa 😅😅 edeb darro

  • @Jamal00415
    @Jamal00415 Před rokem +2

    Aways aar weriye sare waxaan xasuustaa xiliyadii adkaa ee aad ushaqayn jirtay Radio Shabeelle iyo barnaamijkii diiradda Shabeelle
    Codkaada marka aan maqlo waqtigaas baan sooxasuustaa
    Allaha kuxafido walaal

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud Před rokem +4

    Anigu wxan isleyay africa inaga ugu walan somali hadaynu nahay o ugu caqli daran

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před rokem +1

    Wadan boqol kiisa bilyan aanu shaadh kuu jareyn alle ha unaxariistee weriye cawke warbixin uu ka diyaariyey aan xasuustay

  • @jowhar9388
    @jowhar9388 Před rokem +1

    Mansha Allah sxb qaab aan jeclahay bad wax usoo diyarisaa

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim Před rokem +1

    Ma ado somali ah ba wadan kale kushegayo wadanka ugu lacagta xun ugu musuqmasuqa badan ugu qaxotiga badan

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo Před rokem +3

    Waan sugi waayey tixanayaaasha wadamada afrika ⚫️🤝

  • @thecentury1200
    @thecentury1200 Před rokem +3

    Waali yaab 100trillion in one note banknote 💵

  • @KIKIAFCAD-t6n
    @KIKIAFCAD-t6n Před rokem +2

    SOYAASIGII Ugu Xigmadaha Badnaa
    Ma Sidaas Buu dalkiisa Ugalay

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před rokem +1

    Thankx for sharing Us bro Aweys Aar

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 Před rokem +2

  • @KIKIAFCAD-t6n
    @KIKIAFCAD-t6n Před rokem +2

    Walal adoo mahadsan Pin igu qabo

  • @abduladansharif9548
    @abduladansharif9548 Před rokem +3

    Zimbabwe Waxaan ku noolaa 94kii, Zim Dollar wuxuu ahaa 100 us = 500 Zim. Dollar Waxaana bishii nolol iigu filnaan 200 Zim Dollar.

  • @yahyemuumin8869
    @yahyemuumin8869 Před rokem +1

    Koley sida muuqata inaga wey na dhaman mar hadi ay amni io hormar kaleba ina dher yihin.

  • @daudhassan9377
    @daudhassan9377 Před rokem +3

    Wonderful African continent

  • @juweriaomar4379
    @juweriaomar4379 Před rokem +1

    2002 buu ku bilabmey dhibka wadanka Zimbabwe

  • @maxamuudcali1107
    @maxamuudcali1107 Před rokem +2

    Heer.galbeed meesha.ey fahmi waayaan. Jiq Lee kadhigayan.....u fiirsho aduunka wadankii warkooda
    Diido.
    Jiq.jiq cariire.lee dareemow hayan.

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 Před rokem +2

    Somaliya kun shilin wax kuma gooyo

    • @fathiabdi9056
      @fathiabdi9056 Před rokem +1

      Hhhhh
      Kasheke yarkan wuxu noshegayo
      Wadan lacunaqabteyey oo laisugu tagey bu kwareamayaa 1000kene ban wxba nogeyneynin

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 Před rokem +3

    Masha allah lph next 🇯🇵 japan kasoo hadal lph tnx 🙏🙏

  • @kennedyjama2003
    @kennedyjama2003 Před rokem +1

    Rhodesia berigii la oranjiray waxa ku nolan jiray Adeerkay
    Allah hawnaxaristo shekoyin cajibaa ayu iga shegay mar waxay ahayen wadanka Africa ugu dhaqalaha badna

  • @maxamedadan7062
    @maxamedadan7062 Před rokem +1

    somalia hadi dollara dhafi wayno san si ka daran nagu dhaceyso lacagtena qiimo in ay lahato rabna

  • @cawkecawl-up6od
    @cawkecawl-up6od Před rokem +1

    Wad mahasantahay bale kuma aadan darin inuu badleyahay webiyada iyo diinta ay haystaan

  • @MohamedHassan-wu9ij
    @MohamedHassan-wu9ij Před rokem +2

    Dhibka haysta Zimbabwe & Venezuela 99% waa cunaqabateynta reer Galbeedka, oo waxay iska diideen dahabkiinna, shidaalkiinna iwm aan ku gadanno Tubeey Taanno.
    Waxaan qabaa ha adkeeystaan, oo hantidooda ha ugu jirto dhulka intii bilaash lagu qaadan Lahaa.
    Ninkii sabraa sad Leh.

  • @MohamedFarah-my7kx
    @MohamedFarah-my7kx Před 3 měsíci

    Ismail omar ayaan kuu suugayina geeriidiisa

  • @basracabdi9745
    @basracabdi9745 Před rokem

    waxan ku qosalay qofka uu baahan in uu koob shaaha kiish lacag ah soooqaado😂😂😂😂

  • @gellewarfa359
    @gellewarfa359 Před rokem +1

    Sxb saad udhigtay maaha mugaabi sixir bararka iyo qiimo dhaca lacag simbawi sabab uma ahayn reer galbeedka baa saas ugalay dalkaas markuu kacayruyey dalkiisa

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

    Laakiin ma malaa wax liita Maryooley.

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 Před rokem +1

    Doelad xumida waa iskasidaan somaliyaba maanta waxa kashaqeeya waad ogtihiin gobol katirsan usa baanahay marka dhinacaa lacagaha laeeego

  • @armaan97pro17
    @armaan97pro17 Před rokem +1

    Midbhalkoon Muuse biixi la yidhaahba nola doonay inanu noqon sida Zimbabwe

  • @yuusufhassan5346
    @yuusufhassan5346 Před rokem +1

    Africa gacana utagay hadan African nahay kurssiga wiish lee naloga dajin kara moye lagama yabo inan si nabad ah kursiga kaga dagno mugabi dadkisa heer waxu garsiyay dhimashidisa ay sugan

  • @eidhassan7047
    @eidhassan7047 Před rokem

    Inta badan wadamada qaarada afrika dhibatooyinka haysata waxa sababa laba uun :-
    * maamul xumo ka jirta dalalkaas .
    * musuq maasuq lagula kacayo dhaqaalaha dalalkaas .
    Taasi waxay sababtaa in hoos u dhac ku yimaado kabayaasha nolosha ee wadamadaas iyo in dalalakaasi ay noqdaan kuwa sabool ah guud ahaan.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

    wax liita ma jiraan mayooley

  • @fathiabdi9056
    @fathiabdi9056 Před rokem +1

    Somaliya wax kawalan dunidan kumayalo mxd noshegeysa adigu lacagtena kwaren tan Zimbabwe aya nadhanto 100%

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 Před 11 měsíci

    Wariye waxaan mooday inaad sidaan dhaanto, iskuday moowduuca aad ka hadleeyso inaad sal iyo baar soo baarto, waxaad soo qaadatay warbixintii gumeeystaha maya sidaas ma ahan dhibaatada ka dhacday dalkaas waxaa u sabab ah markii mugaabi yiri waa in dhulka gacanta gumeeystaha waqtigoodii qaateen, dalka ingariiska waqtigii tooni baleey, qeex asbaabaha taas baa muhiimada tahay.

    • @cabdicaydiid3320
      @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

      Sababtu waxay markii Madaxwayne Robert mugabe yidhi Caddaanku waa inay beerahii ay ka boobeen dadkii madoobaa ee dalka lahaa u celiyaan ama at least bar ku celiyaan dadka iska leh caddaankii way diideen waxay ahaayeen fad English ah oo kibray
      taas awgeed ayaan cunsuriyiinta reer galbeedku wadankii u dhameeyeen.

    • @cabdicaydiid3320
      @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

      correction= waxay ahaayeen dad english ah oo kibray.

    • @cabdicaydiid3320
      @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

      waa Adduunyo yaableh ninbaa intuu gurigaagii kuugu yimi oo iskala joogay adiga iyo gurigaagii iyodalkaagiiba boqolaalsano kuu talinayey markii aD tidhi hadaba iga

    • @cabdicaydiid3320
      @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

      tag diiday oo aad hadana tiri beeraha barqaado bal wuxuun ii ogolow ishiisa laga arkA ushiisa?????iyagu waa saancadaalahe ma yeeli lahaayeen in dad madoobi sidaa ku sameeyaa yacni bilcakis.

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad Před 5 měsíci

    Zimbabbwe wadn isku kalson😢😂

  • @karanbandz9641
    @karanbandz9641 Před rokem +1

    Hada ayaba kusuganahay😂😂