Fanaan Saadaq Cagmadhige Oo 2 Kun Loo Xirtay Ayaa Maxkamada imaaday | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • CEEB iyo FADEEXO Fanaan Galmudug Oo 2 Kun Loo Xirtay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Komentáře • 83

  • @Fotballmo
    @Fotballmo Před měsícem +6

    Wlhi sacad siciid waa nasbaka hawiiye❤

  • @mayanomar2050
    @mayanomar2050 Před měsícem +2

    Masha allah

  • @shamsajama4931
    @shamsajama4931 Před měsícem +4

    dahir mashallah i think one day inan ku imado thank you dahir i support you cagmadhige ma aabihisa macalin buu ii ahan jiray oo joga canada i don’t know

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Před měsícem

      Nata maqla waxay tirhado hg wax Weyn noga dhige😁

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Před měsícem

      Wiikan fanaanka wuxu ka dhashay ayanle ceer laandheereha ceyrka cakmadhige maxa ugu tagi weysay Hussein goley

  • @user-ch2zj7sd6f
    @user-ch2zj7sd6f Před měsícem +3

    Daahir guuleyso

  • @maxamedcade5137
    @maxamedcade5137 Před měsícem

    Daahir mahadsanid

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +2

    WA SHARAF DARO USO HOYATEY MADARKICIS HIRAAB

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +2

    WAXA HELEY INA GUMEEDYO KU QARABTA MAGACA QABIILKA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    MAMULKA HADEY FEYSTA RABAAN HADA KADIB WA INEY SO HORMARIYAAN

  • @AbdallaNasir-21
    @AbdallaNasir-21 Před měsícem +1

    Dudublow sidan waaa ceb in wiilkena magac io meqam sare leh lacag qiima laheyn lo xidho wlh bilhi dadnimadi wey dhimatay aaaway wllhi is caawin jiray aaway dadki wax isu qaban jiray miyey dhinten🥹

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    ABWAANKAN WA IN SHAQO ABUUR LO SAMEEYO DEG DEG

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před měsícem +1

    Dad yurub jooga baa 100 kun oo doolar ciyaar qabiil lagu siiyaa😢😢😢😢😢😢

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem

    Always vizak gabadhas gopta wallahi WA Gabar damir leg gabadhas waligey ma ilaopayo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    WA CIIL IN 11 QABIIL O GALMUDUG DEGA DEYNKAN DHIIBI WAYEEN

  • @maxamedcade5137
    @maxamedcade5137 Před měsícem

    Landheere❤Niniile

  • @ZamzamCabdikariim
    @ZamzamCabdikariim Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumoali2213
    @faadumoali2213 Před měsícem +1

    Asc Dahir Sosay Gabadha ladho waxay dhacday Gabar Cayr ah oo Carur ku haysato qaxoti

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    AABE DAHIR ADA QOREY MAGACA GALMUDUG ADA BOQORTOYADI HAMARGIDIRA DHIIB ADIGA

  • @koofichannel
    @koofichannel Před měsícem +1

    Habargadir fanaankooda miyeey 2kun ka bixin waayeen its a shame full really

  • @farhiaabdi47
    @farhiaabdi47 Před měsícem +1

    Hg waa shishaya kalkalaa dadka kale way cawiyaan war u kacaa wiilka

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    WAXAN HAYA PROGRAM U KU SHAQEYSANAYO O SHAQO KU SIINAYO UGU YARAAN 300 O QOF

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem

    WAlahi Hadan awodi Kaha one minute an kusinlaha Ka adan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    CEYR MADARKICIS WA DAD AN LAHEYN HOGAAN ISKU DUBNEYN FURAN KARIN SANTUQA BADBADADA SHACABKOODA MASAKIINTODA MATADODA AGONTODA JIISASKODA DADKODA LA GUMADEY

  • @abdiqadir
    @abdiqadir Před měsícem

    dahir shaqo fcn ayad heysaa

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před měsícem +3

    Toban kun hala siiyo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    DAHIROOW WAN KU FARAXSANAHEY SHAQADA AD HEYSID ADIGA IYO INTA KULA SHAQEYSA INTA TIM SADAQO INTA KU DAWADTA QURAASHO ARURTEY BULAC WA JIIDA

  • @AbdallaNasir-21
    @AbdallaNasir-21 Před měsícem

    Wlh Daahirow Adeer ine san bina adan kan wlltinimo io waalidnimo aysan aqoon💯🥹

  • @user-hm5nh9yd1p
    @user-hm5nh9yd1p Před měsícem

    Waa loobogay,waxaan laguu wakiiladoonaa social affairs Damaan dalka Soomaali ,guul Dahir Alasow garsoore loo bogey, mahadsanid by Said

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před měsícem

    Weligeedaa dayn layku yeelan jirey. Ee wiilka sharaftiisa hala dhowro

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Had gidigiin yey Meesha hanagu Ceebaynina

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před měsícem

    Ma fanaan ba lacag waayey ?

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Asc waa Car juuqdhe

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f Před měsícem

    Asc war meesha meel lagu baa'ba'ay weeye dad wada hunguri ah ayaa jooga waa qaateyaal ee bixiye yaal maaha daahirow jahli iyo hunguri is bahaystay aa meeshaan yaal xaal ALLAAH ha sahlo

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Před měsícem +2

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před měsícem

    Maxay danti cishey wiilo. Deeq & dulqad lahayoo. Dadku doqonmadayah

  • @samsamaxmed4959
    @samsamaxmed4959 Před měsícem

    Daahir cayr aad u neceb yahay kan sacad wu dajina kan ceyrna wu bahdilaa

  • @user-qk7yj5zm2e
    @user-qk7yj5zm2e Před měsícem +1

    Maxaa la dhahaa dadka hortooda hadaa sharaf rabtaan maxaa shaley uga bixin weysen naa isaga tag meesha

  • @caasha93
    @caasha93 Před měsícem

    Dadka dhan oo meshan wax loga aruuriyo waa dad magac iyo mamuus leh kulaha ceeb ayan u arkaa dadka meshan duruuf aya wada kentay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    DOWLADA GALMUDUG WA INEY DHIIBTA LACAGTA LAGU LEYAHEY WIILKA DEYNTA WUXU U GALEY HORUMARKA GALMUDUG

  • @mohamedolad9789
    @mohamedolad9789 Před měsícem

    Daahir nin toleed

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    QURANSHO ARURTEY BULAC WA JIIDA

  • @SacdiyoMaxamad-xc6sx
    @SacdiyoMaxamad-xc6sx Před měsícem

    Abti nolow inteyba nolol jirtaba

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Před 16 dny

    There's no landheere.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    SHANTA HAMARGIDIR WA INEY DHIIBAN DEYNKA

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +2

    Waa Run Thas thrue

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před měsícem +1

    Miskiin sorry

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 Před měsícem

    War waxaaan fanaanka bahdiley waaa ma xey.walleee waaa yaaab😂😂😂😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    MAXKAMADA GALMUDUG WEXEY AHEYD INEY SUGAAN O SIIYAAN WAQTI 5 BILOOD INU KU DHIIBO

  • @AliElmi-kh8rv
    @AliElmi-kh8rv Před měsícem

    waxaas waa ceeb daahir

  • @kismaayorich
    @kismaayorich Před měsícem

    😮

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Před měsícem

    Waxan la yaabaa habeen walba lacagahaan sidaan dadka loo siinaayo xagee bey dadku la keenaan?

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f Před měsícem

    Daahirow markii horaba khalad bay ahayd in aad qabyaalad ka dhigto is caawinta

  • @JamalBoxer
    @JamalBoxer Před měsícem

    Asc dahir calasow boqorka iriir samale guleeyso walalo

  • @fadumoiman7821
    @fadumoiman7821 Před měsícem

    Walee Galmudug ban sanad kan lo heesin shameful on you guys

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před měsícem

    DAHIR DAHAB QABOOJI TOLKA CIDA HG CADAW BADAN BEEY QABANEH MIDNIMO MUUJIYA HG CADAWGIINEH HA JABO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    DAHIR DAHABOOW DHALINYARADAAN MEL KASTO KU DHIBATEYSAN AN SHAQO ABUUR KALA NUUCA U SAMEYNO

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem

    Dahiro labo kun iyo kabadanba adiga bixin kartid tas WA col iyo lama a arag WA r adiga dahiro topan qof Ku Kala qor Shan poqole e wilka fadhiga uga kax

  • @FardowsoGeelleOsman
    @FardowsoGeelleOsman Před měsícem

    Madam wey nuhu woxoo ahaay sacad mikii kucigay na wuxuu ahaa salee waa will kaana woxoo dhisaayay madam wey nayaasha ee lacagta iska dhiiba soomali ween ceer na madam Wayne looma dhiibo ee kadhaca😂🥱

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Před měsícem

    Dhishiike wa ushii ceyr lagu garaacayay kkk bal fiiri marku lacagta ku aruursadu yiri degg kkk Tolga aad kkk

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Před měsícem

    Daahir ceyr necebaaa 😂😄Ceyr Tu ku dhigayo firiya 😂😂 kaafi ninki Ogaden gabadha cali gire Dahabku iga qaatay gırı waxu yiri yan lo Tuba aracın kkkk

  • @user-ch2zj7sd6f
    @user-ch2zj7sd6f Před měsícem

    Dowladnimada wa leysku caburinaa marka horena weyku adeeganayaan

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Před měsícem

    Yaaa habargidirta waa in sharaftooda la ilaaliyo umada kalama sharaf ma leh miyaa fashil

  • @farhiaabdi47
    @farhiaabdi47 Před měsícem

    War wiilka haloo kaco hadaan nahay hg please ku dhinta gonnimada nacal shaydaan ku yaalo please

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    AABE DAHIR FUR SANTUUQA XALINTA DHIBATADA O LAGU SO DIRO SADAQO QOF WALBA WUXU AWOODO

  • @user-ch2zj7sd6f
    @user-ch2zj7sd6f Před měsícem +1

    Ceeb miyaa hartay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před měsícem

    Ceeb ceeb

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s Před měsícem

    Afka Galmudug.

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Před měsícem

    🦔

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f Před měsícem

    Asc daahirow quraanka sax suuratul faatixa oo aad ku furato barnaamijka iska sax sxb insha ALLAAH

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    BOQORTOYADA MADARKICIS HIRAAB WAXA U DUCEYEY ABAHOOD BOQORKI HIRAAB IMPAYEER IYO AWOOWGOOD HAWIYE IRIR SAMAALE

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Před měsícem +1

    Hg ma wada dhalan wa urur taas Somali ma Moga laakin vedio-gan iyo kii ogaden kafi Cabdi ++;gameki Saleban naceeb badan inu Ceyr iyo Saleban u qaba iso baxday

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Před měsícem

    Tuug Dahir Cala Soow,Sacad Sooreed🖕.

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 Před měsícem +2

    Ninyow maxkamada habeen walba Habor gidir lee ka tugsadhan uff

  • @abdinourmohamoudyusuf840
    @abdinourmohamoudyusuf840 Před měsícem

    Habar gidir tuugsi casriya bilaaben inalilaahi wa ina ileyhi rajicuun

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢