Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q1aad - Ducaale - S4E03

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2017
  • Xusuus Reeb
    Waa Barnaamij Loogu Talogaley In lagu Urooriyo Dhacdooyinkii Taariikheed ee Geeska Afrika, Waxa Soo Diyaariya Wariye Mohmoud Abdi Ali (Duale) Waxan uu si Bille ah uga Baxaa Television ka Caalamiga ah ee HCTV.
    #Xusuusreeb #MaxamedKaahin #HCTV

Komentáře • 70

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 2 lety +11

    Mahadsanid Mujaahid Wasiir Kachin. Dhalinyarada Somaliland waxaan kula talon lahaa in taariikhda xusuus reebka barnaamijkan oo kale ay dhegaystaan akhristaan sida taariikhdan Mujaahid Kahin ka waramayo. Barta taariikhda wadnkiina iyo wixii loosoo maray.

  • @alidhoodhe4975
    @alidhoodhe4975 Před 4 lety +15

    Maxamed kaahin axmed waa shiqsi qiimo iyo qaayo badan waa qof dun wanaagsan wuxuu ka mid yahay tiirarka somaliland ku taagan tahay

  • @cqaadirmaxamed8635
    @cqaadirmaxamed8635 Před 4 lety +15

    ilahay cimriga iyo caafimaadkaaga hakuu dheereeyo mujaahid maxamed kaahin axmed

    • @bryantdakari8678
      @bryantdakari8678 Před 3 lety

      I realize I am pretty off topic but do anybody know of a good website to watch newly released movies online?

    • @kashjulius131
      @kashjulius131 Před 3 lety

      @Bryant Dakari lately I have been using FlixZone. You can find it by googling :)

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 Před 3 lety +3

    sayiduna nabiuna muxammad
    s n m

  • @warsamemahmoud8706
    @warsamemahmoud8706 Před 3 lety +2

    Mujaahidiinta allow noo dhawr

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 lety +1

    Subxaanallaah subxaanallaah maxa mujaahida ma dadka iyo dalka isllaamka uu xabashi ku xasuuqay baa mujaahida mujaahid ma aha ee allaah ha la kulmiyo camalkiisa allaahu ma aamiin 🤲🤲🤲🤲😭😭😭🇸🇴💎💎🇸🇴🇸🇴🕋🕋🇸🇴🇸🇴🕋🕋🇸🇴💎💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❤️❤️❤️❤️💐💐💐💎💎🇸🇴

    • @nejmanuura1068
      @nejmanuura1068 Před rokem +1

      maxad tidhi dhilooy waa mujahid lkin kuwa akhiro xisabtu u talo waa la garnya

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi Před rokem

      Subxaanallaah jahanamo jeel.allaah hakaaga dhigo ya waxaad ku ceytami.adigaa ah laakiin cay kale ma taqanaaan laakiin xaq baan.ka hadlay juhaahid macnahiisa baro subxaanallaah Subxaanallaah allow caalamka kaa qabo

  • @cabdilibaan7198
    @cabdilibaan7198 Před 5 lety +5

    Mujaaahid noolaw

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv Před 27 dny

    Axyaa samaan wan u duceynayaa mujaahid maxamed kaahin isaga iyo dhamaanba mujaahidiintii ururkii Dhaqdhaqaaqa wadinga somaliyeed SNM gaar ahaan haldoorkii SNM AUN oo uu u horeeyey muj Maxamed Cali oo isagu kalidii la dagaalamayey faqashta isago watey ciidan beesha Jibriil Abokor ah deganaana magaalada durya sidoo kale haka reebin geesigii SNM muj lixle godka Alah haku janeeyo waxan caawa uga soo duceynaya dhulkii ay dhiigooda u hureen jam somaliland gabiley

    • @user-by2ll9bz6f
      @user-by2ll9bz6f Před 2 dny

      sido kale ha ka tagin u duce SSDF ku wi idin baray inad dagalami kartan

  • @xasangadaa6916
    @xasangadaa6916 Před 5 lety +9

    This interview is very good

  • @abdirixiin__maxamed
    @abdirixiin__maxamed Před rokem

    Mujahid maxamed kahin🥰

  • @cabdilibaan7198
    @cabdilibaan7198 Před 5 lety +7

    Mujaahid qaaliya

  • @abdullahiabdulqadir4965
    @abdullahiabdulqadir4965 Před 2 lety +1

    Allaha unaxariisto awoowe caare

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před rokem

      waar caara jabahada somalialdn ku samteen moodayeyey alaaya raxma awoowo wbaan shakikiyey in caara hada la bartey ahaa nin sare moodey kkkk isga malaa maba gakin dagaalka caare cusub

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 Před rokem +1

    Iiidoor Ninkan Waaa Danbiile Dagaal War criminal
    Ma Nin Dalka Kala Qeybiyey Ayaad Hero ka dhigeysaan ?
    Caqli Xun Iyo Qalbi madow Ayaa Ii muuqda❤

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před rokem +2

      waxaad ka hadlayso ma fahmeysa mida kale mar hadaad tadhi idoor waxaan filyaa ogaaden baad tahey ma ogtahey wali xor ma tahid wax ka galey somalida marna isku darsatey marna is diidey ma jirto waa inaad dhexdhexaad u aahto waa adaad ogaaden tahey lakiin hadaad qabiil kale tahey waliba daroodka koonfur futaada la kala qaybinyaa

  • @warsameahmed1501
    @warsameahmed1501 Před rokem

    Legend

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 3 lety +1

    Geesiga....BIRTA...Ah
    Muj...wasiir.
    SNM
    Guuuuuuul

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 Před rokem +1

    Yeygu maaha Ey

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 Před 8 měsíci

    Ninkii Mujaahida Qabriga marka iilka la dhigo ayaa la arki doonaa !!! Aakhiro warbaa jira Allah dhiig islaam nama geliyo !!!

  • @bashirsadiq8945
    @bashirsadiq8945 Před 3 lety

    Sdf. Janhadi ugu horaysay 🇸🇴mj ay ahayen

  • @Husseindini
    @Husseindini Před rokem

    Ilahay ha u naxariisto adeer Genaral cabdiraxmaan Caare waa sax wuxuu ahaa nin aad u adag

  • @abdirahiimalimohamed2732

    Reer burco waa wada jabhad

  • @ahlaamonline9377
    @ahlaamonline9377 Před 3 lety +1

    Ina Kaahin Ethiopia ha isku tegin ku dhaha. Ethiopianku wax ma illaawaane yaanay ku sumayne.

  • @maxamudfaarax4152
    @maxamudfaarax4152 Před 3 lety

    Nooloow.mujaahid.

  • @cabdimuuse4870
    @cabdimuuse4870 Před 3 lety

    Maxa.e and called saxaa 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @musemohamed2749
    @musemohamed2749 Před rokem +1

    Hadii aad daawanayso oo ciil ku hayo waxbana aanad samayn karin reply

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 Před 5 lety +2

    Waqtigu ku sugna garoowe wariye ducaalow in aad waydiso ayay ahayd 1977 ka bacdi

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed Před 2 lety

      Qiyaastii waqtiyada Garoowe uu ka soo shaqeeyey waa intuusan tallaabin dhammaadkii 70aadkii iyo horraantii 1980aadkii waqtigii kacaanku dhibaatooyinka ba'an ka geystay gobollada Nugaal iyo Mudug. Sida la sheego saraakiishii ciidamada Dowladda ka tirsanaa ee waqtigaaas hawlgalkaas gobolladaas ka sameeyey iyadoo looga dan lahaa in SSDF iyo la isla xiriiriyo dadka degaannadaas waxa ay u badnaayeen saraakiil markii dambena SNM wada noqday macnaha saraakiil ka soo jeeday waqooyi sida Maxamed Kaahin, Ibraahim Dhegaweyne, AHUN Xasan Yoonis Habbane iyo rag kaloo badan.

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 Před 2 lety

    Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured
    Cidanka qaraanka somaliland waxan leyahay habalyoo habalyoo habalyoo guul iyo gobanimoo

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +1

    MJ Uu Aa🤣

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 Před rokem

    Bisadu ma ahan libaaxu?!1@

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 Před 8 měsíci

    !!!!!

  • @khadarmaxamuud882
    @khadarmaxamuud882 Před 5 lety +3

    Ducaalow bamaamijkaagu dun fiicanyahay laakiin suaashaada dhererka madam solo Gaabi. Hadalkiiba way Kayla tuuraysaa.

  • @adan10000
    @adan10000 Před rokem

    Mujaahidiinta Laascaanood yaa la wareesan doonaa

  • @ahmedmohamedsalaad3464
    @ahmedmohamedsalaad3464 Před 9 měsíci

    Maxamed kahiin isaaqow gisu kahadly somalia qabiil bay u burburtay isagu qaran somalia kagoy miyu shegankara isago habar jecla canabo balagaso qabanaya fulay fulay wardonka laguma dhibeen hadad nin adagtahay

  • @burcokibir894
    @burcokibir894 Před 5 lety +2

    Geenyo shaaximan kkkkkk

    • @abdulahiahmed5067
      @abdulahiahmed5067 Před 4 lety

      Burco Kilbir maxaad ka wada geenyo sha axeman?

    • @honestboy1200
      @honestboy1200 Před 3 lety +2

      @burco kibir inaad ceeryaan tahay ku garanayaa anigu

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před rokem +2

    Geesi waa ninka dagaalka ku dhintay, dhaawacmay ama Cadowga qabtay isaga oo xabada ridaaya.
    Fulay ragiisa kacararay marka fooda la'isdara weeyan kuwan Aad marwalbo Aad nahorkeentan.

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 Před rokem +1

    Alif la kor dhebey Alif la hos dhebey Alif la godey?!1@

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 Před 2 lety

    Waxaad ku faanaysaa dawladii aan intaas oo xila ka qabtay ayaan mucaarad ku noqday oo la dagaalamay khiyaano wadan ayaad samaysay waayo dawlad askarteedii khiyaantay ayaa xoog u noqonaya ma maxamed siyaad bare ayaa difaacayey wadanka intii dawladii kacaanka u shaqaynaysey waa wada khayimiin dal askartiisii khiyaantayna waa finish dawladiiheer walba idin gaadhsiisey ayaad dumiseen markaas ayaad odhanaysaan mujaahidiin ayaan nahay waxaan odhan lahaa toobad keena intaad dunida joogtaan

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 Před rokem

      Haddii dawladda ay reerkaada keliya beegsanayaan ay ka dhigto mid ay xirto iyo mid ay disho maxaa sameyn lahayd?

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 Před 5 lety +3

    Iney mahamed siyad kamacasheen ayey hdane canayan war xishooda . Af wax cunay xishoo ayan maqli jiraye😂

    • @cismaanmohamed363
      @cismaanmohamed363 Před 4 lety +3

      Markaa saraakiisha isaaqu dantooda hoose ayey ku wateen dawladdii afwayne waxayna u tababarayeen sidii ay uga soo horjeesan lahaayeen

  • @abdiwelihassanahmed1233
    @abdiwelihassanahmed1233 Před 4 lety +2

    Waa dadkii dalka iyo dadkaba danbiyada qaranka galay

    • @sidiqosman6685
      @sidiqosman6685 Před 4 lety +5

      Hooyaday qaran Somalia was

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 Před 4 lety +3

      Raggan iyagoo daacad ah waxa ku kalifay inay burburiyaan somalia siyad barre oo ummada somaliyeed isku diray badhna xasuuqay

    • @albertoyahya
      @albertoyahya Před 4 lety

      @@abdulwahabaden2116 caqligiisuba maaha kaas wuu isdifacayay

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 3 lety +1

      SIYAAD BARRE DAD QAL AYUU AHAA WAA NINKII DILAY CABDIRASHIID CALI SHARMAARKE

    • @milo9667
      @milo9667 Před 2 lety

      Qarankaaga anagaa wasnay ee ciil undimo