barnaamijyadii buuraha galbeedka iyo wasocade

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024

Komentáře • 85

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 Před 4 lety +7

    nimco cabdi aad ayaan kuu salaamay ilaahay ayaan naxariistiisa jano iyo dambi dhaaf uga barayaa bayle cabdi saleebaan ilaa iyo maanta wajigiisii waan xasuustaa jaar ayaynu nahay goljano

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 Před 4 lety +7

    Ilahay ha unaxariisto dhamaan SNM intii dhimatay inta nool waad haysaan abaalkii faqasha waa bara boob nala dabadhigay halganku wuu soconayaa viiva ilahay ha unaxariisto taariikhdaa xusi doonta

    • @mohamedmuse7573
      @mohamedmuse7573 Před 4 lety +3

      Dagaalkaasi maalintii uu bilaabmay anigu waxa ahaa kirish boy baabuurta Djibouti ayaan ka shaqayn jiray markaa iyada oo uu dagaalku ka socdo aaga buuraha galbeed ayaanu Djibouti rar ka soo qaadanay kadib waxanu soo gaadhnay magaalada Borama iyada oo dhaqdhaqaa ciidan ee ka socdaa aad u xooganyahay ayaanu ka soo baxnay Borama kadib waxa lanagu joojiyay magaalada Dila oo tuulayar ah kadib waa lagu xidhay waxanu xidhnay subixii ilaa casarkii waxa kaliya ee la noo xidhay waxay ahyd isir iyo SNM oo buuraha gashay ayaad isku qolo tihiin

  • @zaki_smail_1988
    @zaki_smail_1988 Před 4 lety +14

    Saxartireh, waad ku mahadsan tahay soo yaalkaa aad nala wadaagtey.

  • @hipoushdiamond2430
    @hipoushdiamond2430 Před 4 lety +3

    Alle hawnaxariisto mujaahidiintii snm intii dhimatay mowliid gamadiid.saleeban cali aadan.muuse khaarjiye.axmed koosaar.cabdiwali.farxaan.mahdi isxal.kabtan daauud dahir raage.arnab.fagadho.yuusuf bayle.

  • @faarahosman6629
    @faarahosman6629 Před 3 lety +5

    Waa taariikh cajiib ah

  • @nimcoabdi6298
    @nimcoabdi6298 Před 4 lety +7

    Wallkay Yusuf cabdi saleebaan BAyle allah ha u naxriisto.

  • @maxamedcabdixasanxasan2951

    Alle haunaxariisto muj.shihiidey novenber/8/1984 waxaa kamid ahaa adeerkay axmed cabdi jamac(qarash)kumagac dheeraa sida uu inoo cadeeye muj.waysa cade in sided uu kujiro axmed c/ qarash malintaa ay dhinteen naxariistii jano alle haka waraabiyo aamin

  • @Geeraarshe
    @Geeraarshe Před 3 lety +8

    Mujaahid Axmed Weysacade Halyeey Reer Shiikh Isixaaq ah

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 Před rokem +1

    Mujahid Axmd waysa cade halyeey geesi illhw u nxriiso Snm amiin

  • @Geeraarshe
    @Geeraarshe Před 3 lety +2

    Mujaahid Axmed Xuseen Warsame Maloosh iyo Dhamaan Mujaahidiinta Alle haw naxariisto

  • @abdirashiddaud5778
    @abdirashiddaud5778 Před 3 lety +4

    Snm intii DHIGATEY ILAAHEY HA U NAXARIISTO INTA NOOLNA ILAAHEY CIMRIDHERAR IYO CAAFIMAAD QAB HA SIIYO LAAKIIN WALI DAGAALKII MUU DHAMAAN FAQASHA WALI WAA SOO HANQAL TAAGEYSAA WAA IN CASHAR KALE LOO DHIGAA

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Před 4 lety +3

    Wuxuu yidhi ilaahay ha u naxariistee abwaan ibraahin gadhle wixii dawladnimo iyo daacadnimo igaga lumay ragoow bunduq carab iyo xabadbaan ku daydayay

  • @hipoushdiamond2430
    @hipoushdiamond2430 Před 4 lety +5

    Mujj waysscade halgan qadhaadh ayuu u soo joogay

  • @maxedsal5102
    @maxedsal5102 Před 4 lety +8

    waa ragii rag isbaray

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 Před 4 lety +7

    Fadlan sii wada tariikhda buuraha ragbadan ooanu ehelnahay ayuu dhimashadoodi xaqiijiyey axmed WAysacade

  • @maanoche9742
    @maanoche9742 Před 4 lety +6

    Walaalo adigoo mahadsan playlist u samee mujaahid kaste waraysigiisa. Mahadsanid

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 Před 4 lety +6

    Ragga waxaa soo mareen ayuu James swan wakhtigan sheegayaa wax aan surto gaal ahayn.
    Very sorry James swan.

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Před rokem

    Waa 1984 dagaalkii buuraha

  • @cabdiraxmaandigaale139
    @cabdiraxmaandigaale139 Před 4 lety +2

    Dhibaay soomareen somaliland guuuul

  • @zaki_smail_1988
    @zaki_smail_1988 Před 4 lety +6

    Iyo ninkii Abdi weli ee akhlaaqda iyo xaraga badanaa.

    • @somalilandinformer9394
      @somalilandinformer9394 Před 4 lety +3

      Ninkaasi wuu dhintay ilahay naxariis tiisa ha siiyo aamiin

    • @rashiidhassan7963
      @rashiidhassan7963 Před 4 lety +3

      Waa tarikh ragasi soo mareen geesiyaal ayaay ahay

    • @Haamud
      @Haamud Před 4 lety +2

      Ilaahay ha u naxariisto Marxuum Abdi Weli Farah Jaambiir. Door weyn ayuu ka qaaatay kaydinta iyo uruurintii taariikhdii dagaladii SNM.

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Před 4 lety +3

    Axmed weysacade mujaahidiin
    Rag rag dhalay wadankiina ayaad
    Badbaadiseen
    Intii dhimatey allaha u naxariisto

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m Před 2 měsíci

    halgankii xalaasha ahaa. E SNM ❤️

  • @nimcoabdi4784
    @nimcoabdi4784 Před 4 lety +7

    Wll marwalba waan dhagystaa, xassuussta dagaalkii buuraha waxaan jeclahy inaad iigu ducausaan wllaalkay yuusuf bayle

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 Před 2 lety +1

      Wllo illaahy nxriistii janno hka waraabiyo , wxu kmid ahaa geesiyashii halyeeyada ahaa kuna suntan taariikhda jmhryda somalilsnd wallee iyo billee wxa kula dhshy dirac geesi halyeey wxu u shahiiday adiga iyo rer somaliland iny ku noladaan nolol xor iyo raaxo le siday donaan dalkoda u dhex mushaxaan wllo waa lga gam'aa geerida xalasha ah iyo geesiga dadkiisa u halgma waa geeri sharafle mntba wyngaa midhahodii guranyna

    • @dahirhassan4227
      @dahirhassan4227 Před rokem

      Allah ha u naxariisto wll

  • @musphaibrahim171
    @musphaibrahim171 Před 4 lety +2

    ALLAH ya raxmu cabdiwali faarax jaambiir

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 2 lety +1

    halgankii xalaasha ahaa mujaahid axmed weysa cade

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 Před 4 lety +8

    waxan layabaa kuwa fadhi ku dirirka qabyaalada iskugu faana ee yidhaahda reerkayaga oo keli ah baa dalka xoreeyey iyadoo mujaahidiintu ka sinayeen dhibta iyo rafaadka. war xishooda oo dadka ka daya calool xumada.

  • @musemohamed4748
    @musemohamed4748 Před 4 lety +4

    Alle haw naxariisto intii dhimatay

    • @jamaciise9199
      @jamaciise9199 Před 4 lety +1

      Taariikh lama ilaawaan ah weeye
      Hawl galadii mujahidiintii snm.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 4 lety +5

    Rag dhintay oo hadana noolaaday baad tihiin intiina nooli

  • @zaki_smail_1988
    @zaki_smail_1988 Před 4 lety +11

    Allah ha u wada naxariisto: nimankaa ardeyda ahaa: Belyleh, Abdi saleebaan Ismail(FAGADHO), JUXA iyo dhamaan macalimiintii.

    • @nimcoabdi6298
      @nimcoabdi6298 Před 4 lety +2

      Bàyle waa walaalkay, markasta waan xaasauustaa ma ilaabo.

    • @a-qanimukhtar5213
      @a-qanimukhtar5213 Před 4 lety +1

      @@nimcoabdi6298 Ma Walaalka Hooyo dhashy ayuu ahaa...alle Ha u naxristee

    • @nimcoabdi6298
      @nimcoabdi6298 Před 4 lety +2

      Haa hooyaday ayaa dhash

    • @nimcoabdi6298
      @nimcoabdi6298 Před 4 lety +2

      Aamiin aamiin

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 Před 4 lety +1

      nimco cabdi saleebaan walal ilaahay haw naxariisto beyle cabdi jaar ayaynu nahay waan xasuustaa ilaa imika siduu u ekaa

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 lety +1

    Waa baaba somaliyeed subxaanallaah iyo gaalnimo 😭😭✋🤲

    • @abdirahmanceerigabo4838
      @abdirahmanceerigabo4838 Před rokem

      hooyada ba gaalo ah doofar tii ku dhashay was waa halgankii halaasha ahaa

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi Před rokem

      @@abdirahmanceerigabo4838 subxaanallaah allow waalidkey iyo waalidkaaba u naxariiso allow waalidkey janatil firdows ka waraabi Allaahu ma aamiin 🤲🤲

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi Před rokem

      @@abdirahmanceerigabo4838 hooyadey ha caayin waalidkaa how jasaynin subxaanallaah doofaar ima dhalin isllaam 🕋💎🇸🇴 baa idhalay laakiin jihaad ma ahayn fitan buu ahaa somali isku baabaday ragna siyaasad ka wateen laakiin inta wiil soamliyeed isku baabay sow walal khaaaare ma aha ceydu waa xaaraan waalidkaa how jasayn xumaan xaqana indhaha heyska tirin subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah allow ku hadee aboowe ama walal ‼️❓⁉️🌚♨️😭👂👈 qabriga xasuusnow 🛑 subxaanallaah

  • @snmtv1499
    @snmtv1499 Před 4 lety +4

    Waad mahadsantahay tahay saxiib lakin codsi waysiyada waad yaryaray sa yara kordhi ama qayba kale kasoo geli waysacade wax badan buu ogyahaye

  • @mxmvideoproduction4184
    @mxmvideoproduction4184 Před 4 lety +3

    Dagaalka SNM wuxuu ahaa mid masiiri ah

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Před 4 lety +4

    Rag raga libaaxyo rag ciil cadaab ayuu ka doortay

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 lety +1

    Ninkan ayunbaa run heegay,😭😭😭

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 Před 4 lety +4

    Dhallinta hadda joogtaan LA hadlayaa

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 Před 4 lety +4

    Weysa cade halyey halyeeyadii snm ka nool

  • @sacdaliban3421
    @sacdaliban3421 Před 4 lety +2

    Ahmd Weysacade waa meel Gale wanna nin laga yaqan min Ceerigaabo ila Saylac

  • @mubariktahar144
    @mubariktahar144 Před 4 lety +1

    @saxartire wad mahadsantahy wll lkin qaybtii koowaad meeday?

  • @ayaanadan222
    @ayaanadan222 Před 4 lety +3

    Saxartire waad mahadsantiin lkn qayti kowaad meeday wn waayee

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Před 4 lety +4

    Waxa lagu dagaal galin jirey dhaqaajiya dhiiga dhalinyaradaay dhulkeena dhurwaaga ka soo dhiciyaay adoo dhimanaya dhaqalena haysan maxaad uuga dhuuman ku dhiiro dagaalka

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety +1

      Waryaa hanti dhowre hashaad dhaqanaysid hadaad u hanwayntay rag baa kugu haysta intadaad dhiidhidaanood warmaha dhufsataan hadheena dhurwaaga ka sooo dhiciyaaay

  • @mubariktahar144
    @mubariktahar144 Před 4 lety +1

    Niyow Qaybihii kale ee waraysign xageen ka helaa?

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 Před 4 lety +3

    Sax siiwada saxartire

  • @abdirahmanceerigabo4838

    O haaye Ahmed haddii ciidanku habqan noqday maxad xadka uga gudbi weydeen dhinaca Ethiopia 🇪🇹

  • @nimcoabdi6298
    @nimcoabdi6298 Před 4 lety +1

    Wll Yusuf Allah ha kuu naxarriso😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @artenrudwaan7054
      @artenrudwaan7054 Před 4 lety +2

      Xil.waysa cade, alleh haku daayo, cafimaad iyo cimridharar

  • @khadarsalaan5894
    @khadarsalaan5894 Před 4 lety +1

    Geeduhu man iyo waa wada magool muuqii dadkuna waa midabbo kale waa laga raysatay rafaadkii iyo dhibkii Mujaahidiintii SNM rag aan la illoobi karin.

  • @arahim2843
    @arahim2843 Před 4 lety

    Soo daa qaybihii kale pls

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 2 lety

    BAADI DOON! Mujaahidka mar aan waydiiyay wuxuu ii sheegay in intii badnaynd maqantahay, halkaa cajaladani ay ku joogto marka la eego, tolo yaa haya oo laga helayaa, isagu wuxuu ii sheegay in TV-gii baxsane ka duubay oo laga heli karo.

  • @ismailaymankuulismo6313

    Soiwada

  • @raamale430
    @raamale430 Před 3 lety

    Reer nuurku rag la doonto maaha wlhi waxaas uu ka. Waramayo ragga ragan sidaas u galay waa jilib yar oo reer nuur ka tirsan oo la dhaho reer halas

    • @yaxyemustafe8138
      @yaxyemustafe8138 Před rokem +1

      beenta maxad kufaleysa

    • @shifasheka9514
      @shifasheka9514 Před rokem +2

      hadaa maxaa maanta soilkuuyeelay ee boorama lagugu yimid dilana laguugu xasuuqay hadaad saa awood ilahayd😂😂😂😂😂

    • @almorxmn2614
      @almorxmn2614 Před rokem +2

      Diba dhilif bad ahyd, imika re xared baa kgu xasuuqey 4jeer, ceobardale Seemaal Dilla iyo wajale

  • @maxamedcabdixasanxasan2951

    Alle haunaxariisto muj.shihiidey novenber/8/1984 waxaa kamid ahaa adeerkay axmed cabdi jamac(qarash)kumagac dheeraa sida uu inoo cadeeye muj.waysa cade in sided uu kujiro axmed c/ qarash malintaa ay dhinteen naxariistii jano alle haka waraabiyo aamin

  • @maxamedcabdixasanxasan2951

    Alle haunaxariisto muj.shihiidey novenber/8/1984 waxaa kamid ahaa adeerkay axmed cabdi jamac(qarash)kumagac dheeraa sida uu inoo cadeeye muj.waysa cade in sided uu kujiro axmed c/ qarash malintaa ay dhinteen naxariistii jano alle haka waraabiyo aamin