TAXANAHA TAARIIKHDA MUJAAHID AXMED WAYSA CADE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • BARNAAMIJKA TAXANAHA TAARIIKHDA SOMALILAND

Komentáře • 24

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 Před 8 lety

    SNM wn ku faana walle allow u naxariizo mujaahidiinta inti ku ShahiiDay HalgaNka XAQa ahaa... Viva snm4ever

  • @faisaomer5013
    @faisaomer5013 Před 8 lety

    long live Allah great

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 7 lety

    Snm geesiyaashi somaliland keeney illaahay kasokow kuwii dhintay illaahay janadiisa hakawaraabsho amiin somaliland ❤ ciyaar laguma keenin rag baa naftoodi iyo dhigoodi uhurey illaahay qabriga hawada nuursho amiin somaliland my❤ and blood ❤ soomaaliland Snm baa keeney dibna usoo laaban maysoo kii sugaayow samir samir❤🍚🌲👍💞👏✌❤✌🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @abdirashid2988
    @abdirashid2988 Před 8 lety +1

    cajladaha mar soowada geliya waayo wixii oon dhameys tirneyn hadaad kusoo tuurtaan taariikh noqon meyso fadlan qaabka aad wax usoo gudbisaan waxka bedela

  • @samirkahalaogaado4026
    @samirkahalaogaado4026 Před 8 lety

    indr slsc video kasta oon daawanayo barnaamijka taxanaha taariikhda ma dhamaystirna ee mxd usoo dhamaystiri waydeen.

  • @faisaomer5013
    @faisaomer5013 Před 8 lety

    long live snm Allah great

    • @mrmalow9690
      @mrmalow9690 Před 8 lety

      Allah Subxana Watacaalaa magaciisa# iyo kuwa daalimiinta ah ee dhulkoodii iyo dadkoodii gumeeysiga u soo hor kacay ee qaadicul dariiqanimo saxaafada la soo fariistay.kala daa# maxaase snm ka raacay dagaal kii ay bilaabeen# miyaan xarshin iyo hartashiiq#xeryo laga sameesan # very soon waan idin marine yaa waxii aad waajib u leedahiin qurunyahoow qabiilka dilooday# ee Aragagaxisanimo.Jahli.Qaad Cunis.Dawarsi baa idin dilay

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 Před 8 lety

      +mr malow Allah maxay ciil ku badeen waad qayliday aaamus imikana yaan la,idin wasine

    • @mrmalow9690
      @mrmalow9690 Před 8 lety

      +Mahdi ciil ima haayo.dameeraha la sheekeeso

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 Před 7 lety

      mr malow dhuuuuuso qadhmuun

  • @theman4089
    @theman4089 Před 7 lety

    hoyada siiljeedii

  • @mahdicabdi9676
    @mahdicabdi9676 Před 8 lety

    soondhamays tira barnaamijka dhaxal gal weeye muj,axmed wayse cad e

  • @ibraahimali9338
    @ibraahimali9338 Před 8 lety

    Horaa Loo Yodhi Beeni Raad Maleh
    Laba Alifle Ayuu Ahaa Kolkaasuu Ku Leeyahay Cornel Ayuu Ahaa Waar Waxaa Lalama Shiryimaadee Khajil

  • @hassanmadar858
    @hassanmadar858 Před 8 lety

    SNM hanoolaato, waxaaan u haynaa wanaag aan duugoobin, waxaanan ugu ducaynayaa in Illaahay u naxariisto dhamaan wixii ku shahiiday Dagaaladii dib uxoraynta ee dalka. Waxa ay maanta somaaliland kunaaloonaysaa waa dhiigii SNM

  • @theman4089
    @theman4089 Před 8 lety

    snm no ixtiraaf

  • @ibraahimali9338
    @ibraahimali9338 Před 8 lety

    Ninkani Taariikhdii Mujaahidiinta S N M Been Buu Ka Sheegayaayoo Wuxuu Isku Dhererinayaa Mujaahidiintii Cidanka S N M
    Aas-Aasay Sida Mujaahid
    Mahamed Cali Oo Ahaa Sarakaashii Guulihii Isdabajooga Ahaa Ee SNM Gaadhay Hogaaminjirey Midakale Wuxuu Been Ka Sheegay Maalintii Bisha May Ahayd 30/5/1988 Ee Subaxnimadii Isniinta Saacadu Markay Ahayd Abaara 06: 00 Ayuu Muhaahid Maxamed Cali Galay Magaalada Mandheera Deeto Waxyar Kadib Faqashtii Wuu Qabdaday Jeelkii Mandheerana Dadkii Ku Xidhnaa Wuu Kasiidaayey ilaahay Haw Naxariistee Kolkaa Ninkan Waxaan Usheegayaa Taariikhda Aan Jirin Kasheekaynaya War Taariikhdii SN M Way Qorantahay Taliyahaagii Ayaad Qarinaysaa Col. Mujaahid Xusen Dheere Oo Taliye U Ahaa Cidamadii Cadaadley Galay

    • @ahmedabdiaskat586
      @ahmedabdiaskat586 Před 8 lety

      Maxmed ibrahim Waxba wanad ka aqoon iana waysa cade wiil hoog lagu jabay ayuu ahaa cisi iyo sharf ayaan.ilahy uwaydiinyaa adoo kale ma qiimayan karo krnel waysa cade

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 Před 8 lety

      haa wuu yar ilaaway muahidku axmed waysa cade taliyihii guutada sayid Cali muj,maxamed Cali taliye gutadii sayid cumar B waa mujahidin soo wadà kifaaxay halgan wadaag dheer bay ahaayeen 1984 dagaalkii buuraha way wadà galeen adigu halkaa qudhun haka raadin viva. mujahiintii xaq auditorium
      SNM

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 Před 8 lety

      yarkow maxamed cali mujaahidna waxba ma dheere inta mujaahidiintu qabaan buu isna la qabaaye waxba dhandhanka haka dilin dalka kaligii umuu soo halgamine

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 Před 8 lety

      af qadhmuunudaa

  • @mayranwarfaa7303
    @mayranwarfaa7303 Před 8 lety

    Dhiigyacab SNM.